Qisadii tahriibka ee gabadhayda iiga luntay ​by⁠

  Рет қаралды 76,050

nasriin Official

nasriin Official

Күн бұрын

Subscreib Like and Share

Пікірлер: 207
@hanefa283
@hanefa283 3 ай бұрын
Qatar ayaad caruurta iyo naftaada soo gelisay ALLAH AYAA KUBAD BAADIYEY😊
@xafsaqaasim4782
@xafsaqaasim4782 3 ай бұрын
Aniga xanunkeda ma dhagesan karo sababto walshey aya hada libiyo lagu heystaa. Igu so duceya walalaylw somalydsorry😭😭😭😭😭😭😤
@muxubosaciidyusuf2757
@muxubosaciidyusuf2757 3 ай бұрын
Allh kabada badiyo😢😢😢
@hawomohamedfarah8492
@hawomohamedfarah8492 3 ай бұрын
​@@muxubosaciidyusuf2757777777777777777777777777777777777777777777777777777777777777⁷7777777777777777777777q
@maryanmoalin9660
@maryanmoalin9660 3 ай бұрын
Alaah kaso badbadiyo
@MUNAArab-md1vy
@MUNAArab-md1vy 3 ай бұрын
Allaha kasoo badbaadiyo abaayo
@fartuuncarab4047
@fartuuncarab4047 3 ай бұрын
Allaha so badbadiyo wllo
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 3 ай бұрын
Wlhi waa qalad adigo ilmo ama uur leh in aad tahriibto gabdhoow ha maynina arintaa wlhi waa halis iyo halag
@saeedjama-mj2jx
@saeedjama-mj2jx 3 ай бұрын
Mansha allah hooyo adag baa tahey walaal ilaaheey adiga ilmahaaga ha idin xafido markeey kuu koraan waad ku nasan ani i weeydii ilmaha inteey yaryar waa hoowl aabo ama hooyo adag uun baa ka bixi karto laakiin markeey kuu koraan waad ku faareeysan ood farxad baad la ooyin dootaa I aamin ani ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 3 ай бұрын
Hoyo adag mahan waxy ahyd qeyruul masuul carurtaa yar yar ee ma sakintaa ah iny halagto nafteda halgaty beey shesko qiro qiro no daraysaa
@waxkabarowayahadunidazahru4638
@waxkabarowayahadunidazahru4638 3 ай бұрын
@@fatuushshafeec2536wa hoyo adag ma ine tugsata rabty mise ninki fury hoos fadhido wx ka sugto qofn ku fin ma kaco Naftn halmar bay godaa ama nolol raxo leh ku nolane ama geeri wna taas raxeysanoso
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 3 ай бұрын
Koly naftada iyo nFta ilamhDa midna kamDan fakarin ban dhihi karaaa wayo qeyruul masuul bad ahayd ilahy ba iskaa ka waday o ku asatuury inad caruryada yar yar iyo naftadaba ad halag u horsedo yab hada wax ficn inaa samysa u ahysaada😢😢😢
@sacdaabdihalim7512
@sacdaabdihalim7512 3 ай бұрын
Wlhi qaybta safarka wax ka dhib badan marka caruur wadadto xanuunka waa kula dareemay xbbti
@fadumaabdi8535
@fadumaabdi8535 3 ай бұрын
Waa sowjabtay Abayo ilmaha baari Allaha kaga dhigo
@mahamedyusuf138
@mahamedyusuf138 3 ай бұрын
ALLAAH dambigaaga ha dhaafo waxaad Isoo xasuusisay Hooyadeey macaan waaa qiso xanuun badan
@ashanur7166
@ashanur7166 3 ай бұрын
Maasha allaaah geesiyad aya tahay guul iyo gobanibo
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 3 ай бұрын
Maskin walahi is so sad 😭. But Alhamdulillah today you are strong mum Allah yabarik ❤❤❤❤
