PART 10 SIDAAN AUSTRIA UGU SOO LAABTAY IYO LAKULANKII ABTIGEY

  Рет қаралды 138,318

King Ck Films & Vlogs

King Ck Films & Vlogs

Күн бұрын

Пікірлер: 434
@KingCkFilmsVlogs
@KingCkFilmsVlogs 9 ай бұрын
Sxbayaal like ta haka iloowin thx all ❤
@saadaqabdikadir8272
@saadaqabdikadir8272 9 ай бұрын
qasab wy tas the goat
@ruuruumohamed4440
@ruuruumohamed4440 9 ай бұрын
Waad laso daahday waanba ilownay intii hore soo dadaji waxa nio😂😊
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 9 ай бұрын
Soo afjar sheekada kaabe
@abdirahim
@abdirahim 9 ай бұрын
Waad ku mahadsan tahay talooyinkaaga fiican ay sheekada quruxda badan dhammaad ilaa bilow ah noo soo deysay runtii waan la socday waana dhameystay waana ku raaxeystay laakiin waan ka faa'iday waxay ahaayeen in talooyinka qof wax ku siiyo inay him waxyaalo aad u farxeen qofkii ah kudheer maalin barkeed waxa uu ku dhutiyaa faa'iido, waxaana wax laga faa'ideysan karo ee tahay Adigana waxaan qaadatay go aan aada qurux badan oo mustaqbalkaagii dantaada faa'iido kuu leh hunting Waxaan ilaahay kaaga baryaa guushaada in uu ilaahay ku gaarsiiyo brother dadaal ilaahayna ku xirnow.
@cabdinasir0981
@cabdinasir0981 9 ай бұрын
caadi maha nin adonyo joogow maxa aragti ku laaban, waxay ahayd qiso cajiib ah, waxa an ka barankarno wexey tahay in adunkan meel 100% raaxo aysan jirin ✋️👌👍🥰💯.
@Abdi-p2v
@Abdi-p2v 9 ай бұрын
Nin jilicsan ban kuqabi jiray awal lkn rageedi batahay waliba legend ah Horumar wacan laandhere from Garowe🇸🇱🙏
@Kabeeye_7
@Kabeeye_7 9 ай бұрын
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️
@maryanfarah7150
@maryanfarah7150 9 ай бұрын
Jegenoow waan ku salaamey. 🎉❤❤
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 9 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي نبينا محمد
@HusseinOmarBoodVuxenutbildning
@HusseinOmarBoodVuxenutbildning 9 ай бұрын
scw scw scw
@manqabojiye7043
@manqabojiye7043 8 ай бұрын
Scw scw scw
@ozhkanbegam
@ozhkanbegam 9 ай бұрын
Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤
@jibrilabdiahmed196
@jibrilabdiahmed196 9 ай бұрын
SCW
@maahiryare572
@maahiryare572 9 ай бұрын
Scw
@sudiboy1
@sudiboy1 8 ай бұрын
scw
@mahadkhalifabdi5322
@mahadkhalifabdi5322 9 ай бұрын
From start to end intaas waan kula socday sxb thank you sidaas Ayaan America ku tagay that time I was in Addisababa 🇪🇹 now in Somalia 🇸🇴
@miskiabdirahman5470
@miskiabdirahman5470 9 ай бұрын
Dhaman dhalinyarada somaliyed e darbiga ka booday Allah ha ufududeeyo sharciga iyo wax walba dawlada uga xiran amen ya allah tobanki danbe lagu jira o sakhir hawlahoda anaga faraj khayr badan na sii inta buufis hayo ck adiga qisadada wa la socday dhaman wixi kugu dhacay wa qadar rabi alx dheh meel ka fican ba helin insha allah dadal wa sameysey
@Maxamedcabdi-nr9fg
@Maxamedcabdi-nr9fg 9 ай бұрын
AMIIN INSHAA ALLAH
@XidigaAsharaafta
@XidigaAsharaafta 9 ай бұрын
The king of social media of king ck nolow intee nolaal jirto
@SAEDABDILAHI
@SAEDABDILAHI 9 ай бұрын
Dabeylaha nabsiga sidaa ck garab ha siiyaan cumar kirish big fans bro❤😊
@abdaleabshir6786
@abdaleabshir6786 9 ай бұрын
Ck mahadsanid zxb sida wngsan ee sheekada noogu soo gudbisay go'aan fiican baad qaadaday runtii meesha waad ku xayirmi lahayd zxb
@zaedismacil5684
@zaedismacil5684 9 ай бұрын
King ck legend raga Kiisa adag tahay Libaax runtii waxbadan ayaad noo iftiimisay alle hakaa abaal mariyo zhp qli
@zameHD15
@zameHD15 9 ай бұрын
Cumar brother aad baan umahadsantahay waxaad kaa faa'iidnay wax macquul ah youtuber ck oo kale hakaa ahaado respect walaalkey ❤🙏
@LegendTLegend-fo1rb
@LegendTLegend-fo1rb 8 ай бұрын
" أمن يجيب المضطر إذا دعاه ويكشف السوء ويجعلكم خلفاء الأرض أءله مع الله قليلا ما تذكرون " النمل:٦٢.
