Qisada Maalintii ugu adkayd Taariikhda Muslimiinta | Maalinkay Carabta Diinta Ka laabteen .

  Рет қаралды 213,316

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 443
@hassanabdikulmie8357
@hassanabdikulmie8357 2 жыл бұрын
Mashallah Cumar Noo Soo Badi Taariikhihii Hore Ee Islaamka Dagaaladii Ay Galeen Iyo Xaqaaiqdooda Mahadsanid Jazakallah kheyr Ustaadi.
@cabdiasiisapdilaahi3328
@cabdiasiisapdilaahi3328 2 жыл бұрын
Ustaad oo soo badi inshalaah
@hassanabdikulmie8357
@hassanabdikulmie8357 2 жыл бұрын
@@cabdiasiisapdilaahi3328 ✌
@hassanabdikulmie8357
@hassanabdikulmie8357 2 жыл бұрын
@@cabdiasiisapdilaahi3328 Insha-Allah
@Mohametapthi
@Mohametapthi Жыл бұрын
Hadii ay heesahu ku xasusinayaan Qofkii aad jeclayd Qur,aanku wuxu ku xasuusinaya allihii Ku abuuray ,qofka aad jeceshayna abuuray Ilaheyoow Qur'aanka Qalbigeena ku qabooji ❤️
@amincano9255
@amincano9255 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠
@aminahasan811
@aminahasan811 2 жыл бұрын
نحن الذين بايعوا محمدا( صلى الله عليه وسلم ) على الجهاد ما بقينا أبدا
@BARROOFFICIAL
@BARROOFFICIAL 2 жыл бұрын
Walaal kusali nabiga scw صل الله عليه وسلم
@parqadshibrahim9799
@parqadshibrahim9799 2 жыл бұрын
Taariiqahaan oo kale waa jeclahey ee soo badi my ustaad
@habiibabdalle4088
@habiibabdalle4088 2 жыл бұрын
Noo soo badi taariikhda nebiga scw dagaaladii uu galay iyo kadiba dagaaladii ay galeen asxaabtii rasuulku scw iyagana Allah raali haka ahaadee
@mohamedjamahirsi4992
@mohamedjamahirsi4992 2 жыл бұрын
Cumar inshar soo badi dagaalada ay saxaabadu galeen ee waa wayn
@salma114
@salma114 2 жыл бұрын
Ilahow iimaanka noo quwee diinta dhibkaas loo soo maray ee waadiga dhiiga ah u daatay sow ayaan daro maaha maanta inta ka run sheegtaahi inay uartahay
@habargidirboylandheerebana9906
@habargidirboylandheerebana9906 2 жыл бұрын
Dagaal shub khalid ibnu walid rcn
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 жыл бұрын
Waanu Ku raaxaysanaa Maqalka dagaaladii Iyo Guulihii islaamka Ee Caalamka Hal Mar Lama Filaan Ku Noqotay👏 Xiligoodiina Quwada Aduunka Ka💪 dhigtay
@haboonabdi7935
@haboonabdi7935 2 жыл бұрын
Wll ana so kale aad ban ugu farxa guulaha islamka dagaladi
@abuucizsoomali4279
@abuucizsoomali4279 2 жыл бұрын
Maanta laguu baahan yahay maanta waxaa maqan kitaabka alle oo lagu badalay dastuur, maanta ayey murtadiin dooban yihiin, wax qabtana la waayey. Intii wax un wadayna khawaarij ayaad dahdeen. Mareekan iyo amisom iyo daba dlifka murtadkana waalaalihiin. Marka muxuu idhin tari jihaadka saxaabada.
