Khiyaanada 3daan Nin Baal Madow Ayay ka Galeen taariikhda Muslimiinta iyo Carabta |

  Рет қаралды 86,693

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 281
@xayaakallaah1968
@xayaakallaah1968 Жыл бұрын
maanta waxaa la mid ah muuse biixi marqaan kaas kuwaa shay kala gooynta dhulka soomaaliyeed illaah hanaga qabto itopiyo iyo jabuuti dhagar tooda Allaahuma Aamiin
@GaradAli-id2uf
@GaradAli-id2uf Жыл бұрын
Maah maah somaliyd "Waarimayside war hakaa hadho"🧠🎓
@cabdixakimmaxamed
@cabdixakimmaxamed Жыл бұрын
Muusow waad dhex jiiftaa gaalaad nugu soo hogaamisay lkn meeshaad noogu tashateen soo ilaah majoogin ilaah baa nala jira ❤
@xaajikuwayt7445
@xaajikuwayt7445 Жыл бұрын
Asc wllkay cumar inshaar aadbaan kuu salaamaya marwalba waxaan moodaa inaad iga dhax hadlayso macnaha inay quluubteenu midtahay ookale adoo kale ilaahay hanoo badiyo taariikhdaa kuqoridoonta wanaaga aad umada uhayso ilaahay hakubarakeeyo wllkay
@Abuumuscab25
@Abuumuscab25 Жыл бұрын
استغفر الله العظيم الذي لا إله إلا هو الحي القيوم وأتوب إليه 🤲🤲
@khaaliddiinaari7893
@khaaliddiinaari7893 Жыл бұрын
Dhamaan madaxda islaamka gaar ahaan kuwa soomaalida ayaa lamida kuwaa taariikhda madow muslimiinta u horseeday marka laga reebo badhkood yar oo ALLE u naxariistay.
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 Жыл бұрын
إِنَّا أَنزَلْنَا إِلَيْكَ الْكِتَابَ بِالْحَقِّ لِتَحْكُمَ بَيْنَ النَّاسِ بِمَا أَرَاكَ اللَّهُ ۚ وَلَا تَكُن لِّلْخَائِنِينَ خَصِيمًا
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 Жыл бұрын
Hada ayey taagan tahay siiba kuwa carabta madaxdooda ee Allah ha ka horwereejiyo umada muslimiinta aamiin
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 Жыл бұрын
الَّذِينَ يَتَرَبَّصُونَ بِكُمْ فَإِن كَانَ لَكُمْ فَتْحٌ مِّنَ اللَّهِ قَالُوا أَلَمْ نَكُن مَّعَكُمْ وَإِن كَانَ لِلْكَافِرِينَ نَصِيبٌ قَالُوا أَلَمْ نَسْتَحْوِذْ عَلَيْكُمْ وَنَمْنَعْكُم مِّنَ الْمُؤْمِنِينَ ۚ فَاللَّهُ يَحْكُمُ بَيْنَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ ۗ وَلَن يَجْعَلَ اللَّهُ لِلْكَافِرِينَ عَلَى الْمُؤْمِنِينَ سَبِيلًا (141) إِنَّ الْمُنَافِقِينَ يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَهُوَ خَادِعُهُمْ وَإِذَا قَامُوا إِلَى الصَّلَاةِ قَامُوا كُسَالَىٰ يُرَاءُونَ النَّاسَ وَلَا يَذْكُرُونَ اللَّهَ إِلَّا قَلِيلًا (142) مُّذَبْذَبِينَ بَيْنَ ذَٰلِكَ لَا إِلَىٰ هَٰؤُلَاءِ وَلَا إِلَىٰ هَٰؤُلَاءِ ۚ وَمَن يُضْلِلِ اللَّهُ فَلَن تَجِدَ لَهُ سَبِيلًا (143) يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَتَّخِذُوا الْكَافِرِينَ أَوْلِيَاءَ مِن دُونِ الْمُؤْمِنِينَ ۚ أَتُرِيدُونَ أَن تَجْعَلُوا لِلَّهِ عَلَيْكُمْ سُلْطَانًا مُّبِينًا (144) إِنَّ الْمُنَافِقِينَ فِي الدَّرْكِ الْأَسْفَلِ مِنَ النَّارِ وَلَن تَجِدَ لَهُمْ نَصِيرًا (145) إِلَّا الَّذِينَ تَابُوا وَأَصْلَحُوا وَاعْتَصَمُوا بِاللَّهِ وَأَخْلَصُوا دِينَهُمْ لِلَّهِ فَأُولَٰئِكَ مَعَ الْمُؤْمِنِينَ ۖ وَسَوْفَ يُؤْتِ اللَّهُ الْمُؤْمِنِينَ أَجْرًا عَظِيمًا (146) مَّا يَفْعَلُ اللَّهُ بِعَذَابِكُمْ إِن شَكَرْتُمْ وَآمَنتُمْ ۚ وَكَانَ اللَّهُ شَاكِرًا عَلِيمًا
