No video

Gabay khaliif sh maxamuud tolla'ay dhulbahante

  Рет қаралды 146,273

Dhamays Media

Dhamays Media

Күн бұрын

Пікірлер: 280
@hassenismail5886
@hassenismail5886 Жыл бұрын
Shalay haddu majerten dhulbahante garab ka wayay manta 2023 waka mel kula dhimanaya walalnimada iyo goobanimo waa guri majerten alaha uu naxariste abwaanka mujahidka khaliif sheikh Maxamud sicid ❤❤
@aasiamuuse3473
@aasiamuuse3473 Жыл бұрын
Taariikhda gabygan xge kahelaaaa😮
@nurabdiqadirahmed8294
@nurabdiqadirahmed8294 Жыл бұрын
@@aasiamuuse3473 waa xaligii jabahadii ssdf.
@eng.mohamedhassan2496
@eng.mohamedhassan2496 Жыл бұрын
​@@aasiamuuse3473 buuga Khalif Sh Maxamud laga qoray ee MASKA BARI la yiraahdo Garowe, Galkaio iyo Bosaso maktbadaha
@aadanaar194
@aadanaar194 Жыл бұрын
Shalayna kama maqnayn wll Gaalkacayo dagaalkii 1991 reerkii uhoreeyey ee harti ah oo gurmad ciidan keena dhulbahante ayuu ahaa midakale ee abwaanku kagobyeyo xataa Majeerteen ayaan udhamayn iskadaa Majeerteene anaga cumar maxamuud ah ayaan udhamayn qaybtayo ayaa xukumadii dalka lasocotay oo jamhadii ssdf kasoo horjeeday reer cigalle iyo inyar ayey ahaayeen Marka eed gaar ah malahayn oo harti ayey lamid ahaayeen
@xamdiahmed6343
@xamdiahmed6343 Жыл бұрын
Sxb hadh iyo habeenba ragga dhulbahante waaku dhintaan gaalkacayo iyagoo uhiilinaya jm waa sax wagaas khalad waa dhacay lkn dhulbahantoo qudhii khaladka malahayne harti iyo daroodoo dhan baa dhaldamay hase yeeshee gaalkacayo mj gelin baalaga qaadi lahaaye raggii udhiiig bixi jirey weligood waa dhulbahante iyo laylkase mj dhaqaale waabixiyaa welise dagaalmay gelin afkanaa laga dhawrayaa intay joogeen 20dagaal baa dhacay Hal maalin baa jimcaale xogaa dagaalamay bes hadana lagama quusan oo waxa lagu eegayaa dagaaalka weyn inay ragga lagalaan iyaga iyo hartiga kaleba
@mohamedhuruse754
@mohamedhuruse754 Жыл бұрын
Adeer Allha Ku Raxmado Dhulbahnte Cwa Laska Ayaa Cadow U Dul Fadhiya Alx Lkn Reer Tolka kuma Dhaga Adeygin Ee Way U Gurmaden Walalahood Insha allh Wayna Iska Kicin Cadowga Xalkana Waxaan Ka Bartay in Aduunyo Meerto Tahay Oo Bowdo Raged Malinba midi Qawantay
@ibrahimgarad1087
@ibrahimgarad1087 Жыл бұрын
Gabaygan wa tolnima hadal wa dhaliil o gurmadki dhulbahante laga rabay bn laga hellin lkn dagaladi galkacanyo tolka majeertena cidi ma hagran dhulbahante iyo dishishe iyo war sangeliba tol waxa isuma qabto
@user-dh9zo2dg7j
@user-dh9zo2dg7j Жыл бұрын
Gaalkacyo 1991 anoo dhulbahante ah 400 oo wiil ba igaga dhintay saan hawiye uga saarno, marka gabaygan la tirinayo majeerteen baanba wada socon inyar oo SSDF ah bay ahaayèn.
@ii-rpgbeachaw6295
@ii-rpgbeachaw6295 9 ай бұрын
@@ibrahimgarad1087gabygan wa waqtigi jabahdii ssdf oo wuxu laha kalaya siyad Barre nala rida ma darood ban uga hiilina. Lkn galkacyo wa lo gurmaday. Hada dhow 2006 Abdullahi yusuf fyllo banu muqdisho ugu racnay. Hada iyagaban gurmad laga hayn dhabo yacada
@mohaanyare6911
@mohaanyare6911 8 ай бұрын
​@@ii-rpgbeachaw6295maanta ma ka haysaa ina adeer tolku haduusan is garab joogin waa gumoobaa
@Cici_mimi
@Cici_mimi 7 ай бұрын
@@user-dh9zo2dg7j Oo 1991-kii Yaa kudeeyn lahaa Haddii Gaalkacyo Lasoo dhaafi lahaa ileeyn Daarood Iyo hawiyaa loo dagaalamayee? Alloow Alle. Reerkaana Gaalkacyo Unbeey Kaga Dhagtay.
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 Жыл бұрын
Alle hakuu raxmado adeer abwaan khaliif sh maxamuud Gabayga waxaa kujira meeris awayti ah "illaahii dhamays idinka dhigay haydin buux dhimo" waxaan is idhi waanagu dhacay habaarkaasi marka loo eego heerka aanu maanta taaganahay
@biyaayo
@biyaayo 2 жыл бұрын
Puntland wax jirah ma ahan may taalo udhintoh xaliif ilahay hakuu naxariisto
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 Жыл бұрын
Khaliif alla how naxaristo halgama ayuu aha all mj gobanimada anku jirno ayuuka dagalamay iyo inan nala gumeyn dhulkana laqadan ,ducoviyi xusustisa inanla ilobin weye,wayo markas waxey ubareren dowladi africa kabaqi jidhay o dadkisa gumaday balse wan iska ilownay!Tariikh wa magudhan janadi alle haku geeyo inshallah 😍✊
@Rio_Mio244
@Rio_Mio244 Жыл бұрын
Gobonimo udirir illahaw ku naxariiso mujaahid khaliif shikh maxamud🤲🏽
@qaranmediainc5513
@qaranmediainc5513 3 жыл бұрын
Clubhouse qofka kasoo radiyey like isaar waaban qiiroday anigo waxba qoran kabaxay Allah ha ku naxariisto khaliif 😭😭😭😭😭😭😭😭
@halimaahmed6450
@halimaahmed6450 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣Ana ka mida. Alle hawnaxaristo marxunka Lkn bal dhabayaco oo inta sida lolayay dhulbahante uqaylinaya beri yay no fanin dhulbahante weli malaga malaqlay tolay ya majerten ama ya darodey adoonyo waxkasta KZbin bay kujiraaan
@teetee210
@teetee210 2 жыл бұрын
@@halimaahmed6450 hhhhh dawlada o dhan ba hal laf o mj ah (cumar maxamud) isku timid taas ogow. Adigana isaaq un baad iska celin weyday o isku hub tihin (ak47 pkm iyo dashiska)
@xuunshesamiir3431
@xuunshesamiir3431 2 жыл бұрын
@@halimaahmed6450 🤣🤣 MJ o dhan ma ahaayen waxaan ee Cumar maxamuud bes ahaayen Dawladna we la dagaalamayen Halka dhulbahante basaas aha dhabarka mj u ka tooganayey fahan intaaas
@halimomohamud6672
@halimomohamud6672 2 жыл бұрын
@@teetee210 edo hawiye Oo dhan May ahayn Ee laf Yar oo rer helawle ah bay ahayeen oo aad kaqaylinaysen marka in aadan Awood lahayn baaa halka kamuuqa dhabar macaneey
@teetee210
@teetee210 2 жыл бұрын
