KIIN JAAMAC YARE KABAXAY BEEN BEEN HARGAYSA SHOW OFFICIAL VIEDO 2021

  Рет қаралды 261,171

Kiin Jamac

Kiin Jamac

Күн бұрын

Kiin Jaamac Showgii Hargeisa @ Royal Palace
yurub geenyo, zaki yare, hodan abdirahman, gulled simba

Пікірлер: 401
@ahmedmo5810
@ahmedmo5810 3 жыл бұрын
Dhulbahnte casimadiisi jooga 😂 Laandherinimo Viva dhulooz ♥
@m.a477
@m.a477 3 жыл бұрын
Caasimadda dhuloz waa Talex abti. Iska sax.
@ahmedmo5810
@ahmedmo5810 3 жыл бұрын
@@m.a477 labaduba waa casimadeni indr.
@mushtakmohamet7000
@mushtakmohamet7000 3 жыл бұрын
@@m.a477 🤣🤣
@m.a477
@m.a477 3 жыл бұрын
@@ahmedmo5810 inadeerow soo Xamar caasumadeeni ma ahayn?
@ahmedmo5810
@ahmedmo5810 3 жыл бұрын
@@m.a477 Haa way ahayd, hadiise la helo S.L lawada leeyay halkan ayaa inoo ah indr.
@yeswecan.8379
@yeswecan.8379 3 жыл бұрын
Hargeysa waa xididka iyo xigaalka fanka. Ilaa badhtamihii qarnigii hore sidaas buu dadkeedu ahaa, in uu sii ahaan doonana shaki ku ma jiro. Waa xalay iyo bandhiggii Kiin Jaamac iyo Hargeysa. ~c.yuusuf
@rahmaaalisalad594
@rahmaaalisalad594 3 жыл бұрын
Walee wiilasheena wax loodhigo lawaa waada qalbi xabxab waxaad kagaranaysaa heestii lagu karbashayay ayay ku bashalayaan si ay ugarab istaagan walaashod soobooqa gayigeedii 🙏🏽onther level
@landaali6296
@landaali6296 3 жыл бұрын
Adaa leh Hargeysa Naag Dhulbahante ah👈❤️
@selmadugsiiya8626
@selmadugsiiya8626 3 жыл бұрын
Reer shekh isxaaqow gop bad tihiin tollhi kiin naag darwished dhulku wa kagiih e kubashaal ♥️♥️
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 3 жыл бұрын
Isaaqayga abtiyaal waxaad muujiseen gobonimadii durriyada Isaaqayga🖤🖤🖤🖤🙏
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 3 жыл бұрын
Hayaay kiiiiiin Yar iyo Hargeysaa is helay wlle hbnkasi qofki joogy unba grn kra jwigaas quruxda iyo frxda dhlinyrda waahwaah wynkaa rer hargeysa waa dad fahmay nolosha wllee way ka frxiyeen inantodii bal eeg kiin jmc frxda hoygii fnka iyo suugntay siwlba ugu raaxysnyaa hbn shidan dad shidan viva kiiin n hargeysa ❤❤💚
@mrbiifjagac9737
@mrbiifjagac9737 3 жыл бұрын
Meeshan Ragiibaa Shidee WaaSidee Hablihii Aaway , Ileen Kiin Jaamac Tageerayaasheeda Ugu Badan Waa Rag🙏👍💯♥️
@khaalidkaamilofficial7166
@khaalidkaamilofficial7166 3 жыл бұрын
Kiin jamac waad kala kacsatay hoyga fanka keep going sister
@ahmedkhadar1901
@ahmedkhadar1901 3 жыл бұрын
Khaliid wllo aad ayeey hargaysa fankeedu adiga ka dhiman soo noqo
@190Giemailcom
@190Giemailcom 3 жыл бұрын
Kaalid fanan aan ku fano
@zamiirasulaimanraxaab9944
@zamiirasulaimanraxaab9944 3 жыл бұрын
Showgii qarniga iyo magaladii ilbaxnimada iyo xadaarada hargaisa❤️.
