kiiney ninkey ilmaha u dhashay oo soo hadlay iyo Dahir calasow

  Рет қаралды 38,826

Somali Tik Tok

Somali Tik Tok

Күн бұрын

#Subscribe #Like #Share #Comment
▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Somali Tik Tok Challenge
Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad ku Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
●tik tok videos
●tik tok shactiro
●tik tok funny
●tik tok challenge
●tiktok live walbo
▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe gareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Somali Tik Tok Challenge
Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad ku Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
●tik tok videos
●tik tok shactiro
●tik tok funny
●Tik tok challenge
▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Somali Tik Tok Challenge
Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad ku Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
●tik tok videos
●tik tok shactiro
●tik tok funny
●Tik tok challenge
▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
▪SUBSCRIBE

Пікірлер: 74
@HanaanBtss
@HanaanBtss 5 ай бұрын
Hahaha😂😂😂
@umuaisha6859
@umuaisha6859 6 ай бұрын
Bisinka mashaa allh dahir caadi maahan
@HawaHawaaden-hh7sg
@HawaHawaaden-hh7sg 2 ай бұрын
Walaahi.wayab.runti.sabir.wll
@Duqa-magaalada
@Duqa-magaalada 5 ай бұрын
Sixiroole waaye iyo film ee biloowday ilaaheey amarkiis tan waa saaniyad waa naagaha nimanka badan isku dul arooso oo habeen iyo maalin marbo nin soo rimiyo tan gabdhaheena diinteena iyo dhaqankeena ee fasahaad kuwadaa
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 6 ай бұрын
Wax waalan hadaa guursatid saanlee ku danbeysa😂
@hawayassin7172
@hawayassin7172 6 ай бұрын
Wiilka hala caawiyo Meherkeeda ha ka daba tuuro Isagana nolo fiican urajeyn
@QaaliMacalin-s3s
@QaaliMacalin-s3s 6 ай бұрын
Ax rabiyoooow ukaaalmeeh yaa Alllh wiilka❤😢🎉🎉🎉❤❤❤
@hasali7276
@hasali7276 5 ай бұрын
Daahir Alasow kuye maxkamada maxaa ka codsanee maxkamad beel
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 6 ай бұрын
Nin qaba oo ay ilma udhashay intay nin la guursatay ayay waxay rabto noo sheegaysaa
@haladahir
@haladahir 6 ай бұрын
Dahir qoftan wa idinkudheelaysaa. Naagtan bulshada iyo wiilasheena halagaqabto. Maxaytahay qof malinba nin isasaarayso. Hadana sayrabto markay haliwayso waa is dilaa. Yaqay isdil let’s see.
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 6 ай бұрын
Haye dahir caacle mashruuc heley iyo hana oo ah jiniyadii reymaa yey u waramayan oo u kala garqadayan addunow xaalkaa ba'
@abdulafro3283
@abdulafro3283 6 ай бұрын
Call them parents and end this story
@hiddowacan811
@hiddowacan811 6 ай бұрын
Naagtaa gudaafada ah waa in shaqo laga qabto😢😢😢😢😢😢😢
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 6 ай бұрын
Naag ninkay 2 jir udhashay inkirtay oo hada katimid oo weliba hada ka tagtay dhahaysa labo sano kahor baa iigu danbaysay
@wardaawees8041
@wardaawees8041 6 ай бұрын
🤣🤣😂🤣😂🚘😂😂😂
@fatumamaow5018
@fatumamaow5018 6 ай бұрын
Wiilkaan hala caawiyo
@Ayyhh2022
@Ayyhh2022 6 ай бұрын
ameey gabadhaan cudur faafineysaa isbaara dhalinyarooy. waxaan waa xaaraan eeysameysay gabadhaan