@@halimomohamud6672 o iminka ma waxan ka hadlay dagaal qabileed mise xiliga shacabka mj dowlada kacaanka xasuuqtay o somali o dhan isku timi inay mj tirtirto? naag cuqdadaysan uma xumid
@eternalbliss1767
@eternalbliss1767 2 жыл бұрын
Xaax waa gabay caloosha ku hurinaya ilaahow kuu naxariiso xaq udirir, dulmi-diide, Mujaahid, Abwaan Khaliif Sheikh Maxamuud raximakallaah, wa'askanaka gii fasiixi jannaatih, yaa Rabb, Amiiin.🥺😢😭
@abdiqaniwiilwaal3351
@abdiqaniwiilwaal3351 Жыл бұрын
Mareexaan kaaley aan leynee Baa caloosha kuu hurtey Mideeda kale maxad ku kala jeceshahey majeerten iyo mareexan
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 Жыл бұрын
@@abdiqaniwiilwaal3351 soo isaguba ina layneyn hada laayo nin ku dilayaa ina disho waa xaq non sense 🤣🤣🤣
@abdiqaniwiilwaal3351
@abdiqaniwiilwaal3351 Жыл бұрын
@@saynabfarah8626 wll mareexaan majeerten kuma sooduulin majeertena waxey la dirirayeen waa dawlad siyad bare madaxweyne kayahey marka wlhi bilhi tolhi dulmi cad baa mareexaan loo geystey Waad ogthey majeerten raga udirira waa reer bicid yahan waxa reer bicidyahan aydiideen saw wax jira maaha In majeerteen oodhan isku soo raaco labo jifiyood oo wagar dhac iyo rer diini waa ceb ina ader mardanbe tolkaa haku khaldamin
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 Жыл бұрын
@@abdiqaniwiilwaal3351 ragii dadka mj laynayey mr ahaayeen wll siiba wagardhac wixi kale daba dhilif ahayen mj xta haku jire madax u sareya I dilayey oo yiri gabadhooda ha la kufsdo ninkooda hala dilo xoolahooda hala dhaco so mareexan ma ahayn saraakiisha u badan a marka bixinayey reer diini ba ahayeen hal nin ba didey mareexan bixi maanta xumar jooga weye isaga xabsi bu ku tuurey in mareexan ku wada socdey laynta mj waxa cadeyn u ah qabiilko qaar na dilayey ahaa iyo qaar aamusey dulmiga ka aamusto inaa raali ka tahay ka dhiganthy mareexan waa dhihikareen war joog siyaad bare waa khaldanthy Waxa samaynayso waa gardaro lkn qaar aamusa hoos ka qoslayey iyo qaar dambiga toos u galayey ahaayeeen
@saynabfarah8626
@saynabfarah8626 Жыл бұрын
Reer bicidyan waa kuwii siyaad bare la jirey Ha I sheegin kuwa itooobiya jireen wixi soomaalia joogayna adeege siyaad ahaayeen mareexan isago dowlad wax dilay ilaa isago shicib ah sidu dad u dulmiyey loo dulmiyana dhib ma gaarin mareexan haday cid wax ku samayso waa qabiil iyago kale is dagalen mr iyo mj dagaal ma dhexmaro celi iyo reer bcdyan mar isku dhacay mr iyo mj dagaal qabiil dhex maray ma jiro Ee shaati dowlad dad ku laayey dambigi galeen in laga jaro xaq u leeyihiin ina adeer runtu fanto ma aha maanta mj ahay kuwa madaxda u ah haday khalad galaan iska qaban dulmiga isku garab is taagaan bari in laga jarayo ayaamuhu dadka ku dhex wareegaan Alle noo sheegay in la iska xisaabayo mudan
@abdikarimaweyrah3739
@abdikarimaweyrah3739 Жыл бұрын
Illaahii dhammeys idinka dhigey ha idin buux dhimo Naxariis waarta ALLE ha siiyo abwaan khaliif sh maxamud Gabaygaasaa dhulbahante EEBBE u aqbalay maanta waxaan joognaa majeerteen hodon ah iyo dhulbahante heerka maalintaas mj marayeen maraya oo qoryaha wada sita alle dhibka ha idinka saaro dunidu waa harka labadiisa geline. 30.01.2023 ban dhageysanayaa gabaygaan oo ugu yaraan afartan iyo dheeri sano ka hor la tiriyey
@user-me1oq7vx4w
@user-me1oq7vx4w Ай бұрын
Waa runtaa wallah 😭😭😭😭
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 ай бұрын
Ilaahoow Ku Naxariiso Halgamaa Geesi Majeerteen Oo Ilkartii Kadulqaadday Dadkiisa. 🇸🇱🇸🇱😍😍😍
@eng.mohamedhassan2496
@eng.mohamedhassan2496 2 жыл бұрын
Allaw kuu naxaristo Khalif Sh. Maxamud
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 Жыл бұрын
~ku dhamaada aakhiro raggii dheemmata ahaaye ~ dhalanteed carruuriyo waxaan dhaamin baa hadhaye ~ noo dhiciya maatada nabsigu waa habeen dhixide Waxaan dhegeysanayaa gabaygan 01/01/2023 Dhulbahante oo u ooman hiilka walaalkood Majeerteen. Isaaqna hortood ku gawracayo
@xamdiahmed6343
@xamdiahmed6343 Жыл бұрын
Sababta gabaygan uu ugu tiriyey dhulbhnte maxay ahayd markaa?
@saidnur2555
@saidnur2555 Жыл бұрын
​​@@xamdiahmed6343 wllo gabaygan ujeedkiisa waxu ahaa, Max'ed ziyaad Bare mar uu Mudug ku xasuuqay Majeerteenka oo ay jamhad SSDf ta samaysteen ayuu leeyahay Dhulbahantow wan wada dhalanaye nooso hiiliya maatidii nalaga laaye Abwanku
@xamdiahmed6343
@xamdiahmed6343 Жыл бұрын
@@saidnur2555 sax maw hiiliyeen markaa
@saidnur2555
@saidnur2555 Жыл бұрын
@@xamdiahmed6343 May dhulbahante wakhtigaa Hiil lagama helin
@Cici_mimi
@Cici_mimi Жыл бұрын
@@xamdiahmed6343 Iskadaa Ineey Inoo Hiiliyeene Waabba Nagu Wiirsadeen. Lakiin Maantay Anaga Kudayan Meeyno.
@alimohamud1251
@alimohamud1251 Жыл бұрын
Inyar baad is dhaantaane yaan dhoobo la is marin Tuducan waxaan ugu sheegayaa tolwaynaha majeerteen in dhulbahante qayb badan oo ka mid ah ay ka mid ahayd jabhadii SSDF , siiba dhulbahantaha reer hawdka . Inkastoo aanan u wada dhamayn taasna majeerteen baanu kala sinayn oo iyaguba uma dhamayn Ee tolow dhaliisha naga dhaafa weligayo idinmaynaan cidlayne
@MushtaaqCabdishakuur-jn1ny
@MushtaaqCabdishakuur-jn1ny Жыл бұрын
Ad iyo ad ader dadkan waxa so qoraya wa dad iska hadlay ee ha u bixin dhulbahante intay mj uso gurmada rer kale oo hartiya Uma so gurmaan wlhi dhulbahante hadi buntilaan dagaal gasho way yimaadan ilahy ba been cayeye from mj wn jeclhy dhulbahante
@jomar1509
@jomar1509 3 жыл бұрын
Aduunyadu waa meerto Dhulbahante waxay xaq u leeyihiin gabaygaan inay majerteen ,hartiga iyo DAAROODKA kale u tiriyaan.
