Daahir calasoow maalintaad maxlamadaan furtay maalin barakaysan bay ahayd waana u duceeyaa adiga iyo teemkaaga sida aad dadka dhibaataysan u caawisaan alle ajar iyo xasanaad ha idinka siiyo guulaysta
@mohamadjamaboodle-qu1cn4 ай бұрын
M.A.MAXKAMADA BARAKEYSAN ALLAAHU HANOO DAAYO GUDOOMIYAHA MAXKAMADA SARE EE ADUUNKA S SARE FROM WESTERN 🇪🇺🐯🇲🇵🐯
Dhibaatada Somalida Haysataa Waa, In Diinta Labaalmaray Iyo In Sharciga lagutunto iyo in Waxwalba loomaro in Kaajada Loogabaxo, Tan ugu Danbeysana Waa Ayadoo Jaahil lagayahay Meelaha la imaanayo Dhaqanka kajiro.
@FaysalFaysal214 ай бұрын
War waxan dibada joga waa gaajo aniga oo africa joga ayayna gacantaydu ii qabaynin 10 dolar war santi waligay ma arag .101 dolar,oo dhawr iyo labatan ruux ceeb badanaa
@ashaabdi42164 ай бұрын
Walaal taleefanka cashier call Dow ii. Soo qorra alla idin barakeeyo
@feyrussiad95494 ай бұрын
daahirow canjeeradu sidey u kala sareeyso ayaa loo kala qaadaa ee odeyga soo horeeye arintiisa horta xali maamada gabadheeda lakufsadeyna ku xiksii cadaaladu waa muhiim
Jareer reer biisha waligay ma arag dumarka jareerta ah iyaga aya caruurtoda u xamaasha 😢
@Keenadiid.4 ай бұрын
Kkkkkkkkkk.
@tufahabdi14504 ай бұрын
Subhanallah
@Drawinggirl41214 ай бұрын
Allaha idiin gargaaro daahirow adiyo taem kaaga
@nadiifoaxmed18024 ай бұрын
Waabeenaale nahaabka ah naagta wuu furay ani ilma adeer ayaanahay ninka baahi ayuulatuugsanaa wuuqayilaa eeogaaw adiga daahir ah
@hawohosh91984 ай бұрын
Inuu qayilo afkiisa ka muuqataa laakiin lacag halay siiyo ma dhihine daahiraa u gartay ilmihiisa in lala raadiyo ayuu dalbaday ceebna maahan inuu ilmihiisa raadsado
Daahir waagii hore dawladaha iyo siyaasiyiinta buu ku taagnaa lkn arin fiican buu hayaa uu dadka dhibaatsyszn ku caawiyo oo marqaati ah oo maalin walba uu dad rafaadsan wax siiyo oo soomaali oo dhan ay lacagta uruuriso waan u duceeyaa daahir iyo tiimkiisa sida dadka dhubaataysan ay wax ugu uruuriyaan
@Cabdulahinur2274 ай бұрын
@@NadiifoCiise-e3k lkn caawinta marka laga sootago haddoo dad danbi kuhelo waxkama qaadi karo waayo lagama cabsaayo
@Qezah-b7t4 ай бұрын
Duqa ilmo marabyee ee in labiilo ayuu rabaa mrkuu mqly cayalka norway bay jiraan
@hassanyussuf70634 ай бұрын
Soo xaq uma leh hee hadaanba taada kuu raaco
@maryanelmi-cw9jy4 ай бұрын
Qof wayn o maran miya thy wll so hilibkisi maha 😢
@MashaAlllahAlhamdullilah4 ай бұрын
Waliba xaqbuu ugu leeyahay haddii ay fulin waayaana shalaybaa u dambeeya adduun iyo aakhiro. Haddii uu runkasheegayo xaaskiisii hore howl baasugeysa allah u saqiro.
@Qezah-b7t4 ай бұрын
@@maryanelmi-cw9jy Lama diidana tas lkin wareysga sifcn udhageso dadka agtisa kahadla dhaqale ubahanhy wax haisoodhiban dheh laleyhy
MAGACA WALIDKEED U BIXIYEEN MUSLIMO IYO WEXEY KU KACDEY WA YAAB
@muslimohh10014 ай бұрын
Waxadan igen yuw dambi karacin ninka wa nin duqun oo an damir lahey ninki dhibadata u geystay gabdhihisa ayow saxiib layahay asaga aya sodiray
@kafiakhaire8214 ай бұрын
NINKI AYADA KU FALADEY ILMIHI XATA WA KU FALADEY YAAB
@amedfarah2994 ай бұрын
Odaygu dhoof iyo hunguri baa wada
@IbtisaamcabdulqadirMaxamed4 ай бұрын
Qof ilmihiisa ka maqan yhy waye sas Ina uhadashid sax ma ahan
@abdihassan32594 ай бұрын
Imisa caruur
@kadra8254 ай бұрын
سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده استغفر الله العظيم واتبه إليه لا حول ولا قوه الا بالله العلي العظيم حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