@niyaaladem
@niyaaladem 6 ай бұрын
Waa runtaa
@raahmoomar650
@raahmoomar650 6 ай бұрын
😢😢😢 dahir calasoww🎉🎉🎉🎉
@shankaroonfarah9535
@shankaroonfarah9535 6 ай бұрын
Wiilkan hala cawiyo oo kismayo ha aaday naagti oo qabay oo urka u leh ha aado
@ShukriSiman-vz1rc
@ShukriSiman-vz1rc 6 ай бұрын
😂😂ruwaayad soconaysa dadkan
@fatumamaow5018
@fatumamaow5018 6 ай бұрын
Naagtaan fasaadka halaga qabto
@SacdiyoAxmadjimcaale
@SacdiyoAxmadjimcaale 6 ай бұрын
Wiilkaan lacag u aruuriya naag kale ha guur sadee
@abdalakeynaan4294
@abdalakeynaan4294 6 ай бұрын
Asc dahir calasow daa ninkii naago qado ay mesha joogo ay waxad leedahay waxa ku sinan ee ku xisho xisho xisho xisho xisho dahir calasow haadii aad waxa taaresan waxa tara ee waxa fican ha la siiyo adiga aqiiro
@فاطمةعبدالرحمن-ط5ف
@فاطمةعبدالرحمن-ط5ف 6 ай бұрын
Jareer waaye
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 4 ай бұрын
Subxanallah taas naag kuma noqoto😳
@hasali7276
@hasali7276 5 ай бұрын
Naagaha buurkaroole soo maray ay u hadal egtahay waayo ma xishoodaan
@abshirohussein8406
@abshirohussein8406 6 ай бұрын
Kan wa caaq kulaha kiiney baan ka kari wayey naagtaydii darteed baan ufuray
@raahmoomar650
@raahmoomar650 6 ай бұрын
Dahirow mingisaa qaba ee iso radiii
@fxcooking9677
@fxcooking9677 6 ай бұрын
Haduu sixray lacagbuu ka guran lahaa cidla miyaa looga tagilahaa
@hiddowacan811
@hiddowacan811 6 ай бұрын
Waxaa waxba kama jiraan qaali waa naag iimaankeedu kufilaan waayay magaca dumar iyo dhaqankii gabdhaha soomaaliyeedna way ceebaysay
@farahfartun3961
@farahfartun3961 6 ай бұрын
Naagta waa sixirooley naag kaste loo furaayo waa reer kismaayood
@فاطمةعبدالرحمن-ط5ف
@فاطمةعبدالرحمن-ط5ف 6 ай бұрын
Kkkk
@hawayassin7172
@hawayassin7172 6 ай бұрын
Isaga tag wax ka kheyr badan àllah ha kugu bedelo ku noqo inanta uurka u leh ,lacag xaal maarin dahir iiyo hana ha ku uruuriiiyan,aqal u hagaji wbt.
@hiddowacan811
@hiddowacan811 6 ай бұрын
Naagahan iimaanka beelay ee bilaa dhaqanka ah ayaa dumarka ceebaynaya
@SafiaHassan-cm9bg
@SafiaHassan-cm9bg 6 ай бұрын
Dahir walahi wadadashay
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q 6 ай бұрын
Nagtan Kher malahan muslin maahan
@lulmohamed4076
@lulmohamed4076 6 ай бұрын
Very SAD
@farahfartun3961
@farahfartun3961 6 ай бұрын
Naag waalan
@deeqaali8293
@deeqaali8293 6 ай бұрын
Waa runtaa beenlawed
@hasali7276
@hasali7276 5 ай бұрын
Carabigaa idiley kakakak
@saeedmuse3955
@saeedmuse3955 6 ай бұрын
Hablaha Ceebayntooda Sumcad miyaa lagu helaa waaba yaabe
@FahmaHarwan
@FahmaHarwan 6 ай бұрын
War naagti America katimaamado oo dhan kuli wada aroos ka aarso
@shafiabdi215
@shafiabdi215 6 ай бұрын
Nacalad ba kugu taal ina Calsoow, habeenki aanku laheeyn war naagtan dhilada ee dhaqanka gaalada wadata, eed raga ugu tubo raaceeyso ee hugurigu kaa galay jooji Maxaad u diideeysay. Gabar aya kuu sheegtay oo ku tiri naagtan been ayey kuu sheegeysa , waad aamini weeysay.
@fxcooking9677
@fxcooking9677 6 ай бұрын
Naagaha maxaa ka si ah naayaa edeb yeelo nin aysa aqoon bay
@randomin8390
@randomin8390 6 ай бұрын
subnaxaallaah wsyku qarsinaysa
@nimcoahmed536
@nimcoahmed536 6 ай бұрын
Haday roxaan qabto siduu sixir kuqtay
