Q 2aad || xaqiiqada Kooxda Assadicuuna Bilxaq || Sh Maxamed Cabdi Umal

  Рет қаралды 108,447

Salafmedia

Salafmedia

7 жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia / @salafmedia

Пікірлер: 130
@Mohamedahmadleabdi109
@Mohamedahmadleabdi109 5 ай бұрын
Jazakalaah sheekhunaa❤
@hassanhussein6442
@hassanhussein6442 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@hindaabdi2286
@hindaabdi2286 4 жыл бұрын
Mansa allh sh Abdi umul
@mr.mohameddahir3917
@mr.mohameddahir3917 7 жыл бұрын
Allah ha Ku xafido sh umal
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Jazaklum kheyer sheiikh mohamed umal Allah noo kaa xiifadyo iftiink aduunk aya tahyii
@ridwantr7987
@ridwantr7987 7 жыл бұрын
jazakalhu khairan sheekhunaa
@nimcacabdi8427
@nimcacabdi8427 7 жыл бұрын
حزاك الله خيرا ربنا يرحمك ويخليك يا شيخ الفاضل علي فهمك لنا هذا المجزره
@samsujprim4362
@samsujprim4362 7 жыл бұрын
Maasha allh tabarakallah shukran jazaakallhu kheyran jazaa sh m umal ilaahey aku xafido
@abdifatahali9922
@abdifatahali9922 7 жыл бұрын
Jazaakumullah kheir sheikh umal xafdullah
@calimaxamed5554
@calimaxamed5554 7 жыл бұрын
masha Allah shiiq umul kheyr allaha kusuuyo
@MusbaaxSheeqabdi
@MusbaaxSheeqabdi 7 жыл бұрын
mansha Allah jazakalahi qaayran zazaa
@IbrahimAli-kj8ut
@IbrahimAli-kj8ut 7 жыл бұрын
masha allah salaf media
@hibomohamed3882
@hibomohamed3882 7 жыл бұрын
allaah xiftiyo sheekhunaa umal danbigiisana hadhaafo amiin alle jidka mustaqiimka hana wafajiyo amiin yaa rabii
@itisaamcaraab9434
@itisaamcaraab9434 7 жыл бұрын
Allah ku siyadiyo cilmigaga anagana Allah nagu anfaco Amiin jazakalllah sheikh Mohamed
@khalidmohamed9564
@khalidmohamed9564 7 жыл бұрын
Masha allah jazakallahu qeyr
@gali1268
@gali1268 4 жыл бұрын
Masha allah
@aliadan2416
@aliadan2416 7 жыл бұрын
msha allah sheikh jasakala
@farhiyajama5258
@farhiyajama5258 7 жыл бұрын
sheekh alle ha barakeeyo ayagan sharakooda alle ha nagaqabto kuwa culimada kugafayana alle ha soo ha deeyo insha allaahu
@drzaki5214
@drzaki5214 7 жыл бұрын
mnch Allah sheekh umal allah aku xafido
@acaliibraahin3876
@acaliibraahin3876 6 жыл бұрын
Masha alaah
@ruunciiseciise8436
@ruunciiseciise8436 7 жыл бұрын
Abdirashid iyo sheik umul mahadsanid war dad kan na gaqabta yena fadexen hasbunaALLAH
@madarali33
@madarali33 7 жыл бұрын
Ruun Ciise 0.
@saadaadman9497
@saadaadman9497 7 жыл бұрын
masha allah allaha ku xifdiyo sheekhunaa mohamed Abdi umal jazaakallah khayr
@caliwarsame1
@caliwarsame1 7 жыл бұрын
masha allah waa muxadaro meeshedii la dhigay sheekha allah ha xafido
@kheyriyowanaag7295
@kheyriyowanaag7295 7 жыл бұрын
ماشاء الله فضيلة الشيخ محمد عبد امل حفظك الله ورعاك من كل سوء
@kinglezycade4976
@kinglezycade4976 6 жыл бұрын
T wow Mali
@abdalexasanwalanteeri6269
@abdalexasanwalanteeri6269 7 жыл бұрын
jzk sh m/med cabdi Umal Inteeba jirto Clumo Xaqa bayanino Waxan Rajeynaa In Labadbaado
@umusahra6470
@umusahra6470 7 жыл бұрын
mashaa Allaaaah sh maxamed cabdi umal ALAAAH KU XIFDIYO
@swalehsaid7085
@swalehsaid7085 7 жыл бұрын
alaha kuxifdiyo shiq maxamd abdi umal
@odaydaad7539
@odaydaad7539 7 жыл бұрын
insha alaah
@abdullahisahal3567
@abdullahisahal3567 7 жыл бұрын
Hasbunallah wa nicmal wakiil.
