Mashaallh ilaahay haa xafido sh xassaan kalimadan mar kasta waan ku cishtaa
@kanxgdgsaКүн бұрын
اللهم احفظه.
@abdulweliahmed88324 жыл бұрын
Baraka Allahu fiyk Sheekh
@abdulweliahmed88324 жыл бұрын
MashaAllah MashaAllah, Jazaka Allahu kheyr Sheekh
@nikjaoleji47804 жыл бұрын
Pp o
@nikjaoleji47804 жыл бұрын
Pp
@nikjaoleji47804 жыл бұрын
0p
@nikjaoleji47804 жыл бұрын
0
@kkkoolkhalidpoul14354 жыл бұрын
Masha Allah sheikhul islam ☪️
@ابواسحاقمروان4 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا
@waqaasmedia4 жыл бұрын
Masha allah jazakallahu kheyr shiikhana an jacel nahay allah ku dhowra
@qaasimmohamed61464 жыл бұрын
shekh hassan Ilaah haku dhowro. waxaan kaa salaam Scotlad Uk waxaan ka mid ahay dadkadaruustaad ka faideesto
@ishwaaqahmed55664 жыл бұрын
Masha Allah wamuxadaro qaali ah Sheq waxan rabaa in aan wax weydiyo aniga waxa iladhalatay gabadh kamid ah jamacada Mar walbo oo ey aragto waxey idhahdaa wad dhunsantihiinee soo islama oo naga midnoqda Aniga Somali baan ahy islaamna wan ahy maxey noga bara,qaateen oo ey nagu galeysiyeeen Wan jclaan lahaa inad iso jwbtaan Inshallah
@mohamedawil93254 жыл бұрын
Walal Hadii aad kawadid jamaacatu takfiir, jamaacadaas ayaga Aya qaldan. Hadii aad ubaahantahay in aad wax ka ogaato. Insha lh wan kaacaaawin doonaa.