Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "SHEEKO BARALEY"

  Рет қаралды 592,743

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 207
@Saki-Shammiiri
@Saki-Shammiiri 11 ай бұрын
Safar ayaan ahaa, heestana ayaa ii soo gashay waxa aan marayay Soolka u dhexeeya magaalda Qardho iyo Ceerigaabo. Xaqiiqdii saq dhexe ayay ahayd inta aan istaaganay ayaan meel markaa roob yaroo shuuxa ka kacay darin dhigannay, malaha 10 jeer waan ku ceshennay. Heesta waa qiimo badan tahay. Sannadkii 2021 ayuu ahaa habeenkaa, wali ma illaawo. Eebbe ha u raxmado Maamo Khadra Daahir Cige😢
@inraahimmadoobe
@inraahimmadoobe Жыл бұрын
Erayadii abwan cabdiqafaar ciise cagoole
@kaysefarah8913
@kaysefarah8913 4 жыл бұрын
Emotion baan Noqdaa Markaan Heestan Dhagaysanayo Ehlu Cashaq Uunbaa Mawjado Kale Kuusawiri kara marka uu Heeshayo Walaad Jacayl dhalaybaa Layidhi Ugldgoonkaad Ku Garataa Khadra Daahir Heesaha markay qaadayso Duni Kale Ayay Igaysaa Walaahi Allaaya Baarik Maamo Kahadra Daahir Cige Heesaheedaaba Dhagaysigoodaa Ilaahay Danbi dhaaf hanooga dhigeee
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 Жыл бұрын
Ish caleek anba kula mid baan ahay heesaha khadra daahir mowjadaha Badda & Daruuraha dushoda ayey i geeyan aun janatul fardowsa allaha ka waraabiyo aamin yaa allah 🤲🤲🤲
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 4 жыл бұрын
Inuu beer jacayloo kalgacayl Kubaahiyo hadalada Baroortee boogaha Damqinayaa Uuku baabay maqaley cabdow bari samaadkii Marka sheeko baraleydii Kaftan laysla beegsado Ma baraarugtaayoo Boholyoow ma’oydaa Wadnahaagu bihin biha Qof badweyn dusheed iyo Katalaabay buuraha Ma ubaaqayaayoo Wali mow baroortaa Bidhaan uusan gaadheyn Biligteeda muuqa ah Makadaba baqoolaa Bacadkiyo kuleeylahaa Dhibta mow badheedhaa. Raadki gadataayo halkii Bahal kucunilahaa Tilmaantii kubixitima Miyuu baafiyaayoo Beelaha kagoobaa! Bukaan socodka liitaa Raga waa kubadanyahaye Ha ubara nuglaan hawl cirka Baaxadiis le’eg! Barashadan isnuugtiyo Axdigaagan baaba’ay Haweenbaad kubarataye Ka’adkayso baydoo Hakadaba balaan balin Baahidaada. hidaa Adigaayska baanan karayoo Samo waxad bidaysana Kuuma baasa galinine Dabka kugu baxaayaa Boholyoow igaliyoo Aan is idhibakhtiiyee.! Adaan kuubirmanaye Bash bash iyo barwaaqiyo Badhaadhaan rajeeyee Adaan kuu birmanaye Samir weel kabuuxsoo Oo yaan dantaaduu Beylihineey Adaan kuu birmanayee Samir weel kabuuxsoo Ayaan dantaaduu Beylihineey Erayadii abwaan Cabdiqafaar ciise Laxankii mulaxan Legend siciid xarawo Codka dahabiga ah One and only legend Khadra daahir cige Khadra dhool One love somali Maryooley❤️👌
@cabdisamedsuldaanyuusuf8186
@cabdisamedsuldaanyuusuf8186 4 жыл бұрын
Waar nio dhaw heesood baad sidan u qortee adigu legen senidaa
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 4 жыл бұрын
Cabdisamed suldaan Yuusuf thank you very much I always writes down ma favorite songs like this ma brother👌
@drsacadhussein4154
@drsacadhussein4154 4 жыл бұрын
Thanks sxb
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 4 жыл бұрын
Dr Sacad Hussein you welcome wll
@khadarcumar9529
@khadarcumar9529 2 жыл бұрын
Mahadsanid saaxiib, hal meeris aan ku saxo: Baadi raadkii gadatayoo Halkii bahal ku cuni lahaa ......
@mohamudmohamedmohamed271
@mohamudmohamedmohamed271 Жыл бұрын
ale hawnaxariisto samir iyo iimaan mama khadra daahir cige aamiin aamiin aamiin
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Hoyadii Jaceylka Mamo Khadra dahir Cige khadra Dhool Rabow cimriga iyo Cafimadkaba ku Barakee❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedbusuri4160
@ahmedbusuri4160 Жыл бұрын
Ilaahay naxariistii janno ha siiyo walaasheen Khadra Dahir Cige
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 4 ай бұрын
WA NOOLALEY NICMATURABI BADANBAABA IGA WAYNE NOOLAYN LAKIIN NOLOL YA KHIRAY YASHA MURWODUMAROO LAGUFARSEEY YARIISEY QIIMOBADAN RUN BADAN SAXRUN, FAMILYYY AN TANITANI YA AHEY QASATAN DUMAR QASATAN NOOCYADEY FAMILY REERO. WALEENEEY YA KHIROOY NAYANSHO AH NOLOLEED YAHEEY WAXAN HORMARSADEY LE IGU HOREEYOOSE NAGAHOREEYO GUUD AHANA DHIGTEY, YA RABE TOWBE JIROO JOOGO NOLOW YAKHIROOY ILEENEY DUNI WA AYAMO YAROO KOOBAN. NICMATURABI . E MASHALAHTABARAYALAH. WADAJIR
@hassanali4184
@hassanali4184 2 жыл бұрын
Channel kan waa update waayo heestan oo origal ah meel kasta waan ka wayay lkn halkan ayaan helay Khadra daahir cige waa astaan jacayl heesaheeduna waa antipain
@Farhaan114
@Farhaan114 4 жыл бұрын
Masha Allah Meeshan aad ban uga Hellay Waa Hoyga Faraxa Iyo Facwaynaanta Runtii wan Bogaadinayaa Dadka Gacanta Ku Haya 💚💚💚💚💚💚💚💚💚
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 23 күн бұрын
Wayahayga wa ii Wanaagsan watno wacan malin lajoogo badanbadan baba Y aQoodey da horumar badanbadan
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
Rabbi ha u naxariisto fanaanadii khadra Dahir cige Dembigeedana ha dhaafo
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Aamiin
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 6 ай бұрын
Heestan qisadeeda shalay baan si fiican uga bogtay. Waxa ka sheekeynayey Abwaanka sameeyey Cabdiqafaar cagoole...
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 4 жыл бұрын
Mamadii fanka somaliyeed jibuti baan ka so salaamaya. Waxa ii farxad ah inan gurigeeda Hargeisa ku siyaartay 2019kii
@fuadabdi7834
@fuadabdi7834 4 жыл бұрын
Maamo khadra daahir cige fanaanada aan ugu jeclahay heesahega allaha ciseeyo
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
Inbadanbaba layda waawaynyahay balEE WELDOOOOOOWN inbadan soo dhawoow Ya RabE towbE, Familyyyyyy Reero
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 3 жыл бұрын
Big legend Waaberi1..!!..Khatar khadra Daahir!!...thanks.