@aacaska
@aacaska Жыл бұрын
Mahadsanid Masha allaah inshaarkii ishaaro umadda soomaaliyeed guul
@bonobascolinosmaxamed94
@bonobascolinosmaxamed94 Жыл бұрын
Hogaamiyaasha soomaalida 3 ugu khiyaano badnaa ama aan anigu aad aan unaco waa 1=c/laahi yuusuf axmed 2=muuse biixi cabdi 3=cabdi maxamuud cumar(ina iley) Taariikhduna way qori doon taa insha allah
@AloneAlone-mb7iu
@AloneAlone-mb7iu Жыл бұрын
السلام عليك ورحمة الله وبركاته حفظك الله ياأخي عمر إني أحب في الله❤
@zamzamosman6937
@zamzamosman6937 Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@gramyhais3674
@gramyhais3674 Жыл бұрын
يتكبر ولا يرد السلام 😢
@apdalleapdalle8303
@apdalleapdalle8303 Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أخي الكريم
@SamirSaid11
@SamirSaid11 Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أخي الحبيب
@MIDNIMOJANAQOOW
@MIDNIMOJANAQOOW Жыл бұрын
​@@gramyhais3674 Ninkaan, maalintii waxaa soo gasha 400 dollar oo bishii noqonaysa q. 12 000 dollar. Marka soow xaq umalaha in uu is-weeyneeysiiyo.
@Gucumaale
@Gucumaale Жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo cumar hadalkaasi waa uu wayn yahay
@fiidowmrk
@fiidowmrk Жыл бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@nuurshacban8448
@nuurshacban8448 Жыл бұрын
Ku Sali Nabigena Maxamad SCW❤
@zamzamosman6937
@zamzamosman6937 Жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@CadniMaxamedAxmed
@CadniMaxamedAxmed Жыл бұрын
Scw
@feizul.feisal
@feizul.feisal Жыл бұрын
Scw
@Himmah2025
@Himmah2025 Жыл бұрын
Masha allh allh kuubarakeeyo carab kaaga❤
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 Жыл бұрын
😢 Musa Bixi tariiqda wexey xusi doonta qiyaanada u sameeyey.
@siciidali4034
@siciidali4034 Жыл бұрын
Muuse biixi ma hooyadaa ayuu wasay ay bilaa akhlaaq ah 😢😢
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 Жыл бұрын
@@siciidali4034 Qabyaladii ku qaadey ilaahey ha ka caafiyo. Sharkada adiga iyo inta kula midka ah, ilaahey umada haka qabto.
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 Жыл бұрын
​@@siciidali4034muuse oo yar 😢
@adenAbdiwahid
@adenAbdiwahid Жыл бұрын
​@@siciidali4034maxu wasi kara odayka qaniska oromada wasto asaga iyo hooyada
@amiircaamir8380
@amiircaamir8380 Жыл бұрын
​@@siciidali4034😂muuse ayaa cudur ku noqdey , wàa dad pilaa rajo ah oo rapa inay inagana inala daadagaan
@kabtanassad9763
@kabtanassad9763 Жыл бұрын
Kusaliya Nabigaa salalahu caley wasalam ❤
@MUONHA.
