KHALID KAAMIL 2021 | XAASID KEENII ADAA DUGSADAY | HEES CUSUB

  Рет қаралды 612,589

Mattan Pro

Mattan Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 277
@NimcoShaacir
@NimcoShaacir Жыл бұрын
6/7/2023/hbn qamiis soo gleyso Sacada 11:2🥺inta iga sii danbeyso waan slamaYaa❤🫶🏻
@AishaAbdiweli-wl4iq
@AishaAbdiweli-wl4iq 9 ай бұрын
Wn kaqaday byo😢❤
@SamiraCumar-gy3up
@SamiraCumar-gy3up 6 ай бұрын
Wn kaa qaadnyy apyoooyy😢😢
@FarduusmaxamedAxmed-wf5oc
@FarduusmaxamedAxmed-wf5oc 4 ай бұрын
Wan qaadny wll😢
@hassankhadar9103
@hassankhadar9103 3 жыл бұрын
😭😭😭😭 ilin baa iga timid markan dib wax u xasuustay Wxey ii ahaan leheed riyo rumowday hadaan kaga sheeken lahaa qisadeeyda kamilow wxdna ka sameen leheed 10 heesod oo dadka ka ilmeeysiiso
@kawsarise283
@kawsarise283 2 жыл бұрын
Ax 😥
@ugaadhasan9403
@ugaadhasan9403 2 жыл бұрын
😭
@mohametsait3751
@mohametsait3751 2 жыл бұрын
Wixii ugu qaalisanaa ee ay noloshu isiisay waxay noqotay dhibaato murugo iyo muraara dilaac💔
@xamdaqaali9207
@xamdaqaali9207 2 жыл бұрын
nin ooy naayo naag rabto maleh 😂jiljileec badnidaa
@ahmedabdikadir324
@ahmedabdikadir324 2 жыл бұрын
@@xamdaqaali9207 in la ilmeyo nin iyo naag ma leh waa dareen ilhy qof walba ku dhaliyay eee hadii aadan Rabin qof caqiga leh wuuu rabaa
@craxmanoday6793
@craxmanoday6793 11 ай бұрын
khaalid kaamil is the the modern'iest laxameyste ever seen walaahi laxamo xaadda kicinaya ayuu heesihiisa ooo dhan ku rakibaa..❤
@user-xb4uh1sh4k
@user-xb4uh1sh4k 3 жыл бұрын
Bishaan gidaheeda 5 heesood oo calacala another level of calacal 😂😂🙋‍♂️
@husseinozil3614
@husseinozil3614 10 ай бұрын
27_12_2023 00:22 hapeennimo wye Nairobi Kenya ayaan jooga waqti dheer kadib cawa ayaan kuso laabtay halkaan waxana leeyahay Xad gudubkii baahyayo Xeer ilaaliye caashaq ma leh 💕✨🔥
@mohammedadde8251
@mohammedadde8251 2 жыл бұрын
Xaqiiqdii Hestan Daren Ayee Igalisay Qof Aan Adunka Ugu Jeclaa Wax walbana Aan Usameyay Ayaa I cidleysay Abalkeugana Ka dhiktay erey aan U qalmin Xaqiiq kama Fileen Inaad Sidaas Igali Doonto Balse wey dhacaday Hada Lkn hubaal malin Uun Ku ilaali Doonaa ...🥺😫💔.. /tue / 27/9/2022/10:09 i.a Soo Boqan Donaan Comentigeyga Goor walba ..🥺💔
@zakiabdi7733
@zakiabdi7733 2 жыл бұрын
Sxb mcn noloshaan aaad arkeyso wey wejiyo badanthy maalinba waa si mowjadaheedana wxaaa la rabaaa inaaad ka hor tagto Sxb ha is jilcin Sxb is adkee horeyna udhaqaaq sbbtoo ah nolosha intii aad soo Martay maahan ee Waa inta kuu dhiman Sxb ee adiga gacantaada ku qurxiso ha tusin dhaawacaaga ee tus farxdaada io ineysan wxpo kaaa maqneyd farxadaasna wxaad ku heli kartaa udhawaanshaha alle Sxb anigaa kaa balan qaaday wey soo laaban doonta xiligey noqotaba adigoo ka maarmay Sxb 🎉