@maamuuseyare6154
@maamuuseyare6154 3 жыл бұрын
Guubaabadu mafiicna
@hal-abuurhoodaale7276
@hal-abuurhoodaale7276 3 жыл бұрын
Anagu dhib ma,qabno Cali afyare wuxuu yidhi Ma cataabo geesiguye waa mici adaygaa
@wiilbicidyahan460
@wiilbicidyahan460 3 жыл бұрын
@@hal-abuurhoodaale7276 dhib idinku filan waa qabtaan maanta QAMAAN BULXAN wuxuu yiri nin walaalkis doorsaday ilaah darajo siinwaa dalkaad iina adeerkaa dhigtaybaa wili dagaysaa raacdada ninbaa kula daydaya daaalna kaa badane aan doonahayn inaad heshana daayin abidkiise dadkuna moodin duulwada dhashooo wax u dahsoonene
@hal-abuurhoodaale7276
@hal-abuurhoodaale7276 3 жыл бұрын
@@wiilbicidyahan460 inkastoo lajaro geed hadaan xididka loosening Marka uu biyaha laasimaa buu laama bixiyaa Laacii ka baxa meell fog waalagu hayaamaa Dhulbahante ciduu yahay maantana isaga mooyee cid wax kale yeeli kartaa ianaysan jirin waala ogyahay Markaa geed liicay inta ridaa badan Taariikhda waxayno hayno magacooda iyo maamuuskooda iyaga un baa jira jaallle waxaana jiray oo tusaalayaasheeda leh oon filayo inaad tahay usoo baroortay dhul bahante habarayne dhul bahante wuxuu ku jawaabay waa la ogaa waagaasba waay qolyo ay ka jiiftay baa jira lkn hadal xumi nagama tagin wiir sina na kama imaan dhan kayaga Markaa heestii waa tii ahayd Wax la yidhi qiyaamuhu Marka uu qariib yahay kun hallo iwm Gob la ciifta waa la arki jiray gunise waaaliid ayuu yidhi a waan kii waynaa Layaab maleh hadii niman wakhtigu yarahe laadaaa Markaa baabkaas yaan lafurin maanta nin waliba in waa leeyahy Qaaray uqarsoontahoo caloosha ugu tall iyo miday wajiga kaga taal bee Xoolaaha inoo kala heli awooow
@wiilbicidyahan460
@wiilbicidyahan460 3 жыл бұрын
​@@hal-abuurhoodaale7276 1: marka koobad waxaan ku leeyahay NINKA GABAYGA SOO MARIYAYOW SEEGTAY MARINKIIYE WUUKA MAROORSAMAY SIDII GEED MAROORYO LEHE WAXA TAHAY NIMAAN GARAN SIDA TOLKIIS LOO MURAADSADA,e WAXA TAHAY DHULBAHANTE NIMAAN MATALI KARININ MAANDOW,e niyahow dhulbahante anigu waanka jeclahay lakin waxaa ceebo godob aad u wayn ah inaad tiraahdo maanta dhulbahante cidna mahaysato ayadoo aduunkiina qol kuwada jiro la,ogyahayna dulmiga dul hoganaya ceelashaad geesi ku ahayd bal oo hablihiini yar yaraa oo qureeshta ahaa maalinkaste Berbara loo daabulo oo maro yaray huwadeenyo wax aan macno lahayn lagu jujuubo marka ina aderow waaku ina gumeednimo waxyalahaso kale inaad iskudaydo inaad daahsarto ayadoo Garaadadi waxaan maalin dhawayd dawanayay Garaadka guud oo kuwo ku yiraahden maxaad laasacaano u imaan wayday iyo laasacanod maad tagtidyo markasu ugu jawaabay hadal aanka qoray wuxu yiri: ""LAASACANOD WAXAANA U TAGEEN NIN RAGI WAA OGYAHAY NACASNA YEELKIS"" markaasan garwaqsaday saaka Sicid Harti in gabayga iyo rag la kaftankuba ka xiranyahay waxaana igusoo dhacday gabaygii CALI DHUUX lahaa: GUNBAAN AHAY GAMBO CAD BAAN XIRNAHAY IYO GARNAAGODE GASHAANTIDA SIDOODO KALAAN GUUR U SUGAYAYE ANIGO HABLAHA LOO GALMOON WAAN GUDBOONAHAYE JEERAN GANBOOLKA ISKA ROGO WAA GAR XAAJADU. 2: Marka labaad waxaan waxkaa oranayaa waadso cataabten aderkay wuxu yiri: NIN WALALKIS II HIILI YIRI HOOG ALLAA BADAYE NINBA HOWSHU KALIBAY U NOQO HAATAN DABADEEDE INTA LAIHOGAAN BARI LAHAA WAAN HARJADAYAA. horta waxaad ogaata anigu hadaan kusoo cataabay waxa aanu ishaynay jufo yar iyo reer midna ma ahayne dowladii melatarygoo africa ugu quwada badneed bay ahayd MJ waxay ahaayen dadkii ugu horeeyay ee soomaali tusay in Siyaad iyo kacaanku dad bili aadan ah oo laiska celinkaro oo yur ladhihi karo yihiin midakae hadaan kugusoo caatabay oo hiilo kugu tuhmay dee aderkaybad ahayd iyo biyihii Harti koombo dhulbahantana ma ficil xumaan jirine xabada ridi doonanban islahayn lakiin hal liibax arkasa ma godlataa layiriye kacaanki waaku dhici waydeen wuxu yiri HOLGONTOO NAFTAAD GEERIDA KALA HAWOOTENE WAASA LAMAHURAAN INAAD MAYD ISKA HORTIMAADAN .
@c.raxmaanmahamed7036
@c.raxmaanmahamed7036 4 ай бұрын
Dhulmahante wa ligood afweeyne ayeey jaajuus u ahaayeen
@iscoapdiwali474
@iscoapdiwali474 2 ай бұрын
Dawlad xaq ah bey ahayd abaalkiina ayaana la idin mariyay balse dulqaata af weyne idinku idinla dhashe geesigiina ayu ahaye
@abdirahmaansheebe6723
@abdirahmaansheebe6723 4 жыл бұрын
Alle Haw naxariisto abwaanki somaLiyeed khaLiif shiikh maxamuud
@mohamedabdullahi3665
@mohamedabdullahi3665 2 жыл бұрын
Mujaahidki Khalif SH.Maxamuud shahiid buu ahaa xaq u dirir ah naxaristii jano allah siiyo caawa xornimo noo horseeday hadaan MJ nahay hadalka isagoo mid ah laba lagama dhigo
@aasiamuuse3473
@aasiamuuse3473 Жыл бұрын
Inagoo idinkoo soo dhumanoo dhagxi Hawd jooga oo idinku soo dhumanaad naga dhaqaaqdeene 😭😭😭inta mrka maqlo wlhi ilma igu so istaagta aduunyo waa hrka labadisa galin 😮...
@user-dh9zo2dg7j
@user-dh9zo2dg7j Жыл бұрын
Wll marka gabaygan la tirinayo dagaalba ma jirin, majeeeteena SSDF ma wasa ahayn inyarba mucaarad ahayd, gaalkacyo 1991 400 oo wiilba ku dhintay say cadowga hawiye uga saaran galkacyo, dhulbahante garacad bu ku dhintay , suug iyo garmaal bi ku dhintay, galgala bu ku dhintay suu u difaaco walaalahood mj.