@adanxasan3139
@adanxasan3139 7 жыл бұрын
garas Maxamed waxaad Ku hadleyso ufiirso shekhu Waa Muslim maxaad ULA ledaa iska islaam
@maxamedcabdiqadirjama485
@maxamedcabdiqadirjama485 7 жыл бұрын
Adan Xasan wllo cayda sheekha wayku wardiyaan
@abdullahisahal3567
@abdullahisahal3567 5 жыл бұрын
Wll sheekha ma caayin SubxaanaAllah, ee nimankaan uu shiikhu ka hadlaayo ayaan la yaabay shartooda iyo fidnada ummada ay ukeeni karaan. Runtii waxaadbo moodaa inay is shabahaan khawaarijtii Amiirul mu’uminiin Cali RC xiligiisa joogtay ee uu la dagaalamay, nabigana SCW kasii waramay ee uu yiri “ hadaan la kumo waan layn, layntii Caad oo kale” ow kamaa qaala nabiyyu SCW. Midse ogaada ninkii aan diintiisa baranin walee waa loo yabaa.
@capitalcare6544
@capitalcare6544 7 жыл бұрын
Maasha Allah shiik ilaahay ha ku barakeeyo si fican ayaad umada ugu iftiimisay nimankaan waxay yhiiin, Allaha naga qabto sharkooda iyo shidadooda
@fowziassecretrecipes
@fowziassecretrecipes 7 жыл бұрын
Jassakallah shiekh
@zahraali4722
@zahraali4722 6 жыл бұрын
Mashallah✌
@hoodoibrahim2591
@hoodoibrahim2591 7 жыл бұрын
mnch Allah alle ha dhowro shkh
@naajaxofficialchannel125
@naajaxofficialchannel125 2 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خير
@farhyaali8775
@farhyaali8775 7 жыл бұрын
jasaa klaahu khayr sheekh maxamed alaah hkuxifdiyo aamin waxalayaaba dadkan soobaxay xagay ku sug naayeen ileen dad yayar maa hee wa odayaal gadh cadah marhor maxay isu muujin wayeen mawaxy ilahaayeen hadh aad sitataan dhalasn ka kicdoona ooxamaa sadaysan wardadka shar hau horseedin anagu dintii aankudhalsnay kamatagano eeanku barbaarnay waana kitaab ka ale iyo sunada nabiga scl was lam culimadayada sheekh maxamed iyo shibile iyo maxamed cimaan dirir mustafe ibnu idirs hadaba haxiiqinee meeshad kujir teen kunoqda cid nagamakiin raacdo aamiin
@maxamedcabdiqadirjama485
@maxamedcabdiqadirjama485 7 жыл бұрын
khayr alle haku siyo
@mahamedm518
@mahamedm518 7 жыл бұрын
alle haku xifdiyo Sheekhu Soomaal
@hasanadenxuure5188
@hasanadenxuure5188 7 жыл бұрын
Masha-allah shiikh umal niman kaa war kooda meel fog fog ayaad saar tay, adiga na ilaahay haku xifdiyo, wax baa iiga baxay 2dii xalqo
@goonifashion
@goonifashion 7 жыл бұрын
masha.allah
@abdifitahhirsi1624
@abdifitahhirsi1624 7 жыл бұрын
shaikh a allah haxifdiyo
@user-ex4hp8bk8r
@user-ex4hp8bk8r 7 жыл бұрын
ilaahayow hanuuni jamacadaas inakana na hanuuni
@kafiamohamed7759
@kafiamohamed7759 7 жыл бұрын
Jizakallah qeyran sheikh umal Allaha SWT haku xafido fidunya wal aaqira mar walbo aad noo.cadeyso diintena macaan Allaha SWT ha naga badbaadiyo Fidnada Dunia. Ameeeem yarabi
@khadarjamaal6391
@khadarjamaal6391 7 жыл бұрын
ilahayoow jidka saxda ah nagu toos oo nagu dil fidnadana naga badbaadi
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Amiin amiin
@wadadalibanta9432
@wadadalibanta9432 7 жыл бұрын
احسنت سماحة الشيخ حفظك الله
@odaydaad7539
@odaydaad7539 7 жыл бұрын
ilaah hownaxariito sheikh umal cafimaadka iyo cilmaga diinta ilaah hakugu xafido.anigu indhool baan ahay adiga iyo culamada toosan baan usha idhiiban. idhoole raaci maayo yuusan meel khaldan igu tuurin.