@aminaali8263
@aminaali8263 3 ай бұрын
Mashaalah allahe illahay hakudhowero oo owilladana hakuxafido Amiin Amiin yarab
@bahjomohamed7272
@bahjomohamed7272 3 ай бұрын
😢😢😢😢 alx manta hada noo shihiin wlhi qalbi xanun waa aragteen
@sacdiamandela1382
@sacdiamandela1382 3 ай бұрын
Lkn gbrteda meY waYde😢😢
@Cudooney
@Cudooney 3 ай бұрын
Wlhi waxa ku daremi karo qof so marey dhibkan oo kle 😢
@ummusacad4003
@ummusacad4003 3 ай бұрын
Allahu Akbar wlhi waa qiso cajiib ah❤ Allhamdulilaah xabbti
@maidamuktar3719
@maidamuktar3719 3 ай бұрын
Bisinka bilowgaba cabsi cabsi ah see kuso dhiiratey ama maxaa kugu qasbey ado ilmo mujuq ah haysto hooyo adag masha Allah
@islamicquranchannel2909
@islamicquranchannel2909 3 ай бұрын
Tabarakallah may Allah bless you
@kikiki1189
@kikiki1189 3 ай бұрын
Alla maxaa qisadaada dulqaad kusugy. Waxaa tahay hooyadii ugu horesay aa maqlo oo ilmo lasoo tahriibto. Allah subxanalah watacalaa karti aa caadi eheen ayuu kusiiyay. Allah hakuu zaaidiyo Isha bini aadamkana dhinac hakaa mariyo. Noola soo dhakhso the rest of the story. Ilaa hada meshaa joogtidna noo gaarsii tahriibka bas hauga tagin. Keep going! Jazakilah khair!!!!!!
@fowsiyonuur8990
@fowsiyonuur8990 3 ай бұрын
Aniga latahribay gabar 2jir eh 14sano sidaa ula tahribay africa ilaa asia markey 14 gaarta sogaray Europe kawaran kii dhalay ayaa uk qanja weyna ala maxaa silacnay hoyoyinka somaaliyed alow naxafid mana astur
@kikiki1189
@kikiki1189 3 ай бұрын
@@fowsiyonuur8990 xasbunalah wanicmal wakiil. 12 sano maa tahriib kujirtay? Ilaahay hakuu xifdiyo.
@Sahra881
@Sahra881 3 ай бұрын
Maanta waxaan ogaaday in aad karti u dhalatay ❤❤❤❤
@fadumobashiir434
@fadumobashiir434 3 ай бұрын
Qofkasta qiso aa kuduugan 😭
@anisamohamed9720
@anisamohamed9720 3 ай бұрын
Mansh allh Hooyo adag ❤Abaayo Allh ku xafido adi ilmahaga
@FadumoQurux-mi7lg
@FadumoQurux-mi7lg 3 ай бұрын
Asc abaayo Macanto nasro pink 📌 iigu qabo asxaabta nasro please 500 kaliya igaarsiiya illaahay dartii waa codsi
@saxansaxo5081
@saxansaxo5081 3 ай бұрын
Abaayo ku celceliska yaree waa lagu caajosaayaa hadii kale
@user-yz6om4qz6k
@user-yz6om4qz6k 3 ай бұрын
Wlhi nolol adag bad somartay alxm hadii aad hada nabad qabto😢🤲
@umusafabeuty8358
@umusafabeuty8358 3 ай бұрын
Wlhi wa xanuun abayo nala soo wadaag qisada inta kle
@FarmerLadyz
@FarmerLadyz 3 ай бұрын
Xaax Alla kuu yasiro abayo illahay dhib danbe kumo tuso
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 3 ай бұрын
Vagn waa strollery ama gaarigacan. Markaas camal ilmaha waala xambaaraa. Strollery boos badan buu qaataa
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 3 ай бұрын
Alla abaayo ma heshay marka. Cunugta qurbo alle kheerkiisa hana soxejiyo
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 3 ай бұрын
alle ha xafido hoyoyinka somaliyeed😢😢
