KIISKII UGU ADKAA NIN 15 KUN DOLLAR IYO 50 GRAM KA DHACAY NAAGTIISA MAXKAMADA DAHIR ALASOW

  Рет қаралды 32,034

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT

Күн бұрын

Пікірлер: 143
@Safi-e7s
@Safi-e7s 2 ай бұрын
Maxkamadda daahir calasow way talaabsatay maashaa allaah
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Allah hacaafiyo Maamada, Xaqeedan sidhib yar ha ugu soo celiyo... Aamiin Aamiin🙏
@khadrohussain2024
@khadrohussain2024 2 ай бұрын
Tan maxkamad waydhaafta walaahi wartuugaan hala dhaleeceeyo yaanlaga harin
@IbraahimBashiir-w9l
@IbraahimBashiir-w9l 2 ай бұрын
Daahir diin waa munaafaq runtii
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 2 ай бұрын
Tuug kasta hala soo qabto. Qaasatan hadaa qof xanuunsan.
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 2 ай бұрын
AALLAHU AAMIIN
@Ciiltire572
@Ciiltire572 2 ай бұрын
Bismilaah nin weyn oo meher dhiibin Subxaana llaahi gabdhaha meher kooda waa loo hor mariyaa
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 2 ай бұрын
Daahir Diini waa fidnoolaha dhan.
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 2 ай бұрын
❤Queen Soysoy❤ Caadi maahn
@Jamadjano
@Jamadjano 2 ай бұрын
Ilaaheey kama baqaayo Ninka’
@Nastani91
@Nastani91 2 ай бұрын
Daahirow ninkaas gabdhaha caynayo mardanbe yaa lo wacan wa dayuus dhaga madow
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 2 ай бұрын
Dumarka shaydaankaa soo adeegsada, Dahir Alasow markay dacwad socoto iska deji🙏
@wellcomtozanzibarcoronafre4101
@wellcomtozanzibarcoronafre4101 2 ай бұрын
Thief is thief’ where’s ❤️Great job
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
ALLAHA KU CAFIYO MAMA❤
@RuqiyoMahamed-op7cu
@RuqiyoMahamed-op7cu 2 ай бұрын
Dad waaweyn oo caaytamaayo tiktok loogu imaadey
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
WA NAHAAB LACAGTEDA AYU CUNI JIREY
@hamdiegal889
@hamdiegal889 2 ай бұрын
Tuug kii ugu waynaa nin dadka xanuunsan intuudhaco soo indho adag doqonw daadka xanuusadhaco muu shaqaysto yaahoo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
WA KA XUMAHEY WAXA MAMADA KU DHACEY 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@AmaniHalyay
@AmaniHalyay 2 ай бұрын
Dahir dini wa nin oday ah horey usoco bro
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
HOYADEY MAR WAXAN DHAHNEY WAXAD JIRTA 90 SANO AABO WAXAD IS QABTIIN 70 SANO KU QOR DHULKA IYO LACAGTA WEY QOSOSHEY WEXEY TIRI IDINKA AYAAN IDIN DIIDEY AABO YOOW YAHEY MA ILA DHALAN MANA DHALIN 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 2 ай бұрын
😂😂😂😂❤❤
@nimodiriye6260
@nimodiriye6260 2 ай бұрын
Daahir wll ilmaa nalaga haystaa
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
@Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 2 ай бұрын
Tuug waaye hadalkiisa aya lagadareemya
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 2 ай бұрын
AALLAHU CAFIYO AAMIIN HOOYO SOOMALI
@rumab11
@rumab11 2 ай бұрын
Ilahey aaqiro kaftan iyu ciyaar uma abuurin!!
@rodaabdirahman2492
@rodaabdirahman2492 2 ай бұрын
Casino waa nin balwad leh khamaar ciyaara
@nimcaanubaxle3041
@nimcaanubaxle3041 2 ай бұрын
Miskiinta daadbuu ka fuulay macaa adoonsigii ha loo lacageeyo . Daahir ninkaa ilaa aadka oohiso haka hadhin. Looyarkana soomaaliweyn baa bixinaysa
@ashasalah2835
@ashasalah2835 2 ай бұрын
NINKAN WAABA 60 jir .