@abdalaali6591
@abdalaali6591 2 жыл бұрын
@@abuucizsoomali4279 Hhhh argagixiso halkan loogama baahna
@maankareacts3420
@maankareacts3420 8 ай бұрын
​@@abdalaali6591Alle hortiisa marka tagto aa ogaane qofka argagixisada ah gaal wuxu kuu meeriyay ayaad soo raacdee Rabbul Cizza adigo niyada fikradahas raqiiska ah ku wato hala hortagin diintada baro si aad u kala ogaato midka sokeeyaha iyo midka shisheyaha ah👌
@salahali1243
@salahali1243 2 жыл бұрын
Saxaabada Rasulka scw kii xogleh xoogiisa dintuu galiyey kii maal leh asagana dintuu galiyey kii Garaad fcn leh asgana diintuu galiyey ilahay hakaraali noqdo dhammaantood♥️♥️
@zumarmedia3953
@zumarmedia3953 2 жыл бұрын
Si dareen leh ban udhageestay wllhi aad ban ujeclahay maqlida guusha islamka🥺
@yaya_______boss
@yaya_______boss 2 жыл бұрын
لالٍــــــه الا انت سبحانك أني كنت من الظالمين.❤☝
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Ameen
@jonebare6227
@jonebare6227 2 жыл бұрын
Mko
@maanyarejaamac3606
@maanyarejaamac3606 2 жыл бұрын
لا إله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين
@ayanleahmeth6956
@ayanleahmeth6956 2 жыл бұрын
Amen bro
@KhadracaliCabdilaahi
@KhadracaliCabdilaahi 3 ай бұрын
ألا اله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 2 жыл бұрын
Ragaasi Rag bay ahaayeen Ilaahay ha ka raali noqdo dhamaantood. Geesinimo, iimaan, Sabar iyo dulqaad ayay isku darsdeen.
@Ibnucajaib
@Ibnucajaib 2 жыл бұрын
ياليتني كنت معهم فافوز فوزًا عظيمًا 😭😭😭😭 سلامٌ عليك يا سيفُ🗡 الله خالد ابن الوليد باسل أشد الحرب أحبك حبًا ابتغي به لوجه الله الكريم
@maxamadmaracademaxamadmara9550
@maxamadmaracademaxamadmara9550 2 жыл бұрын
Fariidkii khaalid ibnu waliid ♥halgamaagii uguweeynaa islaamka oo kale allaha ween ee awaamiir bixiyo maamulana dhulaka iyo waxa kunool iyo maamulo iyo caalamul qiimaamo iyo caalamul aduun usugnaaday hanoo soobixiyo mid geesiya oo islaamka dicaaco oo xureeyo allaha hanasiiyo aamiin
@nimcoquen7814
@nimcoquen7814 2 жыл бұрын
Allhuma amiin yaa rabi yaa allah yaa raxmaan🤲🤲🤲😭
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud 2 жыл бұрын
Amiin yaarabi yaa .alah yaa wadud
@MA-oo4hj
@MA-oo4hj 2 жыл бұрын
*Qofkii ugu Wanaagsana uguna kheyrka badna, uguna xishoodka badna, uguna akhlaaqda fiicna, uguna ixtiraam ka badnaa inta uu Ebbe abuuray waa Nabi Muxammad SCW❤️
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Carabta illahay diinta ayuu ugu nusreeyay , carab billaa diin ahni, waa cawaan 💯 halyayada carabtu waa raggii diinta islaamka u hiilinayay 💯❤️✅🙏
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 2 жыл бұрын
Golden voice omar ALLAHA ku xafido wall
@Khulasatul-alkulaasah
@Khulasatul-alkulaasah 2 жыл бұрын
Maalin dhow ayaan ka akhrinayey kitabka الموسوعة المسيرة في تاريخ الاسلام Waxaan jeclaan lahaa inaad soo gudbiso dhacdadii Baghdad
@faadimocaato1495
@faadimocaato1495 Жыл бұрын
😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋
@haweeyajama5276
@haweeyajama5276 2 жыл бұрын
Msha allaah, waxaad noosoo gudbisaa muuqaalo tayo leh, aanka faaiidno, ku mahadsanid walaal.
@abdirahmanadamsiad442
@abdirahmanadamsiad442 2 жыл бұрын
ماشاء الله . بارك الله فيك أخونا عمر إنشار . هذه معركه عظيمة والصحابة رضوان الله عليهم يموتون لأجل الإسلام . *هكذا يموت الرجال*✊ .
@ahmedmoahamedadan4385
@ahmedmoahamedadan4385 2 жыл бұрын
"إن أوتيتم من قبلي فبئس حامل القرآن أنا " مقولة سالم مولى أبي حذيفة رضي الله عنه وعن سائر الصحابة الكرام ❤❤
@adensougu5165
@adensougu5165 Жыл бұрын
Ok q0a1
@ismaip1
@ismaip1 2 жыл бұрын
No twitter ❌ No Facebook No Instagram ❌ No KZbin But over 2 billion followers That is our Teacher of the world prophet MAXAMED ﷺ ❣❣ Scw ﷺ SCW ﷺ
@hassanabdikulmie8357
@hassanabdikulmie8357 2 жыл бұрын
Even More Than Two Billion Followers.