@aasiamuuse3473
@aasiamuuse3473 Жыл бұрын
@@user-dh9zo2dg7j taas wa run lkn barigi Mj sida gaarka dawladi kacaanku ulaynYy o dumrka iyo caruurta loo garaacayay o barkadaha nalaga sumeeyay o waliba isaaaq hogaaminayay cidnka tolkeen dhulbahante buuhdle by ku qayilayeen
@mubarigmg1743
@mubarigmg1743 9 ай бұрын
​@@aasiamuuse3473 nin darooda bad is heyseene ma nin daarooda bn kaga hiiliyaa gaalkacayo iyo boosaso markii lagaa qabsaday raggii jilbaha dhigtey baan ahaa gurmadkii ugu horeyeyna kugu imid galkacayo iyo boosasana kuu xoreeyey 400 oo nin baa igaga maqan kumana faano laangab waaxif
@cabdiqanimaxamuud8215
@cabdiqanimaxamuud8215 8 ай бұрын
​@@user-dh9zo2dg7jkkkkkk war mid aynu kala sarno ma ciidanka dowld iskugu jira ee ku dhintey mise mida qabiil ee lascnood jifi walba usoo baxdey aynu sida ukala saarno
@shekhomar5511
@shekhomar5511 4 ай бұрын
Anagoo dhfusays idin bidnoo dhgaxa hawd joogna OO idinkusoo Dhumanaad Naga dhqaqdeene
@mohamednuur3607
@mohamednuur3607 3 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso abwan khalif sh mujaahid buu ahaa dhulbahantow maanta aday ku heesataa majerten dhulkisi xoreesay nabsigii baa ini haya
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 3 жыл бұрын
Waligiin waji meydaan laheyn dhulkeena adeer kuuma taalo .xaasid yahow .. ina canbaashaa heysta neefyahaw
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 3 жыл бұрын
Waxaa rabtaa inaad horu marka iyo wadooyinka laga dhisaayo qalalaaso ku abuurto
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 3 жыл бұрын
Dagaalkii kalshaale ma adaa soomaliland naga celinaayay
@mohamednuur3607
@mohamednuur3607 3 жыл бұрын
@@mohamedhassen733 anaa inii soo gurmaday hiil iyo hooba ina gumeed yahow anoo cumar maxamuud ah oo waliba ragbaa dagalka inila galay dhaawicinana galkio keenay lkin ma ogid laan gaab yahow dhageeso gabeygaas khaliif nooc naba maa hidine koley waji ma lihidine tolla ayda ah
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 3 жыл бұрын
@@mohamednuur3607 hooyadaa cumar maxamuudba was gaalkacyo mareexaanii iyo dhulbahantihii kudhimanayay meeye neef neef dhalatahay.. dhulka dhulbahante yuhuud aduu doono haku biiro maxaa kaagalay wasaq ibnu wasaq..... anagaa hada buuhoodle kadhigeyna soomalilaan .. nacalaa xaqiiriinta tihiin kuyaalee ...... war umada soomaliyeed waa is afgaran karaan .. mareexaanba hawiyuu wax ku darsaday... waana aragtaa anagu inaan mar hore somaliland wax ku darsano ayey aheyd ... walaalaheen jaamav siyaad ayaa gartay ...atinkaas in dhulbahante uu wada garto ayey aheyd ..... xasidka iyo xiqdiga u dhinta ... fuck cumar iyo asalkaagiiba
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 Жыл бұрын
Tariikhdu waa qoran tahay shalay haduu dhulbahante noo sogurman wayay maanta majerteen dhulbahante naf iyo maalba wuu dul dhigay .wax walba maanta waxaa noogu filan harti mida oo meel kawada dagaaltamaya
@mahirabdirahmandirie9490
@mahirabdirahmandirie9490 Жыл бұрын
inaadeer walaal jira ayaad tihiin lkn ha ilaawin 1991 dagaaladii mudug inaanu naf iyo maalba idin dul dhignay ilaa hawiye uu u cararay bandiiradley
@user-hx1xc4yf6f
@user-hx1xc4yf6f 7 ай бұрын
Mareexaan hadaan kula dilo oo dalow ka tuurteeyo ma daarood la aan baad rabtaa dunida inad joogto waa jawaabtii la siiyey
@Dualeh1
@Dualeh1 4 жыл бұрын
Godka lagu janaygii gabyadiisi raga isku soo howlay bilad bay mudayihiin.
@iscoapdiwali474
@iscoapdiwali474 Жыл бұрын
Anigo 2001 dhashay oo dhulbahanta ayaa dareemay manta wlhi abwaanku wuxuu wakhtiga fog dareemayey lkin wayaha aduunku waa timaha futada oo kale waa wax yaryar lkin wasakh badan😢
@user-im4xz2rn6g
@user-im4xz2rn6g 11 ай бұрын
OO miyadan adba shalay udhiman OO ilaa galkacayo ka dagaalamin
@mubarigmg1743
@mubarigmg1743 9 ай бұрын
​@@user-im4xz2rn6gtaariikhda mahayo usheg zxp yarka
@Cici_mimi
@Cici_mimi 7 ай бұрын
@@user-im4xz2rn6g Gaalkacyo Hadduu difaacay Puntland buu katirsanaa Dee. MJ ma SSC Khaatumo wax kaleeyahay waliba Dhulbahante Ayagoo Keenay Oromadda dhulkoodda? Dadka Malaayacniga kalatag.
@user-im4xz2rn6g
@user-im4xz2rn6g 7 ай бұрын
@@Cici_mimi dhulbhante mesha Lagama qabsan isago reera EE mamulkii puntland EE ay wax ka dhisteen ayaa laga qabsaday OÖ weliba MJ madaxwayne ka yahay waxii dhib ka dhacay deegaanada ssc qayb ayay ka Ahayd siyaasada puntland cidii waqtigaas joogtay
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 ай бұрын
@@user-im4xz2rn6g Baqbaq. Ma Jaamac Siyaad Baan Soogalbin Idoor Oo Soogalin Laascaanood? Waxba Yaan Qar Iskatuurka Iyo Ceebta Laga Cararain. Garaadada Dhulbahante Hargeeysa Fadhiya Oo Ayagaa Raali Ku Ahaa. Meesha Waxqabsadday Maleh Ee Ayagaa Dooqoodda Kuraaacay.
@kaartopower2793
@kaartopower2793 10 ай бұрын
" Bal is dhugo Shirshooroow tolkay ku ma dhegesteene" AUN Abwaan Khaliif waxa uu ahaa astaanta halganka. Caawa taariikhdu 12 Novembar 2023 Majeerteen waxa uu difaac kaga jiraa Guumeys iyo carro dhulbahante, tolkay ilaahay ha garab galo'e waxa aan anigu Majeerteen u aqaan reerka Soomaali ugu Ficilka badan. Dhulbahante muddo dheer ayuu qaayibay jabka si kasta waa u jabay se caawa waxa ay ku naaloonayaan guusha ay gaadheen taas oo tolkood qayb ka ahaa, majeerteen guusha tolkii gaadhay kuma qadin waxa ay caawa wiilal majeerteen ahi korkiisa saaranyihiin hubkii iyo saanaddii ay ka furteen iddoor waxa aan xusu karaa reer Biciidyahan oo furtay 15 gaadhi ka badan, ma ilaawin ciise,cumar,cismaan iyo dhamaan tolka kale, dulmigu waa shay xaaraan ah eebbe naftiisa waa ka xarrimay adoomihiisana waa ka xarrimay. Haddii kibirka ay Soomali isu leedahay iyo indhaha ay isu aragto cadowgooda ku eegi lahayd waxba inagama be'een.
@user-yg9lg5ok5u
@user-yg9lg5ok5u 7 ай бұрын
Walhi. Oohin iga timi shalay. Marku dowladi laynaysay. Mj dhulbahante. INu. Uu hilyo. Wa didinaa musan ogayn in malin uu bahanayo mj
@AbdiqaniDirir-mt5gp
@AbdiqaniDirir-mt5gp Жыл бұрын
Aduun waa Har labadi disa galin😮 Ragi majerteen ucabanayey mantay haysata lkn Mj maaha rag noo hiiliya ladhaho iyagaa isgarata
@abdiazizsaid3459
@abdiazizsaid3459 Жыл бұрын
Indr sidaas majerten in uhiilinay noomay hilin. Soo xasuuso galkacayo. Abdilahi yusuf ragii uu muqdisho latagay inay dhulbahante ahayen.