@user-ts6rr7en6c
@user-ts6rr7en6c 3 ай бұрын
Qofka kaligiis wuu tahriibi karaaa waliba asagoo Naftiisa halis galinaayo lkni inaat ciyaalkana naftooda halis galiso waaa khalad ina Ader😢
@aishahamid9454
@aishahamid9454 3 ай бұрын
Abyo wlha qalbiga ka darema murugo 😢 strong taha
@asmahusen-hp6ht
@asmahusen-hp6ht 3 ай бұрын
alla ıısoo ducee qısadaada ayaa anı hada ı heysata labo habllod ooyar yar 2/3ayaan turkı ku heystaa ınaan bada la maraaan raba rabıyow ıgu astur😢😢😢😢😢😢
@deeqoomar6234
@deeqoomar6234 3 ай бұрын
Aamiin abayo allha ku garab galo
@user-jq7cr2yk6w
@user-jq7cr2yk6w 3 ай бұрын
Aamiin yaa rabi Aamiin yaa rabi Aamiin yaa rabi
@Zamzam-f6m
@Zamzam-f6m 3 ай бұрын
Abayo qofku cawiyo raadi abahood hakula wado ama wilal si safarka kugu fududado
@deeqomohamed7458
@deeqomohamed7458 3 ай бұрын
Abayo plz ilma tahriip hala galin😢😢😢😢
@NUURIYE.
@NUURIYE. 3 ай бұрын
Na ilmaha ha halaagain ee iskava keliga dhimo hadaa rabtide😂
@suadamohamud6829
@suadamohamud6829 3 ай бұрын
MashaAllah gabar saba badcn ❤ dadale wugara
@zamzamabdullahi7820
@zamzamabdullahi7820 3 ай бұрын
Abaayo you are strong woman stay blessed ❤❤❤
@user-ew5xq4cx8j
@user-ew5xq4cx8j 3 ай бұрын
AAWAY BAASTARKII ILMAHAAS DHALAY MANOOLAA MARKAAS IRMAANEEYE KASTAABA WAX BUU DHALAA
@attakontitan2244
@attakontitan2244 3 ай бұрын
Maash allaah waa dadaa shay
@halimosalad6076
@halimosalad6076 3 ай бұрын
Way dhacada qisoyinkan okale waxatahy hoooyo adag
@afnaancabdlla1731
@afnaancabdlla1731 3 ай бұрын
Manzha Allah hooyo adag baatahay part2 nosogali
@IndhouronHaji
@IndhouronHaji 3 ай бұрын
Abayo waxan jeclan laha shekada inad noga bilowdo sababta kugu kaliftey inad so tahribto koleyba waxun ba kugu qasbe
@dahranmohamedibraahim7270
@dahranmohamedibraahim7270 3 ай бұрын
Xanuun bdn wa so mrtywlhi lkn illah garbkaaga ahaaa
@Maryan_idil
@Maryan_idil 3 ай бұрын
Hooyo adag guuleyso boqraneeeyyyy 👸🏻❤️
@maqdishassan4443
@maqdishassan4443 3 ай бұрын
Gebdhoow waad argtaan nimco kasto dhibaa kahoraysay sabra gebdho dhibka idinhaysto usabra nin idinka tago only maskaxdiina ha uwaynin
@fartun9503
@fartun9503 2 ай бұрын
insha Allah
@nasrocaziz6703
@nasrocaziz6703 3 ай бұрын
Masha alah hooyo adag ayaaaa tahay ilahay haku daaayo awlaaada
@Ifa-Aden34
@Ifa-Aden34 3 ай бұрын
Nasriiney wan ku jeclahy kuna tagera Wlhi hooyo adag oo karti badan aya tahay sifoyin badana wlhi weynu wadaagna Alhamdulillah wax kasta Qeybta Labaad Noso geli Io nolosha Austria Markan imado inaan kula kuLma kkk Tagera ku ahey I.A 😊❤
@ALMUXSINIIN
@ALMUXSINIIN 2 ай бұрын
Ilaahay hakuu sahlo
@user-bn3gj2nc1p
@user-bn3gj2nc1p 2 ай бұрын
Haye abyo su Al Kuma wedinayo shekadano wad abyo
@samiramohamud1787
@samiramohamud1787 3 ай бұрын
Abaayo qaybta kale noola soo dhaqseey noloshaa Austria nooga sooo waran 😢
@NUURIYE.
