Khadra Daahir - Waa Bixiso Oday "Original"

  Рет қаралды 207,988

Gu`Roon Jire Media

Gu`Roon Jire Media

3 жыл бұрын

Heestii Waa Bixiso Oday | Khadra Daahir Cige
Erayadii Abwaan: Maxamed Cumar Xuseen "Huriyo" AHN
#Khadra_Daahir
#Qaraami
#Qaraam
#Heeso_Qaarami_ah
#khadradaahir
#khadra_daahir_Cige
#Kaban
#Qaaci
#kaban
#Qaaramiah
#Somali
#Huriyo
#GuroonMedia
#Guroon_Media
#GuroonJire
#Guroon_Jire

Пікірлер: 92
@user-rg5rf9cn9c
@user-rg5rf9cn9c 11 ай бұрын
Qofkii soo booqday 2023 like qac kusii
@CabdiRaxmaan-l1r
@CabdiRaxmaan-l1r 6 күн бұрын
Khadra raxmatulaahi caylayk sodogbaadku bilante______________ ❤❤❤❤❤❤ caanoole
@mubaarikdhago4393
@mubaarikdhago4393 6 ай бұрын
Allah Naxariztii Jano Haziiyo Momo Khadra Daahir
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 27 күн бұрын
Waxaan daawanaya 2024 in Nairobi kenya jacaylku ha waaro🙏🫡
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
Waa bixiso odayoo Adoo bari guntii jira Fad galbeed ka baahiyo Inuu biligta karameed Buseelkeed ku qaadoo Aad baqoolka geediga Banan dayra dhaafiyo Meel baaxad soora ah Beesha u horseedee Yaan hogosha beenta ah Baaqeedu kula tegin Adoo baahi oon qaba Nafta biligta dhalanteed Biyo kuugu sheegtoo Buur dheer ku saartee Show baqasho noqotee Fardo beri la miratee Badhkood is moodiyo Hal hays kugu banaan iyo Bayuur inay ku raacdaa Bagaa lagu yidhaahdaa Hadii saban barwaaqo ah Cida meel bar baariyo Balli doogle Lagu furo Oo baahi Laawaha Batarkiyo dhaantada Cugashada barbaartiyo Biloow baashihiiyoow Baloolay madiixaan Inuu baarcadaa Oday Aarankii la boodoo Soo laba bogleeyaa Waa baatir dhicisee Adeerow da'daa bogo In kastuu bilaan jiray Magac beri lahaan jiray Waxba hay balweynoo Hay qaadin beerlula Hadba sgeeko baraley Baabkeeda ma Ogtahay Boqorkaad ku curataan Waa hore is baranoo Balan inoo dhexeeyee Todob baad ku bilataye Yaan jara ka boodada Boholyowgu kula tagin Baroortaan xasuustiyo Ku dhayaayey boogtii Dareenkaan bishinayaa Intuu soo baraarugay Laxawgii butaacada Balaysimada diidee Baal dabayli sidatiyo Waxaan ahay badweyntoo Baaxaa dagaysee ALLAHAYOOW jid ii bixi =================END.
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 2 ай бұрын
Mirqaanba hesta ku xasustay maanta mudo ka bacdi ayn so boqday #happy 18#may#somalilanders♥️🤍💚👈🥰🥰🎉
@idirisjamac1074
@idirisjamac1074 2 ай бұрын
Zxp Ana wadaadii ayaan xalay isku dhacnay sidaasan udhagaysanayaa from hargaisa
@CarabShiikh
@CarabShiikh 9 ай бұрын
erayadii c casiis dakharre codkii mcnaa ee khadra d cige gacantii macaaneyd ee mr daauud c masxaf aun
@ishdabarani
@ishdabarani 3 ай бұрын
Wllkay aan ku saxo kabankii macalinkii weynaa xudeydi weliba sheekada heesta ayuu meel ka soo galaa
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
ShahshahlEEy shEEko ladan laan soo imaatEy lagu layrsahaayE an tanitanitantan layiraah.