@heartlessG640
@heartlessG640 Жыл бұрын
​@@abdiazizsaid3459war nio hiilis iskadaaye intee mj dhabar katoogaten sayidki ba iso raacdey said bare farmaajo adu ma walal ba ila thy mize cadow
@user-yg9lg5ok5u
@user-yg9lg5ok5u 7 ай бұрын
​@@abdiazizsaid3459 waxaas. Afka dhigta. Malinta. Mj. Somali. DHan. Uu cunaysa laidinka bahna. Hiil. Lkn aduun waa haryana 2disa galin😢
@user-yv8xs6tc7e
@user-yv8xs6tc7e 4 ай бұрын
​@@user-yg9lg5ok5uDhulbahante waligiis idiin ma soo gurmaniyaane 😂 Waligiinba libin dhulbahante uma ogalidin oo laabta cuqdad idiin buuxda 😂 tan kle SOo xasuuso dagalkii 2016 io 91 kiii 👍🗿
@nimcaanyare9800
@nimcaanyare9800 Жыл бұрын
Dhulbahante wagaa waa nadayacay lkn sidoodii ma noqon ilaahay haku naxaristo ader
@zhiinequrbaawi89
@zhiinequrbaawi89 Жыл бұрын
dee anuu indeer ma dowlad somaliyeed kugu tagi lahaa lakiin markaa hawiye isleyseen wataan idiin hilinay oo rag an tiro lahaynba nagaga maqan
@Mdirrp
@Mdirrp Жыл бұрын
​@@zhiinequrbaawi89hadaba sow dowlad ismahaysan oo weliba horgalo badan idinkugu jiran.
@Ahmed-darwiish
@Ahmed-darwiish 5 ай бұрын
Ma inan reeer darood ah idin so raccno bad rabtay mida kale jeelasha kacankiii aniga ka so deyn jiray
@hal-abuurhoodaale7276
@hal-abuurhoodaale7276 Жыл бұрын
Dhulbahante nooma hiilin baan maqlayaa gaalkacayo 500 oo wiil baa ku aasan hareere heeda buurahan laydiin saarnaa dhulbahantaa ku go ay oo walaalkay ka mid yahay hadalkaa nama qabto
@MushtaaqCabdishakuur-jn1ny
@MushtaaqCabdishakuur-jn1ny Жыл бұрын
Wa dad an waxa kale aqoon in ader 😢 from mj
@Mdirrp
@Mdirrp Жыл бұрын
Sxb manta dawlad ba ladagalaysa hiilki maxamed harti wa haysa, shalay maxmed harti dawlad ba gumadaysay oo baragaha kadugaysay, dawladi bad usoracday hiil iskadhafe , haye? Tan galkacyo darod iyo hawiya logalay waa gar ileen meel daarood ahan loogalay waa gunnimo inad kamaqnatan , lkn marku si gara kulahadlay oo harti istagay maxa fashay? Khaladkina qata libax, waxasna kolba laga faraxalay
@zharmaakemukhtar8797
@zharmaakemukhtar8797 Жыл бұрын
@@Mdirrp waagas idinka iyo mareexan ba is hayey in daarod dhexdiisa lokala hiiliyo WA gunimo balse Gogol ban dhignay adinkana diiday hadan mareexan ISU so raci lahayn iyana manta maxay odhan lahayen Harti ba nalaayey
@mohameda7585
@mohameda7585 Жыл бұрын
Tan wa xaqiiq jirtay barigaas, lakiin wakhti kaduwan oo kaad kahadleysid baa jiray oo dhulbahante u hiiliyey majeerteen
@hal-abuurhoodaale7276
@hal-abuurhoodaale7276 Жыл бұрын
@@Mdirrp add tariikhda hadaad hayso maalinkii khaliif tiriyay gabaygaa 500 oo wiil ayaa dawldii kacaanka kasoo goostay una soo Galay jabhada ssdf saasu dhulbahante kunoqday gudoomiye kuxigeenkii ssdf markaa inaad hiilin hay odhan lkn Waugh yaraa dheh oo badi dawlda ayaad taabacsanayd tan gaalkacyo aad tiri daarod baan wadgalay matan lagula galay baan darod kudhamayn makaad ladagaalamaysay baan mareexan ahayn Anigu khaladkayga waan qiran saad igafilaysay wakhtigaa kuugumaan hiilin anay boog igunoqotay gabaygan markaan dhagaysto anaa isciilkaambiya oo idhaahda maxaa kaaqaldanaa meeris yada qaar waan isdhaafiyaa markaa eed waynbaan ku leeyahay arinkaa anaa qiray lkn habayaaadee waan ku imi mLINKAA
@abdiegal5816
@abdiegal5816 4 жыл бұрын
Masha alaah ilaahay ha janeeyo mujaahidka
@faataxowanaag-so9ri
@faataxowanaag-so9ri Жыл бұрын
Alla calooshaa ixanuunty ader Allaha kuu naxariisto qabriga Allaha kuu qaboojiyo dhulbahantana wax kale nooma furnee illaahay cadowga haydinka dulqado
@zhiinequrbaawi89
@zhiinequrbaawi89 Жыл бұрын
dhulbahante ma marexan oo tol ah buu idinku tagi laha indeer markii hawiye isleysen watay idiin heliyeeneh
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 Жыл бұрын
​@@zhiinequrbaawi89 Mareexan miyaa sidaa iigalaayey mise dowlad baa maatadayda xasuuqeysay? Mareexaan isku deegaanba manihin marka wuxuu noolaynaayey dowlad ayaan diidnay. Kolay hada nabsigii waa hayaa tolkeen allaha ka saaro. Hawiye ayaa idinka hilinay ???? Hawiye hubka uu gaalkacyo ku xasuuqay iyo cuqdada la iigaliyey yaa sameeyey? Dhul loodagaalamay oo aan anigu u dagaalamaayey hub aad keenteen baad iigu libsheegataan laakiin dumarka iyo maatidaydii aad soomaali ku hogaamiseen ma qiraysaan . Alxamdulilah hadaan ahay gabar mj nabada iyo sharafta aan ku noolahay waa igarsiiyey allaha dhowro waa wiilasheena mj dhiig maskax iyo xooloba ii huray markay daaroodka gunta ah ee shegatada ah ibadeen. Hawiyaha aad leedihiin waan idunka celinay wallahi waa kuwii igakaa badbaadinaayey matkad lahayd kufsada gabdhahooda. Walle meel mareexan madexkayahay dhulos waalan iyo ogaadeen doqona iisoo adeegsado baanan joogin . Axsan hawiye madex ha ahaado xaqana allaha tuso . Daaroodow maatadiina ilaashada dadkana dulmiga ka daaya.
@mahamedsalahali2436
@mahamedsalahali2436 Жыл бұрын
​@@zhiinequrbaawi89mj ma marehan bey is dirirayen oo dagal qabali ah mise siyad bare oo kaligi takiza aha oo Somali idhil la socotey ? Ha Somali idhil ba lasocotey xita dhulbahante wa la socdey oo 149 nin cumar maxamud iyo rer mohamut iyo rer bicidyahan ubadan in uu in dafle mudug Kaso qafashey oo kuli madax Kawada togtey se mante alx
@xarfo
@xarfo Жыл бұрын
Filasoof ogaa buu ahaa qiimaha hartinimada halka dadka qaarkii macaanka hartigu soo gaarey inaad moodo
@Bwalde
@Bwalde 8 ай бұрын
"RABBI baa dhulkiisa cammirtoo, dhuunya aadmiga'e, Dhigiis loo calaacali karoo dheef baxshaan jirin'e, Waxba yaanan hoos dhigan gacmaha nimanka dhuuhayne!" "KHALIIFOOW DUURXUL!"