@MUONHA. Жыл бұрын
Waan jeclahay Taariqaha Nocan oo kale Ah👍
@mohamudsiraad1209
@mohamudsiraad1209 Жыл бұрын
Asc wrxm wbr Subxaanallah Waa Maqaal dahab ah oo kawaramaya dad duloobay😭
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 Жыл бұрын
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
@muminmumin5023
@muminmumin5023 Жыл бұрын
Waaa channel kaaa kaliya ee ugalma 1millon subskrib ah Mahadsanid wll qali ❤ cumar inshaar
@Cabdullaahiaadan575
@Cabdullaahiaadan575 Жыл бұрын
Asxaabta ogaansho waxaad tihiin 929k ee ilaahay dartii 1k iigaarsiiya❤
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 Жыл бұрын
Aad baad umahadsantahay sxb sare cumar inshaar ❤❤❤illaahay haku xafido ❤❤
@salmnalcawdh
@salmnalcawdh Жыл бұрын
صلو علي منقذ البشرية محمدا صلي الله عليه وسلم
@abdallaabdullahi5942
@abdallaabdullahi5942 Жыл бұрын
Muuse biixi wadadii abuu riqaal hayaa. Waa asiga u Gogol-xaaraya xabashida jidkii kacbada ugu duuli lahaayeen.
@cabdimajiidhussein6082
@cabdimajiidhussein6082 Жыл бұрын
Walaal aad iyo aad ayaad umahadsantay ajarkaaga Alle kor Haka yeelo umaddana Alle haku anfaco wacigaaga... Inyar oo saxida Khalifkii ugu danbeeyay ee cabaasiyiinta ee tataarku dilay Maaha المعتصم بالله Ee waxa la odhan jiray المستعصم بالله.,.
@seidmahamed9825
@seidmahamed9825 Жыл бұрын
M.a wllkay omar waad mahadsantahy allaha kaa abaal mariyo dadaalkaga wll waxn ka codsan laha inaad ka soo hadasho shiicada iyo shirqoolka ay musliminta u dhigto waxan ay wado ay madadaalo tahy
@SuleemanaxmadmaxamuudSuleman
@SuleemanaxmadmaxamuudSuleman Жыл бұрын
1 walal qaliya mahatsanit❤
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu Жыл бұрын
maah maah somaliyed ninka waxa jooga an garan waxa sosocda magarto😊
@canabmohamed6213
@canabmohamed6213 Жыл бұрын
Mashallah tabarakallaah
@SamirSaid11
@SamirSaid11 Жыл бұрын
Waxa ilwodey lipaaxi saxraha allah ha u naxariste cumar almukhtaar lipiya
@ibraahimfaaraxaxmed1598
@ibraahimfaaraxaxmed1598 Жыл бұрын
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
@maxameddeeqcabdale961
@maxameddeeqcabdale961 Жыл бұрын
1 =abuu riqaal 2= Mamluki ayuubi 3=Abu calqami
@IsmailAbdulkadir-qz4ts
@IsmailAbdulkadir-qz4ts Жыл бұрын
Allow sohadee dadka magacaga iyo magaca rasuulka like iyo love kuradsanya😢
@dirie4963
@dirie4963 Жыл бұрын
AAmiin
@MakaraanHersi
@MakaraanHersi Жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa in somalida oo dhan sidi adigoo kale in eey ufekeraan waxaan gaari leheen guul dhab ah oo aduunku layaabo🎉🎉🎉🎉🎉 allaha ku xafido adigoo kalena allaha nagu badiyo wll
@caliabuukar3665
@caliabuukar3665 Жыл бұрын