@haladahir
@haladahir 6 ай бұрын
Ninka kale waxay kuu Dha hee say dharkiisa ii keen, inay ku sixir to amayrabto.
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 6 ай бұрын
Waa runtaa ma inay ku sixirto mayrabtaa
@hawayassin7172
@hawayassin7172 6 ай бұрын
Subxannnallah,
@mahaddaahir2897
@mahaddaahir2897 6 ай бұрын
Baa qabxadahan dirsaday naclad baa hooyadiin ku taal dhilooyin
@ummuisra6721
@ummuisra6721 6 ай бұрын
Waa riwaayad mooryaani wadato
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 6 ай бұрын
.😂😂😂😂😂😂😂😂
@fatumamaow5018
@fatumamaow5018 6 ай бұрын
Waa naag wasaqad ah
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 6 ай бұрын
Waligayo ma maqal Khabiilkaas Masoomalibaa
@somalitiktok32
@somalitiktok32 6 ай бұрын
Hada baro hhhhhhhh
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 6 ай бұрын
Weligey anba ma maqal garjante xagey galan hadad faahfahin soo hesho iga daba gee please waa qabil igu cusub AFARTA GARJANTE LOLOLOL
@ifraxaden3135
@ifraxaden3135 3 ай бұрын
Garjanto waa gardheere samalee​@@nihaalbiintuilyaas2442
@katuunomar2814
@katuunomar2814 6 ай бұрын
Waa reer abtigay EE mxaa LGA rabaa
@somalitiktok32
@somalitiktok32 6 ай бұрын
Rer abtiga yey galane umadi waxey wada leyihin wa marki 1 aad een maqalno
@abshirohussein8406
@abshirohussein8406 6 ай бұрын
Oo naagti laysu oohinayey ninkaana maqaba
@deqaabdikadir4486
@deqaabdikadir4486 6 ай бұрын
Afar garjante yawaywe
@bushra445
@bushra445 6 ай бұрын
Dagoogiya la dhashay waa waa garjante gardheere samaale
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 6 ай бұрын
Bis baas shushumow mid ii sameso wax walba igu rido anaba rabo
@FahmaHarwan
@FahmaHarwan 6 ай бұрын
Naayaa govol dhaafka iska daa
@safimuktar6292
@safimuktar6292 6 ай бұрын
Ilmo gartow Hana ceweynina
@II-vd4ih
@II-vd4ih 6 ай бұрын
Waa naag wasaqad ah nacalada edabta daran.
@fatumamaow5018
@fatumamaow5018 6 ай бұрын
Inacalasow naagtaan gacan bir kuqabo
@umuaisha6859
@umuaisha6859 6 ай бұрын
Ayadaa sixirooley ueg
@hiddowacan811
@hiddowacan811 6 ай бұрын
Iyadaa sixiroole ah waana gudaafad bilaa dhaqana
@ummuisra6721
@ummuisra6721 6 ай бұрын
Astaaqfulaaah
@foosiyahussein4732
@foosiyahussein4732 6 ай бұрын
Naagtu waa naag xun yahuu
Maxkamada  Dahir Calasow oo kala furtay Kiiney iyo ninkeda Saciid
50:38
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 60 МЛН
Colorful Pasta Painting for Fun Times! 🍝 🎨
00:29
La La Learn
Рет қаралды 308 МЛН
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 105 МЛН
MARKEY U DHASHAY AYUU KU BOODAY BIILNA WUU U DIIDAY MISKIINTA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
34:22
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 17 М.
MAREYKANKA IYO MW XASAN SHEEKH (4941)
1:00:16
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,9 М.
KAFISO OO LAGU HESTO INEY NIN TAHAY MAGACI LAGA BADALAY
3:39
WARKA ISII MEDIA PRO
Рет қаралды 296
DHACDO YAAB LEH: HOOYO IYO AABO DILAY GABADHOODA
59:41
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 12 М.
Kiiney oo Uur lagu inkiray iyo Dahir calasow oo u hiilay
51:17
Somali Tik Tok
Рет қаралды 5 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 60 МЛН