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Allah swt huk soo caliiyo idhah
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 жыл бұрын
mashaa allaah Juhalo kasta oo soobooda ilaahay wuxu usoosaaray rag afka dhagax kagaliya caadifadu way dhiman lkn afkaarta saxda ah iyo culumadu way baaqi noqon ayagoo utaagan ilaalinta diiinta iyo manhajka saxan shukran shekhana qofkasta oo manhajka saxan iyo diintan qiimaha badan abaal buu nugu leeyahay
@mubarakamin6097
@mubarakamin6097 7 жыл бұрын
masha Allah sheikh Allah haku xafido
@aishayusuf5588
@aishayusuf5588 5 жыл бұрын
Badbaado Channel caadi waye adoo kale dadka wey ka buxan lkn hadda hal sanno ka hor ayad soo qortay adiga iyo kan umal ah ma waxad doneysan in aad xaq illaahey af kiina ku qarisin bal hadda kawaran hee sanad ka dib dadkas wax yalaha ay soo bandhigin oo ay qariyin yahud nasara iyo wathaniyiin ogow cid ma qarin karto xaqa!
@CabdullahiCadde1
@CabdullahiCadde1 Жыл бұрын
​@@aishayusuf5588Hanuun Alle hakugu arzaaqo Hadad uqalanto oo uu Alle kula doonay
@thruthtv894
@thruthtv894 6 жыл бұрын
Wallah aniga uma jedo nimanka wax qaldan lakin waxa ey noqotay mal mahaan in qofkasto dhaho xukunka ilah ayaa leh in lagu magacabo qawarij o taa noqotay in umada ka cararto xukunka ilaaah ....... gur iyo furid iyo xijaab kaliya ma ahaan dinta e hadi aan somali nahay aan islanka wada qadano
@cabdulqadircali5581
@cabdulqadircali5581 3 жыл бұрын
masha allh wll warunta ninkane shalay wuxu shegayay ayu mantane radinoya
@cabdulqadircali5581
@cabdulqadircali5581 3 жыл бұрын
cidi xukunka ilahey dido wa gaalo isaguba dha haaye shalay manta maxa isbadalay aayadi ilahey wali wasidedi e isaga isbadalay
@rayaanosmaan6743
@rayaanosmaan6743 7 жыл бұрын
Masha allah allow shuyuukhdeena inoo Barakee waxay u taagan yihiin badbaadinta umada cid kastoo diinteena macaan soo weerarta iyagaa u taagan allow Cimriga iyo caafimaadka iyo caqliga iyo cilmigaad barateen idiin barakee😍
@fatumaarteahmed5640
@fatumaarteahmed5640 7 жыл бұрын
Maasha Allaah laakiin Sheekh erayo badan oo aan fahmin ayaa ku jiro muxaadarada sida TANAAQUD, MURAAQABEEYN iyo wax lamid ah ee Sheekh ma isku dayi kartaa inta badan isticmaasho erayda afka soomaaliga maadaama dadka dhan aay fahmeeyn afka arabiga. Mahadsanid
@abdikariimmahamud4121
@abdikariimmahamud4121 7 жыл бұрын
fatuma tanaaqud waa wax iska hor imaanaya ama is burinaya
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 7 жыл бұрын
Masha allah shiikh jzkallah
@odaydaad7539
@odaydaad7539 7 жыл бұрын
wax badan baan fahmay qaybtii kowaad hada ayaa bilaabin qaybtii labaad.insha alaah
@fowziassecretrecipes
@fowziassecretrecipes 7 жыл бұрын
Jassakallah Khier shiek
@baxnaanjaamac7404
@baxnaanjaamac7404 4 жыл бұрын
Illahay hakubarakeeyo shikh haloogadigo umada kuwaa
@yusufabdulahi9013
@yusufabdulahi9013 7 жыл бұрын
masha alaah yaaa sheekh qerbadan ali haku siyo
@user-ht8ky9ng9t
@user-ht8ky9ng9t 7 жыл бұрын
alaah waxaan ka baryeynaa jidka toosan
@updykadiirmohammed2357
@updykadiirmohammed2357 7 жыл бұрын
masha allah sheikh Umal xafidhahullah lkn waxaan ku qilaafsanahy waa anakaaa saxan ooo salafi ah inta kale wadadi naarta ayeey kusocdaan . marki la fiirsho siduu kooxaha kale sida uga hdlaayo waxaad moodaa in xagjirnimo ku jirto shiekha
@mohamedabdiosman7990
@mohamedabdiosman7990 7 жыл бұрын
Garas mahamed maa waxaad udoodaysa tagfiir goormu shikhu difacay dimoqoradii war ninyohow ilahay gabaq
@khadardalxiis1518
@khadardalxiis1518 7 жыл бұрын
..
@umu.xamza.binta.dulal.488
@umu.xamza.binta.dulal.488 7 жыл бұрын
warsame. kuma fahmin waxad ka hadleyso qofkad kashekeyneysana waa qof komanti aan ku wada hadlene dadkuna wey badan yihin .
@AbdihamidSalah
@AbdihamidSalah 7 жыл бұрын
sheekh wuxu yiri 25 sano uu jaamacad ka dhigay diin iyo waliba usuul diin wadaad amiirka u ah koxdaan ee Masar degen. Hadan Sheekh Umal hadalkiisa wax yar ka dib hadalkiisa wuxu ku sheegay aqoon diineed maleh ninkaas. Tanaaqud iyo is garaacid aan u arka.
@anabmohamed344
@anabmohamed344 7 жыл бұрын
waxeynu joognaa timekii diinteenu sheegtey iney soo baxayaan dad diinta islaamka mid cusub la soo baxaya ilaahayow naga qabo kuwa lunsan
@omarmahamed4981
@omarmahamed4981 7 жыл бұрын
kow ma joogno 72 firqo buu tilmaamay rasulka scw kuwaas unbey ka mid yahiin qof kasta waa inuu diinta bartaa si uu uga bad baado fitanta ka dhalan karta firqoyinka una haleelo mida ugu saxan ee ku jirta firqoyinkaas naloo tilmaamay
@bariyowabdullahi1315
@bariyowabdullahi1315 7 жыл бұрын
hhhhhhh waa Nabiiyaal cusub miyah
@ahmedmali913
@ahmedmali913 7 жыл бұрын
ilaahay hanagu dilo anagoo firqo ama jameeco gooniya ku abtirsan, ummaddi culumadii wey ka aaminbaxdey, Sh.Umal iyo qoladiisu shalay AlShabaab ayey tageeren hadana wey gaaleyeen markey isku dheceen maanta kuwan ayey ku dhegeen. Allaa wax og anagu idin kala garan meenee.
@abdinur6152
@abdinur6152 7 жыл бұрын
Sheekhan Rag iska dhici baa xad ka ka saaraya. niman kani Towxid ka aan baraynaa umada kaliya ayay dhaheene maxay qalad ah oo leedahay? wixii u qarsoon waa ayaka iyo alahood
@tawhidchannel5629
@tawhidchannel5629 7 жыл бұрын
هذا الشيخ أصلحه الله عنده هاجس على الخوارج وليس عنده مع اﻷسف أدنى إلمام بمذهب الخوارج،ولﻷسف أنه مازال يفضح نفسه علميا ومبدئيا،فنعوذ بالله من طمس البصائر،وليس هذا مني دفاعا عن هذه الجماعة الجديدة،ولكن مقصودي أن يكف هذالشيخ وأمثاله من الردود والكلام فيما لا يحسنون وليتركوا هذا لعمل ﻷهل العلم واﻹيمان ممن رسخت أقدامهم في العلم وثبتت قلوبهم على مبادئهم من غير تحريف ولا تبديل من أمثال شيخنا العلامة أبوسلمان حسان حسين حفظه الله ورعاه وسدد على الحق خطاه.
@Xudeyfa
@Xudeyfa 2 жыл бұрын
Alkhawaarij halaga digtoonaado
@shukrimaxamed804
@shukrimaxamed804 3 жыл бұрын
Diinta allaha leh rashuulada allaha doorteya allaha leh xarmakiisa 3xarmeeya allaha ku dhartaye allaha adoonkiisa abuurtaya xaqa allaha kale saarayo Diinta allaha saxi karo aqwaan qafiifadtaya wax maqashada 2sano 24sac dacwada lawadawado xagani carabta ficilaada isku badabadalaye maalinta qiyaamaha allaha hortiisa taala xisaabtamaya markaas xisaabtamaya xoola kama wareesana dacwada macasalamo rabadaana qiyaamaha kule xisaabtamaya bidamilaaha allaha agbar
@yusufjeeri8428
@yusufjeeri8428 Жыл бұрын
Waaladharinaa wali markuu sharciqadanayo
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 жыл бұрын
أنصح بقراءة كتاب قيم ( إعلان النكير على غلاة التكفير ) في موضوع جماعات التكفير وخاصة جماعة شكري مصطفى فهو كتاب ضخم يغني عن غيره في هذا الموضوع إن شاء الله
@bashirnuurxuseen9482
@bashirnuurxuseen9482 4 жыл бұрын
من الفرق بين التكفير دنوب والشرك الأكبر؟
@farahali855
@farahali855 3 жыл бұрын
لا ياشيخ بل قال نحن جماعة من المسلمين
@MrXamaraawi
@MrXamaraawi 7 жыл бұрын
Mida aan isweeydiinayo ayaa ah ragan maxeey bandhigooda ugu soo bandhigeen carabi,soo dadka ay la hadlayaan soomaali maaha isuna sharxayaan taariikhiyan iyo ka hadalka tan hada ka taagan dhulka muslimiinta.mida xigta sheekhoow kuwaan na gaaleeysiiyey malala diriri karaa oo mala iska fogeeyn karaa illeen warkoodu waa cadyahay hada oo fitnadoodi ayeey banaanka keeneen.?