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 ай бұрын
Dhulbahantuhu Haddaan Sifiican Ubartay Waa Duul Meesheey U Raranyihi, Si Indho La'aan ah Oo Aad Isleedahay reerahu Mayara Caqliyaryihiin Madaxmadax Isugu Shuba. Xitaa Gadaal Wax Dbicidoona Kama Fakaraan.
@user-yv8xs6tc7e
@user-yv8xs6tc7e 4 ай бұрын
Niic haysaa quruxeyy 😂 hada yaa ku dily waa diga barooranyye 😂 tan kle Dhulbahante waxad doonto ka aamin muhiim maaha 👍
@AbdifitahHassan-hl7su
@AbdifitahHassan-hl7su 2 ай бұрын
Taariikh mahayside ninki ku gobeeyey wa dhulbahante la aantiisna manta makaftanteen tariikhda dib ubaar adeer
@fireshadow6431
@fireshadow6431 Жыл бұрын
Ilaahow kuunaxariiso aamiin🤲🏿😢🥰❤
@burhanbashiir8144
@burhanbashiir8144 4 жыл бұрын
kudhamaade aakhiro ragii dheemanta ahaa
@ahmed_said313
@ahmed_said313 Жыл бұрын
ilaahaw kuu naxariiso , waxaa i dhaqaaqay dhiiga , cadho iyo xanaaq ayaan la dhamaysannkari waayey khaasatan meeriska ah : nala dhiciya mmatad nabsigu .....
@sacfaransusaan7233
@sacfaransusaan7233 3 ай бұрын
😢😢😢
@salim_ahmed.
@salim_ahmed. 11 ай бұрын
Dhabayaco illaah lihi mar uun bay ka fool dhaqane 😢
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
Aduunow xaalka ba’a allaha unaxariisto abwaanka
@abdirahmansuleiman3675
@abdirahmansuleiman3675 2 жыл бұрын
Dhadhan beele inamahihii gabdhaha xubinta dheeraaye Waataad dhismaha reerkayaga dhab u jecleydeene Hablahaa u ardaag dhigi jirteen dhume ragoodiiye Dhasaglow midgaan baa ku helay meel dhexdiina ahe Nin waliba ka dharag naagihii dheega maxamuude (reer maxamuud) Dhalandoorsan guurkooda kuwaa qaar idiin dhaxo e Cideyda geyaan kuma dhawaan loodhaqmaad gudo e Dhedig iyo hadaad naga rabtaan xidid is dhaafsiisi Dhudub kama helaysaan aroos dheelmatiin wacane Dhalintii ibraahim sidii dhuguca loo boobye Sidii geel dharoor loo horoo, dhoodi ka cabaaya Ninkasta ku soo dhababacee, dhiigii Talareere
@eternalbliss1767
@eternalbliss1767 2 жыл бұрын
🥺😢😭
@abdiwalidalmar1911
@abdiwalidalmar1911 Жыл бұрын
Waa Maxamuud Saleebaan, ee mahan reer Maxamuud. Sidaas u ogow.
@mustafedirir7396
@mustafedirir7396 11 ай бұрын
Maxamuud Saleebaan dhe
@farhiaaden1350
@farhiaaden1350 8 ай бұрын
Dhulbahante waligood majeertenow hiilin MJ se waa hiliyey Dhulbahante
@AhmedAli-lt1ic
@AhmedAli-lt1ic Жыл бұрын
Iskudhiig inaanahay waxbaa noogh kiin dhimanee😁
@saidabdi1820
@saidabdi1820 2 жыл бұрын
Allaah haw unacariiso abwaan khaliif shiikh
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 Жыл бұрын
Noo dhiciya maatada nabsigu waa habeen dhixide. Maxay dhiciyaan kuwoodiibayba cadow isoo kaxaysteen inay duleeyaan. Dhulbahsnte waali ku tiri .allaha caafiyo
@user-jl7wu2vv2f
@user-jl7wu2vv2f 3 ай бұрын
Dhulbahantow abaal dhigo aduun dhaymo sii maleh.
@maxamedjibriil5758
@maxamedjibriil5758 Ай бұрын
Allow unaxariiso dhanaan inti kudhimatay
@Darwish724
@Darwish724 8 ай бұрын
Barkad baan na dhinac jogsan iyo dhudo qayaadede celi dhebed ma yeeshen hayaag soo dhakoobsadaye😢
@Abdiomar-cp8bw
@Abdiomar-cp8bw Жыл бұрын
Ilaha haunaxariso manta gabaygani another dhilbahante ah baa qadana 😊
@user-yg9lg5ok5u
@user-yg9lg5ok5u 7 ай бұрын
Dhulbahante. Oo dhan. Dagaal waxa jiray. XIta. Teendo balo la dhaho. Laf mj. Kuwada qaaden. Mj dhan. WAy. Fiirsanayen. Gowday kasareb. BIcidyahan dhulbahante. Manta. DAdka xorenayay ka mid ahayen bicidyahan. Waa duun. Harkisa. Galin
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 6 ай бұрын
Biciid-Yahan Qaad iyo Bah-Ararsame keliya bay is qabteen.
@user-yg9lg5ok5u
@user-yg9lg5ok5u 5 ай бұрын
@@apdullahicarab2461 bahararsame iyo qayaad hada tiri oo ay laf mj ka mida bicidyahan iskugu tagen ya haray marka dhulbahante dhul iyo dad ba is lehe miya uu kala harteen
@abdydz9565
@abdydz9565 2 ай бұрын
Erayga ah dhulbahantanu xoreynay ma indho adayg bey horta idinka thy ? Kkk boqolkiba 95% waxa lascanod ka dagaalamayay dhulbahante ahayen marka dhulbahante ma isaga is xoreeyay mise idinka xoreyay? 😂 Hala kala xishoodo 😊
@CadaaleCade-ct6jf
@CadaaleCade-ct6jf Жыл бұрын
Waa dhaawaday dhubante maanta lkn lamahadii hadaanay majeertenay waan kasoobaxnay meeshii nagalarabay
@mahomedgalaadi3603
@mahomedgalaadi3603 3 ай бұрын
Hadii shay dhulbahante majeerteen cidla uga tagay oo Cadowga usoo raacay garabna kadiiday maanta majeerteen Garabkooda bay buuxiyeen gobanimadu waa midaas
@iscoapdiwali474
@iscoapdiwali474 2 ай бұрын
Mareexan miya jabiya inta majeerten raacdo darood waa hal jilib
@AbdifitahHassan-hl7su
@AbdifitahHassan-hl7su 2 ай бұрын
Horaa gaal ugu sooraacdeen taa miyaad iloowdeen markaa dawlado ku eeganayseen wana abaal dhacaysaan gob dhulbahanta kutihiin shirshooraa hawiyoo dhan kufilnaa idinkanaa gaabshey tariikhda raaca
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 3 жыл бұрын
Gabyaga runta aha wakan cod iyo murti alle how naxaristo
@muniircadekacade1199
@muniircadekacade1199 Жыл бұрын
Majeerteen Iyo Dhulbahante Wlle walalo maha
@sacfaransusaan7233
@sacfaransusaan7233 3 ай бұрын
Illaahii dhameys iniga dhigay hayni buux dhimo eh 😢welee ale u aqbay dhulbshande 30 bey hdba meel u caraareyeen
@omarkayse3669
@omarkayse3669 2 жыл бұрын
Barkad baan na dhinac joogsan iyo dhudo qayaaydeede celi dhebed mayeesheen hayaag soo dhakoobsadaye
@abdiladiifmuuse2925
@abdiladiifmuuse2925 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Mujaahid Khaliif Sh. Maxamuud
@Mdirrp
@Mdirrp Жыл бұрын
Abtiyaaloow majeerteenow miyanay hiil idinlasoogaarin dhulbahante? Sidoo kale reer bicidyahan miyaydan hiil kahelin 😢
@biyaayo
@biyaayo Жыл бұрын
Kamana helin😂
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 3 жыл бұрын
Ninkaa waxuu ahaa gabyaa runa .
