WARAR CULUS OO SAAKA SOO BAXAY & XAALADO DHIILLO XAMBAARSAN OO TAAGAN

  Рет қаралды 78,809

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

WARAR CULUS OO SAAKA SOO BAXAY & XAALADO DHIILLO XAMBAARSAN OO TAAGAN

Пікірлер: 106
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 4 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@BashiirCabdilaahi-z7n
@BashiirCabdilaahi-z7n 5 күн бұрын
Waxaa dhawaaday dhamaadkii maraykanka iyo reer galbeedka insha,allaah
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 5 күн бұрын
Allow Doofarkaan kibray Naga ILALI Shartiisa Acuudubillahi MINASHEYDANI Rajiim
@AliElmi-ll7kl
@AliElmi-ll7kl 5 күн бұрын
Mawlii.x cabdi madaxwaynaha maraykanku waaninwaalayn warkiisa aduunkana wuuwareerinayaa .masiibooyinkuukamid ahay waankusalaamayaa
@rafiq5722
@rafiq5722 4 күн бұрын
Qalabka uu gudoindiiyey N.yaho amuu ku qarxiya sidi Lubnaa kkkkk
@Nurcabdd
@Nurcabdd 5 күн бұрын
🥺🥺🥺 . Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda ka damqada. ilaahbaan ku dhaartee waxaan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo liidata. Waxyaabo badan inaan ka hadlana waa ka xishoonayaa ee walaal hadaad wax igu tari karto, magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. igala xariir "Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo" Saddex. Mahadsanid.
@MohamedAbdiabey
@MohamedAbdiabey 4 күн бұрын
Moowliid xaaji cabdi iyo maxamed maxamuud cabdi asalaamacaleykum masha alaah
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 5 күн бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji qeer sheeg ❤❤❤❤❤❤❤
@HassanCali-r5w
@HassanCali-r5w 4 күн бұрын
FALASTIIN guul guul guul
@hassanahmed-kb3xd
@hassanahmed-kb3xd 5 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا في غزه
@ubahabdi453
@ubahabdi453 5 күн бұрын
Aamiin
@AmiiraCabdilaahi-r3d
@AmiiraCabdilaahi-r3d 5 күн бұрын
insha Allah guul guul flastin dhanaadka. maraykanka. Way sodhahadaha
@abdinasirdahir3124
@abdinasirdahir3124 4 күн бұрын
Madaxweynaha Mareykanka waa yahuuddii ka tagtay Jarmalka , oo wagii hore yahuudda wey is qarin jireen , oo adduunkoo dhan ayaa laga necba, oo waa leysku ceyn jiray , hadda aarsi ayuu wadaa , asagoo is qarinayo , Allah ayaan laga dhuuman kari , oo isha ku hayo wuxuu suubinaayo , abaalkeeduuna heli doonaa , ( Inshaa Allah ) , Aamiin .
@Casho-t9k
@Casho-t9k 5 күн бұрын
Taraan sida uu udhaqmayo wax kumasiihogaminkaro ee inta uu nadhafayo dhibtiisa dhinac allahs naga mariyo ibliiska
@seynabcali4205
@seynabcali4205 5 күн бұрын
Yes waa sirdoon
@mawlidmuhumed8037
@mawlidmuhumed8037 5 күн бұрын
15 bilood ayay qaxi wayeen waxkasta sameeyen Plastin waa dad dulkoda jecel meel uma socdan walle
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 5 күн бұрын
Mowliid mahadsanid
@sadiyadiiriye114
@sadiyadiiriye114 5 күн бұрын
Waa israaiil wlle xaaramiyiintu
@ummuisra6721
@ummuisra6721 5 күн бұрын
Ilaahow falastiin guul sii
@ruqiyoahmed6582
@ruqiyoahmed6582 5 күн бұрын
Asc Nataniyaahu waa sheydaan weyn waxaan u fahmey inuu kawado iska key ilaali waxaan rabo hadaadan sameyn waan ku khaarajin 😂😂😂
@CabdiLaahi-y1t
@CabdiLaahi-y1t 5 күн бұрын
Walagu tartamayaa dunida
@qaasimqaasim116
@qaasimqaasim116 5 күн бұрын
Guul falaztin❤❤❤
@suleeqoali1647
@suleeqoali1647 5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@seynabcali4205
@seynabcali4205 5 күн бұрын
Waa jaajuus cilmiga ey Ciraaq ka baaree xow yahay
@cabdigoosaar5878
@cabdigoosaar5878 5 күн бұрын
Wacan Post wanagsan
@Iqbalbintudaher
@Iqbalbintudaher 5 күн бұрын
Turaam waa nin waalan o waxaan mihiim ahayn mar walba asiba
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 4 күн бұрын
Qasa guul wayn ilaahayba keenay
@bureeqagzzoffcial4159
@bureeqagzzoffcial4159 5 күн бұрын
Yaab badana dadkani caqligi xage ka adey waxay raban bay iskaga hadlayan ya rabi Muslimta quwe
@AbshiroYaasiin
@AbshiroYaasiin 5 күн бұрын
Ilaahay hakuu gar gaaro wll duck un baan kuu awoodaa
@alimohamed6918
@alimohamed6918 5 күн бұрын
Waa Kibir Lagu fanayo. Waxey ka helaanba Kufaartaa.