@khadramohame936
@khadramohame936 2 ай бұрын
Maxay usiisay cauudibillah ma nin ba lacag lasiya uxuhaya laga qata
@medina-lt1nm
@medina-lt1nm 2 ай бұрын
maxkamadaan mar baywaalataa daahir nimankaan dhiiqada ah why aad u keentay habdhaha caynaya qofjiran korkiisa😮
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
DUMARKA HADEY KU DEYSAN LAHAYEEN HOYADEY O WEXEY SHAQEYSATO WELIGEED ABAHEY KU DARSAN LACAG O AKOON GONIYA LEH 70 SANO
@LegendAhmed1997
@LegendAhmed1997 8 күн бұрын
Hooyada waa kaligeed cuntee 70 Sano bay jirtaa 😂
@IsirCabdicaziiz
@IsirCabdicaziiz 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xaryanxarago3587
@xaryanxarago3587 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 2 ай бұрын
😂😂😂 xaaraan kunaaxii wa lso qabtay😂😂😂
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
HOYADEY IYO ABAHEEY WEXEY IS QABAAN 70 SANO ISKUMA WELIGOOD ISKUMA DARSAN AKOON IYO HANTI WEXEY KALA LEYIHIIN HADA XATA AYAGO 90 JIRA LABO AKOON
@mohamedyare3826
@mohamedyare3826 2 ай бұрын
Waa qalad waxaas nin iyo xaaskiisa wax kalama laha lkn wa qalad in xaaskaaga aad qiyaanto xoolaheeda aad dhacdo
@fatimaahmed4226
@fatimaahmed4226 2 ай бұрын
Sax waaye is ku akon in la noqdo ma fiicna
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 2 ай бұрын
Kkkk 70sano ma yurub ay ku noolaayeen. 90jir 2bo Akoon!!!!
@salma.abdule
@salma.abdule 2 ай бұрын
Yes wasax qofwalba akon kiisa in loomadax baneyo ayaa wanagsan
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 2 ай бұрын
Bal arka beenta oo soconeeysa 60 sano ka hor ma Yurub ama Ameerika miyaa Soomaali jootay? a​@@teemwashamsi1704
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 2 ай бұрын
Noolow daahir calasow
@Hciid
@Hciid 2 ай бұрын
Maxkamada oo dhan waa la idhacay iyo dahab la qaatay daahir badwayn somali oo dhan wax raadis ah ayuu u furay daahir tan iska dhaaf intaan lagu dhibsan
@nimcaanubaxle3041
@nimcaanubaxle3041 2 ай бұрын
Intuu rikaatada Kaga qaadi jirayna halooga qaado
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 2 ай бұрын
Casino soo ma Oran?????
@falastiinahmed7313
@falastiinahmed7313 2 ай бұрын
Waa niinka dhan oo inoo maslaxada lo kenay walahi wa yaab isagaba deen kagu leyahay
@khaderabdi5574
@khaderabdi5574 2 ай бұрын
Daahir boqor Wlhi dowlada tahay bro
@umuzakariyaofficially5386
@umuzakariyaofficially5386 2 ай бұрын
Subxanallah
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 2 ай бұрын
NN NAAGAHA LA CAAYTAMAYO OON XISHOONEEYN BAA YIMID RABBI HANAGA QABTEE MALAHA XALAAL KUMA IMAAN.
@FartunAli-bf3yk
@FartunAli-bf3yk 2 ай бұрын
Daahir aalkuliistayaasha gabdhaha caayaya why oogu fiirsaneysaa
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 2 ай бұрын
Subxana laah jaad iyo kasiino balwad ka xun oo laraadinayo majirto
@fardawsaalifarah4587
@fardawsaalifarah4587 2 ай бұрын
Naag naartey ku badantahay marka la leeyehey waa saan ragi baa hawl ku maqan ayagiyaaa saan noqonayo wale dumar waa qoom Allah ogyahay
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 2 ай бұрын
Naag naartay ku badan tahay waa saan. Dulmiga aad raaki ku noqotay Adiga Illaahay hakugu rido kadib adoo oynee soo hawaab.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
MAMADAN NINKA DHACEY BIRI DUMAR KALE AYU DHACA TUUG ISMA BEDELO
@Jamadjano
@Jamadjano 2 ай бұрын
Maxkamad caadi maaha
@nimcofarah6548
@nimcofarah6548 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Maria28832
@Maria28832 2 ай бұрын
SOMALIYEY DHAN BAA MARQAATI AH TUUGADANA WAA LA QABANA CADALAD LA MARIN LA CEEBEYNEH NINKAAN NAHAAB WEEYE BIXI TUUGYAHOW ISLAMKA MARQATI AH
@ShukriAbdi-xc2dy
@ShukriAbdi-xc2dy 2 ай бұрын
Wa duli
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 ай бұрын
FROM WESTERN 🇪🇺 HALA DACWEEYO WASAQAN CALI XAASHI GABERTA DHACAY WA BILAAHI TOWFIIQ
@maxamedcalixasan9233
@maxamedcalixasan9233 2 ай бұрын
❤ absolutely waa in sharciga lala tiigsado
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 2 ай бұрын
Waraaqo dembi baaris oo cadeyn dukumenti nootaayo maxkamadeed waa iney keentaa.daahirna copy waa iney sii saa .daawadayaashana ay arka .hadii kale daahir waa inuu hakiyaa dacwadaha nocan ah.from lawyer ahmed hargeysa
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 2 ай бұрын
War ninku sariig 1la'aa ma labeeb buu ahaa waa saga naagaha la caaytamayee. Dahir Calasow waxa magac dilaya maxkamaddaada iska saar.
@ShukriAbdi-xc2dy
@ShukriAbdi-xc2dy 2 ай бұрын
Sory abayo gurka manta joga loma xisayo
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Ай бұрын
Hanad cuqdad hawiye qabaan 😂😂😂😂😂 MJ gumeesigii bee iska dhaqi Karin
@Manalhaji584
@Manalhaji584 2 ай бұрын
Ma xishooto ma iska samirtid intaa naceebaynaysid nin xun Khalsa aheen isku rartay baad media soo fariisanaysid subxanallh
@Manalhaji584
@Manalhaji584 2 ай бұрын
Kufkaaga aheen
@carrybradshaw3982
@carrybradshaw3982 2 ай бұрын
Adiga isku xishow bastaradyahay.
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 2 ай бұрын
Dahir Diini ciyaal suuqiinta maxkamadda ka daa oo aad keeneeyso dad cabsan oon naagaha latirsanayo.
@sagaldahir9382
@sagaldahir9382 2 ай бұрын
Geeda uu xidh xidhayo waa mxy wllyaal😢
@SaamiyaHaibe
@SaamiyaHaibe 2 ай бұрын
Ragu Cadawsanaa Balaayo kugu Dhacday Alla Ninku xumaayaaaa😢😢😢😢😢
@IbraahimBashiir-w9l
@IbraahimBashiir-w9l 2 ай бұрын
Raga ha isku qaadin ka fiirso wall aabahaa iyo kan gabadha u dhicinayaba ragay ka mid yihiin marka abuurtu khalad maaha ee ninkii xun baa xun adoo mahadsan
@mulaaxocaqli554
@mulaaxocaqli554 2 ай бұрын
Maxkamadan caadi maahabay tidhi maamadau waa runteed
@khadroqaali5965
@khadroqaali5965 2 ай бұрын
Faadumo abshir cali shirwac walashay mudo ayan ku radinayay dahir calisow waxan kaa cod sanayaa nambarka gabadhan waa ina abtiday waxa idhashay xawo cali shrwac mudo ayaan radinayay nambarkedana waa iga baxay
@Seinab-pt7io
@Seinab-pt7io 2 ай бұрын
WALAASHAA HADEEY TAHAY NIN ASAAGAA AH BAA DHACAY OO HADANA U XOOG SHERGTAY EE WAX IU QABO HADII KALE MEELAHA HAKA BAROORATO.
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 MJ Adoomadi hiraabku lahaayeen hg baa adoonsanjirtey cuqdad ba an bey qabaan
@Cabdiraxman-cd7ff
@Cabdiraxman-cd7ff Ай бұрын
Alaaha caafiyo mamada 😢😢😢wa dhacdo xun 😮
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 ай бұрын
Tuugaas waa in la ciqaabo ilaa iyo maxkamad mareykan ah, inuu qof xnuunsan abuse u geystey. Xabsi ha galo ninku marka hore.