@animeyaty8977
@animeyaty8977 4 жыл бұрын
Wa hees iyo badh thanks waayo waayihii wacnaa
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Erayada Cabdi qafaar ciise cagoole iyo Laxankii Siciid Xarawo
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
As, yaaaawaaayE, yaa Rabi towbah yartaanaa tanaa qiimobadan dagan FEEJIgsandumaroo cadayyareey lagufarxeeeey qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba uwataa yarEEEEEy saxsax Runrun .iyaaaah iyaaah
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Laygu dheeryahaoo waxbadan lay qadariyaayoo jecelyahay saytahay layga sooo dhawaystaa tayna haweendumar yareydaan laygu farxo.iyaaaaaaaaah
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Noolaaba waayahayga waa wanaagsan wacan iyaaaaa , yartayarta horumar aqoin caqli faaiido qubrad baaba ii badanayso iyoiyo iyaaaa
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Waaa clear woof thanks qof Soo galiyey
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Axsan channel wad ku mahadsantey dalabkaygii in badan ayaan baafiney heestan oo sidan u garaacan shukaran mar kale indr gacaliye #LEGEND
@mohiadina.mohamed7045
@mohiadina.mohamed7045 2 жыл бұрын
Sheeko baraleey 27th April 2022, 10:08 pm, Kamapala Uganda, makerere Hostel, waqtigan tagayoow salaama🚶‍♂️
@maaramire3463
@maaramire3463 2 жыл бұрын
Allah u naxaristo
@ducaalexajicali9468
@ducaalexajicali9468 4 жыл бұрын
Waa hees aad umacan qalbigaga bay dhex jexaysaa markaad dhagsysanayso
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Күн бұрын
Familyyyyyy sheeko baraley buuxdo jico Wanaagsan malin iQas ah wa leeyaheyba hois bricvy iyaa iyaa arimahaygoo buuxdana wa iQas bricvy hoose, Carosan iYate Nicmaturabi Nicmaturabi
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
Ya Rab towba QatimoQEyrjano. Mashaaaaalahtabaarakalah E.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Waaayo danbe lee aaaa gabadha khatraaaaaycaday yareey qarandumarooo lagufarho.aww
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Lay birmadaa hasayaeeshEe waxyaalaha qaar maqaato Nololba
@munafaysal3638
@munafaysal3638 2 жыл бұрын
Allah ha u Naxriisto 😭
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 13 күн бұрын
Boholyaw badanbadan buseel ku Qadarinaya bilyans jeer yu Qadarinaya
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Yareeeycaday ugu qiimobadanahay tantan haweendumaar minyarobahyareey. Nololba
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Waan uwataaa noloshaydaan noolaadaa waaba waxbadan layga waawaynaaa iyaaaah.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 ай бұрын
Badanbadan baaba QiimoQayo darajo Qibrad AQoon iyoiyo ii bateenba akhiroooooy iyo duniba ya ya Familyyyyyy E mashaaaaalah tabaarakalah. E
@Boobe-g9k
@Boobe-g9k 11 ай бұрын
Cabdiwali jaamac cawalw
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Yaarabi tawbah.yarta yartaan yaawaaye.ihihihihihihi familyyyyy
@mohamedhussein5595
@mohamedhussein5595 4 жыл бұрын
Fanaanada jacaylka khadra daahir cige
@Suldaanmuude
@Suldaanmuude 4 жыл бұрын
Mama khadra daahir cige ❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Waxaan ka helay inta ay leedahay oo mindhaa ay ku cabsi gelinayso. Bukaan-socodka liitaa Ragga waa ku badanyee Haw baraq-nuglaan hawl Cirka baaxadiisa le'eg
@calideeq9122
@calideeq9122 4 жыл бұрын
asc wll sare wa wllka jooga muqdisho wxa kuu rajaynaa nolol raaxo iyo barwaaqo leh inta kadib wxa ku sheega ina thy qofka ila qabo erayga ah bukaan socotka liita raggan iyo bukaan socodka liita dadkan dadba igi qabsaday waana mahadsnthy
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
@@calideeq9122 Bukaan socodka liitaa ragga waa ku badanyahee baa saxa.adaa mudan walaal
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 7 күн бұрын
Badanbadan baba YaQiise malin Nooladaba Runtii iyaa akhiroooy akhiroooy yaba wanaagsan wacanoo
@masnasaed1429
@masnasaed1429 3 жыл бұрын
Waaaaaw masha allh
@MrAkim87
@MrAkim87 6 ай бұрын
Waxaa heestan leh Abdiqafaar Ciise Cagoole, wuxuuna u tiriyay sxbkii Abdiwali Jaqmqc Cawaale iyo Gabadh u mehersanayd oo wadamada carabta u dhooftay. Abdiwali waxaa isaga laftiisa laga soo celiyay East-Germany xiligii shuuciyada la dirirka ee Siyaad Barre oo waxbarasho loogu diray.
