KHADRA DAHIR CIGE IYO SAALAX QAASIM NAAJI HEESTII BEERKAYGA CAASHAQA (BEST KABAN QARAAMI)

  Рет қаралды 482,883

INDHAHA BULSHADA

INDHAHA BULSHADA

Күн бұрын

FADLAN SUBSCRIPE LIKE COMMENT AND SHARE

Пікірлер: 81
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
2-Big Legends Dangerous Saalax Qaasim Long live Khadrana Allah Yaa-Raxma Aamiin.Aamiin!!!...thanks.
@jamaabdirahmanjama9415
@jamaabdirahmanjama9415 8 күн бұрын
Midhaha Abwaankii lahaa soo sheega asxaabey waxaan dhegaysanayaa maalin Isniin ah 7. October. 2024 Hargaysa guri ku yaala Masalaha Galbeed illahay haw naxariisto Khadra Daahir Cige Saalax Qaasimi llahay cimriga haw barakeeyo ❤❤❤❤❤
@caliismacil3814
@caliismacil3814 2 жыл бұрын
Waah waah Abwaan saalax qaasim berkayga caashaqa adaabaraye ma ogtahay waa habeen isniin ah 24 /10 /200/ 22/
@cabdiwahaabxasanceli4929
@cabdiwahaabxasanceli4929 2 жыл бұрын
Axsan riwaayad abwaan sangub khadra iyo saalax haldhaa
@barkhadomar1761
@barkhadomar1761 Жыл бұрын
Riwaayadii ninba tacabkii talooy kaa maal Gari makaa baxda aay dadku u yiqiniin khadra daahir iyo salax qaasim khadra fananadii aan ugu jeclaa codkeeda naxariustii jano ala haka waraabiyo
@SiciidNiyo
@SiciidNiyo 2 ай бұрын
Axyaa qaraami waayo waayo khadra&saalax naxariis jano labadoodaba
@SiciidNiyo
@SiciidNiyo 2 ай бұрын
Naxariis jano labadoodaba
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 2 ай бұрын
Ofcle.kuwan.leh.waa.faadu.haldhaa.ee.codka.khadra.garan.waayey.nookaadiya.leenay.laxamayste.saalax.qaasim.iyo.khadra.daahir.alle.hawnaxariistee
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
Allh how naxariste waa khadra daahir lafteedi oon muran lhyn
@abdifatahhashi405
@abdifatahhashi405 3 жыл бұрын
Waaaaaaw masha Allah Caadi ma ahan Waa kaban Shidan
@saliim8734
@saliim8734 2 жыл бұрын
alaaa codkii fadumo cali cilmi🥰🥰🥰
@libanmohamed1842
@libanmohamed1842 2 жыл бұрын
codka dahabiga ah ee AUN khadra daahir cige qofkii yaqaana kama khaldamayo qarni ayaanu dhagaysanaynay naga khaldami maayo. Eebbe ha unaxariisto khadra daahir iyo abwaankii waynaa ee Sangub oo midhaha lahaa, saalax qaasin alle cimriga ha ubarakeeyo waa noolyahay.
@bishaaraddegaming2856
@bishaaraddegaming2856 2 ай бұрын
Allle ha unaxariisti hooyo khadro❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Mashaaaaalah tabaarakalah qatroosqiimobadan cadayyareeey E555555555555555555555555555
@cabdiraxmaancali-pj1dc
@cabdiraxmaancali-pj1dc 2 жыл бұрын
❤🧡❤🥰💜💙💚💛 wa hees qaaliya wan magsuudaa markan dhagaysto waaw
@charkokhadar2558
@charkokhadar2558 2 жыл бұрын
Fadumo haldha baad qaada not khadra dahir wll
@maxamedaxmed1083
@maxamedaxmed1083 Жыл бұрын
Maxamed axmed nuur
@Sologamer446
@Sologamer446 Ай бұрын
Djibouti aya horayssay
@ahmedsadiq6333
@ahmedsadiq6333 3 жыл бұрын
Masha Allaahu khadra & salax
@husseinabdille
@husseinabdille Жыл бұрын
Wa qadra dahhir
@ahmedsadiq6333
@ahmedsadiq6333 3 жыл бұрын
Khadra Afkaaga Caano lagu qabey
@abfarah2769
