Hamdaay Wlhi qabiilkaaga maba aqaani lkn hadana waan kutaageera hamda love u ilaaahay sharkooda hakaa xafido from burco❤❤
@madinaomar234410 ай бұрын
Naagtaas ayadaa qaatil ah oo qabyaalad u xuubsiibatey hg warkeeda waa cadyhy cadawgeedaa bdn lkn xaqaa shaqeeynaa ee habaartaas meel kale ha fuusho.hore.usoo.maagtey.fartuun.happy.shaqo hayeeshaan waa family waalan
@istahil.roble778810 ай бұрын
Gurigii awowgeey abdirahman abdishakur waxan ku waayay abtigey mcn wlhi xumaan aan cid u qabana ma jirto oo arimo siyaasadeed ayay ahyd 😢😢
@nuraabdirahman42110 ай бұрын
Hamday anu dhirigalin iyo routine ba kuso racay abayo iska jooji dadkan aad u jawabayso KZbin yo badan ba reaction kagaso carary Saadi hore kuso noqo❤❤
@beingme576510 ай бұрын
Me too abyo I missed her motivating words 😢
@nimcobashirmohamed58510 ай бұрын
Waa runta wlhi xamda hada waxad mooda inaay wax aan loga baraan dhex gashaay 😏 waxan maaqli jiray somalidu social media waay ku waalata waba tiii
@samsamweydow10 ай бұрын
Wlh wa kugu racay sideeda ku jclen baleeya kher ma ah😂
@YusraAbdilahi10 ай бұрын
Wa qasab ine u jwbto coz Nabyo Naar ka kulul ban maqli jiray mamadas wa maxishooto Beenaley
@nuraabdirahman42110 ай бұрын
@@YusraAbdilahi hppti xilli qabiil lagu faano laguma jiro somaliya ayada rogmanysa waxa sas yelayna waa qabil hamda inay gabar somaliyed isku aragto uun ba ka jeclahy
@ramla828510 ай бұрын
MashaaAllaah wa jawaab waafiya❤
@nimcoahmed336310 ай бұрын
Masha allah caqligada iyo xikmadada allaha kuu barakeeyo qabilkada inaa jeclato micnaheedo maha inaa qabileysato tahay ayadii diinta aan kadhageysan neynay iney waxaas udulmiha ay tiraa lacag ayan kubixinaa qabiil dartiis in wax ladilo waxa ugu daran qofka asagoo qalad wey kujira hadana tiisa ujeedin ee qalad adan laheyn kuu yeeshay mar walba waxaa laga raba qofka diinta kahadla eedadka diinta ugu soo hoos dhuunta eehadana asagii afkiisa laga nabadgaleyn wlhi taas wax kadaran malahan keep going hamda❤
@ifkaladan126810 ай бұрын
Hamda abayo ha ujawaabin bis noo wad dhiiragalinteena ❤
Mashaalah allahe waa gaber aqili badan aatahyee ❤❤❤
@Dagan72110 ай бұрын
Wallahi hadii Allah ka cabsado Hamda Iyo Naciimo waa dawaday aniga waxan aminsanahay qabiil ka in leyska daayo hadii se la yiri waa xalal in laga hadlo qabiil ka Naciimo Xassan Sheekh si gooni ah ayee u neceb tahay waan arkay ayadaha qur aanka aay ku fureyso iyo sida aay u hadasha waa kaaf iyo kala dheri Hassan Sheekh se Nagta dadka kama yaqaan Hawiye hada neceb tihin besha Jareer weyn meel adinka ledihin iyo Mamul sameysta Mamul Somali kale ka madax banan
@fatimaniifay453310 ай бұрын
Masha Allah aqliga allah ku barakeyo abayo
@ArdoYussufBarre-qp4tp10 ай бұрын
Masha allaah tabarakallaah allaha kuxifdiyo abaayo
@IftinRooble-kz7rh10 ай бұрын
Masha allha abyo xamdi naagtaan qof eye dhaafeyeso ma leh ee iska dhaaf wlh fartuun happi wey iska dhaafty waa habar cajuuso ah maalin walbo wexee jceshay inee gabdha wanaag san lee kasoo hadsho waxaa uma leeyaa cajusadan fikarad ee la imaado malahn sociyal medi malin walbo fiiri qof ayee ku takanhy sory abyo xamdi guul wcn ayaa ku rajeeyaa 100 kun kam soon❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@iqraqaliiqraqali968810 ай бұрын
Abyo you're the top 👌 iska daf wax markle ha ujawabin ignore
ABAAYO WAAA QALAD INAAD JAREER CIILAN U JAWAABTO OO WLIBA HEER BADIYAAA ADOON NIMO AYAA LOO KENEY SOMALIA
@ashahersi252110 ай бұрын
Asc abaayo Xamdi horey u soco ❤️❤️❤️
@Samiyitamouse710 ай бұрын
Subxanallah odayga iyo habarta isma dhamaan alle caqli ha siiyo dhiig islam mabanana waciyadul billah
@RB-up7dt10 ай бұрын
Sax sax sax sax guuleyso Han Suu jawaabin aan ku Duceeye waan ku Jeclahay xamdiyeey
@HanaYusuf-mh7qq10 ай бұрын
Runtii abaayo waad ku suktay islaantaan wexeey ku hadleeyso iyo wax kale ma u xisaabsano ee heesku daalin xabiibatii Xamdi yeey islaantaan afkeeda iyo dhegeheeda isma maqlaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@luulsuuley188410 ай бұрын
Naciimo waa qof cuqdad somali oo dhan ay biyo dhigatey oo qof kasta ka raaracda
@Saxiix-h3g10 ай бұрын
Walhi waa ila aragtay ayada qabiil dhex maray cuqdadna ka buuxdaa anaga qabiilkeeda uma doorin ee Illaahey baa ka dhaliye waa nala dhacay waa nala dilay eey ku heesaa yaa is dhaafay soomaali qabiil ka soo tag lafaha hoosaa is dhacay oo is dilay ayada hada markee yurub timid beey chance u heshay in aay aaryo baxdo marka yaan lala yaabin
@hamzawalieh680610 ай бұрын
Walashay Hamda, I support you, hore u soco wll❤❤❤
@HamdiHashi-w6h10 ай бұрын
Hamdi walashay mcn caqligaaga Allaha kuu barkeeye halka a kuu joojii ànigaa waxan kuu dhagaystaa 2 Sano iyo kaa badan walabii aadban kuu jeclahay qabyaaaladna kuuguma arg Maa tihiid qabyaladaysato ee wathy dadkaa aadkaa uyar ee joogaa ❤❤❤
@sahantoosan908310 ай бұрын
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤
@farhiyomusse306410 ай бұрын
Walaal xaqiiqdaa taabatey masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@farhiagabeyre518910 ай бұрын
Hamda abayo habartaan hoos ufiiri, level kaaga majoogto jawaab na umaqalanto. Barnaamish yadaadi kale horay u wado, yaan lagugu soo caan bixin ina adeer❤️❤️
@Aymo7210 ай бұрын
Oo level noocee eey ugu sareysaa gabadhaan war nin ninja kale kasareeyo majiro false naciima didn't eytaqanaa mark dadka hahaha fadilin
@Bintuabdala10 ай бұрын
Aduunyadas kunoolnahy dumli ma ogiyee daacadnimo kajirin Naa horta naagahaan waaila eegyhin isyareeyska joojiya waxaanba nacbahay naag da kuhaayso aydoo laeg mida kale Levelland baas kuwaalateen maxeey dheertahy 2 qof iskumid ah kow allah agtiisa kasiman marka marka Levelland waa jareerwyne adne hee hawiye ama habargidir sow maha marka qabiil qiyaamo kuma difaacaayo gacmahdaa hadaah xitaa qoraal qofdulmi kuqortid qiyaamowalagu horkeeni dadku waa isku level waxaana oogu level sareeyo midka allah udhow 😢
@RahmaAwadh-l8x10 ай бұрын
Mashaalah Allahe waa gaber aqlii badan aatahyee👏👏👏💯💯❤❤❤
@sahruja577710 ай бұрын
Xamda cadeey ceebmalihid abaayo ❤❤❤
@maryan95310 ай бұрын
Asc masha allaah
@lilymohamedmohamed266010 ай бұрын
U are right absolutely
@CabdiraxmaanXuurshe9 ай бұрын
❤❤❤❤Mash allah wakuwataa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@imanomarhassan894210 ай бұрын
Asc wr wbt Axbaabi Makhaldame wa Alle SWT E ha la isku ixtiramo in kala fakir nahay, wxn indinka codsana labada dhinacba inad intas ku jojisan Baarakallaahu Fiikum jamiican 🤲❤️
😂😂😂wa sidas qali qof walba shati qabil ayu wata hadana wuxu iska dhiga qof an qabil aqonin
@raxmiishchenal10 ай бұрын
@@RumanAhmed-hh1mb ma aragtay wllhi inaana qabiilkeyga inaa taageero ka ganbaneen🤣❤️
@dheemandegan460310 ай бұрын
@@raxmiishchenalfarhia tawakal aan kugu arky
@raxmiishchenal10 ай бұрын
@@dheemandegan4603 aaayyyyy team nahay markaas🥰🥰🥰🥰
@duceysansheikh701910 ай бұрын
Abayo caqligaga Allaha kuu daayo Masha Allah Arintaana meesha oga Har xabiibty 🎉
@yasminmaow474710 ай бұрын
SUBXAANALLAAH WAABA REER KUSOO TASHTAY INEEY UMADA DHACAAN WAR kuwaaNI soo ma eheen kuwii guryaha noo dhisi jiray iyo beeraha noo fali jiray goormeey maal yeesheen WALLLEE umada reer jareer weeyne ee dhameeyn rabaan WAR YEE IDIN DHAMEEYNIN REER JAREER WEEYNE NINKAAN IYO NAAGTAAN WEEY WAALAN YIHIIN..... XAMDIYEEY U SHEEG RUWAANDADA EEY SHEEGAAYAAN HA AADAANO ILEEN WAA MEESHEEY KA IMAADEENE
@lavieestbelle-neutre343110 ай бұрын
Macha"Allah Hamda Je T'aime 😘🤲😍😍😍💪
@foos8110 ай бұрын
Asc xamdi hadaad u jawaabto qof walbo oo wax kaa sheego waxa noqoneysiin same egnore❤
@sagalsalaad42110 ай бұрын
Love you habo mcn sax iyo qalad❤❤❤❤
@kinsisiciid177110 ай бұрын
Dumashiday waa naag qaran ❤
@alishaalexa409910 ай бұрын
Hamdi abaayo iskaga aamus isku jawaabitaankas ayada ayada waqti galinaysaa attention bad siinaysaa just ignore her❤
@ayansm778510 ай бұрын
Hamdi walaal ha u jawaabin qofkaan
@abdijama198410 ай бұрын
Habo in taas ku ekee bis mardabe ha kucelinin hala yirsan❤😂😂❤❤❤❤
Maamadaan waxaan ka gaabsaday oo arinteeda la yaabay markeey fartuun happy ku dhagtay hadana ma hamdi ayeey mareysa
@Ikraanxasan61010 ай бұрын
Muhiim mhn abayo in aad jawaabto qofkii ku yaqana uu ku yaqana
@maryanabdi349410 ай бұрын
Hamdi abayo don't stoop to her level, keep going ahead.
@hodoali571410 ай бұрын
Hamdaay alle haku barakeeyo xalkaas ku jooji wlo bas
@sulekam180610 ай бұрын
Asc abayo qabiileysto matihid adigoo qabiil ka had laayo ma aanan arag qabiil waa disease aan daawo laheen soomaali waa dad ehel iyo qaraabo ah xaqa allah hana wada fahan siiyo 🎉
@Invincibles4910 ай бұрын
NAA HAMDIYEEY QOFTAN WAY KUGU SOO BAXAYSAAYE HANGU SOO DHISSSIN WA KUSIDE
@Caishahoyaded10 ай бұрын
ASC. Abayo waa ku salaamay Waxan kaa codsanaa in aadan u soo jawaabin mardambe Gabar wanagsan oo shaf leh ayaa tahay Waqtigaaga waa kuu qaali Wax kale nooga faaidey Mahadsanid.❤
@ugaasoskitchen279710 ай бұрын
Hamdi abaayo dadka qaar hala goos goosan ee horay uso somalinimada ayaa naga badan. Dadkaan diinta kusoo ganbanayo wixii jaahil ah wax ha u sheegaan oo ha dhageystaan ee yaan lagu wasaqeyn.
Xamdi muuqaalja haku danbeeyo mar danbe ha ujawaabin ilaahay baa xaqiiqda yaqaano
@hafsaabdi715510 ай бұрын
Abaayo waan ku salaamay, I always like watching your routine and reaction videos, your so funny 😊😊. Kindly, don't get irritated in whatever they say, not everyone will be happy with you. Ignore them and move forward abaayo
Please ha u soo jawaabin markale iska dhaaf Alle dartiis,
@ilhanmohammed956910 ай бұрын
Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family! Abaayo macaanto is ka daa waxyalaahan oo kale fa iido lagamakeeno qabiil iyo qabyaalad hadeey wax tareeyso soomaalia saan meeysan ahaateen, Hamdiyeey qali go back to your life and live your life the way you want not the way someone wants!!!
@Ralia77710 ай бұрын
Abaayooy hanagu soo dhisin qoftaa, waa dhagdhag ee dhag jalaq ha u siinin
@xinoabdisalaan10 ай бұрын
😳😳😳😳 wlhi saan ma umaleyneen سبحان الله العظيم 😢
@mssdahiro611310 ай бұрын
Iyaga inte ka kanen hantida adkaatay qof walbo iyada isla quman aniga mamadas uma beginba 😂😂😂😂😂
@halimahussein906010 ай бұрын
Aduunyo waye islantan waa walatahay allah soo hadeyo amiin
Inad la tirsato od la cytanto ayey raban dadkan ee kor uga bax malayacnigoda xamdi shrfbdney❤🎉
@farhiahassan97410 ай бұрын
Abayo iska dhaaf naagtas cuqdadeey qabtaa Umada. Alle qof ka faktay ma leh ❤❤
@munaismail201910 ай бұрын
Iyada iyo Adiga midna lama Qabiil ahi laakiin waan ku raacsanahay Qofku inuu dhaho ka gilgisha Dulmiga waxna iska dhiciya waayo sidaan wada ognahay Dadkaasi way dulmanyihiin xitaa in Dad ka mida Nolosha lagu gubay weynu ognahay Runta aynu isu sheegno
@dumarkaabachannel16110 ай бұрын
Ok ma xuma haba kiciso dadkoda lkn Hamdi hablo is haysty haday ka amustay maxay uguso edaynaysa qabyaladaysato iyadaba qabilkeda kicinayse
@katuunomar281410 ай бұрын
Subxaana allah
@FartunYasin-k5e10 ай бұрын
Asc walal waxaad tahay qof caqli badan alaha kuu siyaadiyo oo iimaan Leh saas ku jooji Mar danbe ha.ujawaabin haday kuu soo duubaan
Walhi waa ila aragtay ayada qabiil dhex maray cuqdadna ka buuxdaa anaga qabiilkeeda uma doorin ee Illaahey baa ka dhaliye waa nala dhacay waa nala dilay eey ku heesaa yaa is dhaafay soomaali qabiil ka soo tag lafaha hoosaa is dhacay oo is dilay ayada hada markee yurub timid beey chance u heshay in aay aaryo baxdo marka yaan lala yaabin
@SalmaMohamed-uy3md10 ай бұрын
Khanima aaa subxaana laah
@haniaden270010 ай бұрын
Ani waxan ku dhihi laha cida donto show ee dadkan warkoda iska daa Somali qabil walbo Aya kugu xiran qabilna kuguma so racin ee horay u soco
@amiishaahmed986510 ай бұрын
Hamda iskadaa dadkan plz Routinekeena iyo dhiirigelintena ino wad.
@yaanabdiaziz811010 ай бұрын
Dee waa run hantida daarood jareer rer xamar intaba waaladhacay baaye ilaa hadana guryihii ladhacay waa lagu dhaldhalayaaaa Allah baa xaq soore ah😢
@adnanmill111110 ай бұрын
Huuno wixii hada ka dambeeyo ha jawaabin Bas inraas ku filan.
@yusramahamed378010 ай бұрын
Naagtaas waa naag waalan wlh waxay kuhafleesi caadi maaha hadeey kuledahay habar yar haidhihin igu fac ayaa tahee naagtaas da maogola😂😂