@abdulahiesse5946
@abdulahiesse5946 2 ай бұрын
Fadumo abshir Al guure miyaadtahay
@HalimoAhmed-ik7rg
@HalimoAhmed-ik7rg 2 ай бұрын
Tuug duleyste
@LovelyGrassyMountain-lw8vz
@LovelyGrassyMountain-lw8vz 2 ай бұрын
Dad waa baiay
@bosteyaabdulle1078
@bosteyaabdulle1078 2 ай бұрын
Walee Dahir Calasow aakhibo maleh dadkan wada walan buu ayaar u amusay Subxanallah,Dahir Diini baaba igu daran qabiilkana ku weyn kaaso kale meel cadalad lagu hayo in aad kentan ma’ahan,saa Adam baa hadlay markasu ku yiri ( Adam amus nin Mareexan baa tahay)inti kale ee qolka ku jirtana waa wada Hawiiye buu ku yiri kkkkk noocas oo kale yaan dadka cafimadka qaba la dhax keenin,uma jeedo maskinta xanunsan xataa oo ina adertis ah,waxuu fiiriye halka habeen ee Cumar ah imaanka Ale ka qaad duf ku bax dheh
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 ай бұрын
War midkan oo iska qaaylinaya maxkamadii waalay waa kuma? Waalatay Caawo Maxkamadii Oday waalan baa meeshii gal gashay.
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 2 ай бұрын
lacagta iyo hantida waa la wada leeyahay
@suadsaid-of5mq
@suadsaid-of5mq 2 ай бұрын
Maxkamada MJ aya walay😅😅😅😅😅
@RuqiyoMahamed-op7cu
@RuqiyoMahamed-op7cu 2 ай бұрын
Ishaa karidey
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
HOYADEY IYO ABAHEEY WA 90 JIRO WEXEY IS QABAAN 70 SANO WA IS JECEL YIHIIN LAKIIN WELIGOOD ISKUMA DARSAN AKOON LACAG IYO DHUL ILA HADA LABA AKOON AYEY KALA LEYIHIIN DHULKOODA MID KASTO WIXISA WA HEYSTA
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 2 ай бұрын
Runta hal aya la sheegaa Beentane waa la soo cel celiyaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
QOFKI QAYANA QOF AQIRKIISA WALA SO QABANA
@alishirwa1453
@alishirwa1453 2 ай бұрын
*Jaad iyo qamaar balwad ka weyn maa jirta*
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
OGEYSIIS DUMAROOW IS JIRA WELIGIIN HA AMININA NIN AD IS BARATEEN O BIRI IDIN QAYANAYA
@HassanBasri725
@HassanBasri725 2 ай бұрын
Rag oo dhan ma wada xuma sida dumar oo dhan aanay uwada xumayn❤❤
@Hindocumar-p5h
@Hindocumar-p5h 2 ай бұрын
waa saxiiix wlhi
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 ай бұрын
ANAGU DUMARKA WAXAAY RABAANU SIINAA.M.A.
@AbdiAbshir-v7x
@AbdiAbshir-v7x 2 ай бұрын
Dagalka gala
@CismaanMaxamud-e4d
@CismaanMaxamud-e4d 2 ай бұрын
P2 maleh miyaa caydii nagu kala jartee😂😂
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 2 ай бұрын
Ninka maxaa ka qaldan.
@QadraHaji
@QadraHaji 2 ай бұрын
Hhhhhhhh kanaa ba.ay
@rodaabdirahman2492
@rodaabdirahman2492 2 ай бұрын
Asagaa a dhahay wadada isku aragney
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
HOYADEY O 90 JIRA INTAAN U KALA DHUMANEY ON DHAHNEY HANTIDA DHULKA ANIGA I SI IYO ANIGA IGU QOR WEY DIIDEY WEXEY TIRI SHAQEYSTA MURIQIINA MALA WANA SAMEYNEY
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 2 ай бұрын
Bidaar iga dheh 😂😂😂
@IbraahimBashiir-w9l
@IbraahimBashiir-w9l 2 ай бұрын
Maxuu gabdhaha u caayayaa wacal ku
@IbraahimBashiir-w9l
@IbraahimBashiir-w9l 2 ай бұрын
Anoo mareexaan ah kan HANAD waa wacal maxkamada ha laga ceeyriyo
@ShukriAbdi-xc2dy
@ShukriAbdi-xc2dy 2 ай бұрын
Walahi wa dhib maxa sas dhan ogu amintay ado xanusanu ku naxrisan
@IfrahAli-d5s
@IfrahAli-d5s 2 ай бұрын
Af miishaarsanaa Nin Ku !