@kalidabdifarah
@kalidabdifarah Ай бұрын
Jigjiga 2024 🎸
@muusemaxamed4043
@muusemaxamed4043 6 күн бұрын
Alla haw naxariisto aamiin
@assadqowdhan5666
@assadqowdhan5666 Жыл бұрын
❤ yaa khadra ilahay hakuunaxariisto
@mohadeeq1434
@mohadeeq1434 Жыл бұрын
Bal dabayli sidatiyo waxan ahay badwayn rux baxa dagayse allhayow jid ii bixi😭😭😭😭😭😭😭😭
@ayubyare7737
@ayubyare7737 4 ай бұрын
Alleha u naxariisto eedadey khadro
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 22 күн бұрын
LE ,QatraaayqaranEEy cadayyareey Qiimobadan murwodumaroo RiyaaqEEy lsgu farXEEY. Brivcy Erimo Qaas aheeY.waii Qaas E mashaaaaalah tabaarakalah Nicmaturabi Nicmaturabi Sahrascadayyareey
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
AUN A.AZIZ DAQARE IYO KADRA DAHIR &DA'UD DHAMAANTOOD
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Waa bixiso odayoo codkii AUN khadra daahir
@AbdirisaaqShugri-sh5hj
@AbdirisaaqShugri-sh5hj Жыл бұрын
Allah ha unaxariisto janadiisu ha ugu deeqo inagana illahaw gadaasheeyd hana aafeeyn
@muktarali2311
@muktarali2311 3 жыл бұрын
Wah wah daauud gacan ku haayaa macaan ilaah kuu naxariiste
@shaacirproduction2116
@shaacirproduction2116 Жыл бұрын
Saw baqashii noqteee Fardo beri lamiratoo Badhkoodii ismooodee Hal hays kugu banaan iyo Bayuur inay ku raacdaa Baga lagu yidhaahdaaa
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Sahrascadayyareey qiimobadan dumaroo khayrbadanba waa lay yiraah systems familyyyy
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 2 ай бұрын
Ilahow ku naxariso Khadra Dahir Cige
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
Heestan erayadeeda waxaa iska lahaa Pro:Abdiaziz daqare waxayna leedahay qiso gaar, ninka aad ku sheegtay ee Huryo malaha.
@shaacirproduction2116
@shaacirproduction2116 Жыл бұрын
Waw yaa khadra
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Daauud Cali Masxaf Iyo Khadra Daahir Cigge
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 4 ай бұрын
Waa bixiso odayoo Adoo bari guntii jira Fad galbeed ka baahiyo Inuu biligta karameed
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
EKHIROOIYYYYYYYY IYATE qaatimo wanaagsan
@shidane22
@shidane22 2 жыл бұрын
Ereyada heeska armuu cabdiqafaar ciise leeyahay halkaad huryo tiraahdeen
@sayloncutie2171
@sayloncutie2171 2 жыл бұрын
Ereyadda waxaa leh C/casiis sheekh Ismaaciil dakhare. Labadda nin aad ku sheegtay midna ma leh.
@CarabShiikh
@CarabShiikh 9 ай бұрын
@@badeedxildiid5794 maxaad cadaynoo uhaysaa sxb ileen male uun la iskama sheegee anigu qisadeedoo dhanbaan hayaa ninkaad ku sheegtayna shaqo kuma lehee
@AdamAli-ct7ok
@AdamAli-ct7ok 5 ай бұрын
Ereyada waxaa leh Cqaadir Ciise Cagoole, heestuna waxay ku jirtay heesihii silsimada ahaa ee Cabdow Barisamaadkii ku jirtay. Khadro ILLAAHAY naxariitiisa ha siiyo.
@HamdaJamac-xu6nl
@HamdaJamac-xu6nl 9 ай бұрын
Qadra😢
@user-xr5ll4zf6g
@user-xr5ll4zf6g Ай бұрын
Khadra hooyadii jacylka
@user-pu2qr5zb1c
@user-pu2qr5zb1c Жыл бұрын
Waaayo waayo
@moustaphatafo979
@moustaphatafo979 10 ай бұрын
Baal dabayli sidatiyo Waxaan ahay bad wayntoo Baaxaa dagaysee Allahayoow jid ii bixi. Khadra Daahir Cige AUN. Kabankii Jiim sheekh muumin AUN.
@fartounali1078
@fartounali1078 5 ай бұрын
Intaan qorirabay bd soo qortay markaa wn iska daayey. Tankale af somali si fiican baad u taqaan Masha Allah
@user-cj8zp2pp1f
@user-cj8zp2pp1f Жыл бұрын
www wll m.a ❤❤❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Yaa Rabi tawbah.
@KhadarMaxamed-wm7wq
@KhadarMaxamed-wm7wq Жыл бұрын
Xasan aadan iyo baxsan heesti ùduulaa meal ubudaa yee
@nuureebo12
@nuureebo12 Жыл бұрын
Boqortooyo made ifahmin istaahil xusen
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 2 жыл бұрын
Jamiiloow kuma hayo baryahan.
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 2 жыл бұрын
Kabankani waa Jiim Sheekh Muumin. Qofka gacantiisa garanayaa wakaa saxeexiisu; 0:36 -0:42. Daauud laftiisu waa sameeyaa isagoo Gacanta Jiim Acknowledge garaynaya.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Gacantii Goobe bay u egtahay hadaysan ahayn waa Daaud Cali Masxaf Aun
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed Жыл бұрын
​@@Ehel_Caashaq1 Waa Daauud sxb waa caan kabankiiisa cod weyni uu si gaar ah xarigga aad moodo inuu u cabburiyo ayuu Daauud caan ku yahay.
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 8 ай бұрын
Cuudka waxaa markaan tumaya waa AUN Daauud Cali Masxaf, original ka waxaa tumay boqorkii cuudka AUN Maxamuud Ismaaciil Xudaydi. Dhamaantood allaah u naxariisto
@ishdabarani
@ishdabarani 3 ай бұрын
Kabankaasi waa xudeydi
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 17 күн бұрын
Kabankan waa Daauud ,waa caan gacantiisu ka miisaan culus xagga dhawaaqa xarkaha Jiim. Taqsiinta hore ayaad ka garan kartaa inuu Daauud oon biyo is marin yahay.
@CabdilaahiAxmed-er5eb
@CabdilaahiAxmed-er5eb 2 ай бұрын
Waa daa uud
@ishdabarani3233
@ishdabarani3233 2 жыл бұрын
Kabankii Mohamed Ismail Xudeedi iyo darbugadii Goobe
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed Жыл бұрын
Kabankaas ilmaha yar yar baa taqsiintiisa keliya ka garan kara. Magaca fannaanka taqsiinta 40 second ugu horreeya ayaa kabanku noo sheegaayaa "DAAUUD" .
@mascuuduurmaax17
@mascuuduurmaax17 2 жыл бұрын
Yaa salaam.
@xamdishaqale1882
@xamdishaqale1882 Жыл бұрын
Shaafici
@user-dq9iu3rb6b
@user-dq9iu3rb6b 5 ай бұрын
Waxan ku dhagay Saysanaya Goobolka Toogdhee Anigo Naftaygu Qatar ku jirto waxa igu timi inaan anu is baranay 2019 imi kana waa 2024 Bishi labad wakhtigu wa 12,40 inaantan intaso dhan wakhtiga soo wada qadanay ayaa nin Rar kodi ku qasben kadib waa lasiyay aniguna geeri iyo nolol ayaan uu dhexeya Allahyoow jid ibixii yaa rabi rabigayow😢😢😢
@fartounali1078
@fartounali1078 5 ай бұрын
Adkayso waad ilaawi doontaaye wll Ilaahay oo ka QANISANNA waad haysataaye ku kalsoonoow
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 27 күн бұрын
Sxb dumarka waa labo mid caaqilad ah iyo mid aan caaqilad ahayn midii caqliga leheed waxaa ku lamaan walid caasiya oo qilaafa iyada mida kalana intey isleedahay ragbaa lagu ciyara ayey gumowdaa ama walid fiican illahey ka dhilya oo way u guuriyaan
@asadgaciye8981
@asadgaciye8981 Жыл бұрын
Waxeedu cod lama oran karo waa wadno qabad!
@shiine7884
@shiine7884 Жыл бұрын
Waa haastii waa boxing okay
@Farhaan114
@Farhaan114 Жыл бұрын
Sheekooyinka Heestaan iyo Kuwa Kalloo La Album Ah Qisa Dhab Ah Weeye, Hadii Lagaaga Sheekeeyo Dhab Baad u Qiiroonaysaa Wlaahi,
@xaajisuuriyaan952
@xaajisuuriyaan952 Жыл бұрын
Bal ka sheekee adiguba sxb
@sayloncutie2171
@sayloncutie2171 Жыл бұрын
Heestan waxaa lagu sameeyey.Sacuudiga waxaa qol wada dagaanaa Abwaan Hadraawi iyo Abwaan Cabdicasiis Dakhare, waa Abwaanka heesta midhaha alifay. Inan baa caawin jirtay odayaashada. Waxay moodeen labada Abwaan in gabadhu guur ka doonayso. Markaa baa Hadraawi iyo Dakhare midba ka kale ku riixay. Laakiin waxay mar danbe ogaadeen in gabadhu wiil Dakhare dhalay ay guur ku heshiiyeen oo sidaas ay u dhaqaalaynayso odayaasha Waa Ta heestu leh "Bòqor kaad ku curataad waa hore is baranoo" Guurkii ismay calfan gabadhii waxay ku danbaysay Dalka UK & Wiilkii waxaan ku ogaa Connecticut. USA reero kale ayaa Illaahay siiyey.