@abfarah2769 2 жыл бұрын
Codkaan waa khadra daahir oo aan biyo la marin. Qofkii khadra heesaheeda dhageysan jiray horay ayuu ka fahmayaaa.
@khadaralli2472
@khadaralli2472 Жыл бұрын
alla.yaraxma. naxarexto.koliganaba.codmacan
@Hanad2976
@Hanad2976 Жыл бұрын
Marwooyin iyo mudanayaal Eebe hawnaxariiste waa khadra daahir cige iyo macalinkedii saalax qaasim. Khadra waxaa u dheere codka halaasiga ah dabeecad macaan iyo dadnimo macaan ayey lahayd. Maxamed yuusuf Abdi iyo Hibo nuura ayaa iyana leh dadnimo iyo dabeecado dahabiya oo ah hibo Eebe bixiyo oo keli ah.
@abdihakimyussufhassan9064
@abdihakimyussufhassan9064 2 ай бұрын
Faadumo haldhaa
@caliismacil3814
@caliismacil3814 2 жыл бұрын
Hargaysa kadhagaysanayaa
@faysalmohamad2211
@faysalmohamad2211 2 жыл бұрын
Saalax qaasin iyo haldhaa
@mohamedsaed5524
@mohamedsaed5524 2 жыл бұрын
Original waa saalax qaasin iyo faduma haldhaa
@MaxamadIbrahin-g8g
@MaxamadIbrahin-g8g 7 ай бұрын
Masha alah
@aminaxuseen3788
@aminaxuseen3788 2 жыл бұрын
alaa yarxama alah idin naxriisto
@abdirahiimmohamed4078
@abdirahiimmohamed4078 2 жыл бұрын
Sxb thanka inbadan lkn qoraal soo raaci plz
@faaomar8598
@faaomar8598 2 жыл бұрын
It’s khadra dahir not Haldha
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
gabadhu maha khadra daahir saxib yal ila hubiya bal
@ismailfebrayo9466
@ismailfebrayo9466 3 жыл бұрын
Saaxiib waa khadra daahir
@abdishakurmohamedsahal3125
@abdishakurmohamedsahal3125 3 жыл бұрын
Taloow maa nin bu ahaa
@mahadjimcale1439
@mahadjimcale1439 3 жыл бұрын
Sxb wa khadro dahiir
@cismaanmohamed363
@cismaanmohamed363 3 жыл бұрын
Maaha khadra daahir ee waa faadumo cali cilmi (haldhaa)
@ahmedissa7088
@ahmedissa7088 2 жыл бұрын
Haldhaa iyo xsn wado jabuuti miyaad aragtay heestan waa original waana khadra
@Ismaacil-m8w
@Ismaacil-m8w 3 ай бұрын
Heesta tan waxan ku aqaaney faadumo haldhaa ee khadra miyaay iyan qaaday
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Ай бұрын
Heestan Haldhaa Shaqo kumalaha Originalkeedii Waatan 1979 Xusuus Wacan!!....thanks.
@abdulahiholand4022
@abdulahiholand4022 2 жыл бұрын
Heestan inta ugu danbaysa... oo qoraala ila wadaag hadad fahantay qaybta khadra.... wadnahayga webiga.ah beerkayga baladka................?
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
Qaybta khadra:- Beerkwyga waabiga ah Wadnahyga baalal ka ah Barta guuxda maba ogi Barqo jilib dhigeygii Nafbadbaadin taydii Iyo baylahdaydii bal aan kuugu baaqee Sababkeyga baahida Wa’ubarye ma ogtahay Adaa badey wabarey ma ogtahahey.
@barkhadomar1761
@barkhadomar1761 Жыл бұрын
Bada guuxda maba Ogi weeye
@Mawled101
@Mawled101 9 ай бұрын
Bada buuxda buuxda maba ogi weye😊
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 3 жыл бұрын
riwaayadii Gari makaa baxda ama Talooy ninba tacab kaamaal SIngub
@Daryeelkabulshada
@Daryeelkabulshada 2 жыл бұрын
waaw
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb Жыл бұрын
Midhaha heesta abwaankee baa lahaa toloow?
@Waamortv-c8x
@Waamortv-c8x Жыл бұрын
Singub
@barkhadomar1761
@barkhadomar1761 Жыл бұрын
Sangub riwaayadii ninba tacabkii talooy kaa maal Gari makaa baxda adiga maku geyda dadku u yiqiineen
@ahmedsheikmahamed7594
@ahmedsheikmahamed7594 2 жыл бұрын
Top
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 2 ай бұрын
MIRAHA(ERAYADA)IYO LAXANKU WAA ASTAANTA LAGU TARTAMEE!! HADAD HOBAL TAY! HADAL XUMO KA DHEEROW! HUGAAGANA HUWANOW! QAAWANIDU QURUX MALAHE!
@yahyeibraahim6859
@yahyeibraahim6859 2 жыл бұрын
Yahye
@saeedosman3016
@saeedosman3016 6 ай бұрын
Erayada laxanka waa dhag .waxase ay ku wacneyd In Jim sh muumin ama dauud Cali madxaf garaaco.
@yabehdaher7046
@yabehdaher7046 2 жыл бұрын
Wa haldha
@raagedirir9171
@raagedirir9171 4 жыл бұрын
maaha khadra gabadhan heesaysa saan filaayo waa haldhaa
@cismaanmohamed363
@cismaanmohamed363 3 жыл бұрын
Waa haldhaa orginalkeeda iyadaa qaada iyo saalax qaasim
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 Жыл бұрын
@@cismaanmohamed363 Originalka waa Khadra hadase waa Haldhaa. Fanaaniintii hore dad la soo xulay bay ahaayeen oo barteeddii dhigaya sxb.
@jamageelle5678
@jamageelle5678 3 жыл бұрын
Add a public
@nouramohamed3219
@nouramohamed3219 3 жыл бұрын
Man sha allah
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Hees xusuus mudan
@ibrahimalidideh6391
@ibrahimalidideh6391 2 жыл бұрын
Waa faadumo haldhaa
@ahmedfarah4693
@ahmedfarah4693 2 жыл бұрын
She is khadra dahir love she has beatiful voice
@CabeyAxmed
@CabeyAxmed 7 ай бұрын
qadra.dahir.iyosalax.qasim
@ibraahinyusuf
@ibraahinyusuf Жыл бұрын
heeso
@MaxamadIbrahin-g8g
@MaxamadIbrahin-g8g 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@charkokhadar2558
@charkokhadar2558 2 жыл бұрын
Fadumo haldha weeyi maha khadra
@Hanad2976
@Hanad2976 Жыл бұрын
Waa khadra haji
@Ducaysanetv
@Ducaysanetv 4 ай бұрын
kkkkkkkkk khadra daahir ma 2005 ayad baratay waa khadra daahir cige diid ama yeel
@soransoran2777
@soransoran2777 Жыл бұрын
S
@ciltirecali8991
@ciltirecali8991 3 жыл бұрын
Tiy
@ciltirecali8991
@ciltirecali8991 3 жыл бұрын
Asc xld
@aminabdisalem3401
@aminabdisalem3401 2 жыл бұрын
Gabadhu waa fadumo haldhaa, not khadra dahir
@mamanona8082
@mamanona8082 4 жыл бұрын
ماشاء الله
@jasonroberto6474
@jasonroberto6474 3 жыл бұрын
sorry to be off topic but does anyone know a way to get back into an Instagram account?? I stupidly lost the password. I would love any tips you can give me!
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 106 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 57 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 45 МЛН
saalax Qaasim & Khadra Daahir
10:57
Hassan Hassan
Рет қаралды 225 М.
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,4 МЛН
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 70 М.
Saalax Qaasim & Khadra Daahir (danta iyo jacayl)
10:50
B Migil
Рет қаралды 344 М.
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 893 М.