@faisaciise5819
@faisaciise5819 9 ай бұрын
Habo ilaahay abti hanoo caafimaadsho adigana ducada abti allaah ha kuu aqbalo habo weligaa guulayso inta nolol kugu jirto
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 9 ай бұрын
King Ck MaashAllah nin. Qalbi wanaagsan oo qalbi jilicsan karti badan MaashAllah Allaha kuu siyaadiyo wanaaga sxb.
@YosefOsman-wn2xo
@YosefOsman-wn2xo 9 ай бұрын
Ck you are strong dude thank you for you sharing your story with us it's truly inspiring ❤
@alsal24sports87
@alsal24sports87 9 ай бұрын
inta part 10 sugeysay caawa waa farxen ck thanks zxp cawa asaga le dawanaa filin camal asa ku jifana
@MohamedabdukadirMohamud
@MohamedabdukadirMohamud 9 ай бұрын
Wax walba oo aniga igu dhacay oo aan niyada ku hestay King Ck ayaa sheegay wana ku nafisay Run ahanti ma eesan ehen safar fudud balse Allah ayaa mahada leh Alhamdulilaah marki aan méxico aan joge oo eey lacagta iga gode qof aan waca ne garan waye somalidi ila socotay ayaa i garab qabteen oo iga dhiibeen xabsigane waxa ku jire 2 iyo bar 2 diidmo ku qaate anigo niyad jabsan oo leygu dhahay walagu celina waliba asbuuca só socda waxa dareemi karo qof soo maray oo kaliya safarkeyga waxa uu ii ahaay cashir nolasha i bareesay after All Alhamdulilaah KING CK hooyo mcn ku salaameso walal Ducada eey hooyo igu dhihu jirte muslim iyo gaal hooyo iyo abe Allah ha kaga dhigo wlhi waan arke 💯🙏
@cawilmahamud4250
@cawilmahamud4250 9 ай бұрын
Hadda usa malaguu ogalaady mise waykusoo celiyeen wll
@maahirainte3846
@maahirainte3846 9 ай бұрын
Zxpyal iiso duceeya xerada qaxotiga polivia ban kujiraahe😢❤🙏
@nazmahassan3428
@nazmahassan3428 9 ай бұрын
Wall ilaahay hakuu sahlo albaaabo qeerbadan ilaahay hakuu furo
@hawomahamed1700
@hawomahamed1700 9 ай бұрын
Allaha kaso saro
@InshaarSiyat
@InshaarSiyat 9 ай бұрын
Allaha kabixiyo walal
@jibrilabdiahmed196
@jibrilabdiahmed196 9 ай бұрын
We wish you safely reach where you are going to
@mohamedhassanmohamed1200
@mohamedhassanmohamed1200 9 ай бұрын
Sxp Allah ku fududeeyo Anna hDan soo socdah meel aan kla so xariro u bahnaa 🙏
@Abdiqadircumar-j9g
@Abdiqadircumar-j9g 4 ай бұрын
Thanks pro sida fiican eed wax noo fahan siisay meesha raaxo moodayey lkn sidaan moodayey wax uuma fududa king ck keep going pro
@makavelli8739
@makavelli8739 9 ай бұрын
Qofki nolol iyo raaxo raba Yurub ha aado qofki rafaad iyo sharci la aan, guuri la aan rabana USA ha aado shekadu wa intas Viva Yurub 🥰
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 9 ай бұрын
iga tag qaxotigayga Iska Sugaa Calafkyga Sugaaa 😂
@foozia426
@foozia426 9 ай бұрын
Aniguna duriyadaan ahay aadbaan kuusamaya ❤
@foozia426
@foozia426 9 ай бұрын
Maasha allaah ck wa nin raxmad badan oo ducaysan
@AhmedNourHussein
@AhmedNourHussein 9 ай бұрын
Thnks bro
@frombaadiyocali2615
@frombaadiyocali2615 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂 ar ckyaa silsilsda ka rotimid
@farhanfeysal6971
@farhanfeysal6971 9 ай бұрын
Sidee lkn marka hore lagu helay inaad yurub ka timid adigu dadkuba wayka tagaan yurube miyaanad badalin magicii iyo dadii aad yurub ku joogtay sxb ck ?
@mukhtarahmed-mv1bx
@mukhtarahmed-mv1bx 9 ай бұрын
King ck waa qof qalbi wanagsan ❤❤❤
@qadrokeyfmohamedhassan273
@qadrokeyfmohamedhassan273 9 ай бұрын
Masha Allah owlaad baariya Allah ku xifdiyo❤
@shamsohusien9193
@shamsohusien9193 9 ай бұрын
Wanagala soodahdey ck😢
@gacal11
@gacal11 9 ай бұрын
❤❤❤
@MustafKarama-mr1ss
@MustafKarama-mr1ss 9 ай бұрын
Haaa sxb wan kula soconey
@fardowsaiimaan3351
@fardowsaiimaan3351 9 ай бұрын
Ck waa baari wlhi abti iska daye labadii dhashay ayeey dadka qaar kawarheeyn allahu akbar ck Masha allah
@hanansaalax8827
@hanansaalax8827 9 ай бұрын
maxay tahay jakeda gacana ay gaban tahay gacana ay dheer tahay wllkeey😂
@SuldanAK-n8o
@SuldanAK-n8o 9 ай бұрын
3bil iyo 15 jus honey Uma soconin widaayow inaa wax aqriso
@Meow-xw8mc
@Meow-xw8mc 9 ай бұрын
Suallo io jawaabo maa video nooga soosameysid ck
@zakariamohamed754
@zakariamohamed754 9 ай бұрын
boqortoyo 🔥
@kibmussa
@kibmussa 9 ай бұрын
Wan ku daremayaa king abti waa hooyo ❤naas laan ah 🎉🎉🎉
@IlaJakey
@IlaJakey 9 ай бұрын
cunsuri xun tahay wa maxay bantu gabar somalia ma u quuri wesay
@Rajubowy
@Rajubowy 9 ай бұрын
My lion king ck dar idda raba legenow❤❤
@Suhaybyy
@Suhaybyy 9 ай бұрын
Zhp palen B maxaa canada uga dhigan wayday oo mesha iskaga dhibi waysay
@DjMustafe
@DjMustafe 9 ай бұрын
Walhi ck Sifican ugu sharaxday 🙏🏽
@khamalhasan9001
@khamalhasan9001 9 ай бұрын
Germany 🇩🇪 on top broski 🖖
@ahmey3gamer
@ahmey3gamer 9 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/rH_HnWONZ6-KntE
@mohamedadendubad6992
@mohamedadendubad6992 9 ай бұрын
ck legend gacan aan utaage wlhi🤗
@johraxmohamed
@johraxmohamed 9 ай бұрын
huhi
@Suldan252
@Suldan252 9 ай бұрын
Axsaan iisameey brother sharci ahaan hadu dhib kaaga imaanen 1mar jees jees ugu tag xariifka wa labane ku dhahay adigo rafadkaaa maray nclda😂
@BILAALMohan-tt6mx
@BILAALMohan-tt6mx 9 ай бұрын
😂😂😂😢😢
@AliHassan-pl7cj
@AliHassan-pl7cj 9 ай бұрын
Markan muqalkan ad abtiga hab sineysid anka arkay wan ilmeeye sababto eh ani neh hoyade 9 years ma arkin i.a mar uun wan kulmeyna hoyade i.a CK family iso duceeya ina hoyade mar uun an kulano 😢😢😢😢
@Nadzii16
@Nadzii16 9 ай бұрын
Ameen ya Allah
@Maxamedcabdi-nr9fg
@Maxamedcabdi-nr9fg 9 ай бұрын
AMIIN INSHAA ALLAH
@FarhialuckyChannel9810
@FarhialuckyChannel9810 9 ай бұрын
Allah hakula kulansiiyo waa bilramadan eh
@FaisalJama-l6d
@FaisalJama-l6d 8 ай бұрын
Brother hooyo aad. Airport ka Kismayo markaan kasoo baxayay sanad ka hor anigoo aad ooga xun maxaa yeelay inaan wahesheda ka tagaya aan ogaa. Sigaar aan babaanka ku cabayay nin baa dab iweydiistay. Xagee usocataa iyo xagee usocataa ka dib waxaan ka fahmay inuun bixitaanka uu baxayo uunan ku faraxsaneyn. Hooyo ayaa xanuunsan oo Soo bax igu tiri ayuu yiri waxaan ku iri ilaahay ayaa kheyr kula doonay brother. Waxaan ku iri bil ka hor ayee hooyadey dhabteena aniga iyo walashey ee ku dhimatay. Hada America ayaa ku laabanayaa laakin waxaan joogay 11 bilood oo hooyo nolasheda udambesay. Brother waxkasto oo kale usoonoqo ee hooyo aad ee laguha udgaq waliba.
