Khuraafaadka iyo beenta suufiyada

  Рет қаралды 24,086

SIRTA SUURATUL BAQRA

SIRTA SUURATUL BAQRA

Күн бұрын

Пікірлер: 108
@-jf3fu9fb8b
@-jf3fu9fb8b 3 жыл бұрын
Muslimiineeeey kitaabka allaah iyo sunada nabiga salla allaahu calayhi wassallam aynu barano oufahano sidii salafu saalix ay ufahmeen , uguna camal falno sida salafku kugu camal faleen . لا إله إلّا الله محمّد رّسول الله صلّى الله عليه وسلّم Towxiidka aynu kudhagno muslimiiney .
@Gantling
@Gantling 2 ай бұрын
Waxaan waawixii kuyaalay kitaabka مجربات الديربي iyo kuwa lamidka ah waana sixir dhab ah aqriya diinta sal kuma leh
@fadumonuur7299
@fadumonuur7299 4 жыл бұрын
Waa yaaba Allah kabaqa ee isakadhasfa Qurafaadaka ee aqarisata qur aanka iyo sunada waa idinkufilinyihii
@luulkesaneey7315
@luulkesaneey7315 3 жыл бұрын
dadkaan suufi maahee suufida bay ka shifi hayaan oo ay ceebeyn hayaan
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 3 жыл бұрын
Kuwani waa shiico , ummadda rabbi haka qabto xoolahaan
@nasrobujeeti2268
@nasrobujeeti2268 9 ай бұрын
Subxaanallah war waxa warqada ku qoran waa Wixii sixiroolayaasha talow ja dadbaa labara illahow naga qabo malaha dadkeena iyo dalkeenu waxay la dagi la yihiin jinbaa la dajiyay subxaanallah
@rahmasaid9340
@rahmasaid9340 4 жыл бұрын
Shirkigan iyo gaalnimadan dadba difaacidoonno hadhow xasbunnalahi wa nicmalkakiil
@wanaag5884
@wanaag5884 4 жыл бұрын
Rahma said walaal soomaalidaan waankaa yaabey qof walba ama wadaadka kasta hadla waa runtii bey kulee yihiin lkn mab da ay aamin sanyihiin badi majirto subxaana allah culimada wanaagsan alle ha barakeeyo alle oo joogo cali iyo faadhima ruuxii wax weydiista ma muslimbaa maya waa kaafir gaal ah
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
Rahmo wll qabiilka aya kuweyn dadkeena somaliyed xaqa allaha nagu dilo wll
@risktaker9119
@risktaker9119 4 жыл бұрын
Al suufiya al qabuuriin. Ilaahey ha idin soo hadeeyo. Kiniini walba Waa taas oo weey la qaayaan
@aq_ahmed
@aq_ahmed 3 жыл бұрын
Shamsu Macaarif waa kitaabka ugu qatarsan ee sixirka. Fanacuudu Billaah
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 3 жыл бұрын
Waa shirkiyaad gaalnimo weye
@abdikhalifmarade3480
@abdikhalifmarade3480 3 жыл бұрын
SHIICO INTAILADARENTE, NABIGA KUSALIYA
@umucabdiraxmandhayyibmuxam6428
@umucabdiraxmandhayyibmuxam6428 2 жыл бұрын
Allahow diinti nifahamsi
@wadaniwadani8523
@wadaniwadani8523 3 жыл бұрын
-9:12 "sheekh dambe oo la aaminaa majjro" 🤣😂
@abdikaniabdirahmanakhie638
@abdikaniabdirahmanakhie638 3 жыл бұрын
Kkkkk waa dad waalan 🤣🤣
@ينبوعالأمل-م2ن
@ينبوعالأمل-م2ن 3 жыл бұрын
😄🤣😂😆😄🤣
@SOMALIEDITORPROMAX
@SOMALIEDITORPROMAX 10 ай бұрын
Waa khaaimiin isaruursadhe
@SOMALIEDITORPROMAX
@SOMALIEDITORPROMAX 10 ай бұрын
Waa mushrikiin
@MBA90909
@MBA90909 2 жыл бұрын
😆😆☺️☺️😁😁😄😄😃😃😃😀😅😅😂😂😂🤣🤣🤣🤣😇😇😇😊😆😆😁😁😁😄😄😄😀😀😀😀😅😅😅😊😊😂😂😂🤣🤣🤣😆😆😆😆😆🤥🤥🤥🤥 لاحوله ولا قوة الا بالله العلي العظيم حسبي الله ونعم الوكيل عليكم
@jamaahmed3470
@jamaahmed3470 2 жыл бұрын
Shiico miyaa kuwani
@khadarali7372
@khadarali7372 3 жыл бұрын
Mawahaa biyada. Quraafaad kuudda. Ayaakushiiktiin. Waasuufiyada. Quraafaad koodii. Ma. Ahee. Idinkabaasameeya. Waxaan. Iskadaaya Ilaahykabaqa. Islaamka. Aadkubiiabuura nyiisaann. Iskadaaya. Kuwa sh iikh to. Isugukiin. Sheegaya. Baaidinlafadh ya. Mayi.
@khadarali7372
@khadarali7372 3 жыл бұрын
Mayidikareebaan waxaasamynsaa
@Shaydanwase
@Shaydanwase Жыл бұрын
Kuwan wahabiyo ku sheeg ma ah Ee waa qubuuriyada somaliya ee u fiirso
@ib1244
@ib1244 Ай бұрын
Xitaaa afsoomaaliga sida loo aqriyo ma yaqaanaan
@abdisalat1324
@abdisalat1324 2 жыл бұрын
Tuugo ururtay
@SOMALIEDITORPROMAX
@SOMALIEDITORPROMAX 10 ай бұрын
Wllh waaruntaa
@lagendarygamer349
@lagendarygamer349 3 жыл бұрын
Oo waaba shiico kuwaane
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 Ай бұрын
candi qaadoraw
@sheekhcaamirisheekhmaxamed4932
@sheekhcaamirisheekhmaxamed4932 Ай бұрын
Hee sxb waa kuma
@engaxmed8492
@engaxmed8492 3 жыл бұрын
War suufida waa ku dhumeey saan yaa la is kuraacin waa quraa faad sucdaan
@MOOBEELSAMEEYE
@MOOBEELSAMEEYE 7 ай бұрын
Baabkaan waa baab culus subxanalaaah😢😂
@cilmiciise5912
@cilmiciise5912 2 жыл бұрын
Hhhh beenta
@abshirhadaafow6765
@abshirhadaafow6765 3 жыл бұрын
Adinkaa oo sixir ku daaweeyo oo hablo biyo ku shubta aa markaas leedihiin jini aa ka baxinoonaa damaceeno waa zino
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 subxanallah kuwan shiico ree miyi ah😅😅😅😅
@alnuurstudio2464
@alnuurstudio2464 3 жыл бұрын
Bismilaah
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 3 жыл бұрын
Caqiido shiico oo barax la
@MrNur1970
@MrNur1970 4 ай бұрын
😂 😂 af soomaali ma akhrin Karan Waa shiico najaastu
@amedkohen5262
@amedkohen5262 4 жыл бұрын
Culimadani way dadaashay allah hala qabto
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Midkaan channel ka is kaleh inaw munaafaq beenlaw ah yahay ninmankaan iyagaaba suufiya ah oo soo saaray sixirka iyo quraafadka sixirka ee see iyaga ugu tilmaame alla ku cadaab ee been badanaa
@mohamedosman4677
@mohamedosman4677 4 жыл бұрын
Meel walbo ma shirkiga suufiyada ayaad difaacaysa fiicnaan laheyda in aad alle kaligii caabudo waxa kaso harayna ku kufriso
@عليعثمان-ح7ط
@عليعثمان-ح7ط 4 жыл бұрын
oo kalaya dad kan in teey joogaan
@qadarqadar2387
@qadarqadar2387 3 жыл бұрын
Africa
@muhumadmahamad9523
@muhumadmahamad9523 10 ай бұрын
Wllhi jaahiliin baatuhiin beenta daayaa wxàad taqaanaan mijiro quraanka kreamka aha mooyeen😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@cnajiibdek8081
@cnajiibdek8081 2 жыл бұрын
Waa culumo wanaag san ma shalh
@Shaydanwase
@Shaydanwase Жыл бұрын
😂😂 culimada kadaa ciyaarta qubuuriyahow
@Ma-hy7bv
@Ma-hy7bv 4 жыл бұрын
Suufiyo waa shiico
@ينبوعالأمل-م2ن
@ينبوعالأمل-م2ن 3 жыл бұрын
Maya maya yaa waxaa kugu yidhi
@KAMALDEK
@KAMALDEK 3 жыл бұрын
Beenaale jaahil ahbaa tahay Markaa ma lihi kuwani way saxan yihiin
@Masago2025
@Masago2025 3 жыл бұрын
awfan shamin falig subxanlah aaway mustaf cali caanood mahaan sooma gaarin miyaa
@seefabdisalam7700
@seefabdisalam7700 4 жыл бұрын
H
@abdiwelibishar4289
@abdiwelibishar4289 3 жыл бұрын
Ya umaqan dadka jin iyo qurafad bay kadabadacn
@meml7569
@meml7569 3 жыл бұрын
Meeshan waa xagee
@mintidmusse1140
@mintidmusse1140 3 жыл бұрын
Wàx ceeba kuma qorna haday dheheen fadliga nabiga iyo aalabaytka iyo sayid cali iyo faaduma rasuul
@abdirahmanidulqarneyn.6167
@abdirahmanidulqarneyn.6167 3 жыл бұрын
Subxanallah, ma shirki baad leedahay dhib malahan. Diin la aan ba an baa kaa muuqata. Diinta baro hadaad muslim tahay
@mintidmusse1140
@mintidmusse1140 3 жыл бұрын
@@abdirahmanidulqarneyn.6167 redo shirkiga barta horta. Nabiga salalaahu calayhi wasalam hadii labaryo mashirki baad u Taqaan
@sadamcabdiraxmaan7816
@sadamcabdiraxmaan7816 3 жыл бұрын
Nabiga hadii la baryo ma shirkibaa? Ma hada dadka ayaad su,aashaas waydiinaysaa? Tan kale alle bas ayaa baryada iskaleh CID kale ma mudno. لا ملكا مقربا ولا نبيا مرسلا ولا عبدا صالحا.
@calicade3834
@calicade3834 3 жыл бұрын
@@sadamcabdiraxmaan7816 2labada hadal ada isku haysid
@samowade1300
@samowade1300 3 жыл бұрын
@@mintidmusse1140 waa shirki , intey ku taal nabiga aa la baryi karaa ? لا حول ولا قوة الا بالله. Intey goori goortahay is qabo oo diinta baro . Faataxadi macnaheedi aadan fahmin . (إياك نعبد واياك نستعين ) . Macnaheedu waxa waayay : adiga kaligaa aan allow ku caabudeynaa , Adiga kaligaa aan kaalmo kaa dalbeynaa. Ducada ama baryada waa cibaado ( الدُّعاءُ هو العبادةُ). Cibaadana alla iska leh , cid kale lalama wadaaji karo oo shirki Bey noqoneysaa.
@lazerlightgaming5334
@lazerlightgaming5334 4 жыл бұрын
ال
@cabdulahisaciid9531
@cabdulahisaciid9531 4 жыл бұрын
Woo wawaarreyy
@mintidmusse1140
@mintidmusse1140 3 жыл бұрын
Cibaado illaah ayey gaar u tahay balse in ummaddu was iswaydiisatana waa jaais ama banaan tahay . Mida kale nabbigeygana scw dad ayuuba ugu muddan yahay. Teeda kale hadii gabadha aan jaarka nahay wax iwaydiisato mashirkibaa? Illaahay ayaaba yiri man laa yarxam la yarxam. Axaadiis badana waa laguu hayaa balse qalbi wahaabi maqoyn karaba
@samowade1300
@samowade1300 3 жыл бұрын
Fahamka aa kaa qaloocan , si qaldan aa wax lagugu sheegay ee diinta baro oo dadka ahalka u ah ka baro . Ta kale yaa ku yiri cid wax Lama weydiisan karo . Kaliya waxa la rabaa in aad wax weydiisato qof nool ,oo jooga ama la mid ah qof jooga (waaba sidi adigoo telephone kala xariiray ) , waxa aad weydiisaneyso waa in uu awoodaa qofka . ( أن تسأل الحى الحاضر أو كالحاضر بما يقدر عليه ) Hadii qofku qof dhimatay u qeyliyado sida nabi muxamad (صلى الله عليه وسلم) Ii gargar ama wax heblaayo isii waa shirki . Hadii qof aan kula joogin u qeyliyato sida dadka qaar ay sameeyaan marka ay Qatar soo wajahdo sheekh hebeloow oo aan ka dhaweyn meesha qofka uu joogo waxa ay noqon shirki . Hadii qofku uu weydiisto qof la joogo wax uu awoodin sida : sheekhow ilmo aan rabaa ilmo isii , sheekhow roob na sii waa shirki , maxaa yeelay allah kaliya aa bixiya awlaadda , roobkana usagaa keena . Marka saa wax u faham dad aan wax aqoon ayaa wax iskaga kaa qasay . Shirki ma ahan in aad qof tiraahdid lacag isii ,iyo wixi la halmaala kaliya qaacidadaan ku soco ( أن تسأل الحى الحاضر أو كالحاضر بما يقدر عليه ) . Allah xaqqa hana fahamsiiyo .
