No video

Khadar Keeyow | IGA HIILI CAASHAQA | New Somali Music | Official Video 2021

  Рет қаралды 621,039

Kaafi Studío

Kaafi Studío

Күн бұрын

Kaafi Studio is one of somali content creators Producess Somali Songs, Films, Wedding Highlights, Documentry and More Content Creation Services.
*******************************************************************************
استوديو كافي هو أحد منشئي المحتوى الصوماليين الذين ينتجون أغانٍ صومالية ، أفلام ، لقطات زفاف ، أفلام وثائقية والمزيد من خدمات إنشاء المحتوى ،
*******************************************************************************
Kaafi Studio waa mid ka mid ah hal-abuura Yasha Somaliyeed Kaas oo Soosaara Muuqaalada, Heesaha, Aflaanta, Arooska, Documentary-ga iyo Adeegyo kale oo quseeya muuqaal sameynta.
Don't forget Subscribe and Share leave a comment
Produced by Kafi Studio © ️ Good Rights
Contact What's Up +254797223750/ +447449961382
wa.me/message/...

Пікірлер: 128
@hashimcumar8991
@hashimcumar8991 Жыл бұрын
Best boy reer xamarow saxibayaloo ani waxa ini dhihi lahaa qadar stylka uu hada qabo ama dhararkisa kale xita hesaha waa dharka ciyalka xafada oo dhamestiran ee kudayda kaxada xita istelka one love muqdisho my city xamar cady cawo kaftankan ha iqabanina
@deeqohaboon5390
@deeqohaboon5390 3 жыл бұрын
Codka 100% dheesha 100% Isteelka 100% Labiska 100%
@leaderkaskaviofficial740
@leaderkaskaviofficial740 3 жыл бұрын
Sida weya macaneey wad haysaa
@leaderkaskaviofficial740
@leaderkaskaviofficial740 3 жыл бұрын
Sida weya macaneey wad haysaa
@fuwaascabdala9068
@fuwaascabdala9068 3 жыл бұрын
Deeqo aniga kuli 00000
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 Жыл бұрын
@@fuwaascabdala9068 ina kaxun tahay wa macquul 🤸‍♂️🥱
@deeqoluula8113
@deeqoluula8113 Жыл бұрын
​@@leaderkaskaviofficial740⁰
@sharifomacalimaxmed8789
@sharifomacalimaxmed8789 3 жыл бұрын
Khadar Ibrahim keeyow inta tagera like Ha iLa dhaafin
@munaelmi6293
@munaelmi6293 3 жыл бұрын
0⁰⁰
@hey-sb7ox
@hey-sb7ox 3 жыл бұрын
One of the best singers in 🇸🇴 history
@ilhanelmi505
@ilhanelmi505 3 жыл бұрын
Adaa qurux iyo hanan adaa hoodiyo wanag adaa heybad iyo asluub hantayoo I deeqee adaaa hamigeyga sare hubaashii u qaadayee Adoo dabci aan la helin rabbi kuu hibeeyee Adaan kuu hiloobayee hankeey ku raacayee kalayoo hamuuntiyo iga gooy haraadkoo iga hiili cashaqa
@its.churchil5807
@its.churchil5807 Жыл бұрын
what google translate says, is it the real meaning? 😂
@leaderkaskaviofficial740
@leaderkaskaviofficial740 3 жыл бұрын
Keeyow nin igu weyn keep going lpx
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤
@abdiweliali9497
@abdiweliali9497 3 жыл бұрын
Love u kadar keyow........ inshaalah u will succeed keep going never give up 100%
@MahamedCadnan-fb7gj
@MahamedCadnan-fb7gj 3 ай бұрын
Hooyo mcn darteen alah janada hakawaraabiyee❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
Khadar Magaca Somali’s Madaxuu Usaaranyahay💖
@ibtisaamabdihassan3474
@ibtisaamabdihassan3474 2 жыл бұрын
Heestaan wey iga gadan thy best song 🎵 geep going
@honhassan3763
@honhassan3763 Ай бұрын
Adan hiil & hoo hawen kaga dorte😢💔
@khadaraden8649
@khadaraden8649 3 жыл бұрын
Aaar odagaygu uu caatobaybeeh inta ila arktay like😃
@daahirmedia636
@daahirmedia636 3 жыл бұрын
War fananta muqdishay plze keyow faraha ka qada dhexdiin lee xifaaltama Erayada:100% Laxanka:100% Codka:100% Styleka:100% Hadaba fanan noqayo keyow wadadiisa raaca ani😛
@nasirocali767
@nasirocali767 3 жыл бұрын
ben mum sxb
@jaamaalofficial6213
@jaamaalofficial6213 3 жыл бұрын
Keep going halka you tube ee aan ku xiranahay
@cabdirashiidrazhka
@cabdirashiidrazhka 3 жыл бұрын
Keeyow steys man ✊🏻🙌🏻
@khaledTV0
@khaledTV0 3 жыл бұрын
Keyow favourite 🔥
@maxamedyare4722
@maxamedyare4722 3 жыл бұрын
heesahiisa oo dham waa hal laxan
@zamzamomar8484
@zamzamomar8484 3 жыл бұрын
Waankuwataa sxb madax isarantahaa💕💕💕💯💯
@habanemusicpro3225
@habanemusicpro3225 3 жыл бұрын
masa Allah fananku wa fanan qaaliya lkn kooxda musishinka ee daba fadhiya inla bahdilo iyagoon tumayn
@ruqiyahassan523
@ruqiyahassan523 3 жыл бұрын
Keep going brother keeyow
@aishahassan9644
@aishahassan9644 2 жыл бұрын
Ninka Suu u dayaay ayaaba ka yaabaye Man sha alaah dheh Ba sheekow
@inamohamed5768
@inamohamed5768 3 жыл бұрын
Ciyalkyga abahodow anon ku aqon ku amanaya "Aduu dabci aan lahelin rabbi ku hibeye" dabecd waa dowr wngzn
@omarw5124
@omarw5124 3 жыл бұрын
Waaw 🥰❤️ nasiib badanaa kan helaa waaw masha allah
@CabdiiYaquub
@CabdiiYaquub 3 ай бұрын
Awesome 1000❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ok
@saadiamohamed3255
@saadiamohamed3255 3 жыл бұрын
Jubbaha qarnigaan horeey usoco legend
@Zakidmt
@Zakidmt 3 жыл бұрын
KeeYow ❤
@mohametheisse6546
@mohametheisse6546 2 жыл бұрын
Keeyow🥰
@adenyare9766
@adenyare9766 3 жыл бұрын
Keep going wll keeyow
@mohamedamiin9316
@mohamedamiin9316 3 жыл бұрын
Intii aragty in khadar labo sacad u xirinthy like
@alfanancade8604
@alfanancade8604 2 жыл бұрын
Lafole laxamiste fanankena keyow❤🇸🇴
@iamupdulhek
@iamupdulhek Жыл бұрын
Tageera buxa banu kunahay
@falishasaan7613
@falishasaan7613 3 жыл бұрын
intu hees qadi jiray tana igartay😭
@feysalali5209
@feysalali5209 4 ай бұрын
Kli ila dhgeso😢
@akirtulzaturki8119
@akirtulzaturki8119 3 жыл бұрын
Lafoole daganaan Buu kaw iigasiiyey
@abdukarimabdulkhadir7307
@abdukarimabdulkhadir7307 3 жыл бұрын
Heestan music geeda wa lasoxaday Waxa heesta music leh RAYVANNY TEEMO AYA LADHAHA HEESTA 😃😃VaR
@safiyosiman2435
@safiyosiman2435 3 жыл бұрын
wlhi abowe wa runta 😅😅
@ainanshenour2883
@ainanshenour2883 3 жыл бұрын
Waad lawaydaye Dhagaha soo sifayso yaakhii, musigani heestaa shuqul kuma lahee.
@fuwaascabdala9068
@fuwaascabdala9068 3 жыл бұрын
Somali dhan coppy ah mba dhafn dadkyga kkk
@DGT567
@DGT567 3 жыл бұрын
Music isma laha waa is shqmaha safican isku dhageyso wall
@maryanbisharoymaryanbishar972
@maryanbisharoymaryanbishar972 3 жыл бұрын
Hees iyo baad🥰🥰
@abagaweynofficial8295
@abagaweynofficial8295 3 жыл бұрын
Nice song kaafi studio boqortooyo salan frm 🤚🇰🇪Nairobi
@abdiweliali9497
@abdiweliali9497 3 жыл бұрын
Walalk keep going may Allah protect u amin
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 3 жыл бұрын
Keyow ninkan xarakada ayaan kula yaabay
@maxamedabdirisaaqmaxaad5539
@maxamedabdirisaaqmaxaad5539 3 жыл бұрын
Bowe khadarkeyow horay usoco runtii wan kutager sanahay
@AkramCabdulaahi-bi8bh
@AkramCabdulaahi-bi8bh Ай бұрын
The lyrics Ada qurux iyo hanaan Adaa hoodiyo wanaag Adaa heebadiyo asluub Hantayo ideeqay❤😢 Adaa hamigeyga saray Hubaashi uqaado 👩‍🦰🤎 Adoon dabci aan lahelin Rabbi kuu hibeeye❤😫 Adaan kuu hiloobe Hankey kuraace Kaalayo hamuuntiyo Iga goy haraadkoo Iga hiili caashaqa😢❤ Adaa garashiyo hufnaan Adaa habsamiyo garaad Adaa hadalsan iyo xishood Helayo ijiitay Adaa haaga oo qalbiga Hooy kuu ahaado Adaan hiil iyo hoo Haween kaaga doortee😢❤ Adaan kuu hiloobee Hankey kuraacey Kaalayo hamuuntiyo Iga goy haraadko Iga hiili caashaqa😢❤😢😢❤
@updallakheyre3422
@updallakheyre3422 3 жыл бұрын
First comment
@ahmedmohamedhuseunshuut4625
@ahmedmohamedhuseunshuut4625 2 жыл бұрын
Best singer and best music iga gadan
@deeqyuusuf245
@deeqyuusuf245 Жыл бұрын
Keep up khadr keow
@dalmardacad7279
@dalmardacad7279 2 жыл бұрын
Keyow 💯❤️
@jimaleyussuf900
@jimaleyussuf900 2 жыл бұрын
Keyoow 💓 walkey qali
@ahmedkhalifaden6119
@ahmedkhalifaden6119 3 жыл бұрын
My Legend M.H.H LAFOOLE🔥🔥🔥
@axmedcabdi986
@axmedcabdi986 3 жыл бұрын
Y
@cabdiqaadir533
@cabdiqaadir533 4 ай бұрын
Khader kenyow
@hiboaadan7297
@hiboaadan7297 2 жыл бұрын
Fanan keyga aan jecelaxy wllke mcn
@aminmoha2040
@aminmoha2040 9 ай бұрын
Best song
@farhaanapdi883
@farhaanapdi883 Жыл бұрын
Insha Allah Gabadhaan Jeclado Ayaan Ugu Heesi Doonaya
@mohametthanshi6060
@mohametthanshi6060 3 жыл бұрын
Iga hiili caashaqa one love
@ebyanhirsiebyan9533
@ebyanhirsiebyan9533 3 жыл бұрын
Axsan hees waye wllhi
@dhhdhhrjrjjrudg3861
@dhhdhhrjrjjrudg3861 3 жыл бұрын
Keep going khadar keeyow
@omarw5124
@omarw5124 3 жыл бұрын
War gabadhu qurux badnaa mase waa doobnimada ninyahaw😄😄
@hodan9858
@hodan9858 Жыл бұрын
Kip up brother👬
@Riseandshinewithdija
@Riseandshinewithdija 3 жыл бұрын
AXSAN YAA SAWD MOHAMED KHADAR IBRAAHIN OMER KHADAR KEEYOW WAADKABAXSATAY PROTHER
@hassansalad9259
@hassansalad9259 Жыл бұрын
Labada gadaal taagan wax ay garaacayan maleh wa jilaayal caadi ah my boy asigana Playback buu ku tuurtay markasuu is jalbinaya wllh Somali Music sooma dhawa 😂 wada dheer baa noo dhiman
@nacimayusuf8861
@nacimayusuf8861 2 жыл бұрын
Thanks khadar keeyow
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 2 жыл бұрын
Abwe king 💪
@Farhan-vl1fn
@Farhan-vl1fn 4 ай бұрын
Halifax peo galoa galileo coaual raising ❤Gacantada Moye ❤people to Yawaye me tomorrow galoa galileo coaual raising money ❤diir beo mcn hooyo hooyo mcn ❤❤
@sheekosheeko4942
@sheekosheeko4942 3 жыл бұрын
Khadar wlle hore u soco waaaw
@cabdulaahigaabow8466
@cabdulaahigaabow8466 3 жыл бұрын
Keep it up brother excellent
@osmanbanjar7389
@osmanbanjar7389 3 жыл бұрын
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah🌍📝📒✍️👩‍🎓👨‍🎓📏 👍 kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*
@lilmar6849
@lilmar6849 3 жыл бұрын
تفوز 🔥🔥
@mahadmuhammedissekulmiye1858
@mahadmuhammedissekulmiye1858 10 ай бұрын
Heesta waa play back waa maxay kabanka iyo batariga la garaacaayo
@Geena42
@Geena42 10 ай бұрын
The beats similar with teamo by rayvanny or I'm tripping ❤❤❤
@titu2872
@titu2872 Жыл бұрын
Labo saa cadood muu wataaa mise anaa maleeeyay
@abdikariimabdulahi2764
@abdikariimabdulahi2764 3 жыл бұрын
Khadar nice song
@ayaanaxmed9789
@ayaanaxmed9789 Жыл бұрын
into hees qadi jiray tana igartay😢😢
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 2 жыл бұрын
2021 hadaa dawaneyso ismuuji
@ayanabdi5894
@ayanabdi5894 2 жыл бұрын
Abwe king
@FAAD21
@FAAD21 Жыл бұрын
Nice song
@xasancabdulahi8218
@xasancabdulahi8218 2 жыл бұрын
Wow
@mikeyikey2239
@mikeyikey2239 3 ай бұрын
❤️❤️❤️
@user-tk7pz8gt8v
@user-tk7pz8gt8v Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@jaabiryare3548
@jaabiryare3548 3 жыл бұрын
Wwwww masha allah
@somalisillest6849
@somalisillest6849 3 жыл бұрын
Wooow🥰
@bintydin5944
@bintydin5944 2 жыл бұрын
Wow ❤️❤️
@user-zs2hx3vw9p
@user-zs2hx3vw9p Жыл бұрын
❤❤
@rumaanmahamudrumaanmahamud4030
@rumaanmahamudrumaanmahamud4030 3 жыл бұрын
Fanaanka mxa nooga dhacaY eper noqo YAY
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 3 жыл бұрын
Baste song
@ruumicilmisiyad2112
@ruumicilmisiyad2112 Жыл бұрын
ℎ𝑓𝑏𝑡𝑛𝑓..𝑓ℎ𝑓𝑏𝑗
@zamzamomar8484
@zamzamomar8484 3 жыл бұрын
Keep rocking me
@stopbeenta7040
@stopbeenta7040 3 жыл бұрын
Music been ah nagadaa cayaarta khadarow
@deeqdaacaddj2207
@deeqdaacaddj2207 2 жыл бұрын
Wan ku watta
@qadarjaako4185
@qadarjaako4185 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@iftiimiyemediashow7577