@NUURIYE. 3 ай бұрын
Ilmaha adaa halaagay
@Kiin74
@Kiin74 3 ай бұрын
Allaha kula koriyo hooyo karti leh aaatahy ❤❤❤
@umusaara6789
@umusaara6789 3 ай бұрын
mash alh hooyo adak tahy ❤
@AyaanAadan-ov8en
@AyaanAadan-ov8en 3 ай бұрын
Masha allah
@user-ep9ox7hi4v
@user-ep9ox7hi4v 3 ай бұрын
Maasha allAh hooyo adag
@suhurdiamond7319
@suhurdiamond7319 3 ай бұрын
Mnsha allh hooyo geesiyad ah baa tahay waana ku saxsanayd inaad ilmahaaga meel kasta la marto
@nasramohamud2549
@nasramohamud2549 3 ай бұрын
Turkey aaa xasustaa anoo cunug sanad iyo 6bil ah wato oo anigana uu 8bil ah leeyhy waa ku rafaadey lkn dad ayuu alle iso direy
@deeqomohamed7458
@deeqomohamed7458 3 ай бұрын
Matahriibtay mise
@Amineta.0
@Amineta.0 3 ай бұрын
Rafaadkastabo mar ilmahaaga hadaabo wadato waa dadaashey
@sadiyoali286
@sadiyoali286 3 ай бұрын
Alxd ilahe kuso bad badiya mahadas leh
@deqadalka9953
@deqadalka9953 3 ай бұрын
Hooyo adag mashaa Allah part2 soo dhaqso
@sabrinsalimyuusuf4089
@sabrinsalimyuusuf4089 3 ай бұрын
Wlhi xasuus baa igalisay 3hours baan radinayay irida Laga baxo😂 Europe wax fudud Maaha meshaan qof adag lee Ku Nolaan karo😮Nasriin hormar Kuu rjeynayaa Qaali hooyo adag baa tahy hory usoco mcanei❤
@xafsaxaaji8348
@xafsaxaaji8348 3 ай бұрын
Albaabkee abaa
@abdifatahhamudliiban4442
@abdifatahhamudliiban4442 3 ай бұрын
Qiso xanuun badan weeyaan
@hamdaayan893
@hamdaayan893 3 ай бұрын
Waxd tahay hooyo yar oo waayo araga ilmahaaga inaad katagto ayaa kaagasii warwarbadnaan lahayd kolhadaad wadato wad oo idinwada hela mooyee ilmo hooyadii wadato dhibmadareemeen
@dahaboawale1009
@dahaboawale1009 3 ай бұрын
Qaracan abayo 😢😢😢
@fartunali6359
@fartunali6359 3 ай бұрын
Allaha kucafiyi mubarrak ❤
@ilwaadqurux8281
@ilwaadqurux8281 3 ай бұрын
Ax miskiin wlh caloosha ihurisay😢
@user-gm4bz6ej2l
@user-gm4bz6ej2l 3 ай бұрын
Dayac kasto iso wajaha wllhi ina ilmaheyga la tahriibo😢 lagama yaabyo bismillh Hooyo Fikireyso ma aheyn Hada Ilmahaaga iyo Adigaba is Haligeyso😢
@naemahmohammed8626
@naemahmohammed8626 3 ай бұрын
Ala xanuun bafanaa😢
@shucaybcllahi6983
@shucaybcllahi6983 3 ай бұрын
Ilaahy somali ha ugargaaro
@nadirhaji1367
@nadirhaji1367 3 ай бұрын
Sanadkee waYe abaayo 😢😢😢😢
@fayzamohamed7913
@fayzamohamed7913 3 ай бұрын
Strong mom
@user-nz6ox2oq1b
@user-nz6ox2oq1b 3 ай бұрын
Nasriin abaayo Allah caruurtu hakuu xifdiyo anigu waxaan Soo marry xerda qaxootig mukula ku taaley lakiin markii danbe waan ka tegey cadan baa aadry
@susuali2868
@susuali2868 3 ай бұрын
abaayo dadka ugu jclhy kamid tahy❤ noga sheke abyo shekada dhamanted
@saciidaomar660
@saciidaomar660 3 ай бұрын
Masha allah gabar karyi leh away part 2
@user-nz6ox2oq1b
@user-nz6ox2oq1b 3 ай бұрын
Abaayo xerda abyan baay aheed ma heen makula xerdaas ku jirey
@umaamina1885
@umaamina1885 3 ай бұрын
Alxamdulilaah ilaahey ayay idin bad baadiyay hooyoyin iyo carurtoda aya sides u tahribay dibna aan loo arkin waa xanun waxa aan marnay hada somali nahay ilaahey intaas hanoga ekeeyo dalkenana nabad hanoga dhigo
@amranibrahim1395
@amranibrahim1395 3 ай бұрын
😢😢😢😢
@Hibomohamed-nm4sg
@Hibomohamed-nm4sg 3 ай бұрын
Waxbarashada wamihiim somaliyey
@asmahusen-hp6ht
@asmahusen-hp6ht 3 ай бұрын
wllo turkıdu carbı kuma hdlaan englıshna warleedaba daaa😢😢😢
@nashadahmed9730
@nashadahmed9730 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@fatimaahmedsaid4555
@fatimaahmedsaid4555 3 ай бұрын
Alx hda so gudbtay😢❤
@aiderusahmed4394
@aiderusahmed4394 2 ай бұрын
Walaal is not your fault you was trying the best for your loved one
@msshajji6868
@msshajji6868 3 ай бұрын
Canqara ma ahan sister waa Ankara
@saabiriingk9520
@saabiriingk9520 3 ай бұрын
Mcnto la so dhkhso prt2🥺
@hibaaqjamaal9936
@hibaaqjamaal9936 3 ай бұрын
ماشاء الله انت ام القوية
@dekaosman7483
@dekaosman7483 3 ай бұрын
Qofkasta o dawaday wuxu is weydina away ilmaha abohod lkn waxa xaqiir ah in hooyo kasto ha yarato ha weynayo ine ayada masuliyada carurteda qado
@FaatushAlii-ih8vl
@FaatushAlii-ih8vl 3 ай бұрын
Asaga masuliyadisi away marka
@dekaosman7483
@dekaosman7483 3 ай бұрын
@@FaatushAlii-ih8vl wey gaben inta badan ila waxyar o ilahey u naxaristay mahane
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 3 ай бұрын
@@dekaosman7483faarax somali asaxaan haka sugin
@BollinaBolli
@BollinaBolli 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢 sorry Mami wa taariikha xasuus leh ❤❤❤❤
@abdisohan8146
@abdisohan8146 3 ай бұрын
Illahay baxba Kama dayacman
@user-im8ff5iv1z
@user-im8ff5iv1z 3 ай бұрын
حبيبتي والله اني احس فيك
@samiiragurey6812
@samiiragurey6812 3 ай бұрын
Ax anookeligay ah baa tariib soo maray adoo ilmo wata waaa kuderimikaraaa😢😢
@Amineta.0
@Amineta.0 3 ай бұрын
Hoteelka Quraacaa kuleerahey saan Ku ogaa Turkiga
@zamzam5255
@zamzam5255 3 ай бұрын
DAADKA SOO TAHRIIBEEY QOFKA UGU AQLAAQDA FICAAN AYAA TAHEEY ILLAAHEEY HAA IDIIN HAAFIIDO
@xamdixarako2479
@xamdixarako2479 3 ай бұрын
Wlhi dhibaato aduuun waad soo martay apaayo alxm alihii.kusoo dhaafiyey aa mhd leh alxm mubarak xaga maa ku dhashay randa io maxamed wad isla socoteeena masha allah aniga hda inaa soo tahriibo rabo apyo meel aan wax ka bilaabo io dad aan is weheshano intaba wan la ahay guul ama geeri wlhi gey iga go.an thy lkn meel aan wax ka bilaaabo aan la.ahy qeyb qeyb noga soo dhig shekada tahriiipka xbbti hooyo adag baa thy guuelyso
@amenacali727
@amenacali727 3 ай бұрын
Aniga diyaar ahe iso qabo wll inshallah
@fartuunbuule3811
@fartuunbuule3811 3 ай бұрын
​@amenacali727 inte jogtaa aniga diyar muqdisha jogaaa
@amenacali727
@amenacali727 3 ай бұрын
@@fartuunbuule3811 xabiibti ana kaama fogiye diyaar sonoqo inshallah
@xamdixarako2479
@xamdixarako2479 3 ай бұрын
@@fartuunbuule3811 gobalka shabelaha hoose aa jogaa apyo intee kala soo xiriiraa
@AzizAli-jc7re
@AzizAli-jc7re 3 ай бұрын
❤😊❤❤❤❤
@queensamiiha2240
@queensamiiha2240 3 ай бұрын
Prt2😢
@user-tv7eb9ps4h
@user-tv7eb9ps4h 3 ай бұрын
Barta 2 abayo wlhi nolol waad soomartay
@hanefa283
@hanefa283 3 ай бұрын
Jaahil maahid lkn waxaad aheyd qof yar oo weligiis safrin
@xamdiabdiwali1041
@xamdiabdiwali1041 3 ай бұрын
Mnsha allah wlhi wn ilmeyey hooyo adag aya tahay wlhi 😢
@umuahmed4253
@umuahmed4253 3 ай бұрын
Abayo qisada tahriibkaaga inaan wax kaa waydiiyo waan jeclaystay hadana waan ka xishooday ❤
@nasriinofficial
@nasriinofficial 3 ай бұрын
iga weydiii abaayo Dhibmlhn
@umuahmed4253
@umuahmed4253 3 ай бұрын
@@nasriinofficial abayo videoga igaga filan bas hooyaa ahay waana ku dareemi karaa xanuunka ilma lala safro uu leeyhy😥
@munoabukadirgeeseey3335
@munoabukadirgeeseey3335 3 ай бұрын
Wlh wa riski lkin hada kaliga thy ayaa roon
@Barocarabigachannel
@Barocarabigachannel 3 ай бұрын
M.a abaayo geesiyad Aya tahay Aniga kulamid ah😢
@Xananchanel-ld4rm
@Xananchanel-ld4rm 3 ай бұрын
Part2 abayo please waa dhiiri galin
@ilhaamfantastic5749
@ilhaamfantastic5749 2 ай бұрын
Abayo mar waliba ilamha heesto daruuf walbo aniga majecli inan haben kaso dhaxo
@user-iv4pf4fe6c
@user-iv4pf4fe6c 3 ай бұрын
Shaqaalaha gardinkappa ayaa la weydiiyaa
@33750
@33750 3 ай бұрын
Sorry sister you are strong woman
Qisadaydii tahriibka ee gabadhayda iiga luntay part 2 by@nasriinofficial
18:37
Dad gives best memory keeper
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 20 МЛН
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 41 МЛН
MARARKA QAAR DADKA WANAGSAN WAXA SABAB UNOQDA WANAGODA!@sawdamqaalib
21:04
Somali  Movie DAAWO Tahriibka Iyo Silica Dhabta ah Ee La Maro YURUB
30:13
Shiine akhyaar abdi
Рет қаралды 31 М.
QISO XANUUN BADAN TAHRIIB AH SILIC AYUU KALA KULMAY TAHRIIBKI
34:46
Somaali star 24k
Рет қаралды 22 М.
Liibiya Dadka Magafaha u Xareesan Oo live u Wareysanayo NAXDIN
32:33
9-NIN OO BEERKA |  KALYAHA LAGALA BAXAY, MARKHAATIGA NOOL.
44:47
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 238 М.
Gabdhahan Fariintan Iga Gaadhsiiya Fadlan🤔
42:36
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 20 М.