QEYS LASOO QARXIYAY CAMERAD AYEEY GURIGA KUXIRATAY AFKIISA URAAYAY KUALAHAA REACTION BUUQIISA WATA

  Рет қаралды 219,276

King Ck Films & Vlogs

King Ck Films & Vlogs

Күн бұрын

Пікірлер: 1 300
@Ckfamily4live
@Ckfamily4live 2 ай бұрын
Like ta ha isku iloowina thx all ❤
@innovation_pulse
@innovation_pulse 2 ай бұрын
Travel goormaad bilaabee sxb
@FaadumoInaali
@FaadumoInaali 2 ай бұрын
Ckyow wĺl hestii Ali zaki ee cusbayd kama haynee so dadaal
@KingJuleeybib
@KingJuleeybib 2 ай бұрын
Ck hadalkaga Wu xumaade nio Allah kacabso wax aadan ogeen hadhexgalin fadlan
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy 2 ай бұрын
Tiktok waxan uso gali lahy waxan okle kabqa ceeb Loma dhinto😂😂😂
@ahmedloveofficial8484
@ahmedloveofficial8484 2 ай бұрын
Ina adeer Waan Ku salamay
@FuaadAxmad-nb4iq
@FuaadAxmad-nb4iq 2 ай бұрын
Walal aan kuwada salino rasulka scw scw scw❤❤❤
@KadraAbdi-eu3tr
@KadraAbdi-eu3tr 2 ай бұрын
Scw
@habonhabona5827
@habonhabona5827 2 ай бұрын
SALALAHU 💗 CALAYHI 💗 WASALAM 💗
@Niimmoh4
@Niimmoh4 2 ай бұрын
Salallahu calayhi wasalam❤
@sammie1163
@sammie1163 2 ай бұрын
Scw scw
@djDeeqsi
@djDeeqsi 2 ай бұрын
Scw
@Teamceyda-f7q
@Teamceyda-f7q 2 ай бұрын
Kusali nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤🕋🎉❤
@JacfarNur
@JacfarNur Ай бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Moha.zeyn1
@Moha.zeyn1 2 ай бұрын
Umada nabi muxamad scw walaalyaal qayrka ayaan soo dhigaa ee igu dhiiri geliya please 🙏
@maanii416.
@maanii416. 2 ай бұрын
Sallallahu caleyhi wa salam een wll qaali calaamadaan 🙏 iska ilaali waa calaamad hinduus ah adoo mahadsan ha isku isticmaalin
@Niimmoh4
@Niimmoh4 2 ай бұрын
Salallahu calayhi wasalam❤
@AishaNura-z8l
@AishaNura-z8l 2 ай бұрын
Salallahu calayhi wasalam ❤
@Cabdixakinhassan
@Cabdixakinhassan 2 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@Cabdixakinhassan
@Cabdixakinhassan 2 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalam
@abdiwaliahmed3301
@abdiwaliahmed3301 Ай бұрын
Ninkaas waa nin nasiib badan sirqool buu ka badbaaday. Waa fahmay waa nin wax bartay .
@hamdibashir9490
@hamdibashir9490 Ай бұрын
Haa wabo sidaaa
@alawal5085
@alawal5085 2 ай бұрын
Ceebaha qofka ah muslimka waa la qariya. Ceebey bay is laheed iyada is ceebeysay. Illahayow ceebteena astur.
@Sara_1431
@Sara_1431 2 ай бұрын
Iyada mardambe la amineen
@nasroamiin5557
@nasroamiin5557 2 ай бұрын
Wlh waa runtaa asaga fadexeey ayey isleheed lakiin ayadaa isqarxisay. Hadeey run shegeso mexey uwacatay nin ajnabi ka ah waa naag quruntay baqtiyada👿
@mohamedbarre4332
@mohamedbarre4332 2 ай бұрын
Qof waawenka ah waye qoftan
@somalilandnew
@somalilandnew 2 ай бұрын
Waa dhilo indho adag! Waa la soo diray sharmuuuto 😂
@somalilandnew
@somalilandnew 2 ай бұрын
@@nasroamiin5557Waa dhilo sharmuuuto ah oo la soo diray😂😂😂
@bellasharif9501
@bellasharif9501 2 ай бұрын
Illaahow ceebteena astur aan maqli jiray lkn saan iyaa allaha ku asturo hadaan ku dhihi lahaa xataa adaa isa soo qarxiyay walaashey Allaha ku hadeeyo walaaleey.
@Moha.zeyn1
@Moha.zeyn1 2 ай бұрын
Team king ck walaalyaal qayrka ayaan soo dhigaa ee igu dhiiri geliya please waayo ❤
@IBNUMohamett
@IBNUMohamett 2 ай бұрын
😢😅😊
@SsSs-xl6ex
@SsSs-xl6ex 2 ай бұрын
❤❤❤❤ok
@ZAMZAMCLAHI-nc8po
@ZAMZAMCLAHI-nc8po Ай бұрын
Ok
@mohamedabdilaahi-j8n
@mohamedabdilaahi-j8n Ай бұрын
Waanku diidnay😂
@YacinMohamed-ll9qi
@YacinMohamed-ll9qi Ай бұрын
Okay bro
@AliBidhiidh
@AliBidhiidh 2 ай бұрын
Sheekadani waxay isoo xasuusisay qisadii nabi yuusuf waxaanan isleeyahy fikard ahaantayda qays qaysar baa ku adkeeyay sidaan ufasirtay markaasay xanaaqday😂
@somalilandnew
@somalilandnew 2 ай бұрын
Indho adkanteeeda laga garta dhiladan
@FartuunIsmaan-m2v
@FartuunIsmaan-m2v 2 ай бұрын
Dabcan
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 2 ай бұрын
@@FartuunIsmaan-m2v dumarland ka ahow abyo arintan ❤
@nsrthegreat5748
@nsrthegreat5748 2 ай бұрын
@@ikramabdirizak6087wa qaxbo raga guriga ugu wacatey maxay rabtey marka?😅
@Eidkaa
@Eidkaa 2 ай бұрын
@@ikramabdirizak6087naa naga tag dumar way nala dhasheen wayna na dhaleen lkn been iyo ceebo ku taageeri mayno
@marwadimudanaha
@marwadimudanaha 2 ай бұрын
Yaaaa Rabii ubad baariyaaa iso duceeyaaaa😢😢😢😢
@saciido-j2d
@saciido-j2d 2 ай бұрын
Owlad alaha nawadasiiyo
@samsamsiyad6015
@samsamsiyad6015 2 ай бұрын
Abayow illahay hakusiiyo awlaad baariya oobadan ducada ubaka laguhelo kuducaysoo youtube ka dhagayso oo kucelceli marwalba siiba markad sujuudsantahay
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 2 ай бұрын
​@@samsamsiyad6015 Noo sheeg wllo Ducadaas❤
@mohamedxirsi2822
@mohamedxirsi2822 2 ай бұрын
Allaha ku siiyo kuwo qer qaba
@xuseenalmakhzoumi4516
@xuseenalmakhzoumi4516 2 ай бұрын
Allaha kusiiyo awlaad saalixiin ah adiga iyo inta aan haaysan
@xarago31
@xarago31 Ай бұрын
Waa laba mid in waxay sheegayso uu iyada ku arkay sidaana uu xadhiga ugujaray kadibna ay xanaqday oo kaga horee ay islahayd iyo in ay iyadu buuqan ay ku dhac iyo ogaan usamaysay. Ilaahaybaa kashifay 😊
@sumayaali1642
@sumayaali1642 2 ай бұрын
Nin ay guri ugu yeedhaty oo waliba ay dhahday markn shower qaty iga qabty inaaa u yeedho hadana na leedahy afkiisa urayay wxbdn qarinyza😂intanu ku neeenin adi qarxi amay isdhhdy oo cabsi gali😂😂
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 2 ай бұрын
Gabar gabar caayeysa waa ceeb nimanka waa isku hiilinayan
@Mascudnaaz97
@Mascudnaaz97 2 ай бұрын
@@ikramabdirizak6087shubo lama difaci karo walaal
@xidigahaofficial8281
@xidigahaofficial8281 Ай бұрын
Qfta waa loo gala kiciyay holof holofta
@abdifitaxmohamud5893
@abdifitaxmohamud5893 Ай бұрын
NAAGAHA QURBAHA JOOGA CIYAAR CIYAAR MA AH WIIL YAR OO ORGANIC AH HADEY ARKAAN INEY KU XOQDAAN AYEEY RABAAN😂😂😂😂
@QadroYuusuf-qq9lx
@QadroYuusuf-qq9lx Ай бұрын
Qays qaysar wala kufsan rabay ilaah bad badi yay wlhi 😂😂😂😂😂😂
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 ай бұрын
Madaxa Reactionka Ck Caadi Maha , ciyaal xamar soo jabay😂
@NasriinMahamett
@NasriinMahamett Ай бұрын
Ck.hooyadis midgana muu dad asal ah afka ku taagi
@HamdiWarsame-c4i
@HamdiWarsame-c4i 2 ай бұрын
Yaaku yiri nosheeg wixii idin dhexmaray Naa Xishood Xaya malihide Subxanallah
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 2 ай бұрын
Gabadha ka xishoda dumarlan
@cawohlaky2718
@cawohlaky2718 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@Pinkyy2911
@Pinkyy2911 Ай бұрын
Adi yaa ku yidhi hadal. Afkaga qadhmuun hayso. Nobody asked your opinion 💀
@B055SNM
@B055SNM Ай бұрын
Rag bay gurigeeda ugu yeedhay. Subxanallah
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
Ninku inuu duubto gabadha ayuu rabey wey ka caqli badisey oo hortii duubtey.
@idilcabdilaahi9323
@idilcabdilaahi9323 2 ай бұрын
Af uraaya see lagu ogaan karaa waa inaad u dhawaato 😂 caan raadiseey inanka nooga xishood
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud 2 ай бұрын
😂👍👍
@fardowsaabdullahi234
@fardowsaabdullahi234 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@xidigahaofficial8281
@xidigahaofficial8281 Ай бұрын
Qftaan waa lawasay afkana loga biyo baxay😂😂
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 Ай бұрын
Ck daruurtiii baa qayirantay 😂😂
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 Ай бұрын
Iyadaa iskeentay oo caadiiyaa yahuuu 😅😅😅
@ahmedeleyeh9878
@ahmedeleyeh9878 Ай бұрын
King CK, Xeer Ciise oooh adunka laga aqoonsaday kaso hadal noh... King CK Video yokaz waan kaga faadina noh... "The Xeer Ciise recognized as an intangible cultural heritage of humanity by UNESCO."
@SacdiajaamacDahabo
@SacdiajaamacDahabo 2 ай бұрын
Edeb darada somalida qof bay rabaan inay waxaan waxba ahayn sumcada uga dilaan qays qaysar for ever ❤
@Naagnool-m4b
@Naagnool-m4b 2 ай бұрын
Illahyow xishoodka noo adkee ceebay bay istidhi Lkn iyada is ceebsey illahy wllshy hkusoo hadeeyo wxba dhihi mayne
@BahsanArtan
@BahsanArtan Ай бұрын
Na gabdha ha caayin
@Naagnool-m4b
@Naagnool-m4b Ай бұрын
@@BahsanArtan us nayaa😂
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l Ай бұрын
Afkiisu haduu uraayo Waa in aad udhawaaty oo lagu dhunkado
@yasirilkacase43
@yasirilkacase43 Ай бұрын
King ck you are legend you got the point
@Ejkfmzkcmxm
@Ejkfmzkcmxm 2 ай бұрын
Kusali Nabigeena Muhamed (NNKH)
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 ай бұрын
Adiga waa khaldantahay see Nin ugu yeeratay gurigaaga 😂😂
@iissa7685
@iissa7685 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 Qays qaysar filterkaa khalday Ilaahaybaa jecel ninkaa
@axmedkayse3409
@axmedkayse3409 Ай бұрын
naagtasi waxay rabtay inay video kaduubto lkn wuu kufahmay ma naagta qolkeda hurdada kuxidhatay kamarad ninka alle ayaa badbadiyay 😂😂😂😂
@NasriDaud-o4c
@NasriDaud-o4c Ай бұрын
Xaqiiq xaliimoy nagadaa waanku fahanaye
@shaarublibaax7139
@shaarublibaax7139 Ай бұрын
Sheekooy ku nacay way kala hadleysaa. Waxay tihiin waan ku xidhnaa hadana maan daawan jirin . Bal eeg kala hadalkaa😂😂😂😂
@ummyusufsadiiq7828
@ummyusufsadiiq7828 2 ай бұрын
Sax waa.. You got the point we need to hear both sides of the story 😂😂😂. CK waxgarat ayaa tahay
@Moha.zeyn1
@Moha.zeyn1 2 ай бұрын
Team kokobulle walaalyaal qayrka ayaan soo dhigaa ee igu dhiiri geliya please 🙏
@JalaqSane-db4wp
@JalaqSane-db4wp 2 ай бұрын
Haa waa runtaa waadna nooshegtay
@abdikarimsiciid7164
@abdikarimsiciid7164 2 ай бұрын
naaaag lala hadliwaaayay😅😅😅
@Moha.zeyn1
@Moha.zeyn1 2 ай бұрын
Walaalyaal qayrka ayaan soo dhigaa ee igu dhiiri geliya please 🙏
@ahmedhussienabdillahi7341
@ahmedhussienabdillahi7341 2 ай бұрын
Nagaha wa sheydhaamo🎉warkeda run ma ahan 😮ayada ayaa raad satey kadip ayeey xumaan u saarineysaa yarka qeeys la dhaho 😊iska ilaaliya naagaha 😢dhagar tooda wa roo much
@saidofficial8674
@saidofficial8674 2 ай бұрын
War ninka qeys ah markii uu arkay camerada ayuu baxsaday 😅 shekada wuu fahmay 😅
@SidraSala
@SidraSala Ай бұрын
😂😂😂😂
@maqriib_labiste_3
@maqriib_labiste_3 Ай бұрын
Inuu ka dhax baxoo😂😂❤kadaneste wa lgnd😂😂
@salaadey29shamaq97
@salaadey29shamaq97 2 ай бұрын
Asxabey wan wada ognahay ninka ragga mar hadu dumar la balan san yahay wa marka kaliya uu si fcn o daxadar leh isku diyariyo iskuna qurxiyo xata aso cadesan maba baxo mesha kaliya ee ragga marke balan dumar la leyihin ee ku dadalaan wa inee cadestan xanjo ama nanac kuleel hore usi qatan marka muhimadu iska fahma
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 Ай бұрын
Agree buddy
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 2 ай бұрын
Ck 😂😂😂 tan oo kale reer xamar ku waxay dhahaan qaraar baa ku haayo aamino rikaato daahir calasow Miyaa ku Soo taba baray qays rikaato Uma qalmo😁😁😁😁😁😁👍
@ApdixakiinHassan
@ApdixakiinHassan 2 ай бұрын
Gabadhan waxey umuuqata in lagu fahmey ciyaarta macnaha qaarxis Bey wadey lkn wey socon weydey 😂😂😂
@fouadabdi3238
@fouadabdi3238 2 ай бұрын
Haa heeey wa lagu fahmey😂😂😂
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 ай бұрын
Laga fahmay😂😂
@qaliali5342
@qaliali5342 2 ай бұрын
😂😂😂😂 xalima farxa fusatsay 😂😂😂🎉 iska jira CK
@AbdizamedXidig
@AbdizamedXidig 2 ай бұрын
Beenaley been bey ka sheegaysaa 😂😂😂😂😅😅 Viva qays qayser ❤
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy Ай бұрын
His hero
@lajeclaydashidan441
@lajeclaydashidan441 2 ай бұрын
Naagtan waxay iska dhigaysa waxany aheen naya habeenkasta oo nin is nidha baro qarba igu noqda fadare raguna Ma sina waligeeda nin faro dheer baran jiray 😂ee adi sababta TikTok ku keentay no sheeg ileen ninkan inaad diiday wabad no sheegte 😂
@nasroamiin5557
@nasroamiin5557 Ай бұрын
👍👍
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 2 ай бұрын
Wixii dhacay alle baa og laakiin Qeys qeysar mid shaxaari ah buu u egyahay 😂😂😂
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 2 ай бұрын
Aaad u weyn qaara wiilka u hiilinooyo hada nin meshu ka yimidbo waa shaxari wuxu rabo ha ahaadee horta nin dhanbo la iskumo haleen karo wuu deg deg bdnyhy RASUULKAYNO SCW mar horuu noo sheegey in dumar iyo nin meel keligooda ku kulmin oo shaydaan sadaxeeya
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 2 ай бұрын
Teed kle ck wuxuuba taaganyhy waa lagaa amin baxaa qoftaan camera guriga ugu xirana la dhahaa taas ma dhibay leedahay hadii qof dhoho cid ba ma amino camera guriga igu dhegen taa wax caadiyaan u arkaa cidii rabto saasay nolosheda ku gali cidii rabtana way tagi blse wax cun iida dhibateynayo maha
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 2 ай бұрын
@@riixaanriimaas qeys qeysar imbadan baan ufiirsadey markuu neyrobi imaaney gabadhii iqra albatro ladhahaaye wiitii uu hoosta kagalaaye waliba isku dhadhajinaaye inkastoo iyada raali ka aheed Iyo tii cadaanka aheed iyadane kadarneed ayaama dhan iska watey Marka wiilka imaankiisa waa daciif
@ShakuurMudane
@ShakuurMudane 2 ай бұрын
Dumaraw idinku raga markay waxba idinku sameen wayan caaya oo dhaha wuu na dul fadhiistay uun waa dhadhan marka kaydinku so dhawaadana dhaha wuu dag dag badan yay yaab
@SafaShariif-i4k
@SafaShariif-i4k 2 ай бұрын
​@@riixaanriimaassaxiiix
@cagajar2
@cagajar2 2 ай бұрын
Goat social media Mr CK
@Moha.zeyn1
@Moha.zeyn1 2 ай бұрын
Team amiira walaalyaal qayrka ayaan soo dhigaa ee igu dhiiri geliya please waayo qayrka yar yareysi magalo
@habonhabona5827
@habonhabona5827 2 ай бұрын
Masha Allah ❤ hore u soco wll
@salaxorgi4419
@salaxorgi4419 2 ай бұрын
Mar kaan qubeestay baan u yeeray😂cajiib filin kaas waa cadyahay😂
@SafaShariif-i4k
@SafaShariif-i4k 2 ай бұрын
😂😂 yab walhi adunkan
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 2 ай бұрын
Dhagaysoo dhaaf weeye waxaan waa iska maalaa yacni adaaba wacday maahanoo😂😅😅😅😂
@warsameabdi8322
@warsameabdi8322 Ай бұрын
Wuuu ka fahmay qarxiska legend waaye❤❤❤❤
@ahmed_ali_buur411
@ahmed_ali_buur411 2 ай бұрын
Qays qayser waaa legend❤❤❤
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v Ай бұрын
Waa naagta waa haacooyada naagtii ugu horayes ee intaya inana yara ujeedhataye markuu diidaya ku dilayasa wuxiisa
@idilcabdilaahi9323
@idilcabdilaahi9323 2 ай бұрын
Maxaad tidhi sister waan qabaystay gurigiina waan hagaajiyey deetana ninkii baan uyeedhay salaamaad naa miyuu qabay 😂
@Jihaan-b3l
@Jihaan-b3l 2 ай бұрын
😂😂😂
@mohamadnuurismail3504
@mohamadnuurismail3504 Ай бұрын
Xitaa caloosha ayay usii buuxsatay ciyaal marka aad cashaysaan caloosha buuxisan ciyaar usoo baxo😂😊
@Shaam-mc
@Shaam-mc 2 ай бұрын
Ninkan abbdale jamal ayaa brank ku smayn kari waayo suu soo saaray cameradii mse waaaba bahal wayno xagaas ka soo lulata😂😂😂shaqqdiisi weeye waxkle la imow😂
@Xalkeen
@Xalkeen 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 *qays qaysar waa reer magaal wlh naag iney Video ka duubto si ay u rakaateyso rabtey ayuu xush iska yiri. Intii uu fadeexaynina iyadaa is fadeexaysay hhhhh*
@MohamedAmiinNoor
@MohamedAmiinNoor Ай бұрын
Welcome back again legend King ck ❤❤❤
@bileahmed8675
@bileahmed8675 2 ай бұрын
Hahaha Old ck and his react is backkkkkkkk😂
@AsadAbdi-i7q
@AsadAbdi-i7q Ай бұрын
Ck Waa aragte old Trafford imisa camera kuxiran 😅😅 sxbken nabar xaq Dharam Allaha oga dhiko 😂😂
@zaakma4317
@zaakma4317 2 ай бұрын
Anagey waxay rabto noo sheegeysaa shabalaza ayuu ka dhigay 🤣🤣🤣🤣
@hamdahussein1108
@hamdahussein1108 2 ай бұрын
Ck waxan ku jeclahay runta wan ku salaamaya walaal
@gacaliyem
@gacaliyem 2 ай бұрын
Ck Maxaa naga fiirinee Offside ka waa u wada jeednaa isha naga yaree😂
@aishahibo8796
@aishahibo8796 Ай бұрын
Yaah 😂😂😂😂 isagay cameradaha usii diyaarsatay miskiin badbuu galigaadhay wuu sigtay 😂😂 caanimooy xaalqaado
@zakidheenmedia155
@zakidheenmedia155 2 ай бұрын
Qoftan wa lagu boday fila ayada xanaqsan😂😂😂Odayga inuu boobo AY rabtay
@hassmali1139
@hassmali1139 Ай бұрын
Well done that's good advice you give het❤❤
@neima785
@neima785 2 ай бұрын
Whli wad iga qoslisey 😂😂😂😂😂😂😂 ck
@hafsaabdullahi9725
@hafsaabdullahi9725 2 ай бұрын
CK Wa Run Ragg badan Afkooda UR Cadeyda ku Dadaala dheh Nadaafad maleh Wallahi 😷
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 Ай бұрын
ان كيد كن عظيم
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
Maya waan kaa diidey CK qofka afkiisu haduu urayo isaga ama iyada oon aad kugu soo dhawaan baad urin kartaa.
@BashirDiyad
@BashirDiyad 2 ай бұрын
Ck legend afka urayo laguma garani karo kali intu qofka ku dhawyahay e af Hadi mar u urayo meshu rawo ha jogo wuso ura.
@FardowsaNuurDahir
@FardowsaNuurDahir 2 ай бұрын
😂😂😂
@Mooiokk
@Mooiokk 2 ай бұрын
Sax waye afka hadu urayo qofka hada uyara dhowdahay xita wa fahmi kartaa qasab ma ahan ina shumiso
@HasanRasta-r3y
@HasanRasta-r3y Ай бұрын
Hhhhhh ciyarta haddy bilawtey kulanka ck 😂😂😂
@abdullahiabdihabib2560
@abdullahiabdihabib2560 2 ай бұрын
"Al muhiim" badnaa qoftan 😂😂
@natalievyes3594
@natalievyes3594 2 ай бұрын
Waa runta walahi taan waaa Bentley 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@MOHANHAYBE
@MOHANHAYBE 2 ай бұрын
Waxaay kuleedahay shaqsiyadiisa inaa kuxadgudbo marabo hadane afkiiisa urka kulahaaa 😂😂😂. Waaaba caaaysay
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 2 ай бұрын
😂😂😂
@KosSaid-ni3rq
@KosSaid-ni3rq 2 ай бұрын
Kkkkkkkkk way masayrsantahay wu diday. Afka miyu ka jaqayay.maxa.ugeyay
@OubahMomed
@OubahMomed 2 ай бұрын
@@KosSaid-ni3rq😂
@AbdiQaharGoldBeat
@AbdiQaharGoldBeat 2 ай бұрын
saliga nabiga hadaad arkayso ku sali ❤
@art_lto2450
@art_lto2450 2 ай бұрын
Qeyz qaysar legend ka Rer Somaliland ❤
@zaki_snm
@zaki_snm 2 ай бұрын
Big respect bro
@RashiidYahye
@RashiidYahye 2 ай бұрын
Qufta ma reer afgoyaa marka 😂😂😂😂😂😂
@B055SNM
@B055SNM Ай бұрын
Rag bay gurigeeda ugu yeedhay. Subxanallah
@DjKoofi
@DjKoofi 2 ай бұрын
Al muhiim wuu ku dayey Wey ku adkeysay
@XidigaXamar
@XidigaXamar 2 ай бұрын
Qof dhaar badan hadaad aragtid waa qof been badan qoftan wax badan ayeey qarisay dabaal meey noo maleysaa 😂😂😂😂😂
@MariamSiidi-ff4wn
@MariamSiidi-ff4wn 2 ай бұрын
AMEY IYADA AFKEEDA URAAYEY😂😂😂😂😂😂😂😂
@Asma-z3k
@Asma-z3k Ай бұрын
😂😂😂
@salmaosman47
@salmaosman47 Ай бұрын
Alaabta waxaa ladhahaa rewind 😅😅😅 ama ku soo celi. Markasto oo xaalada kugu kululaato ku soo cesho canjalkii lagdanka ama dhakac dhakacda😅😅😅😅
@ZakiYaap-t9u
@ZakiYaap-t9u 2 ай бұрын
😂😂😂 war waan fahansanahy sheekada, bitte ruhe
@OmarionJunior83
@OmarionJunior83 2 ай бұрын
Xalima way qarartay marki goalka laga daliyeey 😂😂😂😮🥅
@FariyaROBLEGALE
@FariyaROBLEGALE 2 ай бұрын
Naagta wiilkey rabtay wa Ku adkeyay indhaheda laga arkaa maskiinta maseer meley Ku nafistey raadine cidkasta Fahmi Karta anaga caruur ma nahin anyway by😊
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 2 ай бұрын
Yahu ado dumra dumr kle ka ladlada wa wxas waxa diccifka u wada tihin ...nin saqajana wa la iska fogeya
@Hodanmoh15
@Hodanmoh15 2 ай бұрын
Doqoma wada tihiin naagti niin kaso cabada waxad ku caydan iydaa rabtay haday rabtay ma ayada iniso hoor fadhiisan lahayd uuf dheee naa xishoda
@KuuseyMaxamed
@KuuseyMaxamed Ай бұрын
Dacawadu waxaan gaari kari waydo waxay tiraaahda uf😅😅
@Shtjy33
@Shtjy33 2 ай бұрын
Ck drama jecelaa😂😂😂 unukaa ka daran nosoo badi😂
@KingCkFilmsVlogs
@KingCkFilmsVlogs 2 ай бұрын
🤣🤣🤣
@SihamMahamoud-w2z
@SihamMahamoud-w2z 10 күн бұрын
wllhi waad saxsantahey, shekada ini labada dinac laga degeysta waye.
@kassimmo4682
@kassimmo4682 2 ай бұрын
Abti Ck plz Reapply ii soo gal abtiyoow😢
@gaashaamotv
@gaashaamotv Ай бұрын
Ninku waa siil weerar Layaab 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Layaab xaliimo waa lagu daadiyay kkkkkkk
@ahadkey358
@ahadkey358 2 ай бұрын
Howsha ayadoo bilaaban rabta ayuu arkay cctv camera markaasuu ku xanaqay
@hamzemahamoud2021
@hamzemahamoud2021 2 ай бұрын
Wa fahantay 😂
@amoudmahdi9937
@amoudmahdi9937 Ай бұрын
Kkkk maxaa gu kaliftay inaay hadaa gadaal ka shegaysoo inaanka walalkeda xitaa hadii u damcoo ay sidoo , ceeb mahiin ee waxa Ceeb ah inaay kadashisaa kasoo warantoo waax aan macnee lahayn, from Djibouti 🙏🙏
@zaki_snm
@zaki_snm 2 ай бұрын
waxaasi ma wax bulshada la soo hor dhiga lol midakale qoftan may iska cibadaysato 😂waaba duqe
@abdirahmannaseep3215
@abdirahmannaseep3215 Ай бұрын
❤❤❤life is going on❤❤❤❤❤
@RuqiyaRuu2255
@RuqiyaRuu2255 2 ай бұрын
Sheekadii wxa igu so dhcde Yuu igu qaldayaa 😂😂
@TeleCottages
@TeleCottages Ай бұрын
Waa laga hayaa taas ee ilaahay ha asturo hana iska nafisto 😅
@AdanIsmacil-e1u
@AdanIsmacil-e1u 2 ай бұрын
Ck garacsanaaaa 😂😂😂😂
@HoodoFaarax-hg3ij
@HoodoFaarax-hg3ij Ай бұрын
Waxba lasoo qarxiyuunbay maqashoo qaysbay istidhi soo qarxi wuu kufahmay😂😂😂
@princess-u8f
@princess-u8f 2 ай бұрын
Naagtan horta 5 wax isku cadeysay why markay qubaysaty ugu wacdey kow laba qof kala fog see afkooda isku urin karan mida kale why cameradaha jiifkeeda fadhiga ugu xidhaty haday wx rabin iny nin ka duubato isagoo waxaynaya tan kale hdlka wey kor martay waayo beenaha isku aadin kari wayday meel ay asxbteeda xita keenin sideyy u keentay nin ay garaneen 😂😂😂😂
@Mooiokk
@Mooiokk 2 ай бұрын
Afka urayo qofka hadu ku dhowyahay xita wa daremi kartaa qasab ma ahan ina isi shumisaan
@SafaShariif-i4k
@SafaShariif-i4k 2 ай бұрын
Mrkn qabeysty kulaha ninkeda miya talow😂😂
@Baxsooxaar1
@Baxsooxaar1 Ай бұрын
Ninkaan hawada maraya ee qays ah one jaanis lagu radinayey waana lagu waayey haday runthy amaba iyada saxan 2daas waa mid uun
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Ай бұрын
Walaalkeey Zone miinaato ayuu ku dhacay! Miskiin welcome to Xaliimo world
@anisajamac5056
@anisajamac5056 2 ай бұрын
Nayaa hadaa rabto inaa rumesano waxad sheegeyso video ga na tus Hadii kale isaga saxan 😂
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy Ай бұрын
OROM girl fin job sissister.
@sabooomar7120
@sabooomar7120 2 ай бұрын
Ck umadeena mahan af uraayo adigo u dhawaan gaf kugu so dhahaa
@zahradahir2811
@zahradahir2811 Ай бұрын
Subxaanallah wilka inay ceydo maha because waa wil somaleyad inaa adeerked waye
@caishanuur9712
@caishanuur9712 2 ай бұрын
Gabdhaha waa ka san dheer yihin wiilasha ogow 😂
@nimcohussain8147
@nimcohussain8147 2 ай бұрын
That’s true waan ka sandheernahay raga 😊
@abdifatahabdikadir3800
@abdifatahabdikadir3800 2 ай бұрын
Iskucamira hee
@caishanuur9712
@caishanuur9712 2 ай бұрын
@@abdifatahabdikadir3800 🤣🤣
@caishanuur9712
@caishanuur9712 2 ай бұрын
@@nimcohussain8147 absolutely
@farhiaabdi2505
@farhiaabdi2505 Ай бұрын
Hada in ay. Wax aqrxisay beey mooda laakiin iyada is qarxisay yaa Amiina hada ka dib
@naturevideo1
@naturevideo1 Ай бұрын
afkiisa inu uraayey hadaadan udhawayn se ku ogaatay kuma loho ,,,,,,ck imtixaan weye nio😂😂😂😂
OOMAR  LAGU HEESTO CUNUG 14 JIR AH UU DHALAY  BIILKA DIR REACTION
16:53
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 34 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
WAR DEG DEG AH_4 February 2025#somalia #wararkiiugudambeeyey
14:14
CODKA SOMALIDA
Рет қаралды 9 М.
Najma Nashaad - Damashaad (feat. Hanad Bandz) DIDI REACTION
6:56
XUSEN OO OG OO DHULKA LA JARAAY MAMA HODAN IYO NINKEDI ABDI KARIIM😩
19:17
胖东来和东北人联手就可以救中国
21:16
崔永元
Рет қаралды 384 М.
omaar barbar iyo fananda hani hees isku fanen
9:56
Ramlo official
Рет қаралды 6 М.
RAG WAA WEYN AYEEY KUDHEEL DHEESHAY IYADOO DOQON ISKA DHIGEYSA
12:53
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 48 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН