No video

KHADRA DAAHIR CIGE AWRKII CIRKAAN WITH LYRICS KABAN

  Рет қаралды 104,939

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

Күн бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
- *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
- *Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
- *Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
- *Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 42
@ccasiisducaysane963
@ccasiisducaysane963 Жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayaa Ciid Carafo 28/June/2023, 3:30 galabnimo, Magaalo la dhaho Mbale oo ku taala waddanka Uganda. Hadaad dabaday dhagaysato heestan qoraalkaygana aad akhriso Like ii saar si aan usoo xasuusto maalinkan quruxda badan.
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 8 ай бұрын
Ugaandha mise igaangamoyaa.
@maxamedcaddaani9906
@maxamedcaddaani9906 4 ай бұрын
22/04/2024 Somaliland gaar ahaan BERBERA 😂
@khaalidabdoulkader
@khaalidabdoulkader 2 ай бұрын
Ana wxaan dhageysanayaa ciid carafo 16.06.2024 hargeisa zhp awliyyoow guuleyso❤
@ccasiisducaysane963
@ccasiisducaysane963 2 ай бұрын
@@khaalidabdoulkader sxb qaaliya guulayso brother mirqaan fiicaanbaan kuu rajaynayaa Khaalidoow 🤣
@DrmukhtaarYousuf
@DrmukhtaarYousuf Ай бұрын
Amazing the woman of golden voice khadra daahir absolutely one of the best female singers in somali history
@yaxyegabyaaye9792
@yaxyegabyaaye9792 3 жыл бұрын
Erayadii Abwaankii weynaa ee reer hargeysa AHN Cabdi Cali weyd.
@Waano-x9
@Waano-x9 10 ай бұрын
Max.ed cumar huruo ❤
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 2 жыл бұрын
Ereyada heesta waxaa iska lahaa sida igu maqaalo ah Abwaan Huryo AHU .. HURYO waxaa lasheegay in uu jeclaa fanaanada khadra daahir cige halka ay khadra daahir cige ayadana ay jeclayd Axmed Cali Cigaal...heesaha badan ee ay isla qaadeen khadra daahir iyo Axmed Cali Cigaal waxaa intooda badan ku farayaraystay Abwaan Huryo AHU ..
@varixazaed5557
@varixazaed5557 2 жыл бұрын
💔🧡 dhamaantood waxay ahaayeen dad akhlaaqda suugaanta iyo dhaqankaba yaqaana Allah ha u naxariisto intii dhimatay inta noolna cimriga iyo cibaadada haw barakeeyo🧡wllhi I wish inaan xiligoodi nolaaan lahaa 🧡🧡
@abdirahmanismail347
@abdirahmanismail347 Жыл бұрын
Waxaan maqlay ereyada heesta waxa curiyey ahun abwaan cabdi cali wayd
@khadaryousuf5774
@khadaryousuf5774 Жыл бұрын
Heesta waxa lahaa cabdi calu weyd
@Waano-x9
@Waano-x9 10 ай бұрын
Huryo ayaa leh ❤
@apdirizaktacapir4547
@apdirizaktacapir4547 8 ай бұрын
@@varixazaed5557 Abdi Ali Wayd Ayaa lahaa
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 2 ай бұрын
Team 2024 dawanaya jacayl miyaaad meshaan kaga soo dumateen
@xasanmaxamad8355
@xasanmaxamad8355 3 күн бұрын
Erayadii Abwaan Moh'ed Omar Hussein Mire Huryo (AHUN)
@Salibob
@Salibob 3 жыл бұрын
Ilahay haka raali noqdo wax badan baad jiilal badan soo maaweelisey.❤
@khadarcarte3193
@khadarcarte3193 2 жыл бұрын
alee ha u naaxariiistee heestan waxa iska laha abwan maxamed cumaar huryo
@salansacad
@salansacad 2 жыл бұрын
Heestan waxaa lahaa AHN cabdi cali wayd ee maaha huryo saaxiib heesaha khadra AHN huro iyo xasan ganay ayaa ugu badan heesaheeda
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 5 ай бұрын
Wa hablaheenii Qali aha duco ayanaga mudayihiin hablahenu Alle ha unaxaristo amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin ❤iyo jacali
@mohamedsaciid4600
@mohamedsaciid4600 6 ай бұрын
Marna waxaan iraahdaa bal ayaama sii dhowr. Misna kama adkeestee 😊😊❤❤❤ ilaahow kuu naxariiso. Qadro daahir. Cige.
@Waano-x9
@Waano-x9 10 ай бұрын
Maxa.wd cumar huryo. Hooyadii fanka ❤
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 9 ай бұрын
Waayo waayo👍
@salansacad
@salansacad Жыл бұрын
heestan cabdi cali wayd ayaa iska leh huryo meelna kama soo galo
@cabdicali9069
@cabdicali9069 Жыл бұрын
Adigaa saxan
@salansacad
@salansacad Жыл бұрын
@@cabdicali9069 thanks
@cabdicali9069
@cabdicali9069 Жыл бұрын
Ereyadii heestan waxa iska leh cabdi cali weyd AHN.
@cabdicali9069
@cabdicali9069 Жыл бұрын
Ereyadii cabdi cali weyd AHN. Laxankii siciid xarawo
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 5 ай бұрын
Alle hanaxaristo wll shen❤ amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin
@cabdiqanimaxamed9612
@cabdiqanimaxamed9612 Жыл бұрын
axyaa hees
@abdifatahturkey75
@abdifatahturkey75 Жыл бұрын
Ereyada Abwaan Cabdi cali wayd Ama maxamed Cumar Huryo (Disputed Lyrics)
@hooshbanadir221
@hooshbanadir221 3 жыл бұрын
Waa mid ka mid ah xulkii heesaha.
@alisaid2008
@alisaid2008 9 ай бұрын
Mirihii c.c.weyd laxankii siciid xarawo cadka khadra daahir cige
@xinjiroliqe-nh4lj
@xinjiroliqe-nh4lj Жыл бұрын
cawa wa 3 / 28 20 23 mar waxan idhaahda bal ayamo siidhawr
@mdsadaam6380
@mdsadaam6380 3 жыл бұрын
Wooow 💔💔❤❤
@varixazaed5557
@varixazaed5557 2 жыл бұрын
Legendary
@abdimalikkahin6181
@abdimalikkahin6181 8 ай бұрын
khadra dahir cige ❤
@baylod4385
@baylod4385 Жыл бұрын
Laascaanoo 5:54
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 5 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe24/25 (eagle-eyed).
@cabdiqanimaxamed9612
@cabdiqanimaxamed9612 Жыл бұрын
axyaa hees
Khadra daahir iyo Axmad cali cigaal || Waran caashaq with lyrcs
11:35
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 1,5 МЛН
khadra Daahir & heestii Webiga i sitee i walwaalayaa (wiriiriga)
8:34
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 4,9 МЛН
Dhunkashaduba Sadweeye | Ibraahim Baadil Iyo Faaduma Duur | Best Lyrics|
13:12
Khadra Daahir Cige   Kaban Qaaci : Masalo
7:48
Maria Channel
Рет қаралды 12 М.
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
KHADRA DAAHIR CIGE || DADAW SAADAASHA GUUR WITH LYRICS
10:07
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 598 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,3 МЛН
KHADRA DAAHIR CIGE HEES JACAYL AH KABAN AAD U MACAAN LABADII ISDOORTEE
10:12
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 264 М.