Cabdullaahi Yuusuf aa la mida qiyaanoolayashaas wuxuu wadanka so galiyay Itoobiyaan waxey Shacabka Soomaaliyeed ugeeysteen aad lawada socotaan
@Samakaab-i2v
@Samakaab-i2v 2 ай бұрын
omar inshar maclin weyn alle hh ku barakeyo
@CaishaAbdiraxman-qd5eb
@CaishaAbdiraxman-qd5eb Жыл бұрын
Cumri dheer iyo cibaado wngsn akhi
@MaxamedQaliif-vh1ph
@MaxamedQaliif-vh1ph Жыл бұрын
Allow fahamsee hogaa meyaasheena iyo omada Muslim ka ah kowa an baraarogsaneen
@ApdiraHmaNKeiseHassan
@ApdiraHmaNKeiseHassan Жыл бұрын
Dadka aan fahamaay moowducan waxa si dad bn loogula hadlaya dadka aan kaso jeedo ee isaaq 😇
@emric_apthalla624
@emric_apthalla624 Жыл бұрын
cuqdad nafsi baa ku heeso wll
@abusomali
@abusomali Жыл бұрын
haa isaaq bu lahadla iyo somalida dhan wuxuuna ugu digaya qiyaanoolayaasha
@abdirahmanmukhtarchanel5084
@abdirahmanmukhtarchanel5084 Жыл бұрын
Asc Waxan Salaamayaa Qofkasta Oo Muuqaalkan Daawanaya ❤
@zamzamosman6937
@zamzamosman6937 Жыл бұрын
Wcs😊
@caydiidxasan3845
@caydiidxasan3845 Жыл бұрын
Wcs
@KingAlfa-j8z
@KingAlfa-j8z Жыл бұрын
Wcs zxb sethy😊
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej Жыл бұрын
Wacaleykum Salam Warahma Tullah Tacalaa Wabarakat saxib
@jakobmohamed
@jakobmohamed Жыл бұрын
Lkn muuse biixi taariikhda baal dahaba ayuu ka galay alle ha xafidee ❤
@sacdioabdirahman22
@sacdioabdirahman22 Жыл бұрын
Subxanalaah mariyoneysa wllow horta qalbiga mxaa idin modobeyey😂😢
@abdoulkaderhassanhoussein2330
@abdoulkaderhassanhoussein2330 Жыл бұрын
Walaal soo gudbin taada aad baan u suggaa una jeclahay ,balse cumar inshaar waxaan kaa codsanayaa inaad wax yaabahaad nala wadaagto aad afsoomaali-yeysid oo aad ka daysid af-carabiga badan ee aad dhex wado(galisid-wadid).
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 Жыл бұрын
Wll afsomaliga carabi badan kujira hadana adeegsanna sida Waqti Farxad Fahan Subax Xaajo Sharaab Daciif Xor =dadkii hore carabta mrky adoon xoreynayaan Cilmi Jaahil Na'sab
@fartunabdirahmen6577
@fartunabdirahmen6577 Жыл бұрын
Asc cumarow dad badan ayee taariikhda qoraydaa kuwa maanta somali cadow gacanta u galinaayo حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم استرنا فوق الارض وتحت الارض ويوم العرض عليك
@shankaraaj
@shankaraaj Жыл бұрын
Cumar inshaar ustaadii halka nin KZbinr aan jeclahay
@shankaraaj
@shankaraaj Жыл бұрын
Asc cumar in shaar
@samataraxmed3318
@samataraxmed3318 Жыл бұрын
Wad ku mahad santahy Omar
@mdeeq1865
@mdeeq1865 Жыл бұрын
نحن فى حاجة الى الف رجل مثل عمر
@YaxyeAbdi-k7p
@YaxyeAbdi-k7p Жыл бұрын
Iga raalli ahow Khaliifku ma uu ahayn muctasim ee waxa uu ahaa mustacsim ustaad.
