Khatarta Xanuunka macaanka iyo mooganaanta Bulshada.

  Рет қаралды 29,354

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 46
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Ilaahay ha cafiyo hooyo iyo intii Muslim ah ee la nool Macaanka, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Ilaahay ayaan ka magan galney Xanuuno oo dhan, Aamiin Aamiin
@boqorobilan1974
@boqorobilan1974 Жыл бұрын
Aniga hooyaday ayeyday habaryey tey way qabaan 😭 allow u sahahal
@getto10
@getto10 Жыл бұрын
Alle inta macaanka qabta ha ka dil qaado inta klena alle ha ka badbaadiyo
@mukhtarhassan2150
@mukhtarhassan2150 Жыл бұрын
Dadkeenu wacayi galin ayey uu bahan yihiin sokorta iska yareeya sonkorta iska dhafaa xalwada iska dhaafa baariska iyo bastaa ayaa ugu badan waxa keena macaanka Cuntada galka leh cun sida Hadhuuhka galayada masagada loxooxad am canjeerad
@zackgamer1714
@zackgamer1714 Жыл бұрын
I,m diabeted till 2018 when I was 13 yrs old 😭
@dafacnour3916
@dafacnour3916 Жыл бұрын
Waxan quus qaaday markii uuu wllky oo geel raca uu kudhacay Aduunyada Alle maamuley leedhy 😭😭
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Geela si casriya ayuu u raaca maaha geeljirrihi aynu naaqanay ee maalintii socon jiray 200km
@stilldontknowmyname2295
@stilldontknowmyname2295 Жыл бұрын
bulshada waa in laga wacyigaliyaa baruurta waayo waa sababta koowada ee keenta xanuunada khaasatan macaanka
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Жыл бұрын
Maxaad uga jeedaa baruur?
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 Жыл бұрын
@@Aw88-c1r buurnida ama caatanimada. in english Being Fat.
@SomGrl88
@SomGrl88 Жыл бұрын
Somali Sonkor ba lagu ababiya wana wada sugar addict, marka xage macaantu ku maqnaan?.
@HanaAadan-w8b
@HanaAadan-w8b Жыл бұрын
Asc wll wax aan RaBaa In aad Dhakhtarka Hooyaday u KeeNo Nuper ama wazppka Ma La Heli Karaa Pels Isoo sheeGa❤❤
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Mahadsanid Dr Jamac
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Dhakhtar qaaliya alle ha ku barakeeyo
@HamsiHassan
@HamsiHassan 7 ай бұрын
@warisahmed6071
@warisahmed6071 2 ай бұрын
Waad mahadsantay ilaah ku xifdiyo Waxaan qabay 15 sano xanuunka macanka ilaah ka sakoow waa la saaxiibay. Waxaa cuntadda iyo socadka .labadaa hadda ilaaliso.
@cigesoma5549
@cigesoma5549 Жыл бұрын
Wadankii muqaxiyaha shaaha iyo xarumaha cabitaanka ayaa dadka sonkorta ku rida
@taatareyabdullaahi1647
@taatareyabdullaahi1647 Жыл бұрын
Dadka qabo cudurka sokorta waan iney cuntooyinka qudaarta sida kabashka iyo digarta waa ween iyo koosta iyo barandhada iyo goortada iyo baamiyaha iyo sanjabiisha waa in Ee karsadaan marwalbo ìllaahee haka caafiyo intii cudurka sonkorta
@mohamedmohanud8082
@mohamedmohanud8082 Жыл бұрын
Baradhada lama cuno hadii aad sonkor qabtid waayo waxaa ku jira sonkor wayna kicisaa sonkorta
@belladiini
@belladiini 6 ай бұрын
Yaa allh
@mushtaqabdirahman524
@mushtaqabdirahman524 Жыл бұрын
Ihaw naga dulqaad yaa raxmaan
@getto10
@getto10 Жыл бұрын
Bulshadeenu waxay u baahan tajay wacyi gelin balaadhan. Cuntooyinka laga qaado waxa ugu badan bariis baasto iyo shaaha . Cuntooyinka caafimaadka u fcn waxa weeye khudaarta iyo cuntooyinka wadaniga sida hadhuudhka galayda qamadida iyo wixii la mid ah
