Khudba | Xaqiiqada Shiicada 27/03/2015 Sh Maxamed Cabdi Umal

  Рет қаралды 34,090

KULAN MEDIA

KULAN MEDIA

9 жыл бұрын

@KULAN MEDIA | Subscribe | Share | Like | Follow
www.kulanmedia.com/
/ kulanmedia
/ kulanmedia
/ kulanmedia

Пікірлер: 34
@abdullahsalafi9379
@abdullahsalafi9379 4 жыл бұрын
Wallahi sheekhan iyo dacwadisa aad ayaan ujeclahay
@IbraahiimmaxamedMaxamed
@IbraahiimmaxamedMaxamed Ай бұрын
She maxamidoow jazaaka alaahu kheyran❤
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 4 жыл бұрын
Yaa Allah shiico naga qabo waa gaalo
@abuucubaydacabdilaahi1506
@abuucubaydacabdilaahi1506 8 жыл бұрын
dadkiinan wax ma garatada ah horta soo barta diinta ka sib adoo jaahila culumada wax laga sheegee hadad cilmi hayso kala dood sheekha arimaha uu ka hadlay lakiin culumada gar ahan sh umal alla ha xafido xaqa ayuu cadeeyey
@zahramohamed9805
@zahramohamed9805 8 жыл бұрын
Mashaa Allah sheekhuna Allah yaxfiduka Jazakalaah khayr
@farhyaali8775
@farhyaali8775 7 жыл бұрын
maa shaa alaah jazaakalaahu khayr sheekh maxamed cabdi
@naajaxofficialchannel125
@naajaxofficialchannel125 4 жыл бұрын
Maasha allaah jasaaka laahu khayr
@ahmedyare7641
@ahmedyare7641 8 жыл бұрын
Shiicada iyo Gaalo Allah Swt hanagu qabto ,Jazakallah khyr sheikhuna Allah Swt ha ku xafido miisaanka xasanaadka ha kuu saaro Allah Swt dartiis ayaan kuu jeclay
@shahrazedbendavid5168
@shahrazedbendavid5168 8 жыл бұрын
shiico soo noqo lacag ayaan kusiiinaaaaaa
@hassanyuusuf9750
@hassanyuusuf9750 4 жыл бұрын
Sunni markeey caruurta iyo dumarka qaraxa ka joojiyaan ayaa la dhegeysan. Maalin walba shiico ayaa naloo sheegaa dhiigeennii ayaan qubanaya.30.05.2020. Waxaa muqdisho lagu qarxiyey gaari bus oo dad muslim ah caruur iyo dumar ah 19 ayaa ku dhimatay dad baa aaminsan ineey ilaahey ugu dhowaanayaan waa taas mad,habta sunni ee aan maalin walba umadda ugu yeereyno. Ilaahey xaqqa hana tusiyo
@0o603
@0o603 7 жыл бұрын
walaahi shiico waa waxa ugu xun ee ifka jooga
@nuhnuh2753
@nuhnuh2753 7 ай бұрын
Masha Allah
@amijyhnbensayadaiskushekes1581
@amijyhnbensayadaiskushekes1581 8 жыл бұрын
Masha allah
@duusa2010
@duusa2010 4 жыл бұрын
masha allaah sh illaahey hana dhooro adigane illaahey qeer haku siiyo
@amijyhnbensayadaiskushekes1581
@amijyhnbensayadaiskushekes1581 8 жыл бұрын
shega ilhaya ha ku barkeyo
@ocroafff5527
@ocroafff5527 4 жыл бұрын
Ilaahayow na astur aamiin
@akramman5195
@akramman5195 3 жыл бұрын
ale haku xifdiyo shiikh umal
@abdiqanihusseinnor8958
@abdiqanihusseinnor8958 3 жыл бұрын
M.Allaah
@asadmahamoud2510
@asadmahamoud2510 8 жыл бұрын
sax
@0o603
@0o603 7 жыл бұрын
arintaan sida aan uga damqaday ma jirto arin aan uga damqaday. budhiste mulxid kirishtan iyo yuhuud waxa ka daran shiica nacalad ha ku hoobato
@QuraanKaliyaKittaab
@QuraanKaliyaKittaab 8 жыл бұрын
NABBI MOHAMED CS SUNNI IYO SHIICA MIDOODNA MA AHAYN EE WAXA UU AHAA RASUULKA CS RASUUL ALLAH ما كانَ مُحَمَّدٌ أَبا أَحَدٍ مِن رِجالِكُم وَلٰكِن رَسولَ اللَّهِ وَخاتَمَ النَّبِيّـۧنَ وَكانَ اللَّهُ بِكُلِّ شَىءٍ عَليمًا MA AHAYN MANA NOQON SUNNI IYO SHIICA MIDOODNA RASUULKA CS LABADUBA WAA FIRQOOYIN DIMEEDYO KUTUBO QORTEEN KKA DIBNA DIMEEYSTO LABDUBA WAA KUWA DIINKA ISLAAM AH BURBURIYAY وَما مُحَمَّدٌ إِلّا رَسولٌ قَد خَلَت مِن قَبلِهِ الرُّسُلُ أَفَإِي۟ن ماتَ أَو قُتِلَ انقَلَبتُم عَلىٰ أَعقٰبِكُم وَمَن يَنقَلِب عَلىٰ عَقِبَيهِ فَلَن يَضُرَّ اللَّهَ شَيـًٔا وَسَيَجزِى اللَّهُ الشّٰكِرينَ MOHAMED CS WAA RASUUL ALLAH EE SHIICANA MA NOQON SUNNI MA AHAYN SIDA NABBI CIISE CS OO UU AHAA RASUUL ALLAH OO KALIYA مَا المَسيحُ ابنُ مَريَمَ إِلّا رَسولٌ قَد خَلَت مِن قَبلِهِ الرُّسُلُ وَأُمُّهُ صِدّيقَةٌ كانا يَأكُلانِ الطَّعامَ انظُر كَيفَ نُبَيِّنُ لَهُمُ الـٔايٰتِ ثُمَّ انظُر أَنّىٰ يُؤفَكونَ