@mahomedgalaadi3603
@mahomedgalaadi3603 3 ай бұрын
Gabaygaan jawaabtiisa dhulbahante waa ku ma qantahay
@jaamacbashir1516
@jaamacbashir1516 Жыл бұрын
Aduun maanta ayuu dhabnimo u dhow yahay
@lacaglemediaproduction3190
@lacaglemediaproduction3190 28 күн бұрын
Ninkaas waxuu saas Uga cabaadayey Waa reer daarooda Dhulbahante markaas Waxay ku dhaheen War marexan iyo adiguba laba ila dhashaa tihiin See idinkugu kala Hiiliyaa
@abdikariimhassan2822
@abdikariimhassan2822 Жыл бұрын
Maanta meesha dhulbahante marinayo isaaq iyo halganka socda yaa iga gaadhsiiya abwaan madhuudhyood Tollaaay
@Cici_mimi
@Cici_mimi 7 ай бұрын
Madhuudhood? Maxay halgan ah 30 beri baad Magaalka kasaari kariweeydday.
@anisaisse5550
@anisaisse5550 3 жыл бұрын
Magaca dhulbahantahaa lahayd ciida lagu miis Dhulkiina soolomadow b mulkiday waase moogtahay Ragbaa meelaha dagi jirteen maal kusoofsada Marhaday kumamulihayaan marinkii laascaano Marqaan iyo docmay muran la aan mihindisayaan Mayal iyo nimaan ficil lahayn waa marey dumar Maanlaawihiiyow ninimo kuguma maarneyn Adigaa midgaan iyo ahaa maato caane leh Markastaba waxaad meeraysaa maradii iidoore Masar iyo adoo xiran malkhabad maalin iyo leyle Marwadii hablaha iyo adoo dumar masaalgooda Ma ahayn madal rag iyo inaa gole kamaansootid Afartaas ma miisaamay oo meel maqabad siiyey Ma madeeyay maansada rag waa marin habaabshene Afarkalana waan maaganahy maqal halooyeesho Majeerteen hadaad maqasho waa madaxdi daroode Waa niman maqawiira oo mug iyo miisaanleh Waa niman martabatoodu ay joogto meel sare Waa niman mahiigaano oo muunad iyo diinleh Maangaab shisheeya ah marnaba kama macaashayo Mitir ay lahaayeen ninkle kama muraad yeesho Nina mayrax kama diirankaro guri majeerteene Miyaad aniga ila simankartaa maanyaraa tahaye Afartaas mamiisaamay oo meel maqabad siiyey Mamadeeyay maansada rag waa marin habaabsheene Afarkalana waan maaganahy maqal halooyeesho Maroodigagan misaankalahoo muruqu weynaadey Mukulaal hadii lagu masalo soo mushkilad maaha Masku waa mahtalkee haduu johorad muunaysto Mici yare hadii lagu masalo soo mushkilad maaha Shirshooraha madiideysanoo magantii idoora Majeerteen hadii laguu masalo soo mushkilad maaha Afartaas ma miisaamay oo meel maqabad siiyey Ma madeeyay maansada rag waa marin habaabsheene Afarkalana waan maaganahay maqal halooyeesho Atoorki maroodiga kuyiri maandhar baan ahay Oo ceelki soo maaxan jiray muran ka keenaaya Inuu maalin biyaha quutaa kalamuusawyy Oo fudul madaxa laga saarayoo lagu mulaakeyy Naftu ay murura deysay baad noqon macisiiye Igamaago maandhey nafbaad magac tiraysaaye iga maago😁
@faqadaricumar5448
@faqadaricumar5448 Жыл бұрын
Abyo xggee kle soo xiirir murtidaan ayaa aan kaa faaidnee
@aliaden380
@aliaden380 5 ай бұрын
Manoshahay qof xanusan bad ahayd kolay
@adamyahye9419
@adamyahye9419 9 ай бұрын
Ma anaan ilawin wixi wayo lasoo maray waxanse dhowrta magaca iyo matada ee hiil maydan mudnyn se waxan ku ilawey dhiga matada iyo adiyada idoore waydin kaa mantaba xoog iyo maal cudud rageed waxan hayey idinsoo idinsoo tumo Baray aadmiga cidatihiine marna anigu maxatabo manatowdo Hiig sigaygu waaa inan dirka somali ugusaraynaye ku dhanteya kuwii shalay jeeska idin moodey😂😂😂😂😂
@mohamadadirazak8308
@mohamadadirazak8308 Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@mahdicarab7653
@mahdicarab7653 3 жыл бұрын
Allow naxariistii jano ka waarabi
@MAar-yr5wf
@MAar-yr5wf 18 күн бұрын
ISKU DHIIG INAAN NAHAY WAXBAA NOOGU KIIN DHIMAN!! DNA halla qaado ninka sidaa u musannaabay kuwu tolka moodayay dheg uma dhigin nasiib darro. Maanta waa laga noolyahay.
@garaadgaataa1998
@garaadgaataa1998 Жыл бұрын
"..Ilaahii dhamays idiin ka dhigay ha idiin buux dhimo!" 😢
@FaizaBashka
@FaizaBashka Күн бұрын
😢😢😢😢😢
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Alle yarxam
@user-qf4nl3ej1v
@user-qf4nl3ej1v 9 ай бұрын
Alle haw naxaristo
@user-ob8gq9id3i
@user-ob8gq9id3i 8 ай бұрын
Agomah udharteeya waa xeer enodhigan 😢😢
@Ahmedroble-wp8oz
@Ahmedroble-wp8oz 7 ай бұрын
Celi dhebi ma yeesheen hayaag,soo dhakoobsadaye😂
@SakariyeAli-jp8pr
@SakariyeAli-jp8pr 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤awoowe mcn
@mohamedhanad5750
@mohamedhanad5750 6 ай бұрын
Abwaaanku lkn mxu kawda ilahii idin dhamaystiray hdydin nuux dhimo waa habaramaye
@mahamoudsaid5403
@mahamoudsaid5403 Жыл бұрын
Dheg how jallaqsin dheh
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 3 жыл бұрын
Dharbaxadda.naku dhuftiyo foolka dhacay eega murti kkkk
@iskomohd2905
@iskomohd2905 2 жыл бұрын
Ilaahiii dhamays idinka dhigay haydin buux dhimo kkkkk waa habaar hirgalay manta
@user-zd2sb2hk1n
@user-zd2sb2hk1n 7 ай бұрын
Haddaan qoloba qoloba dhir ka dhigan Waynu dheliyine
@ahmedomarisxaaq3343
@ahmedomarisxaaq3343 Жыл бұрын
hidicod idindhalay anagu dhacannay wagane agomaha udhawrteya wa xeerinodhigane
@osmaanmahmuud1615
@osmaanmahmuud1615 Жыл бұрын
Maantay haystaa zxb
@ii-rpgbeachaw6295
@ii-rpgbeachaw6295 9 ай бұрын
Darood kalay igula duul dhulbahante kama yeelayo. Lkn hawiye futo madobe laba mar banu idin racnay marna galkacayo bay ahayd marna hada 2006 cabdullahi yusuf muqdisho dulmi ugu racnay
@cabdiqanimaxamuud8215
@cabdiqanimaxamuud8215 8 ай бұрын
Gabyga uu tiriyey nin harti ah buu u tiriyey hadii dhulbahnta harti yahy oo xalaal ah malinta waa iman lahaa se ma dhicin
@AffectionateFallingLeave-tz6lr
@AffectionateFallingLeave-tz6lr 7 ай бұрын
Ogow darod ilama dirireyn somaliyodhan baa iladirireysey wana adiya dadnimada alxmanta degan io bad cid somalia ooigu garta maleh halka adigu gobol dhamystiran adan dagin taasna wxan ugamahad celinaya raga manta godka igu jira eekafikirayay beri San unolanlaha raguna kaladhifoon
@abdirahmanaydarus
@abdirahmanaydarus 3 ай бұрын
Adeer Somali oo Idil, oo Jareere iyo jileec leh, oo dir iyo raxanweyn buu siyaad barre ii adeegsaday taa hadaa ka guban wayday, oo aadan weli ka garaabayn, nin maalin jiray ma tihid
@anisaisse5550
@anisaisse5550 3 жыл бұрын
Manta maxa haysta dhulmante 🤮🤮magac xumaa
@koosmohamud6554
@koosmohamud6554 Жыл бұрын
Hada weyka baxeen mj hiil geysay waxna lama hadhin
@ibrahimmahmood3753
@ibrahimmahmood3753 2 жыл бұрын
Ibra
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 2 жыл бұрын
Ninka weyn ma mareexaan ayuu ka calaalayaa Waxani gabey bahane waa calaacal
@ahmedkhayraw6405
@ahmedkhayraw6405 2 жыл бұрын
Mareexaan ma majerteenbuu lasimanyahay ? Wagaase mareexaan shaati dowladeed inuu waxkulaynayey ma ogtahy
@Cici_mimi
@Cici_mimi Жыл бұрын
Bal Maantay Mareexaan Awood Uu Islawaalo Car Halayimaaddo. Shalay Shaar Doowladeedd Baad Nagu Leeyseen. Maantay Xoogiinii Meeh Ilko Yar? Hahahaha
@Mdirrp
@Mdirrp Жыл бұрын
Ragaan dawladbaa xasuqaysay ee marexan ismay hayn lkn hadaa saa aaaminsanthy , Adeer harti buuba istaagaye anu kablalax inuu istaagay ahay oo kuumade iyo koonbe ba wacdo , maskin ba thye
@kamaalahmed9988
@kamaalahmed9988 3 жыл бұрын
Talow maxaa ka maqnaa kursi mise wax kale?