@nuurhubane
@nuurhubane 7 ай бұрын
Laxankii saciid xarawo❤
@arlaadaarlaadey6639
@arlaadaarlaadey6639 4 жыл бұрын
Aaqirkii cabdiweli wuu guursaday iyadoo weliba uu kasoo ceshaday gurigii uu kuqoray iyo hantidii uu ku aminay oo markii hore si kalsooni leh uu ugu qoray cabdiweli wuxuu ahaa corneyl cidamadii somaliya isku lood ayaan ahayn
@istareexjellebare2645
@istareexjellebare2645 Жыл бұрын
Waa dhimatay ayada ale haa uu naxariisto asakana waa nool yahay Kenya nairobi buu jogaa
@abdisamaddirir3740
@abdisamaddirir3740 4 жыл бұрын
Talow majiraa adane codka khadra dahir oo kale leh? Alaha kuxafido khadra dahir cige
@maxamedcali2136
@maxamedcali2136 4 жыл бұрын
2020 cajiib
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Iyaaaaaaah saanay ahayd.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Waayo wanaagsan noloshayda ii qaas ah ilaa aaakhiro jano.qaatimoqEyr yaa Rabi towbah Nafsad itaa itaayareydataan iyaamE qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba ugu qiimobadanahay ugujiraa joogoo nolow qatreeeycadayyareeyqiimobadaneey jEmaadeeey tanogasho .shEEko buuxlEEy
@AANUUR1
@AANUUR1 4 жыл бұрын
Dadkii Fanka Dhashii HARGEYSA KHADRA DAAHIR.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
Boholyaw badanbadan buseel Nololba la iAaba lE ya
@MaxamuudCabdiwali
@MaxamuudCabdiwali 2 ай бұрын
Erayadii C/aadiq yuusuf cagoole Qisadii ku dhacday C/wali kilwe cawaale 2bo nin oo reer maxamuud ah
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Noolaaba ilaaa aaaakhiro tabawanaaafsan inbad lasookoobidoonin jano filaayaaba udadaalaayaana dunina nolol qiimobadan .yareeey wadayareey wadajir qaroisliina qaran cadceeddumaroo lagufarxeeeey yartayarta noolaaba waayahayga ilaa aakhiro janoo taba fiicanba wacan .
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Fariidayareey facyaashay taroonEEy bilyans dumarood qaasatan hablaha khayryaashay facyaashay waanba dhaafaaba iyoiyo
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Axsan channel walaahi
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 13 күн бұрын
Y maQalEY joigoo jiroo nolow
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
Ekhiraba E khiraaba Noloeed ah joogto ahba Y, Yaba wanaagsan wacanoo lakiin Ru xaq sax dadal Naturally xoriyad soo maahan
@AbdinasiYare-ms7kw
@AbdinasiYare-ms7kw Жыл бұрын
wayo wayo
@burhaan-ducoqabem.3863
@burhaan-ducoqabem.3863 4 жыл бұрын
Wadnahaagu bihinbiha Qof badweyn dusheediyo Ka tallaabay buuraha Ma u baaqayaayoo Weli ma u baroortaa? Meel fog ayaan u hayaamaa markaan heestan oo kale dhegaysaneyo.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Hilobadana layqabaaa.mashaaaaaaaaaalah tuii dhiganto maleh haweendumar.dhul
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
As waayahayga iyo Noloshaydaba ii qaas ah had iyo jEEr waa ii wanaagsanaanayaan cadayyareeyqiimobadan dumaroo marwo yareeydagan fEejigsan lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay iyaaaaaa , aakhirooooy tabawanaagsanoo qEyraysan duni xaytaheyba lEE iyaaaa Absuttlyyyy saxsax Runrun soooooooooo inbadan qatroisEEyqiimobadanEeey xaan istaahilaaba janogasho .yaa Rabitawbah
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 ай бұрын
Sheeko baralEEY Nacam
@asadbare4710
@asadbare4710 Жыл бұрын
Abwaan marexan iga dheh
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 Жыл бұрын
Yaa mareexaana saaxiib cabdiqafaar waa nin ree maxamuud
@takarisse6120
@takarisse6120 Жыл бұрын
reer maxamuud waa ayo, yey galaan@@abdifatahhassan168
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
Sabiriineey
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Heees wanaagsan.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
As,Ya Rab towba Nolol Nabad.
@salmafarahdaganqurux3408
@salmafarahdaganqurux3408 8 ай бұрын
Wadnahagu bihin biya qof badwayn dusheediyo ka talabay buuraha mow baqayayo wali mow baroorta 😥🥹🥹
@cadecilmi4003
@cadecilmi4003 4 жыл бұрын
Thankas waayo waayo waa ereyada abdulqadir cagoole hees laga sameyey qisa dhaba abwaanka sameeyeyvwaa reer mudug
@azizderia5698
@azizderia5698 3 жыл бұрын
Cabdiqafaar waaye magaciisu waana saaxiinkay oo California ku nool hada.
@gebro7613
@gebro7613 3 жыл бұрын
Khadra 🌹❤
@OmarAhmed-jf5yz
@OmarAhmed-jf5yz 4 жыл бұрын
Heestan sida waxa umacenaya wa laxanka isrogrogaya ee uu saaray mulaxan Saciid Harawo, cimrigiisa alaha raajiyo waxaan ogaa isago Ex Fiyoore kunool oo waqtigu xamar kuhayo. Mida kale Khadra waxay mucjiso kutahay heesaha dareenka jaceylka misana isrog roga laxankoodu sida heestan oo kale.
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 4 ай бұрын
YA , GALAB WANAGSAN. QATIMO WANAGSANAKHIROOY YYY DUNIBA NOLOL QIIMOBADANDARAJO DHEERI AH BADAN. JANO.
@ademfarah6680
@ademfarah6680 4 жыл бұрын
Waaw waxas Ayaa heeso ka ah
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
Familyyyyyyy Systems jiilbajiilba
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
Jiilbajiilba. Wadajir wadayareey muqtishoooy Jiilbajiilba
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
ShEeko barolEeeey.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Layga Raadiyaa mudo.dhuldhul hawlhawl
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 8 күн бұрын
Nin
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Sheeeko baraleeeeeeey
@nuuxckaafi-su4iq
@nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын
Aloow unaxriiso maama khadra daahir cige
@abdigacayte9
@abdigacayte9 3 жыл бұрын
Ayaa ii sheegi kara Abwaankii lahaa Laxanka yaa lahaa? Bal wydiiya khadra weynooshee
@maxamedcllaahi5722
@maxamedcllaahi5722 2 жыл бұрын
saciid harawo
@istareexjellebare2645
@istareexjellebare2645 Жыл бұрын
Mirahana abdi wali
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
WaayahEyya jER walbaba ayaamaba ayaamo lajoogaba waa inay i wanagsanaatoo wacnaato Waayo joog Qibrad Ya Inbadan Runrun arimo fududaadaNo inbadan la aqoodoo ilaaYaQEEn akhiroooooy Rasmi lagu RiYaQEEy Qadarin Qiimobadan joogto ah lagufarxeeeey
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 2 жыл бұрын
Sheets baraleey heesaha yaabka badan
@abdirashidahmed6458
@abdirashidahmed6458 4 жыл бұрын
HEESTAN WAXAA 80-TAMAADKII, WAXAANA HEESTA LOOGU JAWAABAY TIRIYEY ABWAAN SICIID SAALAX WAXAANA QAADA SAYID KHALIIFA(BARA-RIYAAC)
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 5 ай бұрын
As, Ya RabE towbE soo dhawoow inbadan E mashaaaaalah tabaarakalah QatraaayQaranEEy Qiimobadan murwodumaroo samsamEey yariiseey dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey Fariidad, bal.kawaran Yala duwan mba ta cayn ba dumaaaar iyo Rag. Ya loolan.bismilah Ya akhirooiy Yaba wanaagsanba Noloeed joigto ahba lakiin loo shaqaysto lEE waYE dadaal jihad Ya Nafs iyoiyoba E mashaaaaalah tabaarakalah
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Ala barashooy barashowacanEEy.
@MaxamudAli-cp2wz
@MaxamudAli-cp2wz Жыл бұрын
4 sano kahor ban dhagaystay cawon safar ahy ban dhagysan axya hees haben talado ah roob na da’ayo dhulku barwaqo yahay bosaso to garowe safar khyr 23/5/2023
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 13 күн бұрын
Soo imaw
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Nin.
@jaanisgorgor2715
@jaanisgorgor2715 4 жыл бұрын
Waaw 2020/5 /hadii Aad dhageysaneyso Farta taag
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
YaaRabi towbah .qaatimokhayr
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 8 күн бұрын
LE, cadeed dumaroo Qiimobadan boholyaw badanbadan iQaba iyoiyo murwodumaroo Nicmaturabi Nicmaturabi
@abdirashid1110
@abdirashid1110 4 жыл бұрын
Axa.khadra.waa.fananad Alle.haybada.usiiyay Codka
@AliKhan-sq9iz
@AliKhan-sq9iz 4 жыл бұрын
Maasha alaah
@Adoontiialle236
@Adoontiialle236 2 жыл бұрын
Inaalilaah waina ileyhi rajicuun she passed awey now 22-07-2🥺🥺rip
@hassanmuuse8799
@hassanmuuse8799 4 жыл бұрын
Nice khadra
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Horusocoto aan hakin fariidad qiimobadan dumaroo cadayyareey marwo ah aqoon dagan iyo caqli
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Khatraaaaaaayqarancaday qiimobadan faceeda karoooneeeycadceeddumaroo
@farhanismanabseih1364
@farhanismanabseih1364 3 жыл бұрын
Digfeer Maaxan
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 Жыл бұрын
Sheeko baraley
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 2 жыл бұрын
Yaasiin maxamed.jaamac
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 23 күн бұрын
Lulu YariisEey Nicmaturabi Nicmaturabi Carosandhul cadayyareey cadceeddumarooo Shamsoooy Qorax malin cadeed galab
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 944 М.
Из какого города смотришь? 😃
00:34
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,2 МЛН
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 28 МЛН
World’s strongest WOMAN vs regular GIRLS
00:56
A4
Рет қаралды 45 МЛН
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,4 МЛН
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 106 М.
KHADRA DAHIR (AHN)MAYAQAN SASABASHO
11:17
LADAN PRO STUDIO
Рет қаралды 56 М.
Heesta waa saboolka caadadi codkii khadra daahir with lyrics my favourite song
10:54
Become bigger and smaller  #joker #cosplay#Harriet Quinn
0:24
佐助与鸣人
Рет қаралды 3,6 МЛН