@cabdulqadircali5581
@cabdulqadircali5581 3 жыл бұрын
horta waxa isweydin mudan maxa isbadalay dadow umal isaguba shalay wuxu dha hayay dadka galada dasturkoda isku xakuma wagalo dhigoduna wa banan yahy mantane iyagi ayu difacaya lkn ilahey ayadkisa isma badalan e dadka aya isbadalo ayadi ne wali kitabkey nogu qoran thy
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 Жыл бұрын
Umal iyo iyaga farqi weyn u dhaxerya
@user-of3nq2er2k
@user-of3nq2er2k 7 жыл бұрын
caade qaate ayn u aqaan umal ,,miyanu ahayn kii shalay galaysiiyay dawlada cabdilahi yusub ,,mantana u doodayo sheikh xasan
@abdihassan1995
@abdihassan1995 7 жыл бұрын
عازف الليل ina-gumeed baatahaye afkaada uraaya ka jeedi sheekh. xarig xalaal ah maadan ku dhalnin baan ma layni. waayo dadka culima caaya waa dad ku dhashay xarig xaaraan ah.
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 жыл бұрын
hhh waxan layaabanahay kuwo sheeganaya muwaxidnimo hadana dhaleecaynaya culumadii ayagoon dhalan tawxiidka dadka ugu yeerijirtay bal hooyadood iyo aabohood isma guursan markay culumadaan tawxiidka dadka barayeen maxaa aduunkan kunool qof caqligiisi inta laxiray ay rag kale kukaadiyen waan xorayn doonnaa caqliyadina inshaa allaah bishaaraysta
@tawhidchannel5629
@tawhidchannel5629 7 жыл бұрын
إهذالشيخ مع اﻷسف بعد تقريره أن الحكم من خصائص الله كعبادته جل وعلا،ونقل ذالك عن اﻷئمة كالعلامة الشنقيطي ووافق سائر اﻷئمة على ذالك،ثم اعتبر هذالمسن مع اﻷسف أن التكفير بالتحاكم إلى غير الله ورسوله صلى الله عليه وسلم من الغلو في الدين وأنه من مذهب الخوارج فياليت شعري مالذي نقله عن العلماء وما هذالذي ينسبه إلى الخوارج؟! إنه والله لمن التناقض الواضح البين الذي لا يخفى على صغار طلاب العلم فضلا عن أهل العم،وبهذا وغيره يتضح لك على سبيل التمام ما قدمته لك من قيام هذا الشيخ وأمثاله من الولع بالردود على مخالفيهم من غير علم تام بمذاهب المخالفين ومن غير علم ولا بصيرةبالكتاب والسنة في الرد على المخالفين. واعلم رحمك الله أن الذي يحرك هؤلاء في ردودهم ليس هو الدين بل حفاظا على دنياهم من قبل طواغيت العجم،وهذا جلي ظاهر في أعمالهم وأقوالهم،نعوذ بالله من سوء العاقبة وطمس البصائر.
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 жыл бұрын
والله الخوارج الأجداد خير من الخوارج الأحفاد لأن الأجداد كانو يرون كل ما يفعله الأحفاد اليوم كفرا وردة من الخيانة والخداع والتدليس
@bariyowabdullahi1315
@bariyowabdullahi1315 7 жыл бұрын
cadii iswawasho sheakh umal aya ujoga AL SHABAB iyo iyo TAKFIRTAN cusub waa damer iyo dagtisa NIJASIN WAYE UFF
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 4 жыл бұрын
Qofk Aqali lee maciitamo jahilkn uma jwabno anigo
@abdiessa438
@abdiessa438 7 жыл бұрын
Adiga laftaadu waad iska hortimaaddaa waayo barigii hore waxaad aaminsanayd in ay gaalo yihiin dadka dawladda soo raaca ee gaalada u soo raacaa sida cabdillaahi yuusuf oo kale immikana waxad idhi gaal maaha murtadna maaha qofk soo raaca amisom iyo itoobiya oo gaalo ah.... Hhhh mid kee baad saxsanayd amma qaldan tahay.
@guubiii460
@guubiii460 5 жыл бұрын
Wlh runtaa sheekhtay sheekha taas ayaa ku arkay asaa isla saxan allaah xaqa hanagu sugo
@tawhidchannel5629
@tawhidchannel5629 7 жыл бұрын
أما تفسيرهم للتوحيد ببعض أفراده ليس هو نصا واضحا في إلغاء أفراد التوحيد اﻷخرى ولا يلزمون بذالك إلا بعد إلزامهم والتزامهم،أما قبل ذالك فلا يقال أهم قاصرون في تحديدهم للتوحيد،وقل مثل ذالك في تفسير معتى الطاغوت فإنهم لم يزعموا أن ما فسروه به الطاغوت قاصر عليه دون غيره من المعاني. وهذا يزيدك يقينا ما بينته لك من عدم أهلية هذالشيخ وأمثاله في الردود العلمية وأنهم من ليسوا من فرسانها.