@taajanemediatv7012
@taajanemediatv7012 3 жыл бұрын
Kalmada sunni soo baro marka hore jaahilow
@Bashi869
@Bashi869 8 жыл бұрын
Anigu waxaan aaminsanahay Shiicadu inay dad muslimiina ay yihiin oo caqiida sax ah ay haystaan in gaalo lagu sheegana waa dambi KABAAAA'IR.
@sharmaakeciise5625
@sharmaakeciise5625 8 жыл бұрын
miyaad is indho tiraysaa mise aqoon la aan baa kaa haysa mise waad iska jibootay mise adaa raafido shiico ah
@0o603
@0o603 7 жыл бұрын
2bajeerlibaax Libaaxdhalay war eeygaan eynimada ma ka dhab baa waryaa see u saxan yahay nin quranka ka bensheegay nin inkirsan axaadiithta nin caayaya 10 kii iyaga oo nool janada loogu bishaareeyay?
@hashimabdirashiid3303
@hashimabdirashiid3303 7 жыл бұрын
2bajeerlibaax Libaaxdhalay allow Ku soo hanuuni adig iyo inta racsan shiicada galada ah
@shinhwachang7044
@shinhwachang7044 7 жыл бұрын
baastar baad Tanya waagaalo
@ibrahimmohamed5313
@ibrahimmohamed5313 7 жыл бұрын
2bajeerlibaax Libaaxdhalay sax waana runta shicaada wa islam caadi ah
@sadiyasubagow3429
@sadiyasubagow3429 9 жыл бұрын
meeshan siyaasad ayaa leysku hayaa ma jirto wax la yiraahdo shiico iyo sunno dagaalka yaman hadan soomaali nahey waa inaan ka aamusnaa ilaahey hakala qaboojiyo sh umul sacuudiga maa soo wakiishey kkkkk war aniga shiicada waxaba iiga daran nimankan khawaarijta ah ee sacuudigu maalgeliyo ee masajida jaamacadaha iyo hoteelada iskuqarxinaayo kuwaas ayaa u baahan in la cirib tiro sacuudiga inaan u sacbino indho la, aan waa laga fiican yahey sh umul durbaankan aad tumeysid hadan soomaali nahey waxa jab weyn noo geystey khawaarijtan sacuudigu wax soo barey.
@abdisaberyusuf9826
@abdisaberyusuf9826 9 жыл бұрын
Soomaalidda waxa ka buuxa, wax magarato Kulamidda, kuwaasi oo ah kuwa ay adeegsadaan dadka Ilaahay ka gaaloobay ee ka fogaaday. Kulama Yaabayo in maskaxdaada aad ka u hooseysaa maanta ay ku tusisay in Dadkii Dhulka barakaysnaa Ka masuulka ahaa yihiin Khawaariij. Xaqiiqdi waxa gaal ah qofka muslim sheganaya ee Muslimiinta kale Gaalo ku sheegaaya.
@sharmaakeciise5625
@sharmaakeciise5625 8 жыл бұрын
+AbdiSaber Yusuf (asypoems) shiico waa gaalo haddaad raafido tahayna gaaal baad tahay ninkow shiico hooyadeed was ban ku idhi
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 162 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 31 МЛН
Xijaabka + akhlaaqda gabadha muslimada + Qiso | Sh M.Cabdi Umal
24:53
Sh Maxamed C/ Umal oo raddiyay Buug uu qoray nin somali ah
26:19
Doodii Ahlu Sunnaha iyo Shiicada oo meel Xasaasi ah maraysa Q2aad
53:50
SHAKIGA IYO WASWAASKA SHEEYDAANKA SHIIKH UMUL
7:13
umumohhamed2021
Рет қаралды 1,1 М.
WAREYSI #4- CAGTA XAAJI CUDURKA JIRA WAA BULSHADA
23:30
HANOOLAATO
Рет қаралды 93 М.
Shiicadu Ma ahan sidaad mooday | Maxaan ku kala duwanahay shiicada?
10:55
Saddax Dambi Cuqubadoodu Ma Daahdo [Khutbad]Sh Umal
17:48
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 14 М.
Shiicada Sh.Muxamed Cabdi Umal
1:24:44
Baraarug Media
Рет қаралды 288 М.
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 162 МЛН