@basoumacabdalla9406
@basoumacabdalla9406 Жыл бұрын
Qalbiga allh ku qabojiyo💔qof wlbo wxba qalbigisa ugu dhex duugan
@sahanchannel9278
@sahanchannel9278 Жыл бұрын
Sorry sxb nolosha ayaa saan iska ah
@amranmaxamad-do7sg
@amranmaxamad-do7sg Жыл бұрын
Abowe wn ka xumahay midas blze wd ka gudbi Insha allah guleyso Wll ❤😢
@asiajama5600
@asiajama5600 Жыл бұрын
Sorry 😢
@walaal__Golden122
@walaal__Golden122 6 ай бұрын
Qof walp0 qaliga xanuun ka dareemaya alle hawga reebo bdl khyr qabana ha siiyo
@abdirahmanmohammed6800
@abdirahmanmohammed6800 3 жыл бұрын
Heesaha calaacalka wan ka helaa so daadi bro 😁🙏
@XabsaXasanaxmed
@XabsaXasanaxmed 10 ай бұрын
Calacalka way IGU baxda amba😢
@Therealjunaid10
@Therealjunaid10 2 жыл бұрын
Jaceyl ma ihayo sase tahay hesaha khaalid jaceyl ba ka qaada😂😂😍
@Alihindi5481
@Alihindi5481 3 жыл бұрын
Khaalid maxamud Abdilaahi muuse kaamil and mataan hore usocda👏💥🥰
@cabdullaahigureey3247
@cabdullaahigureey3247 3 жыл бұрын
Such a Somalian single who can produce in one month with five another level songs can't be seen except the legend Khaalid kaamil. Never surrender brother.
@abdimohamed4544
@abdimohamed4544 3 жыл бұрын
P0m0plkm9nl
@فهدفهد-ل8ب3غ
@فهدفهد-ل8ب3غ 2 жыл бұрын
isodr
@amiinlacag3222
@amiinlacag3222 9 ай бұрын
Heestan waxaa dhagaystay 23/1/2024 maalin talaada saacadu tahay 2:59 run aHaanti markaa dhagaystay heestan qiiro io jawi kalaa galay gabadhey aada kU jeclaa Lkn 100 AniGa camala jeclatay Ma xumo Lkn rayraynta io faraxada io naxarista aan KULa SOo doonan jiray wakhti walpA waxaa Ka dhigtay mid aan waxba ka jirin saasO ay tHy adiGa dartaa silac io samfariir waa u maray Lkn saaso ay tHy waa kU guul daraystay inaan hanto qalpigaaga ALx wax walpA maalin Uun khayr way kU dhamaan doonan adigana hupaal waxaa ku rajaynaya farxada hada kU jirto mid Ka qUrxOon Aa kU rajaynaa waxaana si qalpiyan ah ku leyahay hUpaal saas makaa filayn 😭💔🥺
@nacimamohamed1864
@nacimamohamed1864 2 жыл бұрын
it’s 11:10 pm and I am sitting the corner of the sea watching the sea and listening this song it’s really heart touching song 🥺
@sayidali5537
@sayidali5537 Жыл бұрын
Sorry sister😪
@aliiyoka1107
@aliiyoka1107 Жыл бұрын
Cidlo kuma ficno jawigas lkn sometimes its good 4 memory
@liibaanshorla6160
@liibaanshorla6160 2 жыл бұрын
Wlaahi waan ilmeeyey 💔💔💔
@MohamedYarow-v9w