@ashraffittnes1236
@ashraffittnes1236 4 жыл бұрын
Khayr Allah haku siiyo waa muhiim caamada in la tacliimiyo oo khuraafaatka suufiyada laga difaaco
@abdifitahsharifhassan9627
@abdifitahsharifhassan9627 3 жыл бұрын
Tawasul aalayiraa tuugo waxbarta hawartiin wasee
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 3 жыл бұрын
Ragaagii miyaa kuwan
@THETRUTH-ey7le
@THETRUTH-ey7le 4 жыл бұрын
Waa shicaa kuwaan Ali ayu aamin anyahay nabi Mohammed ma aminsano
@qadarqadar2387
@qadarqadar2387 3 жыл бұрын
Haa waashiico
@abshirahmed9215
@abshirahmed9215 4 жыл бұрын
Wwwwv 3
@mowlidmuxumadmaxamud9041
@mowlidmuxumadmaxamud9041 4 жыл бұрын
A away caqligoodi
@امحنانامحنان-ح6ل
@امحنانامحنان-ح6ل 3 жыл бұрын
ليس عندكم علم اذهبو وتعلمو أولا بعدي تكلمو ولا تفسدو في الرياض بعد إصلاحها
@samsamali1430
@samsamali1430 4 жыл бұрын
Islaamka dhan baa Quraafaad ah waxba hakala qurqurxin
@DAACIMEDIA19
@DAACIMEDIA19 4 жыл бұрын
Hawartaa laankeed iyo sharmuutada ku dhashay ayaa quraafaad ah nacalaa iyo siilkaada urka ah ku taalee
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Waxaa ku waashay oo ku qalday wahaabiya ee islaamku waa diin sax ah Kaligaa ma ahan dad badan oo kula mid ah ayaan arkay oo ii sheekeeyay Mid baa igu yiri waxaan ahaay suufiyada qaxii afarbiloodka ayaan sacuudi u qaxanay anagoo 4 ah oo waxaan naqday wahaabiya waxaa la siiyay shaqo iyo guri iyo iqaamo Waxaw yiri 2001 ayaan Somalia ku soo laabtay waxaan ku biiray urur diimeedki itixaad waa ila xumaaday waa kabaxay waxan ku biiray islaax waa ila xumaday waxaan ku biiray ictisaam waa ila xumaday waxan ku biiray salafiya jadiida waa ila xumaatay waxaan ku biiray takfiir waa ila sii xumatay waxan ku biiray takfir almuxadasiin sheekh xasaan waxaan ku sii biiray al shabaan rafaad waa kasii baxay hada waxaw yiri waxan ahay kirishtaan
@DAACIMEDIA19
@DAACIMEDIA19 4 жыл бұрын
@@jaamackaasimkaasim7696 Suufiyada qabri bey caabudaan iyo sh cabdiqaadir jeylaani dadka dhan wey ogaadeen ee suufiyada ha xayeysiinin
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Waad iska caaytami kartaa xor aad tahay ee mar meel u sii guur ilaah salka dambe ee yahuuda
@samsamali1430
@samsamali1430 4 жыл бұрын
@@jaamackaasimkaasim7696 beebtaa maaha sidaas baan u arkey
Gaalnimada & Baadilka ka buuxa Kitaabka MUNAAQIBKA Suufiyada | Sh Naxar
1:08:42
Qiso Karaamaadka awliyada ziyaaradii sh cabdulaahi casir
18:32
NUURA DIIN TV
Рет қаралды 7 М.
Try Not To Laugh 😅 the Best of BoxtoxTv 👌
00:18
boxtoxtv
Рет қаралды 7 МЛН
Elza love to eat chiken🍗⚡ #dog #pets
00:17
ElzaDog
Рет қаралды 16 МЛН
Haalka suufiyada waa iska sidan
3:56
Nuur mohamed Sheikh
Рет қаралды 19 М.
Suufiyadii oofashilmay
17:57
SIRTA SUURATUL BAQRA
Рет қаралды 2,5 М.
suufiyo iyo sheekooyinkooda lagu qoslo|||sh abdikariim hassan xoosh
5:19
DOODII 2001 QAYBTII 4AAD الإستغاثة
1:55:14
Minbarka
Рет қаралды 150 М.
SUUFIYADA MAALA DHIHI KARAA MUSHRIKIIN? SHEEKH MAXAMUUD SHIBLI
5:35
QURAAFKA IYO BEENTA SUUFIYADA AY U SHEEGAAN CAAMADA || Sh Boobe
46:55
DOOD DHAXMARTAY SUUFIYO IYO SALAFIYA.
1:00:29
AL_TAUHID CHANNEL
Рет қаралды 389 М.
Try Not To Laugh 😅 the Best of BoxtoxTv 👌
00:18
boxtoxtv
Рет қаралды 7 МЛН