@heiroman8640
@heiroman8640 9 ай бұрын
Abbane sido yahy🥹❤️
@djkhaledjr92i
@djkhaledjr92i 9 ай бұрын
The goat of social media king ck 👌💯💯💯😊
@Bsihar
@Bsihar 9 ай бұрын
Quraan ka aya kubatbadaaa
@Bsihar
@Bsihar 9 ай бұрын
Mansha Allah ❤❤
@Maan-u1p
@Maan-u1p 9 ай бұрын
Boqorow 11 maalin aan kusugeynay
@daadirmursalmuuse543
@daadirmursalmuuse543 9 ай бұрын
Wan ka xumahay marka hore dhib ku dhacay lkn waxa tahay qof duco iyo wanag ku socdo sheekadan waxan ka bartay america is not easy marka Calosheyda wan dhuuqsaday Ck indho naga xirnay no furtay Thanks my bro legend king ck
@FaisalJama-l6d
@FaisalJama-l6d 8 ай бұрын
Wadan aad udgibbadan waaye laakin wuu shaqo badanyahay. Nolosha guud Kuma wanaagsano
@daadirmursalmuuse543
@daadirmursalmuuse543 8 ай бұрын
Haa waxa lo ordayo wa shaqada
@FaisalJama-l6d
@FaisalJama-l6d 8 ай бұрын
@@daadirmursalmuuse543 kheyrka ilaahay ha ku waafijiya
@daadirmursalmuuse543
@daadirmursalmuuse543 8 ай бұрын
Aamin aamin
@Abdullahi_H_A
@Abdullahi_H_A 9 ай бұрын
Wa dadka yaroo kooban 10 parts uga dhigee😂😂😂 ku soco nin bariiska fahmay😅
@kas1231000
@kas1231000 9 ай бұрын
Asc walaal ck markaad austry kusoo noqotay maxaad la kulantay maxay na ku dhaheen
@abdisalanalfaalfa9064
@abdisalanalfaalfa9064 9 ай бұрын
Ramoole sxb ad baan ola socdey tahanahaaga wax badan ayan ka faidey ooh nax ris la.aan ah waayo qof aad unaxarisa badan baan ahay waxan kaaga faa idey xarifka aad is dagashen ninkas markaad nooga dhlhekesey wax jajaaxa ladhahaayo inaanba qoreynin inshaa Allah nax ris baa iga badatey ramoole kul sxb❤
@ibtijah2747
@ibtijah2747 9 ай бұрын
MAASHAA ALLAH WAA ISKU EK TIHIIN adiga iyo abtigaa
@cabdixakiifarxaan8080
@cabdixakiifarxaan8080 9 ай бұрын
Wlhi ma yeelayno😂😂😂😂
@fatumamohamed3262
@fatumamohamed3262 9 ай бұрын
Welcome back my bro
@abdirahmanromeo
@abdirahmanromeo 9 ай бұрын
Mucho gracias king ck❤
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 9 ай бұрын
Hora loo yidhi abaal ragay ragg ba leh waliba ragu iskuma jiraane qaarkood abtiga na booska uu ka tagna wn arkayna lkn mashallah kuguma usan khasarin mida kle oo aniga khaas ii ahna way jirta oon kala dhex baxay shekadaada all ready thanks for all
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 9 ай бұрын
Mashallah wiil family illahay haka dhigo inta lidatee walidka adeecin een ka ducaysan ado kale Inshallah waa bil ramadaane Inshallah adna alleh ha kugu wado Inshallah
@fatimamohamed2923
@fatimamohamed2923 9 ай бұрын
Ooh qisdaadu aadban uga helay hadfkagan wad ka miro dhalisay waxn ku leeyh good lucky 😊
@brownybonniey
@brownybonniey 9 ай бұрын
Caaawa ayaan bilowday qisada tahriibka, nasiibkayga wana la dhamestey isla caawa. Inaa soo tahriibo ayaan rabe wan ka tanaasulayaa
@zakiabdirahman3667
@zakiabdirahman3667 9 ай бұрын
Like ka hadal ma leh goat 💯🦁