@SacdiaHussen
@SacdiaHussen 8 ай бұрын
Wa igu cusubyhay
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 Жыл бұрын
Waa laga dawoobaa , waxa aad sheegtayna xaqiiq maahan isla hada xitaa UK Daaway soosaartay Gabi ahaanba ka saaraysa qofka Kumanan qof oo ka caafimadayna waajiraan xaqiiqda usoo noqda mahadsanid
@ardoardo742
@ardoardo742 Жыл бұрын
Noo faa.iidee walal maxay isticmaaleen dadka ka bogsooday
@hibaaqadan9169
@hibaaqadan9169 Жыл бұрын
No sheeg wll maxey is ticmalen
@HamdaEsse-jo2vb
@HamdaEsse-jo2vb 8 ай бұрын
Wllo mad icawin oo dawada ma iso sheegi adoo raliya
@Cabdixakiinaxmednuur
@Cabdixakiinaxmednuur 10 ай бұрын
macanku talaal maleeyahay
@mohamedmohanud8082
@mohamedmohanud8082 Жыл бұрын
Xanuuunka sonkorta waa jiraan dadyow ka caafimdaaya oo waliba somalia iyo ajaaniiba leh aniga waxaan ku arkay wadanka Germany dad somaliyeed oo ka caafimday.
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 Жыл бұрын
Abyo maxe isticmaleeen alaha u siyadiyo
@abdulahiabdikadir4580
@abdulahiabdikadir4580 11 ай бұрын
Asc walal alx ana Ka cfmday sonkorta alx waxana sameyey cunadu oo dhan wan badely qofki raba ha ila xidhiidho ana talo siinayabbilash ah inshallh
@MuxsinMahad-y8p
@MuxsinMahad-y8p 10 ай бұрын
Walol maxay kaga cafimaden nosheg
@Rayaanxaaji-k7w
@Rayaanxaaji-k7w 7 ай бұрын
Wllo xageen kaala soo xidhiidhaa😢
@FowsiyoCabdulah
@FowsiyoCabdulah 6 ай бұрын
Wajira n ilahy kena Isagana cafiyo eumada Hadhihin lagama bogsado Cudur kasta walagabogsan hadu alle uqoro inukabogsado
@khadijahussanabdi9591
@khadijahussanabdi9591 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉😂
@MegaCigaal
@MegaCigaal Жыл бұрын
This man have no clue xanuunkan uu ka hadlayo
@Mmy713
@Mmy713 Жыл бұрын
Waa runtaa walal ninkan Takhasuskiisu waa laboratory 🥼 maaha dhakhtarnimo anigaa shakhsiyan u aqaan.
@MegaCigaal
@MegaCigaal Жыл бұрын
@@Mmy713 haa anuu hospitals ka shaqeeyaa as technician dhakhtaro badan oo kahadla xanuun kaa waan aqaan oo waliba aqoon wayn iiga fa iidee yey
@MegaCigaal
@MegaCigaal Жыл бұрын
@@Mmy713 when I come back to Somaliland I want share the people what I know macanka
@mustafaahmed3123
@mustafaahmed3123 Жыл бұрын
@@MegaCigaal ninkani degree hore laboratory ayuu ka qaatay uwe bristol uk dabadeedna gegree labaad wuxuu ka qaatay Warwick University wuxuuna ku takhasusay macaanka
@MegaCigaal
@MegaCigaal Жыл бұрын
@@mustafaahmed3123 please don't just jump to his bandwagon this man is a liar fraud
"17 Sanno ayaan la noolahay xanuunka Macaanka " Ayaan Xasan.
10:15
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 65 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 12 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 53 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 24 МЛН
Dr Shiine oo la weydiiyey isticmaalka Subaga Badhida
6:49
SAAB TV
Рет қаралды 264 М.
XANUUNKA MACAANKA CUNTOOYINKA U FIICAN EE DAAWADA U AH
22:34
Asiya's TV Show
Рет қаралды 68 М.
Cudurka Macaanka- Caafimaad News
36:53
Caafimaad News
Рет қаралды 19 М.
20 sanno ka hor ayuu dhakhtarku igu yidhi waad dhimanaysaa.
39:57
MM Somali TV
Рет қаралды 128 М.
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 65 МЛН