@MohamedYarow-v9w 11 ай бұрын
Waaa hees daren wadato Dhageysigeda kaama dalo aniga shafici ahaaan
@abdifatahkamaal5433
@abdifatahkamaal5433 Жыл бұрын
Xad gudubkii baahyayoo Xeer ilaaliye caashaq male Xaqiiq galgacylka haga oo Xoreynkara laabtan dilan 😥😥 Axyaa Hees wlhy
@mariamruun2224
@mariamruun2224 6 ай бұрын
💔😭💔😭😭😭😭
@sahraabdirahmanjama5257
@sahraabdirahmanjama5257 3 жыл бұрын
KhLid kamil wa iwadta yaqay✌️🌹
@ahmedmahad2743
@ahmedmahad2743 3 жыл бұрын
Keeping brother hormar wacan legend
@AbdallaQeys
@AbdallaQeys 3 ай бұрын
Maalin Sabti ah 27-jul-2024 saacada 5:26pm Qalbiga xanuun ka dareemaya waxaan alle ugu bariyaa qof walbo wax si daacad u jecel qalbiga alle inuu u qaboojiyo 😢
@khalidkhapirka5048
@khalidkhapirka5048 2 жыл бұрын
Xanuunku ha idaaye khaalid kaamil idaara🥺😥
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 Жыл бұрын
woow great song ❤ kamil have to get Somali best RB of years
@mohamedjamaal2841
@mohamedjamaal2841 5 ай бұрын
03-06-2024 ❤ Daawasho wacan dhammaan inta Qalbiyada jabanaw❤😢
@mariocrashiid5386
@mariocrashiid5386 7 ай бұрын
Still sidii ban usugaya mar kle ayu iga fogadey Qof ayu jecladey Anh Wu i ilaaway Anh wali man ilawin wan jcelyhy la antis wax waa qabsn waye murug tan badan wan ka dalay nftyday iga rali noqo khaladka anaa leh waa bil Ramadan waliba hbeenkii ydanbesay Ramadan ilahy Wa ujeda qalbigyga culeskan wan xamili wayey allow iga Kala qafiifi Sacdu 2:20 4/9/2024 💔😌
@luckydeskipper1569
@luckydeskipper1569 6 ай бұрын
Lacag ayuu leyahay thats why usugeysid😂😂
@mariocrashiid5386
@mariocrashiid5386 6 ай бұрын
@@luckydeskipper1569malahn Shiid waye dofarka😂😂😂
@luckydeskipper1569
@luckydeskipper1569 6 ай бұрын
Ani adiga kawaran hhh
@NacimoCali-y3w
@NacimoCali-y3w 6 ай бұрын
Illhy niyada haku qaboojiyo mcnto 😢😢
@old-school792
@old-school792 5 ай бұрын
Don't worry sister Insha llah one day u will be free this shit We feel also but never give up
@qamarsugaani4900
@qamarsugaani4900 3 жыл бұрын
Wey iga gadan tahey heestu brather khaalid kaamil legend go foward pro keep go in 🎻🎤👏🥰
@munomaxamed4297
@munomaxamed4297 3 жыл бұрын
Hees iyo Bar weeye heesta runtii heestaa anay dareenkayga turjumyzaa😪😪💔
@najmaabdulahkiimomar9331
@najmaabdulahkiimomar9331 2 жыл бұрын
Heestan marka maqley ilin iga timid runti😭😭😭
@dheereeye3256
@dheereeye3256 Жыл бұрын
Sorr😰❤
@mohamedabdifatah8759
@mohamedabdifatah8759 3 жыл бұрын
heestan si gaar ahbay qalbigayga utaabatay Runtii abwaanka waxa la odhankara dareenkayga dhabta ahbu ka hadlay.