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 жыл бұрын
miskiin liita oo caqligisi laxaday baatahaye anagu ilaahay ban caabudnaaye orod waxsobaro arimahaas wax lagaawaydiinmaye waxan kuugu naseexaynaya inaad isticmaasho caqligaada e aadan isticmaalin caqli qofkale leeyahay
@aliabdiiid2
@aliabdiiid2 7 жыл бұрын
Ustaad Faaruuq waryee oo wixi laguu gu sheegayay yaad hada halkakan ku cadeey saneeysaa yaah Bismilaahi alle kacabsso oo wadaadana caaydooda yaan lagaa raacinee etaqullaah
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 жыл бұрын
nin wareersan baatahaye wadaadada ad kahadlayso waa kuwe ma tafkiirkaan diin xumadu ka muuqato oo ayagu badbaadada ubaahan ?!!!
@abdirahmaanali9540
@abdirahmaanali9540 Жыл бұрын
Adigana waa xukumaysaa waa khawaarij baa oranaysaa iyagana waxaad Lee dahay waxba ha xukumina adiga yaa kuu dhiibay kaarka aad Ku xukumayso
@wadanisomali9675
@wadanisomali9675 Жыл бұрын
Astamahodi leyhiin
@umu.xamza.binta.dulal.488
@umu.xamza.binta.dulal.488 7 жыл бұрын
A.rooti sheqa waxa aad ka hadleyso wuu ka hadle carabna asaga masul kama aha wadan walbo culumu leyhy ee cayda sheqa yeysn idin muuqanine ordaha oo cilmiga dinta barta oo ku mashqula Alaha idin hadeeyo.
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 жыл бұрын
شف الى ما فعلت الحماقة بأهلها! !! طرفة عن أحد الخوارج العصر يحكي لنا الشيخ إبراهيم المحيميد حفظه الله صاحب كتاب القصة الكاملة لخوارح عصرنا وهو يروي عن الشيخ محمد علي آدم مدرس دار الحديث الخيرية في مكة وقد شاهدها هو يقول جاء رجل من أفغانستان من أيام الجهاد قديما يطلب البيعة من شباب في السودان وجمعوا له كثير من الشباب :::::::' وكان بعض الجالسين يعرفون من هذا الرجل لقبه أبو أيوب فقالوا له الذي يدخل تحت أنظمة الطواغيت كافر أو مسلم قال كافر من غير تردد قالو طيب كنت عندنا من قبل ورحت إلى أفغانستان رحت على جناح الطائر أو معك جواز السفر ؟ قال معي جواز السفر قالو طيب كفرت أو لا كفرت قال بل كفرت لكن آمنت قالو طيب لما جئت من أفغانستان الآن تطلب البيعة جئت على جناح الطائر أو معك جواز السفر؟ قال والله هذه ورطة جواز السفر قالوا كفرت أو لا كفرت؟ قال كفرت لكن آمنت قالوا طيب الآن لما تأخذ البيعة ترجع على جناح الطائر أو معك جواز قال بجواز قالو طيب تكفر ولاتكفر قال نعم اكفر لكن الله يقول إن الذين آمنوا ثم كفروا ثم آمنوا ثم كفروا لكن اشهدو يا جماعة والله ما ازددت كفراً يكلم الجالسين يقول الشيخ إبراهيم وكان شيخنا محمد إذا وصل إلى آخر القصة يضحك ضحك غريب جدا يقول يستدل على كفره بآية من القرآن وهذا جزاء كل من يتركب على الكتاب والسنة
@axd6408
@axd6408 7 жыл бұрын
Ustaad Faaruuq هذا من عاداتكم و كذبكم علي المحدين يا عباد طواغيت
@umu.xamza.binta.dulal.488
@umu.xamza.binta.dulal.488 7 жыл бұрын
Ustaad Faaruuq adiga waxad u doodeysa qolada cusub daaquudkad shegeyso adiga iska nadifi sheeqana afkaga ka leexi edeb luguma barine
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 жыл бұрын
kkk malaha imaadan fahmi wall imana taqanid meesha ad iileexisay baaban radinayaaye xagad u kacday mase carabigaadan fahmin taas baan kuugu cududaaraya ee waxan kuleeyahay raadso qof kuu fasira shukran
@Warrame
@Warrame 7 жыл бұрын
umalqeyr. Dulal. busy sheeqa muu maagayn markaad carabiga akhriskiisa barato markaa dadka dhaleecee, walaalkeen example buu ka bixinayey fikirka khaldan ay jamacaatka takfiiriga ahi qabaan.
@BadbaadoChannel
@BadbaadoChannel 7 жыл бұрын
jazaakallaahu waad fahantay manhajka takfiirka inaan tilmaamayey foolxumadiisa iyo siday diinta ugu ciyaaren waana mida shekha uu tilmaamay qiso arintaas kusaabsan baana soogudbiyey lkn waan kaxumahay carabiyada ayaa soomaali badan aysan fahansanayn lkn fariin wad udirtay walaasheen haday qaadanayso waxana leeyahay malaha xun ee ad ii malaysayna katoobadkeen cafisna iga dalbo hhh wayo waad i aflagaadaysay shukran walalkay dhamaantiinna waxan idin leeyahay gudaha ugala #ustaad faaruuq muxaadarooyinka kujirana fiiriya kuwa ugu soohoreya waxay kahadlayan khawaarijta iyo afkaartooda xun muxadaroyinkana waxa kamid ah mid uu shekh umal leeyahay cafwan
@axd6408
@axd6408 7 жыл бұрын
بل هو من العلماء طواغيت الذين يدافعون عن شرك و مشركين
@abdirahmaanali9540
@abdirahmaanali9540 Жыл бұрын
علماء السوء
@axd6408
@axd6408 7 жыл бұрын
هذا الشيخ من المرجئة المعاصرة بل هو اخبث من رأيت من مرجئة
@guubiii460
@guubiii460 5 жыл бұрын
Shiikhoow adigaba maxaadaraad kaagii way iska hor imaanaayo oo hada waa taageertaa waa gii hore waxaa dhihi jirtay waa gaalo raacyo oo soomaliga woo gaaloobi karaa maxaa dad u cabaareeynee hada adaaba dhorjeer in badalay ruyada soomaaliya
@deeqzi9995
@deeqzi9995 7 жыл бұрын
haji waxan ku weydiyey sheekha muxu ugu hdli la yhy dadka tuuray kitaabka alah somali waxa ka jiro suufi qubuuro caabud ah iyobkuwa dastuur degsaday diinta in laga go o ma amraysobmiyaa in mushrikiin laga bari noqdo cadeey sxb meeshay rususha kuso dhaweysteen nin ka doorto kitaabka dastuur umal hdu run sheegaayo waa in uu ka tagaa mushrig walboo diinta alaha aan rumaysneen oo soo dhaweynaayo gaalo reer galbeed.adna sii raac raac vajalooyinkiisa hore u duubay hdad jaahil ka thy ninkaan.hdaldiisa is bur burinaayo fiiri
@abdiessa438
@abdiessa438 7 жыл бұрын
Midda kale wahaabiyada kuwii raacay muxammed cabdul wahhaab iyagaba saw muslimiintii ay u yimaaddeen kumay tilmaamin inuu ka qaldan yahay tawxiidku? markaa maxay kaga duwanyihiin kooxdani waa la mid uun isku mid uun baan tihiin marka dhinacaa la eego.
@deeqzi9995
@deeqzi9995 7 жыл бұрын
marka hore waxay ka hdlaayaan wa xukun xikun na alaha aa iska leh diid ama yeel.lakin adiga dimuqraadi mar marsi ha u raaadin ee alle ka cabso oo isk islaaam
@IbrahimAli-kj8ut
@IbrahimAli-kj8ut 7 жыл бұрын
garas Maxamed dooda aad qabto ee ah xukanka alle ayaa leh oo si qaldan loo fahmay waa waxii cali bin abii dàlib lagu dilay wali faham xumadi khawarijtii hore ayay kuwan cusubna qaban
@abdelle22
@abdelle22 7 жыл бұрын
garas Maxamed alle kabaq oo culimada afkaaga haku taagin jaahil baa tahayee
@itisaamcaraab9434
@itisaamcaraab9434 7 жыл бұрын
garas Maxamed waa waxa hada laga hadlayo o ah Islam nimada o dadka markii horeba so Islam meyna aheen ragan hada yimit hortot mise hadey diin cusub timit Allah xaqa hana tuso
@maryamoahmedweli9326
@maryamoahmedweli9326 7 жыл бұрын
itisaam caraab djguuukmc
@mohamudmohamed8455
@mohamudmohamed8455 7 жыл бұрын
dameer yo labadiisa dhagood ayaad tihiin umal waa gaal ilaahay ka furtay marka muxuu gaala kale ka radiyaa runtii islaamka saxda ah ma ahan umal ama asaadicuun islaam ka saxda ah waa bad baadiyaha bani aadam ka qof alaale qofkii bani aadam ka ixtraamo kaas ayaa muslim ah kutubta uu umal aaminsan yahay waa kutubta argagaxisada ah oo maxamed cabdulwahaab iyo cutheymiin ibnu baaz kuwaas na gaalo weeyaan awalna qabuuri baad ahayd umalow gaal gaal ma radiyo
@umu.xamza.binta.dulal.488
@umu.xamza.binta.dulal.488 7 жыл бұрын
mohamud mohamed sheqa haku xadgudbin Ale ka baqa oo sheeqa aad gaaleyneysan ma fududo yeysan idink idinku soo noqon Alah waa xaakim qofkana hadalk logama tago oo waala koryela galnimadana cidii mudan baa lagu soo celiya war dib yeysn idinku soo noqon Alah halaga baqo.