@ms9917
@ms9917 2 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه
@wadanigadhabta4372
@wadanigadhabta4372 2 жыл бұрын
Geesi caraduu dulsaranyahay midna waatagay😍😍
@amuunahmed3857
@amuunahmed3857 2 жыл бұрын
Xabiibkena sayidkeeni subaha SCW iyo shuhadada macooda Allaha nooga raali noqdo. Waad mahadsantahay Omar
@cabdifataaxkhadar3157
@cabdifataaxkhadar3157 2 жыл бұрын
Wlhi taariikhdeena islaamka wax ka macaani ma jiro Waad mahadsantahay walaal cumaraw ❤
@cjabardeeqclaahi9829
@cjabardeeqclaahi9829 2 жыл бұрын
بارك الله فيك أخي الكريم وجزاك الله خيرا الجزاء
@galeyrahmed8839
@galeyrahmed8839 2 жыл бұрын
Waa Meesha Laga keenay Isqarxinta Baraa binu maalik alle Ha unaxariisto Maanta Si Qaldan ayaa loo adeegsada oo muslimiin ayaa lagu laayaa 😪😭😭
@cabdinaasir7121
@cabdinaasir7121 2 жыл бұрын
Wll cumar dagaalkii badar hanaga ilaabin kusoo beek 17 ramadaanka insha Allaah
@bashirabdulkadir1263
@bashirabdulkadir1263 2 жыл бұрын
10-mawduuc oo Siyaadda Somalida Ee ma dhalayska noqotaY kusaabsan, Waxaa Kun mar ka qiimo badan 1 Barnaamij oo Noocaan ah wll Omar جزاك الله خيرا.. dadkeena wax tarka ah ma qiimaysano haddaan somaali nahay ee markaY dhintaan baanu Ammaanaa!!! Halkaas kasi wall Mawducyadan tayada Leh
@halalpolice23
@halalpolice23 2 жыл бұрын
Ragbaa Diintan usoo dhintay wallahi 👏🏾SubhanAllah
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 жыл бұрын
اللهم صلى وسلم على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه وسلم
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 жыл бұрын
@Khalзd | خالد nio khalid ma fahmin ujeedka
@abdirahmaanidirismaxmed7757
@abdirahmaanidirismaxmed7757 2 жыл бұрын
@@teco6471 waa runatay sawir wax micno maleh lkn ha uqaadan inan u arko muqdas mahadsanid
@mohammedbarre6100
@mohammedbarre6100 2 жыл бұрын
Great show and great educational brother Manshalah
@ascadtimo1361
@ascadtimo1361 2 жыл бұрын
‏ما شاء الله عمر أن شر الله يحفظك أخي جزاك الله 👨🏽🙏خير سلام عليكم
@baabucilmi
@baabucilmi 2 жыл бұрын
Lkn cumar wax baa ka hilmaamtay oo ah dagaalka Ooo ah in markii uu dagaalka aad u cuslaaday uu yiri khalid binu waliid sida tan!!! Aaway reer muhaajiriin iyo qabaa il badan oo muslimiinta iyo reer baadiyaha kuli uu yiri aan arko dhamaan tiin iyo halka jabinta eyka socoto Kadib waxaa la adkeyay qabiilkasta difaaca ka dib jilbaha ayaa leysku aasay markaa baa guushi timid!!!!
@tufaahali3945
@tufaahali3945 2 жыл бұрын
Jazakallah😍
@maxamedcaaqilka1432
@maxamedcaaqilka1432 2 жыл бұрын
ما شاء الله الله يجزاك الجنه ووالديك ومن قالا امين يارب العالمين
@abdikanisuleimam9543
@abdikanisuleimam9543 2 жыл бұрын
اللهم صلي علي نبينا محمد وعلي أءله وصحبه وسلم
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 2 жыл бұрын
Ma sha Allaah 🥰, waa Jihaad I qiiro galiyay Runtii, inaan ani ku jiro aan ismooday, Jazaaka Allahu kheyr, yaa AQii
@fatwaguud
@fatwaguud 2 жыл бұрын
Kusaliya nabiga {NNNk}. Shukran Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano. Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.