@IsmaëlYacin-l7f
@IsmaëlYacin-l7f 5 күн бұрын
Asc Mawlid hadyaan hadii aan ka siihadlo aniga oo aanan ogaanin waxa aytahay = qariirad jidiida miyaa ?
@HodanCabdi-k1f
@HodanCabdi-k1f 5 күн бұрын
Daad xoortii uu 24:07 24:07 rasuulkeenii muxamed salalaahu caleyhi wasalam horey u sheegey ayaa islaamku hada marayaa // Alle ha inoo gargaaro
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 4 күн бұрын
Asc mowliid
@ubahabdi453
@ubahabdi453 5 күн бұрын
Gift 🎁 maha ee trump buu recorded garaynaya 😂😂😂
@maxamedbarqadle
@maxamedbarqadle 5 күн бұрын
Waa qalab lagu Jaajuusayo jaajuusayo madaxweynaha mateykanka
@MohamedShariif-m6n
@MohamedShariif-m6n 5 күн бұрын
Trump & Natanyahu waa in Dunida Go,aan ka Qaadato Gaar ahaa wadamada islaamka. Waa in go,aan cad laga wada qaato aan leys kaga baxeynin , oo ah in uu ka Rarto Saldhiyada uu ku leeyahey Caalamka islaamka , waayo waa kibrey oo qooqay ,mana laga aqbalaayo Qab isla weynka !!!!!!!!!
@asha3777
@asha3777 4 күн бұрын
Allaha weyn ninkii Aamin awood leh
@marian5607
@marian5607 5 күн бұрын
waa basaasad kolay 🤔lols
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq 4 күн бұрын
Elizabeth is a spymaster
@indhadeegfarah5717
@indhadeegfarah5717 5 күн бұрын
Trump iyo hadalkiisa waa doqonimo Allaah baa Gaza ugargaaraya
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 4 күн бұрын
Ilaahow qabo taaraam jaab wayn kuurid musibo dag dag ah israil iyo maraykan taaraam jaab wayn aya kuugudhici insha alaaah
@mohamudmohamed1928
@mohamudmohamed1928 4 күн бұрын
israaiilna waa mareykan
@qaasimqaasim116
@qaasimqaasim116 5 күн бұрын
Asc❤
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 4 күн бұрын
Ilaahayba kuubur buurin taaraam maraykan iyo israil way jaabayan cadawgu ilaahayba baabin israil jaab wayn kuurid insha alaah
@faizamohamed4289
@faizamohamed4289 5 күн бұрын
asc xasbunallaah
@ColadCabdi-zm2kf
@ColadCabdi-zm2kf 4 күн бұрын
Taraam laftigiisa ayuu xogtiisa kula soconayaa asxaan ma ahan waa dhagaysi
@JamaMuse-o5c
@JamaMuse-o5c 4 күн бұрын
Asc
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 5 күн бұрын
Trump mudo xileedkiisii hore sidan ayuu u bootayn jiray cidna wax ma yeeli jirin iminkana waa iska sidiisii
@Iqbalbintudaher
@Iqbalbintudaher 5 күн бұрын
Iraan may hore u samaysato omaxa dhigay wan ugu garadaystay hubka
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 5 күн бұрын
natayahuu iyo odaygan walanba dhagartooda ayagay ku gadoomi islaamka allaha mideeyo
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 5 күн бұрын
Shan iyo toban bilood ayaa hubka mareykanka iyo reer gabeedka lala dhacayey weyna guuriwaayeen reer gaza hadalka trump na waa riyadii guuleysan weyday
@akrimabdikarim9867
@akrimabdikarim9867 4 күн бұрын
Waa gaal gaalkiisa aabaha u ahaa u tagey oo muujinaya shaqadii loo direy tusaya inuu gutey oo xilkiisa ka soo baxey.