@deeqzi9995
@deeqzi9995 7 жыл бұрын
cali iyo mucaawiyo dad alaha rumaysan ayey ahaayen sxb lagama hdleen aan tuurno kitaabka alah ee waxa laga hadlaayey aan u aarno cusmaan dilkiisa iyo marka hore amiir aan samaysano jaahilow kala baro cali iyo macaawiya waxay isku haysteeen.markaas aan kula hdli karaa ee lagama hdleen aaan degsano dastuir ilaalinaaya dadka iyo dalka
@shariifhassan6533
@shariifhassan6533 7 жыл бұрын
inikala garan maynee guulayta
@abdallaroble836
@abdallaroble836 7 жыл бұрын
sh umal maku gafayo lkn qudbadaada wan dhageestay lkn kuma qancin dadkaas halaga leexdo ninki wx fahmaya gran kara umal taajir b tahy oo raaxeysta somli na gaajo dishay marka shiiq guryo iyo ganacsi leh warkiisa marabo jamacdaaas runta aye ka hadleen
@cabdiraxmancali6446
@cabdiraxmancali6446 7 жыл бұрын
Abdullahi Nasiip walaal ganacsiga yaa xaraan ka dhigay. nabiga scw wuxuu dhahahay dadka waxaa ugu fadli badan qof uu ilaahay iskugudaray maal iyo cilmi. maal kaasnah uu ilahay uga cabsado. dadkanah waxaa ugu liito qof uu ilahay sii yay maal badan lakin oo cilmi laheen.
@faysalbille452
@faysalbille452 7 жыл бұрын
Abdullahi Nasiip sxb maalku maahan wax laisku duro,ee waxa asal ah qofku inuu xaq kudhinto marka aan nafteena ubaqno ,xaquna waa cadyahay illa qofkii diida mooyee .
@cabdiraxmancali6446
@cabdiraxmancali6446 7 жыл бұрын
Faysal Bille sheekha yuu ku duray maal dartiis. qof asagoo taajir ah xaq iyo diin kuma dhiman karo miyaa. maalka ilahay baa bixiya, waa sunada eebe inuu dadka qaar siiyo maal dadnah kadhigo faqiiriin. Sax maalka waa imtixaan lakin micnahiisa maaha qofkasto oo maal ilahay siiyay inuu ilaahay kacabsanin
Muxaadaro Cusub  Calmaaniyaiinta Sh.M.cabdi Umal 31-10-2014 1/1
1:00:12
Khudba | Xaqiiqada Shiicada 27/03/2015 Sh Maxamed Cabdi Umal
28:48
Sh Umal Oo U Jawaabay Cali Dheere Kaasi Ka Tirsan Kooxda As
4:55
Dunida Maanta
Рет қаралды 3 М.
ASBAABTA HANUUNKA KEENTA || Sh Maxamed Cabdi Umal
25:30
Daacad Production
Рет қаралды 10 М.
Gudniinka Maxay Shareecadu Ka Qabtaa? Sh Xassaan
18:22
Qalaafe Media
Рет қаралды 105 М.
Qisadii labadii wiil Nabi Aadan (cs).1aad Sh Maxamed Cabdi Umal
1:12:05
SU'AALO IYO JAWAABO CUSUB OO MUHIIM AH 2024 || Sh Maxamed Cabdi Umal
55:38
Barnaamijka su'aalaha | Sh Maxamed Cabdi Umal | Xalqadii 17aad
53:51
Masjidka 6-ka Official Channel
Рет қаралды 15 М.
MUXAADARO CUSUB ASTAAMO KU TUSIYA JIDKA XALINTA DHIBAATADA SH MAXAMED UMAL
2:06:00
Папа помог Дочке 🥹❤️ #shorts #фильмы
0:30
Mission Success #funny #shorts #comedy
0:12
BD Vibes
Рет қаралды 45 МЛН
I Almost Crushed The Poor Cockroach😵🥲🥺
0:20
Giggle Jiggle
Рет қаралды 15 МЛН
КАКОЙ ЛОГОТИП ЛУЧШЕ? #Shorts #Глент
0:32
ГЛЕНТ
Рет қаралды 3,1 МЛН
Сын вернулся с войны и сделал сюрприз 🤯
0:17
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 2,9 МЛН