Mid kasta saa iskuledahay waa bini adan aa runtisa iyo munafaqnimadiisa soo baxeysa illahey waa qafura raxim somali in hoyo maskina qabiil iyo waa maskin ah lgu aflagadeynayo😢
@hindiafsomailah10 күн бұрын
Really way kugu foorartaaye iska aamus kiiskan haba ka hadlin hadaad talo rabto sababto ah horey ayad waxad u tiri mamadan waligay ilama hadal mana so boqan meeshayda hada maxa noo shegi rabtaa dhexdhexadna ma tihid fadlan howlaahaga baafinta iyo barnamijka ilintire iska wado thank you Mr experience
@PeaceBeuponhim710 күн бұрын
Wa run.. hooyadaas lacag Intaas oo kale ah ma heysato… marka xuja u aragnaa iyo 10.000.00 ku xiro maamo maskiin ta ah wiilkeeda raadineysa… Allahu aclam
@AhmedJigga10 күн бұрын
Jaalle Cabdicazizi Really Hawl Qaran Baad Haysaa Ka Fogow Dhiiqada Jaalle Daahir Cabdulle Calasow .................Waar Muwaadin Waxaan Idin Waydiiyay Jaalle Xasan Faray Ninka Yantaarta Ah Miyaano Aabe Lahayn, Waar Miyaanu Adeer Lahayn Waar Yantaardu Miyaanay Dhaqankii Soomaalidu Lahayn Mise Wuxu Waa Masaay ......................... Waar Hooy , Waar Hooy Ninka Jaalle Xasan Faray ah Ee La Waayay Rag Ayuu Ka Maqanyahay Waa Maxay Afartan Dumar Ah Ee Leh Yaantaar Baanu Nahay ............................Waar DNA Waa Camal Shaydaan Odaysha Yantaar Ee Wiilku Ka Maqan Yahay Ha Iska Xaadiriyaan Gaalkacayo Marti Soorka Beelwynte Cumar Maxamuud Baa Lagu Leeyahay ...................... Haday KU Qanaci Wayaan Inayna Shuql Ku Lahayn Yantaar Mr. AJFamily, Salaada Casar Kadib Baa Qoloba Toban Oday Laga Dhaarinayaa Waana Laga War sugaya Allah Qolada Loosoo DegDego Waa Siday Soomaalidu U Dhaqmi Jirtay ................ Laakiin Dumar Nin Raadinay Ooy Daba Boodayaan Jaalle Daahir Calasow iyo Afar Daraama Dumar Ah Iyo DNA Maala Yacni Ah Socon Mayso Waa Maadeeys.....................................................Wa Laahu Aclam.
@safiamuse506010 күн бұрын
Maxaa ku kalifaya in uu DNA qaado ; ma fuustada Dahir alasaw;
@AhmedJigga10 күн бұрын
Jaalle Braun Harfa Ayaa Buuriga Ku Tufay Jaalle Daahir Cabdulle Calasow ....................................Muwaadin DNA Waa Shuqul Gaalo Ma Naqaano Dhibteeda Anigu Cilmi Baan U Leeyahay Albaab Soomaali Loo Furo Maha Iyadoo Darama La Raadinayo ............................ Muwaadin DNA Baadhisteeda Barigii Hore Qaali Bay Ahayd Hada Ganacsi Baa Laga Dhigay Maalinba Maalinta Ka Dambaysa Qiimaheedu Wuu Sii Jabayaa.............................. Kuwiina Hada DNA Kusii Ordaya Oo Ooynaya Yaan la Idin Arkin....................................Muwaadin Waxa Dhici Karta Laba Dumar Ah Oo Isku Hinaasay Oo Nin Wada Qabo Inay Caruurta Gabadha Kale Tintood Hal Hal Iyo Tinda Odaygeeda Ay DNA U Dirto Markay Hagbada Ama Ayuutada Ay Qaadatp ........................ Marka La Yidhaah Laba Odaygu Ma Dhalina Ay Timaado Meesha Jaalle Daahir Cabdulla Calasow Si Daraama Looga Dhigo Fadeexadaa...............................Soomaaliyeey Ka Jooga DNA ........................Wa Laahu Aclam.