Dahir calasow Masha allah ilahayow barakee umada shaqo wanagsan u haya ❤❤
@khadraali-k4e5 күн бұрын
Allah dardisa ugu caawiya dahir
@AbuuAsad5 күн бұрын
Sikasta aabet aya tahy illahey hakuu sojediyo taas aya muhiim ah
@AxmedCadoow3 күн бұрын
Wayakannacbudu
@RamadaMusa4 күн бұрын
Dahir Calasow will be president of Somalia inshaalaah
@DrAli28-Y5 күн бұрын
Perth caasimad ma ahan- waa Canberra, Sydney, Melbourne, Brisbane. Perth waa magaalo iska meel dhaxaad ah( West coast)
@cabdallahcabdallah47174 күн бұрын
Waa ka xumahay, waa dad aan garanayo ,waxay ahayd inaan aabahaa dulmi laga gelin ee inantiisa haddii gudaha dalku adkaaday ay aabbe isugu qoranyihiin in bannaanka logu keeno,isaguna stepfather ahaan ugu sheego
@ummuisra67215 күн бұрын
51 baa sax ah
@khadraali-k4e5 күн бұрын
Wa abo geesiya
@ummuisra67215 күн бұрын
Perth caasimadda maaha
@ugaasoskitchen27975 күн бұрын
Ninkaan waa reer magaal 40 way gaartay kuye😂😂 gabadheena 29 ayey yirtaa.
@ummuisra67215 күн бұрын
😂I 😂😂 40 jir 29 jir dhashay
@Rimj-ur4be4 күн бұрын
30 maba dhaafe an naago 55-65 udhaxeeyo baa sheeganayo 35 40 maba haar aan gabdha Joods 18 ma dhaafaan 😂😂😂
Anu somalia mayacano Lekin hoyo de Aya dawata wacan 24/7 ok cool?
@maih78795 күн бұрын
Subxaannallaah qofkii aan lagaranayn lama caawiyo miyaa??
@maih78795 күн бұрын
War soysoy baafin ayaan rabay abbayo ee isoo qabo
@saidnoor96092 күн бұрын
GABADHA UU WADAADKAAN UU RADINAYO WAA LA YAQAAN HOOYADA HODAN AYAA LA DHAHAA WAA SAX WIILKA QABANA FAYSAL SAREENLE AYAA LA DHAHAA GABDHIISANA WAAN AQAAN SXB TELFANKAAGA IN AAD SOO QORTO AYAA FIICNAYD
@DhaqaneAxmad5 күн бұрын
Timetable misaajidka
@Kaltuntahanehees5 күн бұрын
Asc daahir kaltuntahane hees fiiri
@MakaWeheliye4 күн бұрын
Canbera waaye caasimada perth ma ahan
@LegendAhmed19975 күн бұрын
Fiiri meshaas dhibweyn baa kadhici doona bal nin dhan baa ilmihiisi laga qariyay abaahana waa xariif gabadhaas iyo hoyadeed way isku dhici doonan dhicitaan weyn
@samiraali37214 күн бұрын
Ilmaha so asaga so madayacin
@Rimj-ur4be4 күн бұрын
She taabtey😂😂😂 baxar naag age keeda Lagalo cuqdad umadhino
@FlipMore12 сағат бұрын
Faysal inuu u sheego gabarta waye. Aabe nool sidee gabartisa loo bixiyay??????
@ONKODHILAAC-f9l4 күн бұрын
gabdha aabaheed oo nool oo la waydiin markii la bixinaayey siduu meher u qabanayaa m aabaha dhalay haduu dhinto uun buu bixinkaraa aabaha hooyadeed qaba bal arintaa ha la waydiiyo culimada naagaha soomaliyeed marka ay kala tegaan ninka hub bay ka dhigtaan caruurta aniga inla hadlaaya caruurtayda waa la igu diray markii aan kla tagnay hooyadood kamaan hadhin waa la socday child support qasab dawlada igu xakuntay maanta caruurtayda ma wada hadalno waayo naag xun baa dhashay markaa aabahan waan la dareemayaa laakiin markii wiil loo aroosayaayey qasab bay noqotay anigaa bixiyey dumarka soomaliyeed ha iska daayaan caruurtn ay hubka ka dhiganayaa Aabahana mid baan u sheegayaa caruur qurbaha ku kortay ha ka sugin waalinimo waan ku khasaarnay caruurta qurbaha
@AbdullahiAdamAhmed4 күн бұрын
Yaa waxas kuu sheegay ma caqligaaga ayaad ku cabiraysaa diinta wuxu waa diine Gabar ninka hooyadeed qabaa uu bixin karo asagoon loo idmin ma jirto. Haddii aabaheed dhinto waxaa masuulku ku wareegayaa walal ked haddii la wayo aderked