@mupaarigkhadar2823
@mupaarigkhadar2823 3 жыл бұрын
@@mahamedbilal1932 waa runta wll lkn waa ilpax
@Xdjames77
@Xdjames77 3 жыл бұрын
💗💗🙏🏽🙏🏽
@maxamuud9559
@maxamuud9559 3 жыл бұрын
Ma macsidaa ilbaxnimo ah wale inaad beenka sheegty
@maskaxbuqletv
@maskaxbuqletv 3 жыл бұрын
Magaaladii Fusuqa iyo Macaasida #Hargaysa Hoyga Sinada
@liibaanphones1007
@liibaanphones1007 3 жыл бұрын
Dhal darwiish🐴 fanaanad laxmiYa kiin jama yare 🥰omG 😲 l can't wait catte video 🔥 nasab ciil uma qabo hadan ka dhashaY ( dhulbahante) 🐴🤍🔥
@bisharoibrahim3452
@bisharoibrahim3452 3 жыл бұрын
landhere banan dagay tahy
@liibaanphones1007
@liibaanphones1007 3 жыл бұрын
@@bisharoibrahim3452 sow maha really 🥰
@ubahahmetthassan7448
@ubahahmetthassan7448 3 жыл бұрын
Hargeisa waa lagu yaqan soodhawynta aan hagarta lahayn lkn inta u abaal gudaaba yar my home💜proudly 💙
@poqorsame_official
@poqorsame_official 3 жыл бұрын
Kiin Jamac reer Hargeisa waxay Ku tuseen inay Ku Jecelyihiin ❤️🔥🔥
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 3 жыл бұрын
Reer Ayeeyadey Reer Sheikh isxaaq ina Aderteey Kiin Jamac Yare Waad Ka Tunteen Gob ayaad Tihin Kiin ind Horay u Soco Waxba Lagama Qaban Karo Dhal Darwiish Ayaa Tahay 💯✅❤
@Amiinadam10
@Amiinadam10 3 жыл бұрын
isaq&dhulbahante is helay wax kalle 😂❤️
@kooshinkaarshe1665
@kooshinkaarshe1665 3 жыл бұрын
#Luul Sharaf kiin jaamac waa ina abtidey. isaaq iyo dhulbahante waa labada reer ee toban awoow isku abtiranaya .
@aliwayeel8523
@aliwayeel8523 3 жыл бұрын
Kiin jaamac waa gabadh reer somalilandar ah iska daa meel dhaw ee xitaa ( siciid hartina abtaanu u nahay kiin marka awoow iyo abti iyo inabti intab waanu ku Soo dhawaynayna caasimadeedi hargaysa
@mohammethussein9313
@mohammethussein9313 3 жыл бұрын
Ta an la yabay aya ah isaaq iyo dhulbahante waxay isu dhex galeen sida ugu badan e bani adan isu dhex galo hadana hadawad aya ka dhaxaysa anaiga abahay awowgay waxa na wada dhalay dhulbahante xita wxn maqlay ninkii dhulbahante la odhan jiray inuu isaaq dhalay ilahay arinta ha sahlo dadkana wllo ha ka dhigo
@maandaweeye230
@maandaweeye230 3 жыл бұрын
Shawogii kiin jaamac loomakal hadhi xataa legend bulshaawi ayaa jooga Oo heesa kiin badanaa u tuma queen Always queen 💕💕💕💯💯🥰🤙🔥
@se7806
@se7806 3 жыл бұрын
Reer somaliland waa reer magaal, you can see their style and class❤️❤️
@nimcodeeq7679
@nimcodeeq7679 3 жыл бұрын
umalayn maayo Record kaa in cidi kajabin doonto Kiin iyo Heer hargysa ba Hargysa 😮 🥰
@najahbookh174
@najahbookh174 3 жыл бұрын
Masha Allah gabadh wadankeedi iyo inamadoodi garbaha ka tagan yihin iga dheh
@umalkhayrcabdilahi8182
@umalkhayrcabdilahi8182 3 жыл бұрын
my dhiiga hargesa wala inagu yaqaan soo dhaweynta kiin hargessi waa magaaladaadii ee ku bashaal❤❤
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Waxaa dad muuqda + inta dibada joogta + dadka ka diga rogtay markay maqleen waa la baajiyay iyo Hottelka Oo Hargeisa u jira inka Badan 20km, Oo Dad Badan Babur La'an Iskaga Joogayan✌ Amazing Show In Hargeisa 2021❤Highclass
@dhamme0
@dhamme0 3 жыл бұрын
Show ka qurux badan weli maan arag Kiin & Hargeisa oo is helay 😱
@usaameucc4194
@usaameucc4194 3 жыл бұрын
Abaayo love isaar ama pin ama rebly tageere no 1 from bari bosaso🌍♥️♥️♥️
@amazing1w
@amazing1w 3 жыл бұрын
Interested level good music good production good quality my sister kiin jamac
@hamsemuusenaaleye3245
@hamsemuusenaaleye3245 3 жыл бұрын
Deeq darajo ku taagera zhp my team Sharma
@abdimaalikayshka2432
@abdimaalikayshka2432 3 жыл бұрын
Alla Yacizak Showgii Qarniga Wlhi Boorama Kaalay Pls Wllo
@som2323
@som2323 3 жыл бұрын
showkaga Wiilala ku shiday kiinay abaalkas wiilasha u haay 😘
@hodanyusuf8397
@hodanyusuf8397 3 жыл бұрын
You are now officially a full fanan since visiting hoyga fanka Hargeisa hadhwanag
@salmaabdi4786
@salmaabdi4786 3 жыл бұрын
Hargeysa horteed bay kiin queen of style and queen of voice ahayd adeer isdaji
@abdirizakmohamed22
@abdirizakmohamed22 3 жыл бұрын
Qof waliba wixii uu beerto ayuu gurran. Manta neh waa aduunyo Baritane waa Aakhiro. Waxaa xaqiiq ah in Allah xagiisa loo noqon doono . Qof walow Allahii ku abuurto kabaq oo aduun yadaan isku xisaabi inta aan lagu xisaabinin. Wa walaqlkiin oo kheirka idhin lajecel
@shariqashafar4800
@shariqashafar4800 3 жыл бұрын
Big show to hargesia ❣️ Beautiful queen 👑 Kiin jama i love you so much ❣️💖🌹🤩😍😘🎈
@Sacki63
@Sacki63 3 жыл бұрын
KiiN Jama XaleY WaaD NgaH WasheY WlhiƏ👍
@shankaroon4847
@shankaroon4847 3 жыл бұрын
Kiiney Waadiga Arka siday lagu soo dhaweye heese uso qaada somalinad
@اميرهمحمد-ه4ط
@اميرهمحمد-ه4ط 3 жыл бұрын
Wow ana ka maqna dhulkaygi dadkaygi howgi fanka somaliland 💋💋💋💋🌹🌹🌹🌹😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤
@asmahappy4846
@asmahappy4846 3 жыл бұрын
waa showga kaliya ee hargaysa kadhacay ee raggu kaga badan yihiin dumarka showga kiin jaamac fanskeedu ragga ayay ubadan yihiin
@kg6987
@kg6987 2 жыл бұрын
😆😆😆😆
@mohkibirdiid
@mohkibirdiid 3 жыл бұрын
Record hargeisa cidi kama jabinayso kiin jaamac hoyga fanka
@ahmedjaamac3390
@ahmedjaamac3390 3 жыл бұрын
Waa.inaad heeso lasoo samaysa ragay hargysi ushidantahay qamarka iyo ina Ali shaah marka you are come back
@mohamedabdiibrahim8094
@mohamedabdiibrahim8094 3 жыл бұрын
Amazing show. well done reer Somaliland sida aad usoo dhaweeseen Legend Kiin Jama
@nadiiradayibabdi5657
@nadiiradayibabdi5657 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🧡🧡🧡🧡💓💞💞💕💕💕💕💕💕💟💟💟💟💟❣❣❣❣💖💝💝😾😾😾😾
@kuuliokool5492
@kuuliokool5492 3 жыл бұрын
Rer somaliland weyan gabadhu
@mohamedabdiibrahim8094
@mohamedabdiibrahim8094 3 жыл бұрын
@@kuuliokool5492 waa runtaa ee Somaliland ta kale ee soo dhaweysey fanaanadooda ayaan sheegeya walaal
@Mohamett72
@Mohamett72 3 жыл бұрын
The one N only QueeN 👸KiiN jama 😊la yaab layaab
@qaasimmohamed5007
@qaasimmohamed5007 3 жыл бұрын
are you ozil ?
@mohamedbashiir6108
@mohamedbashiir6108 Жыл бұрын
Hargeisa Hargeisadii aan jecleen maha Waa dal kale saan u malayna Anyway wish you good luck ❤❤❤🎉🎉🎉
@zekijk6895
@zekijk6895 3 жыл бұрын
wlaahay xalay waad naga waashaY *KEEP GOING*
@mahamedapdi3632
@mahamedapdi3632 3 жыл бұрын
Hargasa hoyga fanka 💙
@khadraplums3392
@khadraplums3392 3 жыл бұрын
I was extremely disappointed when you came two years ago and went all all over Somalia and never came to Somaliland but you CAME and we showed you the lover,welcome back home sis ❤️doesn’t matter if you’re from Somalia, Somaliland & Djibouti we are all Somalis 😘your show shut down the whole city ❤️
@kuuliokool5492
@kuuliokool5492 3 жыл бұрын
Gabadhu wa rer sland
@abdiyaremohamed55
@abdiyaremohamed55 3 жыл бұрын
Adunka hadedba. Hess qadi. Sidi kiin jamac fans uyelo. Mise iskadaf. Keep going. Sister
@yahyaismail1206
@yahyaismail1206 3 жыл бұрын
Gabadh dalkeedi joogta hore iyo diba ugubax keep goin my sister
@simranomar8402
@simranomar8402 3 жыл бұрын
Congratulations 200k waad uqalantaa💕💞
@shabtisuhayla8344
@shabtisuhayla8344 3 жыл бұрын
Pqorad dhulbahnte lan dheere banaan dagay🥺🔥😗😘💯 fanandayda💯🙏❤️🥰💯
@moabdi3860
@moabdi3860 3 жыл бұрын
Www my beautiful people dad qalbi wanagsan reer hargeisa 💘😻💜💛💚🧡
@qadaafi7855
@qadaafi7855 3 жыл бұрын
🖐
@mahreroohitkp9266
@mahreroohitkp9266 3 жыл бұрын
IsaaQ Abaalka iyo Soo dhawaynta diiraN Waa Karti uu soomalida kle dheeryahay lkn abaalka iyo soo dhawynta inta u guda ayaa izka yar amarka alle ilma shiikh isxaaQ iyo Naag darwiish ah wllee waad gilgilsheen hargeisa
@khadarabdixakin6048
@khadarabdixakin6048 3 жыл бұрын
Kiin iyo hargeisa oo is helay maxad ka filan keep going
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 3 жыл бұрын
200K soon kiin bbe❤️😍
@cabdirisaaqkaabe387
@cabdirisaaqkaabe387 3 жыл бұрын
At now 200k subscribes
@aboudidier9880
@aboudidier9880 3 жыл бұрын
Kiin jama super star chanteuse keep going djj super hargeisa waxkaleh another level
@Mukulaal_ceejiye
@Mukulaal_ceejiye 3 жыл бұрын
Waa showgii ugu shidnaa ebid aan arko
@cabdalleaxmed5274
@cabdalleaxmed5274 3 жыл бұрын
Wwww show qarniga wllo kiin horaya usoco 🥰😍😍
@hajiindho1221
@hajiindho1221 3 жыл бұрын
Mansha allh siwanaagsan ayaa loogu kala kiciyay somalilander nimo ayaa cadaatay mininku mininkaa waaye kiin jaamac yare
@yunisjelaow
@yunisjelaow Жыл бұрын
I dare fan of queen kin jamac yare. Keep going.
@istaahilbarre410
@istaahilbarre410 3 жыл бұрын
Illaahay hakusohanuuniyo Aduunka waxkastaba samee wd dhiman
@rayaankhader1697
@rayaankhader1697 3 жыл бұрын
Reer sheekh isaaq wallle waaa nasaab oo akhalqa iyo dhaqaan leeh waa kuwa kiiinti dhaar uu xireeya adeer hadal majiiro
@ZultanJubooss26
@ZultanJubooss26 3 жыл бұрын
Kiineey Hpp Xalay Hargeisa Magacaga iyo Kaygaad Ku Qortay Keep Moving Malabo😜
@hibomahamoud8989
@hibomahamoud8989 3 жыл бұрын
Surate quraan'a xafid illahay baa kugu naxarisan allah yahdik
@MBmubaarig
@MBmubaarig 3 жыл бұрын
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@liibiyankaanaawasa5833
@liibiyankaanaawasa5833 3 жыл бұрын
Another level🖤💯✊👉
@abdiarinbaallaalejcyl3451
@abdiarinbaallaalejcyl3451 3 жыл бұрын
Inaad laandaradtahay maxaa lagu garanayaa kiin jamaci legen 🙌👸👑🤣🥰
@abdirahiimofficialmediahd6757
@abdirahiimofficialmediahd6757 3 жыл бұрын
Kiin jama vidoe dhan Another level 💯💯
@amalabdi2628
@amalabdi2628 3 жыл бұрын
Ilahay ha soo hanuuniyo fisiq ku jirtaaa
@abdirahiimofficialmediahd6757
@abdirahiimofficialmediahd6757 3 жыл бұрын
@@amalabdi2628 maalin uun way soo hanuunaysaa inshalah
@amiirabintuapdirashid3695
@amiirabintuapdirashid3695 3 жыл бұрын
Wixii Nin Ahaa ma Dj subeer iyo Apdijibaar gacaliyaa isku Dherer noqoten🤣www Gabadhaydii Kiin jamac🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Dhib badanida😅
@Mrguuto1
@Mrguuto1 3 жыл бұрын
hargeysaay ciil ha mudan.
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 3 жыл бұрын
Huurka dadka kabadan
@somalimusicupdate4259
@somalimusicupdate4259 3 жыл бұрын
First 😘🖤
@basmahaxmed7468
@basmahaxmed7468 3 жыл бұрын
amezing kiin jamac reer hargaysa dirac u xidheen
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 3 жыл бұрын
Naag dhulbahante caasimeedeeda joogta👍🤣💋💋💋💋
@khadarcabdi2937
@khadarcabdi2937 3 жыл бұрын
Did you borrow this dress tonight?
@karaamoofficial2651
@karaamoofficial2651 3 жыл бұрын
wow amazing kiin jamac yare cwa aynu 200K u xidhno 🤞
@aboudidier9880
@aboudidier9880 3 жыл бұрын
Hargeisa waa hoygi fanka
@yoha2023
@yoha2023 3 жыл бұрын
Qof walba markuu wadankisa tago in sidaa loo soo dhaweyo wax dhiba ma aha from burco🙏👍
@mohamedafgaap804
@mohamedafgaap804 3 жыл бұрын
Frome jigjiga kiin jaamac
@nimcoupdy1436
@nimcoupdy1436 3 жыл бұрын
My country Somaliland hore usoco nabad iyo nolol ku wara
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
heesaha waxaa ka macaa quraanka The best person ever The most knowledge able and the most shine all crrated prophet Muhamett scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ismacilmaxamed8868
@ismacilmaxamed8868 3 жыл бұрын
Show aan inaba cadi ahayn mansha Allah Kiiney Ma markan hargeisa katagy ayad timiday intaan jogayba mad imane balse waa dadkaygii reer hargeisa aleh haidin sharfo
@siciidali1360
@siciidali1360 3 жыл бұрын
Kaa sawirka aad kuadkay muxu aha🤣 Amazing
@axmed12195
@axmed12195 3 жыл бұрын
Ina adeer horay usoco
@jesssandulle8162
@jesssandulle8162 3 жыл бұрын
young people take your country back. it belongs to you. with love. just enjoy your life
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme 3 жыл бұрын
old folks and some rogue religious Wahabi cult are threatening the freedom of speech and progress of arts and music.
@sukhrasiciid4368
@sukhrasiciid4368 3 жыл бұрын
Walaal kiin jaamac waxan kuleeyahay ilaahay hakusoo hadeyo wax kale an ku orano garan mayno e in ad danbi ku dhacdayna wad ogtahay e oo ad ubadheedhay e jidhkaaguna waa uu kugu makhraati furi doonaa,dadka kuu yimi dhaman todna danbigoda wad laqabta .