@hodanabdirahman1704
@hodanabdirahman1704 19 күн бұрын
After 3yrs ayan heestan dareemaya mrki hore si cadiya ayan u dhagaysan jiray imika lkn inan anigu hdalayan isku malaynaya 🥺
@SabirinChamaal
@SabirinChamaal Жыл бұрын
Ciil mooye cilmi kamaan baran caashaqa 🙃💔
@aymanmaxmed7558
@aymanmaxmed7558 Жыл бұрын
sema😢
@ayaanaxmedayaanaxmed1421
@ayaanaxmedayaanaxmed1421 2 жыл бұрын
Xasadkeni ada dugsade😭😭💝
@XamseMaxamed-j8j
@XamseMaxamed-j8j 7 ай бұрын
Markasta oon kala tagno maxay heeso noocana usoo baxaan waankuu soo ducaynaa nolshii iftiinka badnaydey 🥹😭👋
@abdilahibarakale6638
@abdilahibarakale6638 3 жыл бұрын
King of love 🤴khalid kamil wn ku wataaa
@kartizaninaomar9607
@kartizaninaomar9607 2 жыл бұрын
Xiskeygii ku bilaa Xubigeygii kugu Ekaa Xasuusihii JogTadiyo Qalbigeeygi💔Ku Xala Xararadi Ada Ka Jaray Xaaraaradi Adaa Ka Jaray.. ✨✨
@badalyasin5393
@badalyasin5393 2 жыл бұрын
Xiiskeygii kubilna xubigeygi kuguekaa xasusihii joogta iyo Qalbigeygi ku xaala xararka Ada kajaray😭😭
@shukriosman2055
@shukriosman2055 Жыл бұрын
Omg speechless no words to describe my heart just melts and I’m in tears 😢😢😢😢😢
@kingmk7615
@kingmk7615 3 жыл бұрын
Keep going pro abdifatax mattan
@safasagal3986
@safasagal3986 3 жыл бұрын
Waxan hees waa dhaaftay😪⚘
@muktarmusics1069
@muktarmusics1069 3 жыл бұрын
Keep going on brother
@queenarawelo2538
@queenarawelo2538 Ай бұрын
❤waxaan Hees waa dhaaftay walee
@zalmaancadde5662
@zalmaancadde5662 3 жыл бұрын
Waar wiilkaan saacad saacad ayuu heesaha usoo qaadi, waxa ma sakeel ayey oogu jiraan😀😀😀
@TheSayax22
@TheSayax22 3 жыл бұрын
Noogaleexo dadbaa sugee
@amiirjibriil1007
@amiirjibriil1007 2 жыл бұрын
What a melody Qalbi taabad 😢
@hassanabdihakim4239
@hassanabdihakim4239 3 жыл бұрын
Khalid kamil Jaceylki hilmaamay Aiso xasusisay😥
@asmacumar3549
@asmacumar3549 3 жыл бұрын
Heeees iga dheh wlhi hore u soco khalid kamil🥰
@zeinmalik2874
@zeinmalik2874 3 жыл бұрын
Mattan pro big legend
@kaifabdikafi7596
@kaifabdikafi7596 2 жыл бұрын
Jacaylkiii xasuuuq udilay🥺🥺🥺🥺🥺
@ridwaanYareofficial2019
@ridwaanYareofficial2019 2 жыл бұрын
Qisadayda jacayl aan soo maray daan kaaga sheekey0 khaalid kaamilow imaad rumaysan lahayn wlhie wllo 😰💔😰
@IfraxNuur-tz2qo
@IfraxNuur-tz2qo 9 ай бұрын
Aniga iga sheekey si Aad igo nadistid😢😢
@ridwaanYareofficial2019
@ridwaanYareofficial2019 9 ай бұрын
​@@IfraxNuur-tz2qowll 😢😢
@ridwaanYareofficial2019
@ridwaanYareofficial2019 8 ай бұрын
​@@IfraxNuur-tz2qowll ma awoodl 😢😢
@mohmethanat5743
@mohmethanat5743 8 ай бұрын
Is Adke zxp Anpa Heestanan Izku Ilowsinaya Balse mazkxdayda secend kama Baxayzo😢
@ridwaanYareofficial2019
@ridwaanYareofficial2019 8 ай бұрын
​@@mohmethanat5743sxb ilaahay qofkasto qalbiga ka dhaawacan Haw gar gaaro inta is jecelna calaf hayskugu daro insha allah..😢❤🤲🤲🤲🤲🤲