@deeqoosman8759
@deeqoosman8759 5 күн бұрын
2 dad waa dameer iyo 2 dhagood
@mohamudmohamed1928
@mohamudmohamed1928 4 күн бұрын
mowliid mareykan waa israaiil
@yusufxasan6847
@yusufxasan6847 4 күн бұрын
Marekanka waxarif carabta ayu uhanjabaya africa uma hanjabi karo😂😂😂😂
@saacidcaafi1045
@saacidcaafi1045 5 күн бұрын
Marekanka iyo Israel waa Kuwaan waaba alqaa iida sax ah nacalad haku dhado.
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 4 күн бұрын
Taaraam waa israil cadawga ilaahow qabo baabi jaab wayn kuurid insha alaah
@Ilhansweet
@Ilhansweet 5 күн бұрын
Odagaan walan aduunka ilaahay haka qabto isaga iyo inta la mida
@mohamedabdiasis1107
@mohamedabdiasis1107 5 күн бұрын
Waa odey dhadhan ah aan adun ba ka war hayn wuxu u qaba adunka shaqalihiisa inay yihin im fired you bu iska leyahay
@Naziito
@Naziito 5 күн бұрын
America iyo yahuud waa Hal
@ElmiAwaleh-p9y
@ElmiAwaleh-p9y 4 күн бұрын
Waa.madaxwayne.waalan.waxlakaqoro.male.darm.aduunyo.ayaa.madaxa.kaqaatay..aniku.waxan.odhanlahaa.balhalasugo.madaxwaynaha.wuzu.sameeyo
@IsmaëlYacin-l7f
@IsmaëlYacin-l7f 5 күн бұрын
Mawlid way beeshay hadeed maxay kulatahy
@hassanabdiahmedyusufqani1668
@hassanabdiahmedyusufqani1668 5 күн бұрын
Gabadhan se Ciraaq lagu Looguhajabaayo Haduu awood leeyahay cida haysato Ha u Caga jugleeyo Yaanu uhanjabin Raiisul wasaraha Ciraaq
@cabdulqadirali
@cabdulqadirali 5 күн бұрын
Hi
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 4 күн бұрын
Taaraam waa beenale qasa umadhawan kaaro ilaahayba qasa duufaacaya taaraam ilaahayba qaban cadawga jaab wayn insha alaah
@hassanabdiahmedyusufqani1668
@hassanabdiahmedyusufqani1668 5 күн бұрын
Haa, Donal, trump iyo Israil gaar Ahaan Binyamin waa iskuqoys dadkuse ma fahman dadku dhamaantood waa wada yuhuudii poland ka soo jeeday
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 4 күн бұрын
Waa beenale taaraam abodmale ilaahayba abodle qaban taaraam ilaahow musibo dag dag kuurid insha alaah
@AbdirahmanMohamed-h2l
@AbdirahmanMohamed-h2l 5 күн бұрын
Taraam waa nin waalan cida mw.kadhigatay ayaa ka waalan
@sacdiyomohammeddiiriye8885
@sacdiyomohammeddiiriye8885 5 күн бұрын
Trump iyo maraykan waa waasheen
@FoodeyAbdikariin-x7z
@FoodeyAbdikariin-x7z 4 күн бұрын
Turom, qof fiyow MA,ahan
@SH.MARJAANKHaLiiL
@SH.MARJAANKHaLiiL 5 күн бұрын
Taraam intee wadan ayuu ladagaalamayaa 7 wadan ayuu siimarayaa rooxaan iyo ardooyin iyo jin waalan baakudhacay in laga cuudiyo buu ubaahanyahay
@raxmaabdillaahi6558
@raxmaabdillaahi6558 5 күн бұрын
He studied
@bulohus8548
@bulohus8548 5 күн бұрын
Maad habaartaan trump ! Maxaa Afka idinka haysta?
