Khadra daahir iyo Axmad cali cigaal || Laydh caafimaad with lyrcs

  Рет қаралды 54,678

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

3 жыл бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
- *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
- *Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
- *Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
- *Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earnmoneywithus7 #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 20
@xaajigalacagta8285
@xaajigalacagta8285 Ай бұрын
Yasalaam 2024 jigjiga 3:14 habeenimo dhawr jeer ku ceshaday heestan
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
WAAH WAAH Laydh caafimaad. Caadi maaha runtii Thanks Sxb Geedi
@AhmedFaarax-nl4hx
@AhmedFaarax-nl4hx 4 күн бұрын
Waaruwaadii,biyosaretagay waalasugayaa,Abwaan maxamed Aadan (Dacar) laxanka Cigaal.
@geelqaad9160
@geelqaad9160 3 жыл бұрын
Waa hees ku jirtay riwaayadii (Biyo sare tegay waa la sugaya) oo la dhigay qiyaastii 1981 ma hubo ama 1982, Miraha Dacar, laxanka Cigaal waa hubanti.
@cabdullaahicalixasan9205
@cabdullaahicalixasan9205 14 күн бұрын
Sxb dadka ha qaldin heesta qofkii qoraalka saarayow laabtaada quruxda leh ma aha ee waa laafyahaaga quruxda leh iska hubi marka hore waxa aad bulshada u soo bandhigeyso mhdsnd thanks
@khalidsalebaan1262
@khalidsalebaan1262 9 ай бұрын
1980 lubigaa ku jecelee lega ma isa saarnaa best song❤
@abdirishidali5486
@abdirishidali5486 2 жыл бұрын
Laqan iyo cirolaba Soo wada mar labo jir
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133 2 жыл бұрын
Laabtaada mahee waa lafyahaada quruxda leh wll iska sax
@cabdiqaniahmed3500
@cabdiqaniahmed3500 2 жыл бұрын
Waar laabtaaada maha waa :laafyahaga quruxda leh Heesa hadaydaan saxay eryadeeda iska daaya lyrcs kooda
@lmfakacumeyr
@lmfakacumeyr 2 жыл бұрын
Maad arag lugooyee Ha iska dhigin qof liitee Agah war Tani hees wey dhaaftay
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 6 ай бұрын
Axmed c/ cigaal Lahashada aduunkiyo Lurku kama dhamaadoo Qof kastoo ladnaadaba Wax umbaa lugooyee Ruux kugu lamaanoo Caashaqa lurkiisiyo Ladiwaayay awgaa Maad ulaab fayoobaan Laydh caafimaad iyo Sida laama loowshaha Dabayluhu lululayaan Laafyahaagan quruxdaleh Lubigaan kajecelee Lagga maysa saarraa? Khadra daahir cige ahun Adduun,yada lixdani iyo Islayaab hajoogee Laqan iyo ciroolaba Soowada mar labajire Likihiyo lajiiduhu Haday laab kuyaalaan Lajiid uma baahnaadee Maad uliilsamaan hawl Lugtii raacday faraskee Intuu luunku gowracay Leeg leeganeysiyo Sida loxos qadoodi ah Malendeyn’saneynee Laabta maysku haynaa Axmed A cigaal Laayaan jacayl iyo La’labaad igalisoo Meel aad kuligantaan Iskaloodin waayee Naftan laama doodkiyo Libiqsigu udheeryee Intaa kugu lifaadoon Maad ulaab fayoobaan Laydh caafimaad iyo Sida laama loowshaha Dabayluhu lu’lulayaan Laafyahaagan quruxdaleh Lubigaan kajecelee Laga maysa saarraa? Khadra daahir cige ahun Maad arag lugooyee Hayska dhigin nin liitee Laffa caashaq laxahiyo lixihiyo Labiyada korsiiyee Adaa luufka doontee Mulacuba lurkiisiyo Markuu laanka jabiyaa Maad uliilsanaan hawl Maad uliil samaan hawl Lugtii faraska raacdee Intuu luunku gowracay Leeg’leeganeysiyo Sida loxos qadoodi ah Malendeyn’saneynee Laabtan ma isku haynaa
@WaayoArag.
@WaayoArag. 3 жыл бұрын
Mahadsanid Geeddi Shaambow
@KabtancabdifadhayoKabtancabdif
@KabtancabdifadhayoKabtancabdif 19 күн бұрын
DqQ
@alibashi7559
@alibashi7559 2 жыл бұрын
💕❤️🎶❤️🙏💕🇸🇴
@jamageelle5678
@jamageelle5678 3 жыл бұрын
public
@cabdiraxmanyasin8115
@cabdiraxmanyasin8115 3 жыл бұрын
ASC BOOWE AAN KU SAXO HEESTAN WAXA AY MASKAXDIISA KA SOO MAAXATEY AUN ABWAAN QARAN MAXAMED CUMAR HURYO WAA RIWAAYADII JINNI IYO JACEYL BOOWE ANIGAA RIWAAYADAN LIVE U DAAWADEY
@guureguurre338
@guureguurre338 11 ай бұрын
"Melaad kuligantaan iska loodin waaye". Weeye... ma ahan melaad kuligantaa kaaloodin waaye
@user-dt6hd4iw4x
@user-dt6hd4iw4x 2 ай бұрын
Waa xigmadaysan abwaan maxaxmed aaden dacar ayaa sameeyay waxayna kujiray riwaayadii biyo sare tagay waalasugayaa
Khadra daahir iyo Axmad cali cigaal || Cibaaro with lyrcs wadani
7:49
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 91 М.
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 63 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 59 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 22 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
XASAN AADAN SAMATAR||SICIIDO WITH LYRICS ORIGINAL
17:39
SUPER EAGLE
Рет қаралды 19 М.
Xulka heesaha cumar dhuule cali qaybti 3aad kaban iyo cod Aad u macaan
1:52:22
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Heesta la gurguuro caashaqa khadra iyo cigaal erayadii Xasan ganey
17:41
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 9 М.
Saalax Qaasim & Khadra Daahir (danta iyo jacayl)
10:50
B Migil
Рет қаралды 281 М.
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 754 М.
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 81 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,2 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 4,7 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 14 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 609 М.