@muhyodiin9438
@muhyodiin9438 3 ай бұрын
Aad baan KuuGu xiisay RamLa❤😢
@shaficicabdimadoobeabdi1511
@shaficicabdimadoobeabdi1511 3 жыл бұрын
Heesaha calaacalka ah waan kahelaa,😱
@AmiiraAbdikariin-y8r
@AmiiraAbdikariin-y8r Ай бұрын
Heestani xasus ayay diib i galisay jaceyl ku maha hadyaay balse waa filasho murug le jaceyl ku hawaro🥺
@khalidkhapirka5048
@khalidkhapirka5048 Жыл бұрын
Xasadkeeni adaa dugsadey xogteeni adaa gudbiyey xuduudihi caashaqana xeerkodi adaa jabshoo jaceylkii xasuuq ku Ridey waxad mooda heestu iney ani iga hadleyso maalmo malmaha kamida oo isoo marey best song guuleyso zhp waxa tahy nin aan tageero ok heesihisa dhageysto kuwi hore iyo kuwii dambaba kaman daalo fanan agteyda qiimo kuleh oo isku magac nahay waku wata gar iyo gardarapa zhp🙏🤴🤍💯
@Fardosa869
@Fardosa869 9 ай бұрын
Hpen Xad So galeyso 20/1/2024 ...10:47 Inta Dhawaacan Alle ha u qaloi qapoojiyo😢❤
@romanioboy9725
@romanioboy9725 2 жыл бұрын
Afar sano oo jacayla 🥺😭 khiyaano laygu dhameeyay bal maxay ka dudoo ugaystay🤦‍♂️
@sabnaasomali3978
@sabnaasomali3978 2 жыл бұрын
Ooh sori abowe mcn😭😭
@romanioboy9725
@romanioboy9725 2 жыл бұрын
@@sabnaasomali3978 waa aduunyo waan ku samraya
@SamiraCumar-gy3up
@SamiraCumar-gy3up 6 ай бұрын
Heestan aneey iga hadlaysaa hada wlhy wxn ku suganahy xaalad aad u xun kuwa naga danbeyoow waligiin wx ha jeclaanina😭😭
@khadarkadiye3933
@khadarkadiye3933 3 жыл бұрын
Khalid kamil waad cood macantahy
@fardowsocumar3312
@fardowsocumar3312 2 жыл бұрын
Jacaylkii xasuuq kudilay😔
@awoawil3428
@awoawil3428 3 жыл бұрын
Xadgudubkii Baahyayoo xeer ilaliye cashaq Maleh Xaqiiq Kalgaceylka Hago Xoreyn Kara Labtan Dilan💔💔💔💔Heestan Darenkeyga Ayay Ka Hdleysaa Wlhi 😰
@zalmaanmoha6740
@zalmaanmoha6740 3 жыл бұрын
Khalid kamil mareeye wan ku wataah kitaapka one love jcyl kaygi horanpa cawa so xasustay kitaapka 💔
@cabdalanasri9093
@cabdalanasri9093 Жыл бұрын
Ma qeexi laro dareenkeyga😢🥹😭
@maxamedmaxamuud3227
@maxamedmaxamuud3227 3 жыл бұрын
Forom sool wada shaqayn wacan
@salmanphilipine5068
@salmanphilipine5068 11 ай бұрын
“Xasadkeeni adaa dugsaday Xanteeni Adaa gudbiyay”😢
@Aflaam_media
@Aflaam_media 3 жыл бұрын
Wxn wy hees Dhaafty😥❤
@madarauchiha2557
@madarauchiha2557 2 жыл бұрын
Heestan way iga duwan tahy heesaho dhan I mean laxanka lasary only legend uun ba fahmi karaa Wana sababta aanay dadbadani u Aqoon Ama anay udaawan
@AmalMohamed-um8yi
@AmalMohamed-um8yi 4 ай бұрын
Khali khali dilko musigedq soma ahan mise anaa u maleeyo😊
@kamilhdofficiallstudio4230
@kamilhdofficiallstudio4230 5 ай бұрын
Malaga YaBaa MidaaN Dunida Ugu JecLaa Mar Uun InaaN HeLLo ❤
@sacdiyaabdismad7675
@sacdiyaabdismad7675 3 жыл бұрын
😭jcylka xasuuq ku diley Hestan.....
@mofarah6078
@mofarah6078 Жыл бұрын
Caawa soo booqday heestaan anoo jecel buu icidleeye ma aqaan sabbta
@zihaamzhiike
@zihaamzhiike 6 ай бұрын
30/4/2024 Haben arbaco so galayso sacada 10:25. Hestaa Wxa uso dontayyy ina Ku Nafiso wayo qalpiga ka gubanaya Qof walpo dacad unoqdo wu iqiyamaya Mana aqaN sabbta Lkn ugu danbayn wxaaa Hely wiiL DulqaaD bdeN Naxariis BadaN wngsaN O ijecel Lkn mar walpa wa is dagalnaaa HadertaN Macaa wa isku dhacsanhy uma malaynayo ina asi cml helyo igu soo duceyaa inu calaf ilhy igu daro😢❤
@Adammohamed777
@Adammohamed777 5 ай бұрын
sorry🥲
@allahismylife1206
@allahismylife1206 3 жыл бұрын
💔💔💔 xazidkenii adaa Dugzaday 😭
@hudahudaya833
@hudahudaya833 Жыл бұрын
Heestan dareen gara I ledehay waxanku so xasuustey qof aad igu dhawaa xanuun iyo ciil iyo qomamo I badey☹️ 2022 26.6.2022 waxan is paraney wiil waxanu isku parane meel sawiro lagu qado oo isagu laa waxan is paraney maalmo kadib xiriir puu iso qan dhigtey kadib wanka aqpaley wuxu ahaa wiil dulqada pdn waxanu wada socono aniga waxan lahaa xiriiro kle kadib wuu igu ogadey kadib xiriiradii kle wan uga hadhey kadib waxan wada socono wuxuu iga joojiyy asxbtey aan raci jirey wuxu iga joojiyey melahan aan tagi jirey waxan qatey wax kasta oo xagiisa ka imadaa wuxuu i noqodey daacada wuu i nuglaadey wuu i dabacasanadey waxan u qadey jcl aan indho iyo dhago mida lehen waxanka dhiptey wax walpa oo i dhaw waxanka dhigtey wax walpa iga maqna oo aan tapayy waxan modey inuu i yhy sidanku ahey hadii manta wax igu so dhacan qofka igu horeyy aan la wadaagi jirey wx walpa wuu iga fhmi jirey heer waxan gadhey aanka maarmi wayo aragiisa ama codkisa waxan saa ahano malin ayan magaladan joogno mahane magaalo kle shaqo uga soo paxdey kadib wuu adey imtixaanki shaqada uu galey wuu heley shaqadadii kadib sidii ayuu ku shaqo galey habeen aya shptey ayan aroos u raacey anigon u sheegin kadib hapeenki kle ayuu ogadey shptey oo isugu jiran ayuu ka ogadey kadib wuu i weydiyy wan ushegey malintas dhiptu igu pilaamatey October 17 ayey ahed kadib wuxu idhahey hada adey oo aad iso shegin saas ayeynu ku kle tagney wan yaapey si kasta wan u raali galiyy wuu iga qadan wayey wax kasta aan sameyy kadib waxan u safarey magaladii uu jogey wn tagey anigoo cidna ka aqoon kadib meeshu ka shaqeynayy ayan ugu tagey wn arkey meel ayan tagey is kasta waa u rali galiyy mrkii dnbe iga aqpaley subixii panka imi meeshi waxanu heshiisa ahaano October 28 ayan hadan isku dhacney lanber aan sve gareyy oo wiil ah ayuu what’s appka screenshot aan ka qadey aan u direy ayuu ku arkey wiilka magiciisa wyo i dhahey wiil aan is naqaano ku dhahey😢kadib wuxu igu dhahey isaga la hdl wlO wn yapey dheeg na wan u sari wayy sadex cisho manan wada hdl malintii afaraad ayan aadey magaladii is la sidii oo kle ayan la kulmey