Khawarij waxa ah qofki Maxamud saleeban fikirkoda Diida &Maxa ka dhacay Dacawaley Iyo Xaqiiqda

  Рет қаралды 13,559

Official Yacquub Siyaad

Official Yacquub Siyaad

Күн бұрын

Пікірлер: 63
@Mahamed-rg2rk
@Mahamed-rg2rk 22 күн бұрын
Yacquub waagii hore waad fiicnayd goormaad isbadashey from og
@adanomar-px8fy
@adanomar-px8fy 22 күн бұрын
Xaqiiq waye somali ayagale cadaw la iskagadhigay ee allaha kalabadbadiyo
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 22 күн бұрын
Amiin wll
@Dheeman1-d9e
@Dheeman1-d9e 22 күн бұрын
Yacqub Siyaad Waa ninka kaliye ee Somalinimada iyo Runsheegnimada kudheertahay Guulayso markasta waan kutaageeraa From Galmudug
@Hussein-c7i
@Hussein-c7i 22 күн бұрын
Legend ayaad tahay. Salan sare
@iskufilan1223
@iskufilan1223 22 күн бұрын
Yacquub siyaad guuleyso❤❤❤❤ horey u soco
@halimaahmed2179
@halimaahmed2179 21 күн бұрын
Somali waxaad mooda in qalbigooda laga tirtiray wax walba oo wanaag ah bedelkeedana xumaan iyo cadowtinimo dhexdooda Allahayow quluubtooda isudum oo kuwa isusoonoqdo ka yeel Amiin Amiin Amiin
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 22 күн бұрын
Geesi ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdihafittism9422
@abdihafittism9422 22 күн бұрын
Badeenu Waa lama taabtaan 🔥🙏
@adenyusuf4427
@adenyusuf4427 22 күн бұрын
Good job
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 22 күн бұрын
Nin wayn oo run sheeg ah. Oo ah Dooroodkii boqortooyada ahaa ee la arki jiray. Samane cabdalle oo jufo yar oo ah arab ayuu mustafe cagjar leeyahay guura, ma dagtaan oo argagaxiso ayaydun tihiin, waa wax lala yaabo, islaamnimo ma jirto, nabadiina liyuugu way diideen, sharcigu ha shaqeeyo ayay waxgaradkii ogaadeen leeyihiin.
@cigecumar951
@cigecumar951 22 күн бұрын
Illahayow dhulka nabadgelyo nooga dhig peace and peace
@maden7818
@maden7818 22 күн бұрын
Guul Soomaaliya 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@saeedjama361
@saeedjama361 22 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴somalida dagaalka hala joojiyo hallawada hadlo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somalida dabinkii loo dhugay ayeey siifiican ugu dhacday🇸🇴🇸🇴🇸🇴somali guul meel walba ay joogaan.
@GurayXamardige
@GurayXamardige 5 күн бұрын
@CabdicaliSaalax
@CabdicaliSaalax 22 күн бұрын
Sxb yacqub runta sheeg waligaa qabiil waxba tarimayo
@ummuisra6721
@ummuisra6721 21 күн бұрын
Waa doqonkii laga quustay
@LajeclowMoha-jr7fq
@LajeclowMoha-jr7fq 22 күн бұрын
Mj dhexdooda ma is leynayo waa doqonimo ka fiirsada
@Mawliidcabdirashiid
@Mawliidcabdirashiid 22 күн бұрын
Guul I allh from arapka
@SayidAbdirasaq
@SayidAbdirasaq 21 күн бұрын
Nin yahow waan yaabe majeerteenku nin kaan miyey kufsadeen. Mise waa wecel
@MaxamedAmo-z5q
@MaxamedAmo-z5q 22 күн бұрын
Waad mahadssntahy yacquub caawa run ayaad sheegtay from subeer awal isaaq
@laylaxuseen-i7s
@laylaxuseen-i7s 22 күн бұрын
Walee aakhiri janaad falaysaa waayi eun sheeg baa tahay
@abshirkaanti
@abshirkaanti 22 күн бұрын
Wcs
@IbrahimMohamed-oz9ne
@IbrahimMohamed-oz9ne 14 күн бұрын
