Khaliif shiikh maxamuud siciid,magaca gabaygan: ka cabiraad qaata

  Рет қаралды 73,562

Gal-duur media

Gal-duur media

Күн бұрын

Пікірлер: 41
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
Geesi Halgamaa Addeer Khaliif sheikh Mohamuud. Alloow Kuunaxariiso Wallee Majeerteen Ragg waa Soomaray. Ssdf 😍😍😍
@AbdifittahAhmett
@AbdifittahAhmett 11 күн бұрын
Ader gacaliye Allha kuu naxariisto dhiigaad noo hurtay ban ku hurudna ❤❤❤
@eng.mohamedhassan2496
@eng.mohamedhassan2496 7 ай бұрын
Allah u naxaristo Mujaahid Khalif SH.Maxamuud wiilhoog MJ ah wa ninka Somalia badbaadiyay
@engahmedofficial3648
@engahmedofficial3648 4 ай бұрын
Adeeerow somalida uu badbadiyay meeday
@ibrahimali3143
@ibrahimali3143 4 ай бұрын
Gabaygaan adeer wuxuu utiriyey adeer xusseen abshir faarax corneel xuseen sheydaan kumagac dheeraa oo taliye u'ahaa guutada cirro markii ay is tuhmeen oo ay yiraahdeen walaalkii ayuu la shaqeeyaa ra'iisal wasaarihii hore xasan abshir farah waraabe oo markaa ahaa gudoomiyaha muqdiaho Kullih ilaahey ha 'unaxariisto mujaahidiinteenii adeer khaliif iyo adeer xuseen iyo ciidankoodii maalinkaas waxay dhigeen taariikh markii ay ciidankii siyaad barre ka dileen 67 askari ssdf na waxaa ka dhintay maalinkaas 12❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faatushaalbaasha4671
@faatushaalbaasha4671 5 ай бұрын
Allaha u naxariisto gabaygii Aabahy xuseen abshir gabaygaan waxaa no daari jirtay hooyaden macaan Hooyadey hooyo adna ilaahy haku naxariisto
@JeneralmorgancarabayXiirey
@JeneralmorgancarabayXiirey Ай бұрын
Adrkay huseen iyo adr xasan dhmntod allha u nxriisto
@SiciidCabdi-q8t
@SiciidCabdi-q8t 3 ай бұрын
rabi kuu naxarisay adeer mcane tariqdaa ku xusi donto
@Ali34388
@Ali34388 Жыл бұрын
Ilaahay haunaxariisto qabriga waasic alaaha ugadhigo kitaabkiisa midigta alaaha kasiiyo danbidhaaf alaah hasiiyo janafirdawsa alaaha geeyo alaahuma aamiin aamiin Khaliif Sheikh Maxamud geesi dulmidiidah buuahaa 🥰👍
@qabuulahmed4631
@qabuulahmed4631 Жыл бұрын
0
@anabogle5752
@anabogle5752 3 ай бұрын
Allah haunaxariisto Khalif shiekh
@alib7923
@alib7923 8 ай бұрын
Gabaygaan wuxuu ku soo qaatay aabahay abdulqaadir iyo awowgay cali qod oo ahaa halgamayaal ssdf dhamaantood ilahay ha u naxariisto
@XaliimoQueen-f9h
@XaliimoQueen-f9h 3 ай бұрын
😊😊
@lulsoyan4432
@lulsoyan4432 2 ай бұрын
Naxariistii ilaah iyo janno fardows alah kugeeyo
@mohamedfarah299
@mohamedfarah299 Ай бұрын
Allah ha u naxariisto adeer khaliif
@SuufiAdduun
@SuufiAdduun Ай бұрын
Ninkaan cali saleebaan miyaa wll?
@mahamudyasin3458
@mahamudyasin3458 4 ай бұрын
Allaha ha unaxaristo adeerkey Husen xaaji Abshir faraax qabriga Allah haku wasiciyo
@rabile6352
@rabile6352 Жыл бұрын
Rabi ha unaxariisto halgamaa khaliif shiikh maxamuud
@loyaan264
@loyaan264 Жыл бұрын
🎉🎉🎉❤❤😮😅😂😊
@aaminasalah3711
@aaminasalah3711 8 ай бұрын
Rabi hakuu naxariisto
@moyaa1852
@moyaa1852 3 ай бұрын
Adeer Rasuul baad Tahay ilaahay nasoo direy
@AbdifittahAhmett
@AbdifittahAhmett 11 күн бұрын
❤❤❤❤
@rooblesalaad2806
@rooblesalaad2806 9 ай бұрын
Allah ha unaxariis
@najaxgodane4693
@najaxgodane4693 11 ай бұрын
Allah ha unaxaristo halyay buu ahaa kusuntan halgankii ssdf
@CabdirashiidCali-rk3bz
@CabdirashiidCali-rk3bz 11 ай бұрын
Alle ha uu naxaristo
@SiciudAhmed
@SiciudAhmed Ай бұрын
😢😢😢😢
@CabdiwaliAxmed-k6o
@CabdiwaliAxmed-k6o 10 ай бұрын