@cukaashmahamud8081
@cukaashmahamud8081 Жыл бұрын
Wad mahadsantahay cumar inshaar
@userFeyzalALGhaziAbdirahman
@userFeyzalALGhaziAbdirahman 6 ай бұрын
اللهم ارن الحق حقا
@MM-xs2og
@MM-xs2og Жыл бұрын
Omar MashAllah
@adenabdullahi6173
@adenabdullahi6173 Жыл бұрын
Mataqana qofkii ugu horeyay ee somali ah ee ethiopia bad iyo dhull usaxixay siiyay ookuna warejiyay
@hamse8904
@hamse8904 Жыл бұрын
Siyad afwayne weeye
@adenabdullahi6173
@adenabdullahi6173 Жыл бұрын
@@hamse8904 Anka Saxe muse biixi dheh
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 Жыл бұрын
Waa musa bixi. Iyo xata qabiilka isaaq oo la magac bixi jirey SNM. Wexey aheyd jabhad u shaqeyn jirtey ethopia si logu dumiyey dowlada somaliyeed.
@xuseenfadal
@xuseenfadal Жыл бұрын
​@@hamse8904sidee u yahay?
@Tasniim1
@Tasniim1 Жыл бұрын
@@hamse8904iska aamus adiga Siyaad bay kaaga dhegtay oo xanuun kugu noqday. MSB AUN bad iyo beri toona mabixin. Adeerkaa Muuse ayaa bixiyey iyo kuwo khaainu wadaniyiin ah. Taariihkda ayay baal madoow kaga jiraan. Sida kuwan uu Omar kasheekaynayo.
@cawilaadan-carab68
@cawilaadan-carab68 Жыл бұрын
Mahadsanid inshaar
@AbdurahmanAbdullahiGuled-uk2ui
@AbdurahmanAbdullahiGuled-uk2ui Жыл бұрын
خطوات العطس 😐 😦 😩 😫 🤧 الحمد لله. 🙂
@jamaalcabdiqaadir
@jamaalcabdiqaadir Жыл бұрын
😂
@jamaalcabdiqaadir
@jamaalcabdiqaadir Жыл бұрын
😂
@RAHMOHUSSEINAHMED
@RAHMOHUSSEINAHMED Жыл бұрын
Khaain wadan maahanee qofkle maba yeelato soomli waxii loosoo gaaray 2000 ama 1993 laga soo bilaawo waa wada khaain wadan duliyaala, nin muslima oo umad muslima astaan uah ama hogaan oo iska gadaya gaalo daba dhilifna uah waxaa dul is taagysa aayada kujirta surah mujaadila ama qasamic ee ah , istaxawada calayhimu shaydaana fa ansaamuh digralaah ulaa ika xisbu shaydaana allaa Ina xisbu shaydaana humul khaasiruun , khaain wadanku aduun iyo aakhiro midna liibani maayo ilhy ha na dhafiyo dhamantood ilhy wuxusan awoodin malahan 😭🤲🏽🤲🏽
@caligidhow4712
@caligidhow4712 Жыл бұрын
Muuse biixi waa in qolka uu ku jiro waa in lagu gawraco ishaa allaha
@mannohassan7884
@mannohassan7884 Жыл бұрын
C/laahi yuusuf ka sheekee hhhh😂
@AyaanleCabdi-nt4dy
@AyaanleCabdi-nt4dy Жыл бұрын
Khaa'in runtii meel magaadho ,duniyo aakhirana ciil iyo cadaab uumbaa u taala
@YayaChannel-r1i
@YayaChannel-r1i Жыл бұрын
Merci frère ❤
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS Жыл бұрын
Golden voice🎉😊
@Icarenothing123
@Icarenothing123 Жыл бұрын
Mayeee diamond voice😂
@abusomali
@abusomali Жыл бұрын
ciwaan weyn bu kahadlaya ee ciwaankaas kafaaloo hhh
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k Жыл бұрын
Gold voice waa ogaalka cusub
@Abdiwalisadiik
@Abdiwalisadiik Жыл бұрын
Qiyanadas cml hada wxey kasocota Somalia🇸🇴🥺 sida muse biixi cml oo qandaras lagaley Ethiopia 🇪🇹
@faanadan
@faanadan Жыл бұрын
mudane waan ku mahadsantahy cilmiga aad nooosoo gudbiday
@AbdixakinMohamoud
@AbdixakinMohamoud Жыл бұрын
Guulayso ❤❤❤❤❤❤❤cumar
@husencabdicasis6938
@husencabdicasis6938 Жыл бұрын
Qisadaan waxay kusocotaa muuse biiq xabashida siiyey jid ay umaraan kacbada😊😊😊
@cabdimalikcali-d5f