@Qalimaale
@Qalimaale Ай бұрын
I remember old guy advice about his sel telling telling telling telling tel
@Qalimaale
@Qalimaale Ай бұрын
Father has crime waiting his child 😊😅
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Leeeeee tttttttt, tii kujirtayba dumaar qaasatan hablaha khayryaashay waanba dhaafaaba gabadha gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey minyaro fariidad lagufarxeeeey yartayarta iyoiyo
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Sxp fanka wax aqoona adoo ulahayn in aad hadana rug cadaa fanka somalida kusuntanaa aad magaciisa kuqorato page ka waa wax laga xumaado heestaan waxaa sameeyay aun cabdi qafaar ciise cagoole huryo na shaqa kuma leh heestaan iyo heesta sheeko baraley 2dab waxaa lahaa aun ninkaan haqaldin fanka
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Жыл бұрын
Aad iyo aad sxb heestaan waxaa iska leh aun Cabdiqafaar ciise cagoole
@ishdabarani
@ishdabarani 3 ай бұрын
Heesta waxa sameeyey Abdi casiis dakhare waana sheeko rub ah ka dhacday sacuudi arabiya kabanu waa mohmoud Ismail xudeedi oo sheekada ka ahaa qayb laxankana isaga keh codkii dahabiga ahaa alle ha u naxariistee khadara daahir cige.....
@user-kf7vq6ri2k
@user-kf7vq6ri2k 4 ай бұрын
❤❤❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
Astaqfurulah wa atuubuilayhi yaRabi towbE.As janatii
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
As, yartayarta
@user-cj8zp2pp1f
@user-cj8zp2pp1f Жыл бұрын
Haa
@ahmedagaafe440
@ahmedagaafe440 3 жыл бұрын
Lakiin heesihii qaciga ahaa madan sogalin
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 3 жыл бұрын
Kabankaaas talow ma daauud baa koley jiim maahee taqsiintii daauud baan maqlayaa 30s ilaa 40s bilowga heesta.
@muktarali2311
@muktarali2311 3 жыл бұрын
Exactly waa daauud uun
@aminbotan2210
@aminbotan2210 2 жыл бұрын
Waa goobe ninka tumayaa Abwankuna wuu fadhiyaa meesha Amiina cabdilahi xudaydi cigaal Basbaas way badanyihiin kilibkaa marbaan dawaday mahadsanid
@abdiismai3722
@abdiismai3722 2 жыл бұрын
J
@abdiismai3722
@abdiismai3722 2 жыл бұрын
T
@abdiismai3722
@abdiismai3722 2 жыл бұрын
Yk
@cabdifataxadan4526
@cabdifataxadan4526 8 ай бұрын
Laxankii sicid xawo ereyad cabdiqafaar ciise cagoole kamanka goobe
@abdullahiducoqabe8697
@abdullahiducoqabe8697 Ай бұрын
Lascanod2024
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
Uyoiyo qatraaayqaranEEy qiimobadanEEy dumaroo dagan taxadartooy yariisEey lagufarxeeeey iyoiyo
@user-io1kl7os2u
@user-io1kl7os2u Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
SiraadEEEyqiimobadabEEEymurwidumaroo yariisEEy laquurinba qatraayqaranEEyquruxdumaroo dagan shaxshahlEEyEEy .yartayartaan
@1972543
@1972543 Ай бұрын
🎉🎉
@user-cj8zp2pp1f
@user-cj8zp2pp1f Жыл бұрын
Haa
Khadra Daahir Cige | Macaankii Qadhadhaa | Qaraami
8:53
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 24 М.
Sahra Ahmed jamac
9:38
HAREED DJ
Рет қаралды 1,1 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 64 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 73 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 754 М.
Nimco Jaamac - Heestii Mala Dhacay - Kaban
5:58
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 178 М.
Xasan Aadan Samatar - Igu Dheeridaa - Kaban
11:38
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 54 М.
saalax Qaasim & Khadra Daahir
10:57
Moustapha karama
Рет қаралды 157 М.
Faalka Caashaqa- Khadra Daahir Cige| Version cusub|
9:32
HOOBAL
Рет қаралды 685 М.
Khadra Daahir Ahun & Cabdiqaadir Bagaag Ahun | Heesta Gabaldaye  Kaban
10:44
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "SHEEKO BARALEY"
8:35
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 565 М.
Heesta waa saboolka caadadi codkii khadra daahir with lyrics my favourite song
10:54
KHADRA DAAHIR CIGE || DADAW SAADAASHA GUUR WITH LYRICS
10:07
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 561 М.
Nimco Jaamac - Miya Shalay la Soo Celin  - Kaban
4:46
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 237 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 457 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 3,1 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 189 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 5 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4,1 МЛН