Xaraamigaan subscription waankala noqday nacaalaa doqonti ku dashay kuyaal xaar hawiye ayaa nakala safatay 😂😂😂
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 22 күн бұрын
Walee inanu xabashigu kala jeclayn walaa isaaq walaa ogaadeen wxy u arkaan hal neef balse iyagu isma oga alle hagarsiiyo intaan garanayo anoo naaga uf
@faadumoshire7552
@faadumoshire7552 22 күн бұрын
Yacquub siyaad waa runtaa Puntiland waa save
@abdisaid9869
@abdisaid9869 22 күн бұрын
yaqub the first time I like you comment about Arab and onaden so I will give you subscribe like and share from to day you special to me to speak the truth you are star 🌟
@cartanmusse7819
@cartanmusse7819 22 күн бұрын
Af huuro yacauuc khaniis khaniis dhalay beenaale umada beenta kadaa cuqdad baa u dhiman rabtaa waxaad sheegaysid wax ka jira maleh
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 22 күн бұрын
Ma nasteexa indha heesaysa yaacqubow
@gigachad9879
@gigachad9879 21 күн бұрын
Yacquub Afkuxaarle waa soo noqday. Wallee Af ur waa jiraa oooooooocccc
@gigachad9879
@gigachad9879 21 күн бұрын
Deni waa libaax dawacyohow qabiiliistaha Xasanaa buntland isku diri waayey waaba Adigoo Afkuxaarle ah.
@MarwaCabdirisaaq-z6v
@MarwaCabdirisaaq-z6v 22 күн бұрын
Xaqiiq weeye zaaxb warkaagu maanta laga bilaabo waan kutaageerayaa waanan kusheer garaynayaa maadaama xaqa soo bandhigtay
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 22 күн бұрын
Waaruntii Liyuu booLiska anigaa naxay siday ujabeen
@Shafici-td8sg
@Shafici-td8sg 22 күн бұрын
Crises cabdi ahmed Crise yoolax
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h 22 күн бұрын
Yacqub wali fikir kuma tagerin wa run Maxamud Saleeban qofka fikir isku diidan wa Daacish
@HamseSuleimani
@HamseSuleimani 22 күн бұрын
Nin rageed baadbtay walee Waxgarad ah
@elminaahmed1070
@elminaahmed1070 22 күн бұрын
Xaare Jubalaand qaaqqaaq sad ulaheed waadkuceeboowday hadana dds miyaadgadhay oo xuduuda talaabaysaa dhuusada cesho ceebkale yaadan farahagashanin 😮😮😮😮
@nuuracilmi1608
@nuuracilmi1608 22 күн бұрын
Daroodku wa dadka ubadan somali hadi ay sidada runta ushegayaan somaliyi goor horay israaci lahad lakin khiyaali bay isagu sacab tumaan
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 22 күн бұрын
Been iyo bakh bakh waanu ognahay ineey koriyaan alshababa iyo daacish aaway baalade miraLe iyo jaceyl yaa fadhiya yaaku quudiya yaa ugeeya waxeey doonahayaan
@mohaabdulgadir4590
@mohaabdulgadir4590 22 күн бұрын
Psf igu Soo orod MHA wlleesan usoo noqon majiyana silamida blse ciise ruush io gen jimcaale miishinkiisa wey kataxadarsanyihiin dastuurkana qodobka 79 bnu udiyaarsanahay car bal hataabto suugii io p m kii baa udiyaarsan
@AbdikhadarOsman
@AbdikhadarOsman 22 күн бұрын
Yacquub siyaad cadaaladii oo qof somaali runt u kala sheega
@aminamahmood9726
@aminamahmood9726 22 күн бұрын
Illaahay khayr ah ku siiyo
@xamsesamaale6389
@xamsesamaale6389 22 күн бұрын
Kaptan ayuub iskadhig wale waliga magadhid
@AadanYare-o2v
@AadanYare-o2v 22 күн бұрын
Kkkkkk sxb aad ayaad utaqaan
@ugasoelmi2138
@ugasoelmi2138 22 күн бұрын
Kkkkkkkk😂