@cabdimalikcali-d5f Жыл бұрын
Zxb ogaasho really talye
@HassanAhmed-gy3ub
@HassanAhmed-gy3ub Жыл бұрын
Aadbad umahadsanthy akhii lkn vedio yada soogaagaabi aadkaga hadleyso mowduucyada jazakallah qeyr
@Cabdiraxmanmciise-zn9nf
@Cabdiraxmanmciise-zn9nf Жыл бұрын
Nooga soo warbixi mustafe baasha kii khiyaameeyey b.cusmaaniyiinta ee qabsashadii Vienna saaxiib
@omarabdi7020
@omarabdi7020 Жыл бұрын
Wan fahanay dulucda hadalka 😮😮😮🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@samatarhussen
@samatarhussen Жыл бұрын
Asalama Calaykum wr wb. somalay fadhiga ka kac. qofwalow taagtaa iyo tamartaa isticmaal. Talooyin ku socda Somali inta ficil kaleh 1 *Ha la joojiyo qaadka Ethiopia laga soo iibsado* hadii kaleh askariga amxaar inigaa mishaar kiisa bixinaya 2 *dhalinyarada somaliyed haloo tababaro habka dagaalka. oo imikaba turkiga udira si ay usoo bartaan wadida bayraktar* national service oo kaleh 3 *ethiopian airlines intaad kaweecan kartaan ka weecda* 4 *shirkadaha tageera amxaarka list waa in laguso qoraa* waa iga talo
@samiirofarah4190
@samiirofarah4190 Жыл бұрын
Wn ku salamay
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
Mahadsanid
@EngNaardiid
@EngNaardiid Жыл бұрын
Carabta oo islam eh aa baddana somaalida dhabarka ka toogato
@haa8793
@haa8793 Жыл бұрын
Galada marki ladihi jiray dhul gaalo ayuu kayimid ee haaminina ayaa mesha kabaxday carabta ayuu kayimid waxas wa runtii ayaa manta jirta galada waxey isticmaleysaa carab sidi ey uburburinlaheyd islamka
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
​@@haa8793somali carab ma heyste ayga is hesta qabil isku hesta lawo qaf is ogal wadnka ma jogaan
@abusomali
@abusomali Жыл бұрын
soomaalida qiyaanoolayaasha we difaacaan waliba qaab qabiil, mala dhihi kara waxaaa noolnahay waqti caraabta ee jaahiligi ee qabyaalada ee kuweeneed
@Yasinibrahim-g7l
@Yasinibrahim-g7l Жыл бұрын
Ahmed gurey
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 Жыл бұрын
Muhiimadu waa inaad ujeedo muuse cawaan
@AbdisamadMohamed-y5e
@AbdisamadMohamed-y5e Жыл бұрын
Ninkan waxaan ku jeclaaday runta ayuu ka hadlaa waa nin mumin ah
@drfaisalderie3053
@drfaisalderie3053 Жыл бұрын
Dhawr sano kahor markii kenya qaadatay badda sidaa uga aanad hadli jirin sidoo kale markii caasimada somalia muqdisho uu abdilaahi yusuf kusoo hogaaminayay ma awoodid inaad ka hadashid lkn muuse uun baad sidan uga hadli kartaa ولا يحرمكم شناان قوم الا تعدلوا kaliya waxa aad sidan u samaynayso kaliya waa kaa qabyaalad
@mannohassan7884
@mannohassan7884 Жыл бұрын
That is right
@Abdiaziizbarre
@Abdiaziizbarre Жыл бұрын
Asc waxaan salamaya Qofkasta oo muuqaalka dawanaya Waxn usheegayaa Qofkasta oo maanta aaminsan in Reegalbeeka iyo Qawaaniita caalamku ay sha Qeeyaan maanta oo tu saalaha ugu wayn waan Aragnaa walaalaheen Ree FALASTIIN waxa lagu hayo laa kiin waxaa nasiib daro ah in ay siyaasiyinta maan xukuma SOOMAALIA Ay aamin sanyihiin Arinkaa
@dr-ayetollahsheikh1065
@dr-ayetollahsheikh1065 Жыл бұрын
Sida u qabo Doctor Raaghib Sarjaani Aabaha khiyaanada: Ibnu Calqami Shacabka kiyanada : Rer Balaq iyo Kurdida.
@cigalcali8546
@cigalcali8546 Жыл бұрын
Sedeex daa Niin Waa Guelleh from Jibuti + Bixii from somaliland + HassanSheekh from Somalia . Alaa ceeb waaynaa 😢😢😢
@Gamar-e1n
@Gamar-e1n Жыл бұрын
Uskud
@drvatxi3719
@drvatxi3719 Жыл бұрын
uskud adu siilka hoyadaa wase, waa sadex khiyaanoole oo gaalo ah. shut up @@Gamar-e1n
@cigalcali8546
@cigalcali8546 Жыл бұрын
@@Gamar-e1n laa uskuud hahahahahahahahaha . Uskuud baa dhulkaa somaliyeed iibisaay 🇩🇯🇸🇴🇸🇴. From jabuti .
@hawoali-kf4cj
@hawoali-kf4cj Жыл бұрын
@@drvatxi3719hooyo macaan cay maleh
@cigalcali8546
@cigalcali8546 Жыл бұрын
@@drvatxi3719 ruunta waye Walal .
@runtarabiigujecel6476
@runtarabiigujecel6476 Жыл бұрын
Abuu riqal ,abuu calqami,mamulki ayuubi ,Muuse biixi
@umadunya9699
@umadunya9699 Жыл бұрын
Somaliya zayid kaliya kulama dagaalamin ee tarikhda si fiican isa hubi
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 Жыл бұрын
Madax isku sheegta aan aragtida dheer lahayn o bila caqliga o bila damiirka tariikh xumo ayay nowadan illhyow adiga moye cid kale noma maqna hadan nhy Shacabka Somaliyed😢 dad gaalo so dhawaysanaya o dhulkoda ku wareejinaya
@xasanmataanxasanxataan
@xasanmataanxasanxataan Жыл бұрын
Asc
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b Жыл бұрын
Kan 3aad ibnu alqam isagaa uga daran uguna dulaysan alow taraar aan balan uyo axdi midna aqoonin😢😢😅😅😅isku soo dhawaystay
@MohamedYuusufcumar
@MohamedYuusufcumar Жыл бұрын
JedinTaadu waan kahely keep going 😅😅😅
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 Жыл бұрын
Wll waxaa fcneed inaad ku darto ninkii carabta ahaa ee khiyaane khalifada ugu danbeeyay ee Muslimiinta ee Cusmaan yada. Dhibaato walbo oo hadda dhacayo ayee gogolxaar u noqdeen.
@Xirsiev
@Xirsiev Жыл бұрын
Free dhaga hadal Muuse baahi😂😂🙈🙈🙈
@crizaaqmaxamuud7850
@crizaaqmaxamuud7850 Жыл бұрын
Yaa ka khiyaamo badan soomaalia
@AwKyzi
@AwKyzi Жыл бұрын
@ogaansho walal ,video noogo soo samey lahjadaha carab wadamada isfahmi karo , iyo kuwa aan isfahmi karin.