@abdirizakahmed1802
@abdirizakahmed1802 3 жыл бұрын
Xasuuq lagu hayey oo ku salaysan isir safayn
@abdirizakholand9070
@abdirizakholand9070 2 жыл бұрын
Isir tirbaa ku socday dadkeenna xasadaw kursi ku dhimo e
@cabdilahifarhan2977
@cabdilahifarhan2977 4 жыл бұрын
Abdulahi farhan
@mahmudsaid265
@mahmudsaid265 2 жыл бұрын
2022 Gabadha lascanood iyo tan bosaaso ama dhahar
@moaar9365
@moaar9365 2 жыл бұрын
Gabay gan waa gubabo Waa mar ay issagalne wagardhac iyo majeerten majeerten ayaa laga xoog badatay Dhulbhnte ayuu u qeelo Dhaansaday wallkey Dhulbhntow maxaa wall iga kala dhigay
@digitalworld1haarin905
@digitalworld1haarin905 2 жыл бұрын
beentaa weeye gabaygaan waa xiligii MJ ay SSDF samaysteen oo dowladii dhexe ay laynaysay MJ markaas ayuu khaliif sheikh maxamuud dhulbahante hiil waydiistay wayse kadhaga adaygeen waliba hal mar maahayne labo gabay bay ahayd
@mahamoudsaid5403
@mahamoudsaid5403 Жыл бұрын
Subxnlh😂
@kdervishkhalil2992
@kdervishkhalil2992 Жыл бұрын
Adr waad khaldantahay Mj mia wagardhac Dhulbahante ugu qayshan lahaa anoo dhulbaante baa kugu qoslay 😅 waa markay jamhadii SSDF ahaayeen ee Dawladii kacaanka dagaalka kula jireen Idiot
@mohamedagantaal5184
@mohamedagantaal5184 Жыл бұрын
Taariikhda beenta ka daa ilko yarey, mareexan isagoo dowladii ku dagaalamayay ayuu marjeerteen dagaal kula jiray Lkn ilko yar maanta meel haysku sheegan
@AffectionateFallingLeave-tz6lr
@AffectionateFallingLeave-tz6lr 7 ай бұрын
Nafyar talo io duunyomidna mahysi adonsiga kabax horta shati dowladed manta wax hakuqabte😅
@Darwish724
@Darwish724 8 ай бұрын
Habar majerten maxa calacal ka dhacaya😂
@user-pd3xy3lw8l
@user-pd3xy3lw8l 6 ай бұрын
Asc😅😅
@Darwish724
@Darwish724 5 ай бұрын
@@user-pd3xy3lw8l qosolku waxay sida qolo majeertena🤣
@nasroadan2221
@nasroadan2221 3 жыл бұрын
Mir kama fahmin ninku gabayga wuu ku ciyaara laxan waalan yuu isla kala jiida
@wiilbicidyahan460
@wiilbicidyahan460 3 жыл бұрын
Alla unaxarisaygaas luuqdisa nin leh dib danbe looma arag luuq cajiibu lahaa ee lakin dee maxaa fahanta wixiiban kuu duubnene afsomali inta bariiska lagu cunaa taqanaye ma qof Khaliif fahmi karaa tahay ader
@rayfeciize3255
@rayfeciize3255 3 жыл бұрын
Dhalintii ibraahiim sidii Dhugucmo loo boob ye
@moyaa1852
@moyaa1852 9 ай бұрын
Oromo miyaad tahay baayo waa lahjad harti
@Kamayste2324
@Kamayste2324 Жыл бұрын
Ssdf wardheer iyo wiilwaaal geladi galkacayo eyl dagaal siad barre
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 жыл бұрын
Ha,ha,🤣🤣🤣🤣
@halimaahmed6450
@halimaahmed6450 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣sacad maxa laysaga celinwayay
@wiilbicidyahan460
@wiilbicidyahan460 3 жыл бұрын
abayo dhuuba caday malaha intay dumarka yaqaanen dhaaftaye sacadyo dagaale sokeeyo burburkii kadibaad kashekaynasaaye ninkaanu Dowladii kacaanku ka hadlayaa waa nin jamhadoo jihaadtamaya marka fahamka suuganta baro wlle
@xuunshesamiir3431
@xuunshesamiir3431 2 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhh War qoftan wax ma fahanto miyaa War Waa dawladii kacaanka
GABAYGII HURGUMO IYO KHALIIF SHEEKH MAXAMUUD OO FISEEXA
17:22
Abwaan Xaange
Рет қаралды 84 М.
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 32 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 14 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
Khaliif shiikh maxamuud siciid,magaca gabaygan: ka cabiraad qaata
18:47
Khaliif Sh. Maxamuud Siciid iyo Gargaar
11:46
Gorayga Magacley
Рет қаралды 71 М.
Khaliif Sh. Maxamuud Siciid gabaygii,  DUUMO, 1979
10:39
Gorayga Magacley
Рет қаралды 171 М.
Abwaan khaliif shekh maxamuud gabaygii doog kiciye
25:02
qodob studio
Рет қаралды 161 М.
abwaan cali cilmi afyare
6:49
Cabdilaahi Maxamed Kaarshe
Рет қаралды 52 М.
Dhirbaaxo jin   Silsiladii HURGUMO3
24:37
Mr Xigmadle
Рет қаралды 126 М.
Silsiladii halac dheere oo dhamays tiran
1:11:11
Bishar Ahmed
Рет қаралды 554 М.
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 32 МЛН