@ifrahmohamed5854
@ifrahmohamed5854 2 жыл бұрын
Allaho naxresto for those who died because of the deen, and thank you for the information.
@ismaaciilciise9015
@ismaaciilciise9015 2 жыл бұрын
رمضان مبارك : ماشاءالله معلمناعمرإنشار
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 2 жыл бұрын
Khaalid ibnu waliid raganimo aan la loodin karin waligii dagaal laguma jabin dhamn saxaabadu waxay ahaayeen kuwo ku xardhay dhiigooda sadarada taariikhda diin islaamka ilaahay ha ka raali ahaado dhamn.
@ibraahimbaashi9294
@ibraahimbaashi9294 2 жыл бұрын
رضي الله عن صحابة رسول الله وجعلنا الله معهم
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 жыл бұрын
اصحاب رسول الله رضي الله عنهم
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
RAMADAN MUBARAK 💡✋🌙🌃☕. Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
@yahyehusein8944
@yahyehusein8944 2 жыл бұрын
Maanta qalbiga ayaad kasoo jeedisay ka anoh adigoo dagaal dhaxjoogo بارك الله فيك
@aishacayush4938
@aishacayush4938 2 жыл бұрын
Abowe dagaalada aad ban ujeclehe wan qiiroda nozo badi رحمك الله🥰🤲
@abuucizsoomali4279
@abuucizsoomali4279 2 жыл бұрын
Maanta ayaa ka murtad badan shalay. Hadii musaylama sheegtay rasuulnimo, maanta barlaamaankiinu wuxuu sheegtay shaci dajin, taas oo ah xaq ilaahay Lee yahay. Ninkii gaalaysiiyo ama dilo agtiinu waa khawaariji. Marka حروب الردة ما الفائدة لك
@abuucizsoomali4279
@abuucizsoomali4279 2 жыл бұрын
Waa iga talo iska sax waxaad ka aamisantay murtadiinta maanta joogta. Wa ilaa lamid baa tahay.......
@kingcadoowofficial1573
@kingcadoowofficial1573 2 жыл бұрын
Mooducyadan O kale Inta Jecel like saar👍 Ustaad Omar inshaar Inoo soo badi Tarikhyada Saxabada iyo dagaaladii ugu weynaa O ay galeen 💪👌
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 2 жыл бұрын
رضي الله عنهم ❤❤❤
@heegaalechannel6247
@heegaalechannel6247 2 жыл бұрын
اللهم توفنا كلمة الحق{ لا إله الا الله محمد رسول الله }
@khalidabidxasan9568
@khalidabidxasan9568 2 жыл бұрын
The only KZbinr aad cilmi iyo tariikh aan ka faa'udno dawashadiisa
@ahmedgalayax8333
@ahmedgalayax8333 2 жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@cabdiqaadircirro228
@cabdiqaadircirro228 2 жыл бұрын
islaamka dagaalkiisa waxa asal u ah diinta inuu tawxiidku sarreeyo naf hurnimana way lahaayeen waana sababta ay muslimiintii hore u guulaysan jireen lkn maanta waxaynu marar badan usoo joognay in dal dhan oo muslim ah intay gaalo kusoo duusho ciidankiisii ilaalinayay ay sida ugaadha u kala yaacaan waxaana waxa sabab u marka hore ayaa afkaar gaalada lagasoo waariday lagu tababaray oo aanay ab iyo isirtoona u lahayn
@Mascudsayid
@Mascudsayid 2 жыл бұрын
Jazakallah, Maala'ik haku salaanto hadad hore iso booqatay hadanad iso booqan waxan danaynaya booqashadaada rabina haku sharfo.
@BEERYAHAN
@BEERYAHAN 2 жыл бұрын
WAXAAN KAA CODSANAYNAA 17 RAMADAAN INAAD DAGAALKII BEDER DUL ISTAAGTO. WAA CODSI AKHI CUMAROOW. Codkaaga si dheeriyaan wax ugu fahmaa markaa aayadaha Quraanka soo qaadato aadbaan u jeclahay./BASHIIR
@mohammedabdikadir9952
@mohammedabdikadir9952 2 жыл бұрын
ما شاء الله شكرا يا عمر
@maanka3229
@maanka3229 2 жыл бұрын
الله أكبر ❤️🤲🏿
@turkishsign2762
@turkishsign2762 2 жыл бұрын
Masha allah Walal omar inshar noo soo badi qisaska saxbabada jazakallah kheyr
@ferdawshussein1172
@ferdawshussein1172 2 жыл бұрын
Asc walaal cumar waad kumacadsantahay soogubita mowduucan walaal hadaad awoodo noo soobadi mahadsanid markale walaal ramadaan kariim
@wacyimedia
@wacyimedia 2 жыл бұрын
Allah Akbar wllhi qisada dagalkan waan soo qatay sheeq muqtaar Allah ka Ajirsiyo si fcn Ayuu u fahansiyay Ani io intii jameecada ku xerneed xitaa youtupe ka wey ku jirtaa iyagoo is ku xig xig qisoyinka Abuubakar Allah ka raali noqdee markii ey ridaaween qabiilada carabta ilaa intii Allah u naxristay mooyee ilaa 7 guunto Ayuu diyaariyay
@mundircaafi4829
@mundircaafi4829 2 жыл бұрын
ilahy kgu dhariyay no so badi san wax badan ugu faidno wll 😰🙏🙏
@faadumoalicise6947
@faadumoalicise6947 2 жыл бұрын
Jazaka allah🥰
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 жыл бұрын
Ramadan Mubarak brother❤ 😍 Salallaahu calayhi wa salaam.
@abdullahibulla
@abdullahibulla 2 жыл бұрын
Cigrama binu abii jahal allaha ka raali noqdo 🤲
@user-zq9vu4nw5h
@user-zq9vu4nw5h 2 жыл бұрын
Wll Ogaansho aad ayan ku salamaya adiga iyo saxibada kale ee an bah wadaagta ku nahy Hoygan marka Labaad yoolal iyo hadafyo inaga dhex guuxaya anyaynu leenahye alle haynoo rumeeyo🤲 marka saddexas wxaan kaa codsanyaa maadaama aan inbadan kugu so xidhnaa inaad qisolyinkii macaanka badan ee asxaabihii dadkii wan wanaagsanaa ee inaga Horeeyey aad inoo sol Gudbiso run ahaanti markii Hore maan xiisayn jirin taariikhahaas lknse imka wxaad moodaa maadaama shaydaankii laxir xiray in wx kasta is bedeleeen 😂😂
@nicmocabdiali9815
@nicmocabdiali9815 2 жыл бұрын
Omar qisoyinkan cml noso badii wll ilahey haku sharfo ❤❤❤
@Ozla252
@Ozla252 2 жыл бұрын
OGAANSHO
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
@siciidcabdiraxmaan7448
@siciidcabdiraxmaan7448 2 жыл бұрын
masha allah. Barnaamijkan qisooyinka waa mid aad u heersareeya
@jafarmohamed1353
@jafarmohamed1353 2 жыл бұрын
Jazakallah ustad Omar sida qiimaha leh aad noogu so tabisey qisadas muhiim ka ah ogaanshaheyda 🙏
@khadarcabdi2612
@khadarcabdi2612 2 жыл бұрын
Alhamdulilah i'm muslim
@hassannur7269
@hassannur7269 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Cumar Inshaar intaan ku xidhnaa kanalkaaga anigoo sideedaba jecel muuqaaladaad soo galiso wax badana noloshayda ka badalay hadana muuqaalkani aaaaaad ayuu uga duwanyahay kuwii hore mansha Allah tabarakalah waxaabad moodaa inaan dhex joogay dagaalkaas. Walaahi diinta maanta rag aayar ku ciyaarayo ee la fudud ragbaa naftooda u soo huray.😭 Fadlan waa codsi noo soo badi muuqaalada noocan saamayn weyn ayay leeyihiin oo aanad adigu dareemayn xataa. جزاك الله خير ❤💯
@koombokooficali7085
@koombokooficali7085 2 жыл бұрын
WA sida kuwan madax adeega iyo qabyaalada beenta iyo faanka isku darsaday reer waqooyga
