daahir calasow waxaa tahay nin sabar badan sababtoo ah meeqo sano ayaa hoyadaa oo dhimatay la canayay hada shaqadan waa mid aan duco ku kasbaneyso ee Allaha ha kuu aqbalo iskana hibi kiis walbo oo laguu keeno
Carabkan warjiisa iska hubiya caqligiina kordhiya adinka dhan waxad isku dayeysiin inad carabka caawisan lakiin ha ku xadgudbina walalkiin
@CismaanMaxamud-e4dАй бұрын
Bilaawga fiiri wiligeey dad nuucaan wax kama qaadan wax nama dhaxmarin dad saanane Alle ima baahin buu dhahay balse kadaal fiiri codadka 5,000 buuba kaqaatay una soo celiyay baa kujirta anaga waan ognahay somali khaa imina ineey jiraan balse qofka muslimka ah asne waa in xuquuqdiisa la ilaaliyaa
@qaaliyusra7541Ай бұрын
Wuxuu yiri Stockholm ayaan ka shaqaynayay 2 maalmood waan imaanayaa mayaqaan luuqad fiican laakiin wuxuu dhahay gaari ayaan sugayaa markii aan gaariga helo biri afar saac ayaan imaanayaa magaalada markaas ayaan kulmaynaa oo aan kuu imaanayaa haduu cantooyahay muxuu ula kulmayaa anaga xataa waa dhagaysanaynaa
@bosteyaabdulle9940Ай бұрын
Masha Allah waa in laga dhigaa Dahir Gudomiyaha maxkamada qaranka saa kiskan cawaa waa firsanayay,inkasto wax yar aan kugu dhalilayo in adan so farisinin Hassan edeysanaha,Soy Soy waa qof aad iyo aad u akhli badan durba fahantay Hassan,sida bey dadweynahu ku faraxsanyihiin,adigana Dahir dadki kugu dambaabi jiray inta badan kalsoni bey ku sinayan Ilaaheyna raali buu ka noqonayaa,weligaa cadaladas ku soco nacabkana derbiyada ha jiiro, Aniga maxaa ku so biiray 3 dan bilood qolkaga waayo waxaan jeclahay sadaqada inkasto reer Kenya adan period sinin M-PESA ma egtid.
@mrjamacАй бұрын
SIILKAGA URAYO ISKA DHAQ EEDO
@Lluul68Ай бұрын
Somaliyeey dulmiga yaan isku taageerin ee maanta lacag wax ma ahan
@qaaliyusra7541Ай бұрын
Carabi mayaqaanaan ee gaari ga dhexdiisaan ugu dhiibay inuu soomaaliya iyo itoobiya dhar u Qaado aan ka ganacsano ma uudhin wuu daysaday wuxuu dhahay inaan dharka kawada ganacsano ninku allaah haka cabsado
@nuuxmiamiАй бұрын
Hawiyihii wadankii intay soo laqeen hadana yurub dadkii joogay oo ajaaniibka bay laqeen
@KuromiStarz-kx8rzАй бұрын
War dulmiga daa shaqsi daalim ah hawiye shuqul kuma lahan.
@NaadiamohamudАй бұрын
Inu hawiye yahy yaa ku shegay wale khabyaldu wa khurun
Xasan hadalkiisa cay da ah iyo dhaartiisa aan dhamaysnayn baa laga garanayaa waxba kadhexeeyay oo lacagta ku kala qaateen
@qaaliyusra7541Ай бұрын
Waa nin uu dhacay oo maalinba maalin ugu amaahanaya u beenguuraya
@sundusmohamed3151Ай бұрын
Nimkii cunay xoolo sacuudiga laga laga soo shaqeey cunay Suu u noolaan rabaaa
@qasidaadam5199Ай бұрын
Nin kaan lacagta waa uu qabaa ee ilahay haka baqo
@vitnamy6hows93Ай бұрын
Ninkasomaliga ah gardaro yaan lagu raacin wixiisu waa muran
@kaltumahmed3156Ай бұрын
Marka Xassan WAA TUUG-NIN 5000 kun deemiyey oo aminey hadana 20,000 uu ka khaatay
@sundusmohamed3151Ай бұрын
Wuuu qiyaanay waxuu iska dhigay nin fiican si uu qiyaano markaasuu 20k ka dhifsaday
@NorAreys114Ай бұрын
War ninka somaliga waa tuug waana ka muuqataa
@caaliyahasan1608Ай бұрын
War dadka shaqada kula wadaan u sheeg inay si Edeb ah u hadlaan warka ay kala sugaan waa waali waxaan
@fawsiyaosmanaden79028 күн бұрын
Haduu yahay Xasan Cilmigii Saudi Arabia joogi jiray dad badan oo aan ku jiro ayuu lacag ka dhacay. Xawilad ayuu ku heystey magalada jida Daahir haduu isaga yahay lacag ayan ku leeyahay 45:11
@kaltumahmed3156Ай бұрын
SubhanaAllah gabadhan ma aha turjumaan
@abdulkadirhassan6645Ай бұрын
Daahir haddaysan jirin cadaymo cad dinta Islaamka waxay qabtaa in la dhaariyo eedeesaha yaan looga jixinjixin cadaaladda hadiise uu diido dhaarta waxa Ila haboon ninkaa waa qabaa lacagta sulux ahaan ha loo ururriyo dhibanaha xaqiisa wallaaltinimo muslimow ninkaana Allaha wax maqla arkana halagu Dayi wallaalkeen Xasan .