@Almaascabduqadir
@Almaascabduqadir 5 күн бұрын
Odagan walan wuxu cagta saary wadadi burburk
@zahraabdigulled1707
@zahraabdigulled1707 5 күн бұрын
Truamp wuxu u heysta siyaasada iyo management policy business kiisii u qofku raba shaqada ka eryijiray adiga mel cidlo ah kuso dhacaya dheeh
@maryamisse6494
@maryamisse6494 5 күн бұрын
Waxay ilatahay inuu ninyahu kulasoconayo dhaqdhaqaaqa oday taraam doonayana inuu lasocdo doqaasi iyo wuxuu ku hawlanyahay
@FuaadBarqad
@FuaadBarqad 5 күн бұрын
Ma laga yaabaa Inay trump Ku qarxinayaan yuhuud ma dhamaato macno bay uga dan leeyihiin
@IsmaëlYacin-l7f
@IsmaëlYacin-l7f 5 күн бұрын
Maya waa mid ka duwan
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq 4 күн бұрын
Donald Trump and Benjamin Netanyahu ia related my friend.israel and trump are related.
@abdirashidmusse9614
@abdirashidmusse9614 5 күн бұрын
Hadiyada netanyahu waa haddii trump iyaga ka horyimaado mobilkaaga ayaan kugu dilaynaa
@ShugriSheihkmaxamed
@ShugriSheihkmaxamed 5 күн бұрын
Taraam wacaruur hadana wasa qofween
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 4 күн бұрын
Israil way jaabtay qasa way kuubaabday israil guuldaro wayn aya kuudhacday israil maraykan way kujaaben qasa ilaahayba kuujaabiyay qasa cadawga insha alaah
@MohamedDahir-hj2oq
@MohamedDahir-hj2oq 4 күн бұрын
Trump is joking with nentanyahu. That pager is to destroy Donald Trump
@MahamedAden-b7w
@MahamedAden-b7w 4 күн бұрын
Tarmmasulmaahuxkahadlo
@MaxamudDayib-w4b
@MaxamudDayib-w4b 5 күн бұрын
Waxaan uarkaa taraam sheekadiisa oodhan waali
@maxamedbarqadle
@maxamedbarqadle 5 күн бұрын
Trump ayaa laguna jaajuusayaa
@Almaascabduqadir
@Almaascabduqadir 5 күн бұрын
Trump iiran wuxu ugu bootaynayaan ma aniga dabadhilif inoqotaan
@LeshaDonani
@LeshaDonani 5 күн бұрын
Goolani awlaba wax uu ahaa wahaahbi daacish wahaabina walikoda lagu adeegan jiray muslomibta wax mesha dhigay waa wahaabiyad 😂😂
@mohedaxmedadariadari4866
@mohedaxmedadariadari4866 4 күн бұрын
Wuu ku dili rabaa
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 4 күн бұрын
Ilaahow qabo cadawga tuuraam maraykan iyo israil jaab wayn kuurid israil way jaabtay muxu siin tuuraam been ayu ushegaya israil jaabkega ayu qarinaya way jaabtay israil ilaahow baabi qabo taaraam cadawga musibo dag dag ah kuurid insha alaah
@Maxamadyuusuf-g3f
@Maxamadyuusuf-g3f 4 күн бұрын
Dhoon toraam waanin waalan
@maxamuudaadan1155
@maxamuudaadan1155 4 күн бұрын
Trump ayan filaya inuu khatar ku sugan yahay
@ahmedaweys9854
@ahmedaweys9854 5 күн бұрын
Jaja
@badalmuxumadcumar-v1s
@badalmuxumadcumar-v1s 5 күн бұрын
Guulguul
@badalmuxumadcumar-v1s
@badalmuxumadcumar-v1s 5 күн бұрын
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 5 күн бұрын
Trump maa loo sheego in gabadha la qabo nin shiicada ayaa qabo
@halimahersi8454
@halimahersi8454 4 күн бұрын
Trump buuraba inuukudhagayst
@Exsagaaro
@Exsagaaro 5 күн бұрын
Go an hada ledahay dunida ayaga ku bahan balse hada iska dawa raaraciso oo dinta iyo dad nimada ka tagtid sen un baa ahanesa wax kala matahid
How Strong is Glass? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 29 МЛН
КОТЁНОК МНОГО ПОЁТ #cat
00:21
Лайки Like
Рет қаралды 2,8 МЛН