@iftiimiyemediashow7577 3 жыл бұрын
Faladagan caadi eh uu noqdey kan war nio ereyo fcn lxm raadso cod waad leedehey magacne waa heesaaye ee waxn ummadda hala so hor istaagin mrkle
@sahalabdi4006
@sahalabdi4006 2 жыл бұрын
Hestan😐😊2021.yacc.qulpaha
@abdiasishashi8579
@abdiasishashi8579 3 жыл бұрын
Inta dareensan inay hees duuban thy ismuujiya Music live maahaa
@ferihamohamed8293
@ferihamohamed8293 Жыл бұрын
2023😂🎉
@suleekhasaleeban3763
@suleekhasaleeban3763 3 жыл бұрын
Music gaan mid live loo tumayo uma Eekee ma Anagaad been noodaraysaan
@ibrahimhazzan3260
@ibrahimhazzan3260 3 жыл бұрын
Tan walabkor saray mid live bu qadoyaa
@akirtulzaturki8119
@akirtulzaturki8119 3 жыл бұрын
Hada odeyga kitaarka la taagan iyo xariifka sharka cad ee qalabka music taatabanayo maxay na dhihi raban heesta live an u tumoonaa wan aragnaa iney play back tahaye waxkasta wan fahmeynaa mana gaadi kartaan
@aasiyamohamed7750
@aasiyamohamed7750 2 жыл бұрын
Headache waamaxay
@anisoibraahim-nl4hw
@anisoibraahim-nl4hw Жыл бұрын
😏😏😏😏😏😏😏😏😏
@SUUXAYE.POI9
@SUUXAYE.POI9 7 ай бұрын
😢
@liibaansaleebaan
@liibaansaleebaan Жыл бұрын
😊
@sawdashaqale2970
@sawdashaqale2970 3 жыл бұрын
Waw
@ruumicilmisiyad2112
@ruumicilmisiyad2112 Жыл бұрын
𝑤𝑜𝑤𝑜 🥰🥰🥰🥰
@user-pt9lp4qh7c
@user-pt9lp4qh7c 9 ай бұрын
look
@kamalcali4005
@kamalcali4005 Жыл бұрын
wasmo
@user-en4dn5iz5y
@user-en4dn5iz5y 7 ай бұрын
Are you sure😮‍💨
@aasiyamohamed7750
@aasiyamohamed7750 2 жыл бұрын
Ms8
KHADAR KEEYOW | TASHO MAANTABA | OFFICIAL MUSIC VIDEO
7:35
Y3A FILMS
Рет қаралды 7 МЛН
KHADAR KEEYOW | MASHUP | NEW SOMALI MUSIC 2022
8:25
Kaafi Studío
Рет қаралды 5 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 3,3 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 8 МЛН
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 9 МЛН
DJ MASLAH BEST SOMALI HITS 2017-2018
31:37
Dj Maslah
Рет қаралды 324 М.
Khadar Keeyow - Yaanan Kala Dhiman ( Official Audio) 2021 Hees Cusub
5:44
Khadar Keyow Official🎵
Рет қаралды 1,6 МЛН
KHADAR KEEYOW 2024 | DOORASHADA CAASHAQA KA,DAA | OFFICIAL VIDEO
4:09
Menza Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
KHADAR KEEYOW - CAFIS BAAN KA DOORBIDEY (2017 / 2018)
7:39
ArimaHeena
Рет қаралды 5 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 21 МЛН
KHADAR KEEYOW | AHAAW MARWO II AHAAW | OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:10
Y3A FILMS
Рет қаралды 4,3 МЛН
Hees Cusub Khadar Keeyow Inaan Kuu Ilmeeyoo
4:37
Mfilms
Рет қаралды 883 М.
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 3,3 МЛН