@muxamadbiriye4287
@muxamadbiriye4287 2 жыл бұрын
Walaalow soobadi inta ramadka ah allaha ku barakeyo ilmada wan ceahan waye wlhi (khaalid Seeftii ilaahey ee galka ka baxsaneyn) Allahu akbar Dhiiri galin ka weyn majirto inaad ogaato dhaqanki geeainimadi iyo dadaalkii saxaabada
@keepnotes7859
@keepnotes7859 2 жыл бұрын
Wlal cumar allah naarta kaa Xoreeyo mawduucyada sidaan oo kala ah noo soo badi
@asmaomar8969
@asmaomar8969 2 жыл бұрын
شكرًا اخي اللهم انصر الاسلام والمسلمين
@arafatabdilahi7344
@arafatabdilahi7344 2 жыл бұрын
You Deserve Every Thing Bro
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 2 жыл бұрын
Anigoo taariiqdan oo dhan horay uhaayay hadana waa barnaamij dhiigayga dhaqaajiyay diintaan ragaa usoo halgamay
@Ur.rolando1
@Ur.rolando1 2 жыл бұрын
Ramadan kariim 🌙 dhaman umada islamka gar ahaan somalida
@cabdicasiisismaaciil4517
@cabdicasiisismaaciil4517 2 жыл бұрын
لا إله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
@يارسولاللهإنيلأحبك
@يارسولاللهإنيلأحبك 2 жыл бұрын
akhii waad mahadsantay waxaan kaa codsanaya in aad Ducomenty nooga soo ditaariso ANSAAR sidii ay nabiga scw ugu gargaaren iyo sida alle u ciseeyay Ansaar abaalkana alle ka qaado
@caynashe.8886
@caynashe.8886 2 жыл бұрын
Maansha alaah waxan kuu dhagaystay sidii inaan kujiro dagaalka oo kle
@abuucizsoomali4279
@abuucizsoomali4279 2 жыл бұрын
Maanta ayaa ka murtad badan shalay. Hadii musaylama sheegtay rasuulnimo, maanta barlaamaankiinu wuxuu sheegtay shaci dajin, taas oo ah xaq ilaahay Lee yahay. Ninkii gaalaysiiyo ama dilo agtiinu waa khawaariji. Marka حروب الردة ما الفائدة لك
@hanimaha1391
@hanimaha1391 2 жыл бұрын
@@abuucizsoomali4279 AS miya thy adi waaba kaa shakiyee
@haras2143
@haras2143 2 жыл бұрын
@@hanimaha1391 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@haapahaapa274
@haapahaapa274 2 жыл бұрын
Ramadan Mubarak all Muslims
@liibaanxuusen5572
@liibaanxuusen5572 2 жыл бұрын
Omar wlhi qalbiga bn ka ilmeeyay wll soo badi barnaamijyadan oo kale Wlhi wn ku duceeyay inu iga dhamaaday bn ka xumaaday Alle haku barakeeyo Adiga qoyskaagaba Kuwii Soonka laga aqbalo alle ha inagu daro dhamanten
@updyrashiidahmed4538
@updyrashiidahmed4538 2 жыл бұрын
Masha Allah 👋👏👏
@yaasircali5234
@yaasircali5234 2 жыл бұрын
Allahu akbar
@naimoabdille5827
@naimoabdille5827 Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@Abdiya0
@Abdiya0 2 жыл бұрын
Masha alah Omar inshaar جزاك الله خيرا
@aadanc.naasir9919
@aadanc.naasir9919 2 жыл бұрын
mahadsanid ogaansho
@sacdiyocali5692
@sacdiyocali5692 2 жыл бұрын
Masha allah
@abdunurabdule5179
@abdunurabdule5179 2 жыл бұрын
Jazakumullah khayr
@burhaanfelru1266
@burhaanfelru1266 2 жыл бұрын
M.a wll omer kama daalo muqaladaada❤❤
@lderow2192
@lderow2192 2 жыл бұрын
Mashaalaah aad ayaan kugu Mahad celibates Sida wanaagsan ee aad inorganic sop gudbisay taariiqda islaamka
@brain1576
@brain1576 2 жыл бұрын
ﷺ ﷺ ﷺ
@haboonabdi7935
@haboonabdi7935 2 жыл бұрын
Masha allah wll cumar caqliyigo aqoonta allaha ku barekyo codkaguna wa mid sameytisa wata
@Ershad44
@Ershad44 2 жыл бұрын
Walaal Cumar inshaar waxaa kaa codsan lahaa qiso yeri Ku saabsan soo islaamidii khaalid binu waliid Insha allh
waa kuma salaaxu diin al ayuubi ? #OGAANSHO salaaxuddiin
10:08