habeenkii oo dhan wn la hdlyy wuu iga diidey horaa loo dhahey nin meeli u cadey meeli ka madaw habeenki wuu i diudey subixi anigoo pixi rapa la hdly sidii oo kle rali gali ayan soo istagey waxan wado wuu iga yeley wuxu igu hestey na wax micno kle mey ahen shuurdo ayuu igu xidhey hy dhahey waxan sidaa ahaano wiilki ileen waji kle ayuu la so paxey waa nin naag kle rapa wixi horey xiiso ka ahayen ana dacad iska ahaa kadib meel kasta wuu igaga so wareegey siduu rapey paa dhacdey ugu danbeen wan kle hadhney wiilkii qofti uu rapey ayuu racey wax walpa wiil shpkiya ishegey waxpa kama qaban karo🤷‍♀️😊 Damage inshallh wanka reysan dona☹️🥰
@amiirjibriil1007
@amiirjibriil1007 Жыл бұрын
Sorry abyo anigaba qiso noocaas oo kale waan leeyhy runtii💔😭
@hudahudaya833
@hudahudaya833 Жыл бұрын
sorry dadku pa waa wada dhawac qlpi😢
@marwo5301
@marwo5301 Жыл бұрын
Nabsigu meel ma jiro wad heli xaqaaagi ee markaaga aarso uun
@hudahudaya833
@hudahudaya833 Жыл бұрын
Inshallh
@MunaAxmedxasan-c6m
@MunaAxmedxasan-c6m 4 ай бұрын
Zoryy abaayo
@deymanabdullahi
@deymanabdullahi Жыл бұрын
Xasus 💔🥹😭🙈wlhi kama dalo dageysigeda
@mohamedaden8637
@mohamedaden8637 4 ай бұрын
Waa run in aan dumarka qaar aany u qalmin in qalbi la siiyo😔😔
@ShafinhoCabdi
@ShafinhoCabdi 3 ай бұрын
Xanuun badan waaan somaray lkn hada xaasle ahay alxmdulillah heestan xasuus igalisay xaqiiq
@mssistaahil6281
@mssistaahil6281 11 ай бұрын
Xaraaradii ada ka jare 1:20 😢
@upduaziz_bidixo5699
@upduaziz_bidixo5699 5 ай бұрын
Khaaalid kaaamil Axyaa Fanaaaan ❤️❤️🙏
@najmocadey4355
@najmocadey4355 3 жыл бұрын
caadi matihin wan idin wataa runtii walahy
@ahmedsdiiq4681
@ahmedsdiiq4681 2 жыл бұрын
Best ever song
@caydaruusahmed4895
@caydaruusahmed4895 3 жыл бұрын
KHAALID KAAMIL JACELYKIYO QOF AH
@saciidoabdirisaak282
@saciidoabdirisaak282 2 жыл бұрын
Xupigeygaa kugu ekaaa😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔
@mohaarmy4896
@mohaarmy4896 2 жыл бұрын
xᴀsᴀᴅᴋᴇɴɪɪ ᴀᴅᴀᴀ ᴅᴜɢsᴀᴅᴀʏ xᴀɴᴛᴇɴɪɪ ᴀᴅᴀᴀ ɢᴜᴅʙɪʏᴀʏ 💔😭
@mubaarakidan5826
@mubaarakidan5826 4 ай бұрын
Welle khaalidoow ina deer waxatahay wiilka kaliya ee jecelka igu qiiro geliya
@MaanMohamett-od5or
@MaanMohamett-od5or 3 ай бұрын
July 29 / 2024 / habeen talaado ah saacadu tahy 22:55 ama 10:55 Ayada oo aan rajo kalahaa ayaa igu tiri naf walba nafbay rabtaa oo aan u fahmay hadaad ii bahan tahy kuuma baahni 💔😭
@CabdinaasirAwes
@CabdinaasirAwes Ай бұрын
wlahi bilaahi 7 sano wada socona ka dib isku dhacnay gabadhas manta waa u duceyna abayoh jirkaga nin xun iyo naarba ka ilali rabiyow🤲
@samadon7818
@samadon7818 3 жыл бұрын
What a music 🎶
@cuuddauudwarsame9214
@cuuddauudwarsame9214 2 жыл бұрын
Hes tan xasus eeigalisy🥺🖐
@craxmaanofficial351
@craxmaanofficial351 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil 😘
@queenzuhayra1618
@queenzuhayra1618 2 жыл бұрын
Xad gudubkii bahyayoo xeer ilaaliye cashaq maleh 😢😭
@Filsanomar10
@Filsanomar10 6 ай бұрын
Qalbiga laygama jabin waligay heestana wan jecelahay mar walban dhagaysta marka maxa la dhihi kara🥺
@hamdasiciid7943
@hamdasiciid7943 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil best singer in somali singers.🥺
@cabdikaamilcarab
@cabdikaamilcarab Жыл бұрын
Xasidkeenii adaa dugsaday
@SuheyboDahir
@SuheyboDahir 6 ай бұрын
Heesta kaliya Ee dareenkeyga pashay wlhi wa ilmeyyy😭😭
@najmodheman6115
@najmodheman6115 3 жыл бұрын
Khaalid kaamil anigaa wan wataah
@NAIMAALIMOHAMED-k3x
@NAIMAALIMOHAMED-k3x 6 ай бұрын
qalbiga xiro wll😢
@nourudiinmahamed5774
@nourudiinmahamed5774 2 жыл бұрын
... hes kan waa top
@samiirahassan3406
@samiirahassan3406 6 ай бұрын
Xanteni adaa gudbiyay 😢💔 7/may /2024 02:05 habenimo ❤️ Kampla
@soumayajuleit3260
@soumayajuleit3260 2 жыл бұрын
Xasad keeni adaa dugsaday💔😒😭😭😭
@SamatarCosta
@SamatarCosta 2 жыл бұрын
Heestan baan ku marqaamayaa 🤣🤣
@FardusKoofiyad
@FardusKoofiyad 11 ай бұрын
Xasidkeeni adaa dugsaday😢
@SaaraSalaad
@SaaraSalaad 4 ай бұрын
Jcylkii xasuuq ku delay 😢😢
@drannaacabdi3405
@drannaacabdi3405 2 ай бұрын
Xanteeni adaa gudbiyey 😢😢😢
@mahadxuseencali9420
@mahadxuseencali9420 4 ай бұрын
Wllh 12/6 2023 maalinkaas ayey igudhacday qiso xanuunbadan waxeena aheyd sidaan gabar ayaa xiriir laheen mudu 9sano ah balse maalinkaas ayey iga taktay ayadoo iiga taktay doroof maalinkaas aad iyo aad ayaan o ilmeeyey
@teammotivation1952
@teammotivation1952 5 ай бұрын
Marka ledahay shaqsiyad wanagsan oo nadifa. Qofka ad jeceshahay intu amini wayo shaqsiyadada cilado ku radiyo sii uu ciladihisa uu dabolo. Ciladi uu igu shegay waxey aheyd sawiro iyo video ma gashid. Qalbigeygi ku xaala Xararadi adaa ka jaray
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 7 МЛН
ЛУЧШИЙ ФОКУС + секрет! #shorts
00:12
Роман Magic
Рет қаралды 23 МЛН
I tricked MrBeast into giving me his channel
00:58
Jesser
Рет қаралды 28 МЛН
Marwaan Yare - WAQTIGA HA ISKA SIIN 2022
5:01
Marwaan Yare Official
Рет қаралды 9 МЛН
Xuduud Caashaq
4:19
Khaalid Kaamil
Рет қаралды 29 М.
QAMAR SUUGAANI 2021 | SALKA DHIGO JACAYLYAHOOW | HEES CUSUB
5:47
Khadar Keeyow - Yaanan Kala Dhiman ( Official Audio) 2021 Hees Cusub
5:44
Khadar Keyow Official🎵
Рет қаралды 1,7 МЛН
MAXAMED BK┇HEES CUSUB - ABAAL CELIN ᴴᴰ ┇LYRICS
7:46
ZACK FILMS
Рет қаралды 5 МЛН
SAALAX SANAAG | WAXAN BOQORKA WEYDISTAA -OFFCIAL MUSIC VIDEO 2023
5:43
Saalah Sanaag
Рет қаралды 10 МЛН
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
KHAALID KAAMIL | QALBIGU SAAXIIB MA YEESHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:46
KHAALID KAAMIL | QOFTAYDIIYEEY KUMEE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
4:30
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 7 МЛН