@mohamedmohamud4139
@mohamedmohamud4139 3 жыл бұрын
300 cml caawa lugtii kiin jaamac inta u xiisty like saara cml
@sadaamabdicawke5443
@sadaamabdicawke5443 3 жыл бұрын
Kiin jamac is the lagend woow woow
@akramrashiid6055
@akramrashiid6055 3 жыл бұрын
Maxamed BK oo is qarinaya ayaan ku dhex arkay showga
@qasaaye8622
@qasaaye8622 3 жыл бұрын
Beenta jooji😂😂😂
@mubarakahmed3839
@mubarakahmed3839 3 жыл бұрын
wr lkn duriyadd mxa ay ugu so heesi weydey Hal hees o cusub xtta ma aysan so qaadin
@fardoussaahmed794
@fardoussaahmed794 3 жыл бұрын
Waaaw Mashallah hore u soco
@cabdirahmaancabdiqafaar5031
@cabdirahmaancabdiqafaar5031 2 жыл бұрын
KIIN JAAMC ÇOK SEVIYORUM ❤
@sakariyecaska9707
@sakariyecaska9707 2 жыл бұрын
Sakariye caska 🥰😍
@nuurayanlenuurayanle8692
@nuurayanlenuurayanle8692 3 жыл бұрын
Waar ragi cawa walagu laydhiyay waxay doonayenba dircba lo xidhay 😁😁😁😁
@apdirizakabdinor7878
@apdirizakabdinor7878 3 жыл бұрын
I support you Most to Reply kinjamac
@zaaanc7008
@zaaanc7008 3 жыл бұрын
Kuleyl badanaa meeesha dadki dhan. dhidid ayaa qariyay. Kiin Other level
@calicadejr1570
@calicadejr1570 3 жыл бұрын
Kiin jamac waa ku wadtaa ❤️
@liban4230
@liban4230 3 жыл бұрын
Showka inaba caadi mahan 🥰
@Nasiim_media2024
@Nasiim_media2024 3 жыл бұрын
Kiin jaamac naag nool guulayso
@queenedebsan
@queenedebsan 3 жыл бұрын
Kiin jaamac another level wlh
@nuurxasan6165
@nuurxasan6165 3 жыл бұрын
Muhiimada waa in kiin jaamac daarood tahay
@Abdihakin797
@Abdihakin797 3 жыл бұрын
Reer somaliland siiba reer hargeisa dad dun wangsan gob ayaa tihiin sida aad inanta ugu kala kicisen fanan xuduud maleha siyasada iyo mashalida ha isku qasina😁😁😁😂
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Hargeisa Dharkeeda Ayunbay Xuduud U Samaysay Anyway Waataa Waxaso Shacab Ahi U Hureen $25
@DamashaadMediaChannel
@DamashaadMediaChannel 3 жыл бұрын
Welcome to Somaliland
@axmedindho4974
@axmedindho4974 3 жыл бұрын
Sidaad nooga dhididsayy illahyy hakaga dhididyo😂😂
@dahrandahircabdulle2143
@dahrandahircabdulle2143 3 жыл бұрын
Kkkkk waxkle
@hindicusub8996
@hindicusub8996 3 жыл бұрын
Wasakh
@mahamedabokorhusein9511
@mahamedabokorhusein9511 Жыл бұрын
Habeenka hargaysa wayshiday kiin jamac
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 3 жыл бұрын
Showgii qarniga iyo magaaladii hoygii fanka hargaysa waa laysku arkey
@muniiramuniira6108
@muniiramuniira6108 2 жыл бұрын
Waanu ku jecelnhy kiin jamc ❤️❤️❤️❤️❤️
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 жыл бұрын
Hadaan reer HARGEISA nhy Darwiisjadii way naga hysaa sidan u camiray shawgedi DARWIISH IS ALWAYS DARWIISH🧣🧣🧣🧣lkn KUBKII iyo Lugtii waan la weynay😂😂😂😂 Diracii wey la qabsan laday ilay surwaal bas bay barate
KIIN JAMAC - BYE BYE - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
4:40
Kiin Jamac
Рет қаралды 9 МЛН
MOOSHIN SAQRAANSAN AMAR ALLE LAAKIIN 16 October 2024
31:59
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 4 М.
HASSAN GANTAAL IYO KIIN JAAMAC -BAL DAREEN (OFFICIAL VIDEO )
3:54
Hassan Gantaal
Рет қаралды 799 М.
KIIN JAAMAC YARE MAXAN KU SUGA JACAYLKA KIIN HARGEISA SHOW
3:56
Waqal WStudío
Рет қаралды 104 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 559 М.
Ismail Dannan ft Ayanna - Kaalay Official music video
4:56
Ismail Dannan
Рет қаралды 10 МЛН
AMIIN YARE | KUMEE BOQORADAYDIIYEY | SHOWGII KIIN JAAMAC HARGAYSA 2021
5:54
Kiin Jaamac Oo Ruxday Djibouti | Buurtayadaa Buuraha U Dheer |2024
4:32