Khadra daahir iyo Axmad cali cigaal || Cibaaro with lyrcs wadani

  Рет қаралды 104,541

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

Күн бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
*Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
*Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
*Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
*Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 25
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 14 күн бұрын
Cigaleeysi Weeyee Googgaa Aan Celiyee Cuuryaan Orodka Lalayoo Cidi Aanay Gaareeyn Axmed cali cigal iyo khadro waa hees xujaa
@amiinitayyip9607
@amiinitayyip9607 9 ай бұрын
Axyaaa heees Allahow u naxariiso
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 ай бұрын
#LyricsSongCIBAARO #KhadraDaahirAHUN Carrigoo barwaaqo ah Cuudkiina Uu dhalay Oon carruurta Oyddana Haaaaaaaaaaaaaaaaaa Caano Looga soo helin Bal cibaaradaa sheeg!? Bal Cibaaradaa Sheeg?. #AhmedAliCiggaaL Canabeey waa xoolahoon Carriyo helin Cusbo Iyo Xarraarooooooo Ku cawabbey dooggii Ama camal basari iyo Cunto wayday milixdii #KhadraDaahirAHUN Maad garan codkaygee Waa gumaysi Ciilkii Carriggaaga haystoo Dhaqankaaga cidhib tiray #AhmedAliCiggaaL Ciggalaysi weeyee Googgaa aan celiyee Curyaan orodka lalayoon Ciddi aanay gaadhayn Caqli ruux ku faanoo Cayddigii Uu dhalay iyo Cashiiradiisa Laayyoo Cisha noolba gawraca Car garro bal ii sheeg?. #KhadraDaahirAHUN Curyaan baratan raadsaday Hiiiiiiiihaaaaaaaaaaaaaaaa Waa gumaysta Cuddud iyo Caqli aan lahaynoooooo Nin ka cooba weyn rabba Inuu cayrsho Oo rarro Inuu Caydhso oo raro. Caqli xumana waatii Fircoon Lagu caddaaboo Waa wixii Namruud cunay Ku ciqaabay dunnidee Caad iyo Samuud iyo Caad iyo Samuud iyo Dirkii nuux ku caasiyey Cawda looga gooyyee Cawda looga gooyyee Waxa taa la caynada Isticmaarka Carra kale Calankiisa sudhayee Wadanigan cartamayaa Dadkiisii ku cidhibtiray Wadankiisii ku cidhib tiray. ▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎ Hees xus iyo xasuus mudan. Erayadii Cabdi Aadan Xaad Qays. Laxankii Ahmed Cali CigaaL Luuqda AHUN Khadra iyo Ahmed. •.•). i'm watching.....OLD IS GOLD. ➪#MAHADSANIDSAAXIIBGEEDDI
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 8 ай бұрын
mahadsanid mudane
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 8 ай бұрын
@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Alla yaa cisak saaxiib!. UV 🙏
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 4 ай бұрын
Made in somaliland eraydii abwaan xasan ganey calaashaan❤ isaaq
@Cadnan44
@Cadnan44 9 ай бұрын
Wa. Xadiis hestan❤
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 6 ай бұрын
Carrigoo barwaaqo ah Cuudkiina uu dhacay Oon caruurta ooydana Caano looga soo helin Bal cibaaradaas sheegay
@maryoleydr5841
@maryoleydr5841 3 жыл бұрын
asc wr wb camo adbad u mhdsan tahy lkin kalmadaha qar iska sax ado mhdsan
@MahamuudfaaraJaamac
@MahamuudfaaraJaamac 11 ай бұрын
Carigoo barwaaqo ah cuudkiina uudhalay oo caruuta oydana caano loogasoo helin balcibaaradaa sheeg
@MahamuudfaaraJaamac
@MahamuudfaaraJaamac 11 ай бұрын
Waa erayadii cabdi adan xaad cabdi qays waxayka mid ahyd riwaayad la odhan jiray jahaad iyo jacayl
@jabaqsheegmedia9948
@jabaqsheegmedia9948 6 ай бұрын
Waa erayadii Cabdi Aadan xaad Qays
@barkhadomar1761
@barkhadomar1761 5 ай бұрын
Heestaan qisadeeda yaa nala wadaagi kara
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 3 ай бұрын
Made in somaliland ❤ cabdi qays
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 9 ай бұрын
Waar nio saaxiib LyricsSong kii heesta wuu iga diidee maxaa khaldan commenti dheer ba ma ogolee sidaa wax u jiraan. Masuul.
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 9 ай бұрын
sxb waan fiirinayaa bal malaha waxbaa qaldane
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 9 ай бұрын
​​@@GEEDISHAAMBOWSTUDIOHaa saaxiib iminkaan xataa ku eegoo wuu iga diiday Wlhi, Lyrics ama comment, dheerba ma Ogola.
@DeeqYare-j8c
@DeeqYare-j8c 2 ай бұрын
Khadra.dahir.axmed.calicigal.hes.bal.cibarada
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Cigaal AUN khadra daahir
@MahamuudfaaraJaamac
@MahamuudfaaraJaamac 10 ай бұрын
Maad garan codkaygii waagumsi ciilkii
@maryoleydr5841
@maryoleydr5841 3 жыл бұрын
waa gumeyste cuduriyo tä kle cuney maaha e diley tä u danbeysa dirki maaha e wa intii nuux (csw) ku caasiyey
@IbraahinDayr
@IbraahinDayr 2 ай бұрын
kkkk
@DeeqYare-j8c
@DeeqYare-j8c 2 ай бұрын
Downlod
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 9 ай бұрын
CARUR kiwi an orodka ko dhay moye. Ko jif. Isko wasida ma in. Ma in. Magarankaro
Khadra Daahir - Waa Bixiso Oday "Original"
9:54
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 250 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 8 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 720 М.
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 321 М.
Khadra daahir iyo Axmad cali cigaal || Waran caashaq with lyrcs
11:35
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 1,6 МЛН
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 71 М.
Heesta waa saboolka caadadi codkii khadra daahir with lyrics my favourite song
10:54
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 422 М.
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 893 М.
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36