@املمحمدالهاشمىالهاشمى
@املمحمدالهاشمىالهاشمى 2 ай бұрын
Cawa dahir dini wa kololaday ala qabiilko dhibadana 😂😂😂
@artist5243
@artist5243 2 ай бұрын
Soy soy isowac
@FartunAli-bf3yk
@FartunAli-bf3yk 2 ай бұрын
Waryaa saqraankaan yaa noo keenay
@HalimoAhmed-ik7rg
@HalimoAhmed-ik7rg 2 ай бұрын
Tuug
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
HALA MIDAB TAKOORO YAN LA SALAMIN
@Hindocumar-p5h
@Hindocumar-p5h 2 ай бұрын
musiibo alle kugu rid xanuun keeda ayuu kaga ayuu ugu taagsan
@sundusmohamed3151
@sundusmohamed3151 2 ай бұрын
Naaagahaan cabtooy in aay soo xareeustaan ayey hadaneh aay wax walbo ku rartaan ayey aaqirkii soocabadayaan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
HAKA DACWEYSO ASKARTA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
HOYADEY L 90 JIR AH O BILAWDEY SHAQO AYADO JIRTA 11 SANO DHAGAX KA SHAQEYN JIRTEY ILMO TALYANI XAMAR KU HEYN JIRTEY FAMILKEEDA U GADEY GURYO O ABAHEY GURSATEY AYADO 20 JIRA OY ISKU DHALEEN 8 C ILMOOD O HADA AH AWOWEYAAL ABOOTO O IS QABA 70 SANO WEXEY KALA LEYIHIIN LABO AKOON DHUL KASTO QOFKI GATEY AYA KU QORAN
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
NINKA QAINKA WA INU DHIIBA LACAGTA IYO KATENADA
@somalifood6935
@somalifood6935 2 ай бұрын
40beel
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 ай бұрын
DUMAROOW ISKA JIRA NIMANKA MORYAANTA O DIIN LAWAYASHA O DHIIGA QUTA
@ahmedmohamud787
@ahmedmohamud787 2 ай бұрын
Maxkamada Gudaheeda Waa in. Qofna uusan. Qofka. Kaleto. Afka uga. Kaadinin mana ogolaan karno. Sxb yaal
KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
37:05
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 1 М.
KIISKII UGU ADKAA NIN YEMEN AH OO 125 KUN DOLLAR KA DHACAY HOOYO SOOMAALIYEED MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:03:42
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 29 М.
[BEFORE vs AFTER] Incredibox Sprunki - Freaky Song
00:15
Horror Skunx 2
Рет қаралды 20 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 33 МЛН
路飞做的坏事被拆穿了 #路飞#海贼王
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 26 МЛН
NIN NAAGTIISA 21 SANO LAGA HEESTO OO LAGA ILMA DHALAY GABADHIISA LA KUFSADAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
58:58
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 45 М.
DAGAAL CULUS: QUEEN SOY SOY IYO MAXAMED DAUD OO MAXKMADA ISKU DHAX DAGAALAY
1:09:26
Maxkamada Dahir Calasow
Рет қаралды 17 М.
Ceerigaabo Horgaladii oo maxaabiis ahaan loo jeebaystay
3:49
Garaadsan Media
Рет қаралды 6 М.
AABO DAHIR OO SOO CAAYAY DAHIR ALASOW COD AYU SO DUUBAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
15:28
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 2,2 М.
Maxkamada Dahir Alasow : KIISKA SOO GALAY SUMAYO QURUX IYO ARIMO XASAASI AH #maxkamadadahircalasow
19:58
Maxkamada Dahir CALASOW (Somali civil court)
Рет қаралды 4,7 М.
Dhacdo Lala Wada Ooyay Caawa 😭 - Qashinka ayee ku tuurtay Gabadheeda  | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
42:36
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 142 М.
NAAGTIISA IYO CARUURTIISA AYUU INKIRAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
28:49
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 3,8 М.
KUSO DHAWAADA SHIRKADA CUSUB EE DAHIR ALASOW WAGACUSUB MAXKAMADA DAHIR ALASOW
35:44
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 1 М.
❤️Cute fight between two babies #shorts #lion #animals
0:15
Jersh kutty
Рет қаралды 96 МЛН
Отучил быдло газовать во дворе 🤬🚗👊
0:32
Gelik Shorts | Лучшие Авто Видео из России
Рет қаралды 20 МЛН
Cats Reflexes 💀🗿
0:26
Midov
Рет қаралды 32 МЛН
Конец просто огонь 🔥
0:17
Radima_ kac
Рет қаралды 4,5 МЛН
🍨 Leo Sold Mom And Dad Fake Ice Cream 🤪🤣
0:46
BorisKateFamily
Рет қаралды 4,4 МЛН