@zizayalbayte6220
@zizayalbayte6220 9 ай бұрын
Paspbort somali malagotahrebekara
@musinhoosman-du9hi
@musinhoosman-du9hi 9 ай бұрын
Maqaar family in the building 😂😅
@Garaadkalyric
@Garaadkalyric 9 ай бұрын
Anaa Usa 🇺🇸 joogo iweeydiiya waa run Ck hadalkisa
@abdiali503
@abdiali503 9 ай бұрын
benale xged jgtaaa
@dontmindwatching
@dontmindwatching 9 ай бұрын
After this tahreeb story you earned my subscription brother, you’re one kind and good human being.. keep it that way
@haloyelomaxamed362
@haloyelomaxamed362 9 ай бұрын
Ck family inno ninmasul yahay inta igu racsan welcome my family like ta sara👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 9 ай бұрын
Masha Allah. The king of the king, you take a good decision support you to come back for your father and your family. 👑❤️❤️🤲🏻🤲🏻
@Boyman20
@Boyman20 9 ай бұрын
Bro qoraalkaas "the king of the king" waa dambi
@abdilahiaskari-sq3cf
@abdilahiaskari-sq3cf 9 ай бұрын
Haa
@gaboose114
@gaboose114 9 ай бұрын
allah is the king of the kings
@gaboose114
@gaboose114 9 ай бұрын
allah is the king of the kings
@abudufayl
@abudufayl 9 ай бұрын
Ck waxaa tahay walal qiimo badan youtuber wanaagsan wlhi intaaan youtuberada arkay youtuber kaa wanaagsan ama kaa caqli wanagsan maan arag kaa naxariis wanagsan kaa tallo wanaagsan sida aad dhalinyarta u dhiri galisid masha allaah walaal allaah haku barakeeyo keep going nin go'aan leh ayaa tahay meel kastaad tagto allaah haku arsaaqo waan kusoo duceyay❤❤❤❤❤❤❤
@miyi77
@miyi77 9 ай бұрын
oh my good sxbkay Ali maa abti kuu ah waa saxiibkayga wlhi markasta wacaa abtigaa saxbkay weeye❤❤
@Dekzshoba
@Dekzshoba 9 ай бұрын
One of the best somali youtuber king ck ❤
@jibrilabdiahmed196
@jibrilabdiahmed196 9 ай бұрын
Actually it was heart touching scenario, we wish you better Insha Allah. this was lesson learnt in your days of life for the risk you tried and final result of USA institution. Waxaa kale oo kaaga mahad celineynaa sida process dhibta badan ee maasha ka jirto aad noogu sharaxday, maadama Somali badan aad u fududeystaan.
@DUNIDACUSUB155
@DUNIDACUSUB155 9 ай бұрын
The goat of social media
@kingcumer2533
@kingcumer2533 9 ай бұрын
Waa ka faaidnay wll meeshaasna uma soo socono tnks ck
@Guleidka
@Guleidka 7 ай бұрын
From Hargeisa to Minnesota Ayn storygaaga kala socday. Khibrad igu fiicana Wxn Ka Dhex arkay inta wadanada latinka La dhex mushaaxayo ila jungleka iyo jeelka Ugu dambeeayyy. King Ck legend Tahay Zhp Wn Ku Wataa ani 🙏🏻
@fahadmukhtaar29
@fahadmukhtaar29 9 ай бұрын
Omar iyo abtigiisa aad bey isku ekyihiin Yaa ila arkey illah ha u dayee ❤
@Dagan721
@Dagan721 8 ай бұрын
Ck love you bro the one and only wallahi barinimada kugu jecladay
@khadaral-soos9251
@khadaral-soos9251 9 ай бұрын
Ck legend sxb guuleyso. Thanks sheekooyinkan waayo aragnimada iyo xogta ah.
@marianali9559
@marianali9559 9 ай бұрын
Maasha Allaah habo baariyaa tahay sidaa waalidkaa iyo walaalaha u jeceshay ayaan kugu jeclaadey awlaada baari alle hanooga dhigo
@ayaanlashaare4575
@ayaanlashaare4575 9 ай бұрын
masha allah wiilkan wa baari ck allah ku xifdiyo abwe
@hugapoi9146
@hugapoi9146 9 ай бұрын
Wow 😮the legend 👏 keep going 💪 wllka weyn
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 9 ай бұрын
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤
@hamseizhqi9554
@hamseizhqi9554 9 ай бұрын
Wow best youtuber tan iyo 2018 sxb bic fun ku ahay guleso sxb ck😊❤
@MumtaazHana
@MumtaazHana 9 ай бұрын
Abwe abti allah cafimad ha siyo Aamiin Aamiin yarabi ❤❤
@MohamedKhadar-wd3fo
@MohamedKhadar-wd3fo 9 ай бұрын
The Goat Of KZbinrs❤
@hamzahoyoo7702
@hamzahoyoo7702 9 ай бұрын
Illahay cafimad tama ha ku siyo abtiga❤❤❤❤❤❤
@Abdinuur26
@Abdinuur26 9 ай бұрын
Your the one and only ljn oo meshan nagu haayo oday xaayow🐐🔥
@AbdirahmanAhmed-dg7zy
@AbdirahmanAhmed-dg7zy 9 ай бұрын
First comment legend kelvin (ck)
@elwadudmohaz
@elwadudmohaz 9 ай бұрын
GREATEST OF ALL TIME , ODEY XAAYOW🖤🤚🏾
@sharmaakemohamed3889
@sharmaakemohamed3889 9 ай бұрын
Legend ck family bro wa ku salamay dhiiga 3.9 ❤ curudka hawiye murusade
@ABDULAHIMAXAMADMUUSE
@ABDULAHIMAXAMADMUUSE 9 ай бұрын
Ck wax ayan ka faiday wana wana eraygan ad so qortay Riyo kasta walarumenkara dunida lkn se 4shey ayey ubahan tahy 1go'aan 2dadaal 3samir 4 ina allah tala sarato waligeyna wan ku dhaqmaya qa idadas pro thanks👍
@MuuseXassan-dz1pu
@MuuseXassan-dz1pu 8 ай бұрын
Kaliya wa codsi ugargar inta meesha ku xiran bleas kinG ck
@hamzeahmed2484
@hamzeahmed2484 9 ай бұрын
King CK oday xaayo marna keyfin 😂😂 Masha allah nin karti leh oo qalbi wgns thanks you so much wllhi informations bdn ayaad America naga siisay keep going bro adna
@ameenmohamed2058
@ameenmohamed2058 9 ай бұрын
Mansha allah 1. Go'aan 2. Dadaal 3. Samir 4. Ilahayna tala saaro. Way kaa gaysan tahay masuul mahadsanid❤
@dhuuxcumar4241
@dhuuxcumar4241 8 ай бұрын
Mr. CK maan hubaa iney Soomaali badan qaateen awaanadaada kuuna Mahad celinayaan’ ALLAH oo latalo saarto ayaa 1,2,3,4,1000 ah
@DalmarNH-s7i
@DalmarNH-s7i 9 ай бұрын
Halkan waxaad noogu soogudbisay Qisada Darbi kaboodka oo saxar tiran. Thanks brother waxaa jira dad badan ood uhashay maadaama aan kamid ahay Team Darbi 🏃🏾
PART 8 IYO XABSIGA ARORA MAXAAN KALA KULMAY
18:10
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 128 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
TAHRIBKI DHERA KING CK WADA GALNAY TOL LA`ANTI UXIRNA 1 SANO
1:00:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 396 М.
Daawo Ismaciil Danan oo Ka hadlay  xaladiisa
5:26
Sokeye Media
Рет қаралды 10 М.
MUQDHISADA QARSOON EE AAN LA OGAYN,!🇸🇴🤔
21:59
ABDI JABARTI - AGGAHVLOGS
Рет қаралды 8 М.
SHEKADA TAHRIB KEYGA PART 4 CABSIDII MASKA IYO DUURKII BANAMA
31:49
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 160 М.
JABKII MW XASAN SHEIKH ITOOBIYA AMAR ALLE LAAKIIN
19:35
Tusmo media
Рет қаралды 7 М.
Musalsalka Dhagar Xalqada 11aad
26:48
Universal TV
Рет қаралды 1,6 М.
DEG DEG WAR FARXAD LEH MAXAA KA CUSUB TAHRIIBKA WADADI MIYEY XIRANTAY
18:08
Qisadii tahriibka ee gabadhayda iiga luntay ​by⁠@nasriinofficial
17:55
PART 9 IYO SIDAAN XABSIGA UGA BAXAY
21:46
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 128 М.