@ShiniKooshin
@ShiniKooshin Жыл бұрын
Wasiirkii gaashaaniga soomaaliland oo iscasiley.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Жыл бұрын
kalmada ah Muslimiinta iyo Carabta waa mid Qaldan , oo Cunsurinimo ka muuqato .. markaad ka hadlleso wax u khuseeya Muslimiinta waxaa fiican in aad adeegsato eryag muslimiinta sbbtoo ah waa magac koobaya carab iyo cajabi ba .. balse sidaasi waa qalad iyo kala sooc umada islaamka ah ....
@wardazamawi7421
@wardazamawi7421 Жыл бұрын
Haa waa qalad wayn in musliminta laba laga dhigo Lakin caranta aya kalmadan isticmasha iyago gear isu yara xigsanaya tiyonay warabaha uska ridin bay hadan is xigsadan wa cunsuriyin
@Kaligeed-Amiirad
@Kaligeed-Amiirad 8 ай бұрын
Suldaanka asaga calqigiisa aaway tataar ayaa soo socdo suu ciidan ukla diraa siduu ayuu ku aamina nin shiico ah seene hadyad ugu qaade nin ku dili rwao😮😮 Suldanka ayuubiyinta oo qudus.dhiiby hunguri ayaa waday kii kacbda neh sharaf ayu ka radinaaye xabashtiii😢
@Atharimedia99
@Atharimedia99 Жыл бұрын
Narsol Mandela kawaran ustaadii
@khaledali5093
@khaledali5093 Жыл бұрын
1988 shirkii 🇸🇴 iyo 🇪🇹 ee ka dhacay 🇩🇯 uu siyaad barre ku bixiyey ama kaga tanaasualy somali galbeed kuna inkiray in 15k somali askar ah waxay u dhinteen wali waa halyey qaran maanta shiikhini iyo shariifkiinba waad ladi- ladihiin hada gedo waa joogaan xabasho hadii ay xunyihiin
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
afweyne dalka asga qaribey
@ObsaJahi-h4v
@ObsaJahi-h4v Жыл бұрын
Xarakad biyamaal
@fathiahmed3970
@fathiahmed3970 Жыл бұрын
Sxb Carab iyo Islaam (Muslimin) kla saar. Carabta gaalada gaalada ugu waawayn baa ku jiray kuna jiri doona.
@4ashkamalim637
@4ashkamalim637 Жыл бұрын
Somalida waxa kujira kuwo kuwas carabta kadaran oo kaxun.
@Ali-cv4rv
@Ali-cv4rv Жыл бұрын
​@@4ashkamalim637 qof carabta ka daran oo somalia ah maba jirto falastiin oo carab ah ayaa 30 kun oo qof laga dilay ilaa hada ma aragtay hal madax oo carab ah oo ka hadlaya somalia iskuma fiirsateen waxaas oo kale walaahi
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b Жыл бұрын
Waan ognahay miidaas teeda midkakr ku darso carabta waxaa ka soo jeeda ku wii ugu sharafta badnaa calaamka waxaa kamide,anbiyada qaar ,asxaabtii rasuulka scw.
@molil3853
@molil3853 Жыл бұрын
Khayin muse bixi 🙏
@binfaqiibnulbalad1387
@binfaqiibnulbalad1387 Жыл бұрын
Qofka madluumka ah in lasii dulminaayo ayey kadhigantaa khaa inka markii lagu fiirsado khayaanada oo lagusii taageero Qoorta ayaa laga gooyaa muslim iyo gaalba kuu noqdo cafis malahan abadan
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
БАБУШКА ШАРИТ #shorts
0:16
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,1 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 26-бөлім
52:18
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 434 М.
Who is More Stupid? #tiktok #sigmagirl #funny
0:27
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН
Shaamil Basayev | Libaaxii Qowqaz ee Ruushka Dhuunta U Galay |
16:12
Markaan Wax Walba Way Cadyihiin | Qodobo Muhiim ah .
27:13
OGAANSHO
Рет қаралды 124 М.
Sirta Suuratul kahf .
15:43
OGAANSHO
Рет қаралды 67 М.
She wanted to set me up #shorts by Tsuriki Show
0:56
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН