Sxbayaal Iigu wada shuba fallow da maadaama aniga idiin hor sheegay qishkaan aam wada qadeeno 😂❤
@AbdiasisMahamed-g9yАй бұрын
Ck reply iso gal plz
@dareenqanciye3359Ай бұрын
App aaaway Sxp
@mahadmccАй бұрын
3 sano ayuu jiraa bro mar hore ayuu ahaa inkastoo lacag badan uusan laheen bal ka war doon
@MoustaphaMed-w3kАй бұрын
Ima so dagayaba app ku
@Abdiraxmankhadar-j9hАй бұрын
OK odey xayow wa kufallow gareynaya ani imika so dagsana inta ad itustay mahadsanid zk zxb✊️
@Teamceyda-f7qАй бұрын
Dunida masoo marin ruux ka qayr badan nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤
@MaryanAyaanleАй бұрын
Scw Scw
@Somaliairdrop13 күн бұрын
Aduunkas waakas waxa xasuusta ck youtube o lagu xisabtamo . Mantana 1 bil ama 2 bil wax maso dhigin. Waqti wa so qatay ninkaas anagana wa laso qaadanay 😢
@Munabella91829 күн бұрын
Beeeeenloooow
@BlossomprincessFathaАй бұрын
GOAT OF SOCIAL MEDIA!! PERIOD . Walaal dadkiisa garbaha ku wato qof kastana hormar la rabo❤
Ck inta sano aan difaacayay yaa isoo celiyo: commtes dadkan caanka wada dirayay aan ku soo diray walba hadan ku caaynlahaa maxaa igu bilajaa maanatay maalin aheen ku gaadaaa one day iinsha allah . Claparka iga xiratay ganbargaban kugu fadhiyaa
@Sadgirl12386Ай бұрын
Horta wxn idin waydiyay wllyal hdii tiktok USA laga xiro ma jiraysa qof USA jooga inuu qof somalia jooga tiktok usoo sameyo ileen dad caana oo wxa jira USA looga soo sameyay accounts yo oo lcgta hlks looga saaro mise qof maraykanka jooga numberkiisa wuu ugu samayn kara qof somalia jooga mdma dalkeena Tiktok lcg looga samayn krin jwb??
@abdullaahihussenАй бұрын
Waan kuugu shubnay ck yoow😂❤
@abdullahiabdirahman2923Ай бұрын
Lkn somalia kuma shaqeynayo
@axmedcabdirisaaqcalixirs-tn7wsАй бұрын
Kalay adi qandaraas madka soqadatay in aad fafiso zxp wlhi waan kashakiyay😅😅😅😅😅😅
@ZabiullahWardak-f8gАй бұрын
Real Moryan iso qabooPro😢❤
@sadikabdihusseinАй бұрын
Wadanka somalia laguma isticmali karo appka
@FarhanhollandАй бұрын
Asxabta CK WA Farhan Holland idin Ka codsanaya halay gaarsiyo kunka
@wataraacadde6231Ай бұрын
Dhalashada markaaa galineysay maxaaa dhacay wllka ma arkineee😛
@Boqoldile1Ай бұрын
Somalia kama shaqeynaayo
@mudadeunique9962Ай бұрын
Wllk wali update maahan kenya 🇰🇪 see cml
@sahrainismaacil3286Ай бұрын
Good news
@sirsports4354Ай бұрын
Ck heesta ismail danan rection kasoo baxi 😭🙋🏻♂️
@guuleedahmedupdiАй бұрын
Gmail wu didaya iyo Facebook 😂
@MrkingBoy-b7zАй бұрын
Application sidee sumsung loogu soo dajiya?
@abdikarimjupiter8392Ай бұрын
Apkpure Kala soo dag Ka dib adeegso Vpn
@liibanilkacase1394Ай бұрын
Qofkii kowad ban noqday❤
@Mohamed27282Ай бұрын
Lacag hadan kasameyn karno wan so degsaneynaa anaga le ma lacag nagala sameyna kkk
@amiin6Ай бұрын
Somalia 🇸🇴 Ma Lagu Isticmaali Karo
@galadsiciidsabriye8547Ай бұрын
clapper qofkii ubaahan luuqa
@maanrizakofficial150Ай бұрын
Sida youtb oo kle hka dhigaan
@WllzoyaaАй бұрын
Bro nosoo badi muqalada aduunka kasocda 2 beri sifican ayaa uwada jadwalka you tubeka keep forward ❤👍💯
@kingmaankaofficial939Ай бұрын
2000 SOMGAMER SII NH
@RashidHanuniyeАй бұрын
Clapper kaso salamay salanta iga qaad
@fayselhassen4681Ай бұрын
TICTOK, Sharmuuto , kuunto Wareejiso , ha Loodaayo😂😂 Upkan waan Isticmalaya Somalia Waxa Fiican In La.ga xidho😂😂😂😂😂😂😂.
@zalmaanaxmed2934Ай бұрын
sida qaybta lacagta loogu xidhoo soo sharax zxp mise waa atomotic like intee followers marka la helo lacag laguu bilabaya waxyabahaas oo dhan sharaxaad naga sii oday xaayow😃
@Mohachannel1Ай бұрын
Odey xayow somalia kama shaqeenayo
@MohamedHussain-j4cАй бұрын
CK ashqar maxa ku hesataaa
@Couchcade143Ай бұрын
Sxb iikala kici Ck promout
@qadrishmohamed9537Ай бұрын
Kenya maka shaqaynaya
@gacal11Ай бұрын
❤❤❤
@xasanabdirahman487Ай бұрын
Appka somalia kama shaqaynaayo sxb.
@MaxamuudClrixmaanАй бұрын
Zxp kumashaqaynayo kula maxa kakhaldan ck yow lbx apka
@KaligiiBapaАй бұрын
Halkee kala soo dagaa app store miyaa
@MoustaphaMed-w3kАй бұрын
Sxb CK app kan Jabuti miyo la shaqaynaya
@ismaanyuuchannel7194Ай бұрын
Ani claper caan ka noqdey bes waye
@UpahMaxamedАй бұрын
Hadaba ogada dadka Africa 🌍😅ku nool uma shaqeynayo 😂ha,isku daalinina 😂😂😂
@CabdiMalikaАй бұрын
Lagand oday xaayow😂
@owliyo1218Ай бұрын
Sadex sano ka hor buu jiray somalidu haday arkeen
@kingceyda2782Ай бұрын
Wadamada anaga miya usareyno app Somali Kama shaqeynayo 😂😂
@yayaqanciye195Ай бұрын
Tiktok dalalka lagu jajusa china walagu fahme
@Salmaanyare-h4pАй бұрын
Somalia dadka joga ma isticli karaan
@InaascaliInaascalimaxamedАй бұрын
Ck aboowe ima soo dagaayo sideeh u soo dagsada ii sheeg aboowe 😢
@shakrabowy1432Ай бұрын
Somaliya maka shaqeynayo sxb
@AbdullahiRage-i7nАй бұрын
Qof iga saacidi karo hadiu jiro africa kuma shaqeenaaya ayuu leeyahay app