Рет қаралды 6,526
Ku Soo Dhawoow Baaz Tv Oo Ah Isha Wararka mandaqadda Bariga Iyo badhtamaha Africa iyo sido kale Caalamka, Sido kale kala soco Xaqiiqda Wararka. Sido kale waxanu markasta diyaar u nahay Si aanu u soo jiidano markaan soo bandhigno Wararka Xaqiiqada Ah Ee qarsoon, oo aan Soo Bandhigno aragtiyo ujeedo leh iyo wararka ugu xasaasisan ee ka dhaca Bariga Iyo badhtamaha Africa. Iyadoo tobanaan sano oo waayo-aragnimo iyo khibrad dheeraad ah, u leenahay, Wararka ku salaysan arimaha bulshada, Siyaasada iyo Dhaqaalaha, Baaz Tv #Taxanaha
#News&programs
#Deg_Deg
#subtitle
__________________________________
🔴ѕuвѕcríвє
🔴líkє
🔴cσmmєnt
🔴ѕhαrє