@omarabdi4179Ай бұрын
Daahir Dowlada Somaliya wa inay U aqoonsata samafala Dowladane aycaawisaa hay adaan
@fawsiyaosmanaden79028 күн бұрын
Haduu yahay Xasan Cilmigii Saudi Arabia joogi jiray dad badan oo aan ku jiro ayuu lacag ka dhacay. Xawilad ayuu ku heystey magalada jida Daahir haduu isaga yahay lacag ayan ku leeyahay
@sundusmohamed3151Ай бұрын
Ninka somaliga markuu dhahay lacag kama arkin kamala urinin ninka recation uuu bixiyey bisinka qiyaano ma fiicno ee iska bixi lacagta
Walaahi sweden waa runtii bank to bank waxaan ahayn kama aqbalayso ninkaas musiibo ayuu ninkaan kashubanaa musxaf halugu dhaariyo
@CashaadanCashaadan3 күн бұрын
Shekadan waxan ku xasustay shekadi qoslaaye
@DARWIISHADАй бұрын
Alasow marna waakuu riyaaqaa markanoo kale marna waanku necbahay waa markaad dadka isku dirto, tan maanta aad caawinayso qof aan naga mid ahayn ducadayda haku raacdo dhabarkaan kaa dhirbaaxay
@hoyohabibaАй бұрын
Qofka deynka sheeganaya marqaati baa laga rabaa qofka inkirayana dhaar
@qaaliyusra7541Ай бұрын
Bisha 12 aad 2021
@shamsoibrahim4431Ай бұрын
Allaah ya ku un Fiile cownil xaqq
@Maria28832Ай бұрын
DAHIR JOOJI LACAGTA DADKA SIINEYSO BEEN BEEY KU ALIFEEN CARABTA BAA ISKU KAA SHEEGAY FILM KU SOO ALIFEEN IYO SOMALIA TUUGO AH KUU SOO HESHIYEY AYAGU HA KALE QAATAAN MAXKAMADAHA HA ISLA TAGAAN
@qaaliyusra7541Ай бұрын
Daar ta dhinacayga ayuu daganaa ayuu yiri warcarabtaan qofkii lasaaxiiba wayska aaminayaan qaarbaa dukaamada carabta hilib iyo raashin kagurta hadhowna dayntii la dhuunta
@HindoOmarAfahSiАй бұрын
Waa saxiiiiiix wll alle haw hiiliyo ninkan in ladhacay bey u ek tahay
@Maria28832Ай бұрын
@@HindoOmarAfahSibeentiis weeye carabkaan lacag intaas la eg been kuma bixiyaan carab qof somalia ma siinayaan
@AbdullahiAbukar-s9kАй бұрын
Asc akhyaarta sidaas looma dhaarto waxbaa qarsoo ee Hala baaro
@NasraelmiAdeАй бұрын
Wuu naceebeyey
@Farxiyomahamed-v5qАй бұрын
Sanadkìi iyo meeshii lacag ta ku siiyay mu sheego
@mariamsidi3263Ай бұрын
SOMALIYEY NINKAN WAA RUNTISA MAHA LOKAAL KEENAY HADII U GANACSI KA DHEEHEYNIN
@halimaibrahim3059Ай бұрын
Yemen ma dhiibaan lacag saxiix la,aan ah waaba yaabanay.
@najeebmubarak3240Ай бұрын
Habar gidir ilatare neh madhacdeen ilaha idinka ween
@mariamsidi3263Ай бұрын
MARKAS HAAGI BU AHA HADAANA ALKOLISTE BU YAAHAY WAR WAXAN WAA MORYAAN
@maryami2299Ай бұрын
Nimanka waa is yaqaaniin xasan lama aamini karo
@maryami2299Ай бұрын
Shalay ku wada jireen ninka soomaaliya khiyaanay lava doods ma sheegay aan waxay ka shaqaynayeen
@khalid.channel2854Ай бұрын
Daahir suntan dhax dhaxaad kama tihid
@Drawinggirl4121Ай бұрын
Shaqadaan wey idinku socon doontaa 2 tuug intay soo heshiiyaan ayey dhihi doonaan lacagbuu iga qabaa iyo waxlamid ah
@rahmamohamed5636Ай бұрын
Dahir lama gaadi karo waa Dabi baare 😂😂
@maryami2299Ай бұрын
Fit Ada waa xasan
@qaaliyusra7541Ай бұрын
Macasalaamo maxaytahay
@CariTruthАй бұрын
Ninkan asagaba hadalka majajila miyaa waxas marqati manoqdaan ee Allaah ka baqa
Daahir galmar taan lawada hadlin ee kala aamusii si wax loo maqlo
@maryami2299Ай бұрын
Haduu cabsanyahay yeelkii
@issarashid9676Ай бұрын
queen soi soi hanolaato cadaalada ayan kugujeclaado
@maryami2299Ай бұрын
Adigu la hadal xasan anaa kaa bixinayee ma Qantas dheh koket tuug ma qiranayee
@raxmaabdillaahi6558Ай бұрын
Qofka ladacwaynaay0😊
@qaaliyusra7541Ай бұрын
Soomaaliga hadalkiisa khaa'inimadu way kamuuqataa hadalkiisa
@nadiraabdi687Ай бұрын
Dadkaan ha u maleynina sida Soomaalida oo dhaartu la weyn tahay wey ku dhaartaan maalin walbo wayna been badan yihiin lama aamini karo ninka waxba la igu malahan dhahay inuu dhaarto waaye
@maryami2299Ай бұрын
Fartiisa xasan haday tahay xasan baa tuuga
@a3d1rahmanАй бұрын
Qofkasto marumeysaneysiin carabka warkiisa ma hubtit ee maageyska joojiya inki xoolo dadow qaatay. Asaga 😮laahbaa la xisaabtamaaye