@EnthusiasticLoungingPand-ff3nf
@EnthusiasticLoungingPand-ff3nf 22 күн бұрын
Garyaqaan garyaqaan dhalay
@bulshaawi2025
@bulshaawi2025 22 күн бұрын
boqor waad talisay sxb
@randomin8390
@randomin8390 22 күн бұрын
daarood meelkastay joogan waycaabaaday waxay ku hooyayan dhiig bikaadimi war’moogtin inaad dhulka ka leedin qabira laydinku ridayo ee2miltir ah😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮 goormaad gaygag somalia ka day naysaan dhibka iyo dagaalad iyo dhig daadanay😮😮😮😮😮
@25Aug23
@25Aug23 22 күн бұрын
War yaa ninkan yacquub ka qabta boqorada daarood iyo islaanada maxamuud saleebaan waa ceebaynayaa e .
@ahmedfaarah9677
@ahmedfaarah9677 22 күн бұрын
Adigu inan gumeed xun oo kurtin ah oo aan meelna ku adkaysan karin baad tahay oo liitaa ah
@alijama3401
@alijama3401 22 күн бұрын
WAAR NINKAN WAAN KU QALDAMAY YACQUUB. MAANTA LAGA BILAABO RUNTA IYO XAQAA AYAAN. KUGU RAACAY GUULAYSO
@ugasoelmi2138
@ugasoelmi2138 22 күн бұрын
Yacquub siyaad maad ka soo hadashid dagaalka jiicboor oo meega looqaatay leelkase gabarbay dileen suuqa lagaliyay gabadhii gaariga dagaalka saarnayd oo kadhacday adaa reer puntalaan ugu caqlibadanee
@AliBare-y1c
@AliBare-y1c 22 күн бұрын
Cadow aan loo jeedin qandaraas
@sahranuura946
@sahranuura946 22 күн бұрын
Waryaa Yacquub Candhoow waa kuu Geeri inaad Aragto Kaptan Ayuub oo Ciidanka Hogaaminaaya Ciribtirka Cadowga. Asaay baa kuu Saaran Wiilashiinii Ciise Riyoole oo Saqiiray.😂😂😂😂😂😂😂😂.lol lol lol. Anagaba mid Edeb daran baa naga Saqiireey, Sabir Walaale oo Qadarta Aamin. Mise Orgi Cali Uraaye ah baa Tahay, Yaa Xayaawanal Ahbal Waxshiyi.😅😅😅😅😅
@Beru700
@Beru700 22 күн бұрын
Boowe majeerten xagee isku diyaarina 😂. Boowe alshabab miyaa dagaalo mise waa ceerabaago 😂.
@museosman8296
@museosman8296 22 күн бұрын
Yaahuu nacaa shaydaan ku yaa caaq kaas baa dad magacood ku ciyaaraya cadow aan adiga ahayn ma jiro xayawaan qayru muftaris xaarukii labaad ee PL munaafuq shay sso tii Deni Deni lalayd ood Garoowe ka qaylinaysey fadlan ku shubo
@faadumomaxamuud4796
@faadumomaxamuud4796 22 күн бұрын
Caqli sucdaad noqotay
@CrisaaqSiciid-d2k
@CrisaaqSiciid-d2k 21 күн бұрын
Been Beenloow
@gigachad9879
@gigachad9879 21 күн бұрын
Deni waa libaax dawacyohow qabiiliistaha Xasanaa buntland isku diri waayey waaba Adigoo Afkuxaarle ah.
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Xanuun Halis ah oo laga qaado hilibka xoolaha || Dr Bashiir Cali Biixi
16:55
Masjid Xaaji Cali Biixi Gaalkacyo
Рет қаралды 5 М.
Darood iyo Hawiye iyo isaaqba waa tuugo Mareexanba Wadaniya Seemore….
11:22
Official Yacquub Siyaad
Рет қаралды 10 М.
WEY SIXREEN SHARCIGA KA QAATEEN JOWHAR LAGA TUURAY WEY WAALTAY HOOYADIIS MAXKAMADA DAHUR ALASOW
53:02
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 113 М.
Magaaladii isku xirtay Afrika iyo Dunida - Saylac || Zeila Africa’s Trade Hub
45:37
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 205 М.
FARXAD WIILKI KIISKIISA, SHARCIGA WALA KEENAY SIXIRKII WA LA BURIYAY WAA KAN MAXKAMADA DAHIR ALASOW
38:55
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 65 М.