Ilaahay unaxariisto Ala guubaa bo badana waliba mareexaan ku digan ogaa maxay ahayd cadaawada Nagala dhaxaysay ma dad kale Baan Kaga duwanayn
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 9 ай бұрын
Wagardhac ayaa Rag badan ka laysay Doon laaye maadan maqal walle mudug bayka dhacday
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
Ilkayartu Dadkii Inteey Gumaaddeen Oo Kursiga Isku dhajiyeen Beey Haddana Ismasaakiimiyaan. Ceelashiii aad Sumeeyseen Gaalkacyo, Baraakihii Aad Duqeeyseen, Dumarkii Aad Faraxumeeyseen, Ragga aad habeeynwalba Labixijirteen, Cunaha Aad Naqabateen Mid Majeerteenka Dhalandoona Ilaabidoona Maahan Oo Walaahay Ah.
@Bulsho_chanel
@Bulsho_chanel 3 ай бұрын
​@@Cici_mimi hadaadan adigu ilaawayn anagu waahore ayaanba ilownay mareexaana waa walaalaheen waxna inaysan yeelin rijiimki waagaas wuxuu sameyeyna dadka somaliyeed baynu ula simanayn. markii Somali qabiilka isku laysanayna hiil muuqda bay inoo hiiliyeen oo gaalkacayo way inala difaceen inaga oo la inaka qabsaday. Hada dagaalki laascaanoodna waad ogayd siday uga qaybqateen sidookale markii shalay doorashada garoowe la isku hayey siday usoo gurmadeen waa ogayd. Mareexaan iyo dhulbahante waa gobta darood lkn inaga oo majeerteena dhinaca aynu u socona aniga oo majeertenanaa fahmikaro daroodka kalena waa inala yaabanyihiin Damac bilOdayaashi majeerteen ee wagaasna han bay lahaayeen damacuna wuxuu ahaa inay somali hogamiyaan kalintii ay somali ugu jireena ku soo laabtaan waxaan lanyaaba adookale markaan arko sida majeerteen u hanjabay 😡😡😡 oo aynu cafifiyiin u noqonay ku meraysanaya waxaas baa nalaku sameeyey sidii isaaqa. Adeer hada rabto inaa somali u taliso madaxa kor u qaad waxba kuma gaarine hanka aad leedahay iyo habdhaqankagu ha is yeeshaan.
@ahmedjama2682
@ahmedjama2682 Жыл бұрын
Alow kuu naxariisto
@amincamirmahamed8010
@amincamirmahamed8010 10 ай бұрын
Allah unaxariisto goobtu gallaadi maaheyn ee erergooto bey aheyd
@hassan6692
@hassan6692 7 ай бұрын
Erergooto xaggee taal sxb. Abwaanku ragga ui tiriyo adeerkay baa ku jira cawil gorod, oo ku dhintay dagaaladdii nugaal ka dhacay, waxaan la yaabay siduu u heli jiray ragga markaas dagaalada ku dhintay xogtooda magacyadooda iwm. Alle ha u naxariisto SSDF dhammaantood
@AmtelOlympic
@AmtelOlympic 14 күн бұрын
MAR LA ARAG
@AbdallaAli-os2be
@AbdallaAli-os2be 6 ай бұрын
@YaasiinGuleed-fz9cf
@YaasiinGuleed-fz9cf 4 ай бұрын
Khalif shikh naxamud
@BilaalAhmed-e2y
@BilaalAhmed-e2y Жыл бұрын
Hiirad guursade
@BishaaroAadan-h5h
@BishaaroAadan-h5h 9 ай бұрын
❤❤❤❤
@calimadoobe6943
@calimadoobe6943 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:58:44
Gabaygii Khaliif Sheekh Maxamuud ee Idoor
17:01
Han iyo Hiraal
Рет қаралды 10 М.
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Abwaan khaliif shekh maxamuud gabaygii doog kiciye
25:02
qodob studio
Рет қаралды 168 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
Aw muuse gabaygii darba daaley
18:19
Khadar guure
Рет қаралды 94 М.
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
Khaliif Sheekh Maxamuud
26:57
Goodir
Рет қаралды 93 М.
Gabay khaliif sh maxamuud tolla'ay dhulbahante
11:43
Dhamays Media
Рет қаралды 151 М.
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Bishar Ahmed
Рет қаралды 564 М.
سورة البقرة كاملة رقية للبيت, علاج للسحر - القارئ علاء عقل Sourate Al-Baqara
3:52:00
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН