Oday xayow benta mahin walalka xada 157 meaning ayeey ledahay yaab anaga wax aragnay waar niingan wax aya ka khaldan wlhi😮😮😮
@Mohamedsomali01Ай бұрын
Ck xidigta ka leexo noah clanka 😢
@Aminaseben-vu6jgАй бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdisamadDahir-f6pАй бұрын
Xaa ubaqee adiga xitaa qufka ma toos ugu shegtid
@HiboLucky-fg7okАй бұрын
m.a😊
@FarxanAxmed-u6qАй бұрын
Farxaan
@Theridewave2024Ай бұрын
Omaar shaydhaan nimadiisa iyo Gaalnimadiisa wuu cadaystay Qofki Alle ramaysan Qalbiga masiinayo in uu fallow usii ahaado.
@Black1Tiger3Ай бұрын
Cabsi cabsi walahi 157 angel number weeye anaa soofi riyay
@11naa44Ай бұрын
Oomaar viewskii ma hoos uga dhacy mida kale muqdar wa mxy kelmadas uu isticmalay
@AlvaanoYareАй бұрын
TEAM CUNAR KRISH ILKE
@ifraaxjamac6772Ай бұрын
Waliba akhriska ayaa kasii fiican oo laynoo sheegay in aanu shaydaanku guriga soo galin lagu akhriyo suuratu baqara adkaarta subaxii iyo galabkii ilaahay hub ayuu ina siiyay ee waynaan isticmaalayn
@CanabFarax-nj5wlАй бұрын
💔💔💔💔
@shukrihasan6425Ай бұрын
Fadeexo ma u dhiman omaar barbar mar ki hore u lahaa tolkeyga isixray been tiis sheydaamadu caabudaaye wuxu rabey in u somalida qaldo xaa idina qaldan hadana wad u jeediin
@DarboHusseinАй бұрын
175 magac wasaq ah oo shayaadhiin waye micnaheedo
@somalihanolato741Ай бұрын
Omaar malintu jidka oynayey waan la socoday ilaa la keeno gurigiisa waan u ducaynayey hada macsalaamo
@MohamethPazherАй бұрын
Anna adaan Kala laabtay
@KhaalidCraxmaan-ip6pxАй бұрын
Maxaad taraysay adigu 😂
@Ironlady227Ай бұрын
Wah comentiga gaalo ku rafanooso bee😊
@shukrihasan6425Ай бұрын
Waliba kuwa followga si naya e ku xiran wa la idin su laya aqiro aduun kan wa labo malin alle ka abaqa
Qod kasto aqli leh wa u jeda in u ka tirsan yahay qolyaha sheydaamada cabudo qofki ilaah wax la wadajiyo wax kale diinta islaamka wa ka baxay somaliyey indha fura o iska qabta sheydan cabudka
@PoqorfahadАй бұрын
Mohamed Scw Swc Scw
@UgbaadkoshinАй бұрын
CK qofku marku waashto wixii uu dhahayarkuu Soo miyirsado ma xasuusan karaa!!!
@shukrihasan6425Ай бұрын
Ogow dad sheydaamada caabudo iyagoo muslim ah eyey sheydaamada caabudayan iyago gaalo ah ayay sheydamada cabudan iyago ah yuhuud ah ayey shey damada caveman tas ogada somaliyey OMAAR BARBAR isaga o ah muslim ah ayu sheydamada cabudaa dadka qabiil ugu hiilinayo aqiro wa la idin su aalyaa
@Ironlady227Ай бұрын
Muslim iyo shaydaanu caudal kala saar abaa
@Mullamc8Ай бұрын
Oday xaayow 175 code hadu ka hadlay nin wax badan og waye balse wali adiguba howshoda heysa look the devil in the eye say no fear only allah 👆🏿 not kan u eg 🐐
@khadrasharif1504Ай бұрын
Ck fear Allah don't charge people only Allah knows everyones heart there's no such thing the number 175 we as humans can make mistakes omar sometimes does do sometimes funny things even Allah says inthe quranka noor iyo iftiin and I think omar barbar means when he is saying these words dadka khayr ka iyo wanaaga jecell
@OmarAhmed-nw6lrАй бұрын
Kutaabka quraanka soo jeedi xayoow libaax
@OmarAhmed-nw6lrАй бұрын
Dad badan ba ka baxay islanimda oo aan waxba aaminsanyn markuu dhahaayay 3 anglkoow I cawiyay ayan ogaaday inuu alle aaminsaneyn dhaman inta heesta iyo inta aad maqasheen Waxey aaminsan yihiin ma jirto waxa la dhahaa Atheist galiya Google ka diin ma heystaan way ka baxeen allow Naarta ku dhadhan sii dhamantood aduunaka
@rakiabdirahman4888Ай бұрын
Sixir ma jiro waa drama hadana darama kale halasugu
@RabFarАй бұрын
Ck daacad ilaahey aa iska tahay brother... war this guy lugtoow furee haduu soo noqonaayo hasoo noqdo.... how come oo qof dhibaateysan sheydaan ugu wacan karaa aaway ilaahow i badbaadi sow in la dhaho maaha.... Why?
@YahyeAli-hv8kdАй бұрын
Oday xayow aad baan kuu salamay mida kale qofku haduu diinta ka baxo hoyadi abahi Ku dhaleen haduu ka baxay illahay soo kala xisab tami mayo ilmaderayal dadka kala taga nacas nimada
@MohaCade-zr9tgАй бұрын
HHHHH ADABA KADARAY 5:42 WARKAS KULAABO
@sucdysheikh198Ай бұрын
Sax waye dee وما خلقت الجن والإنس إلا ليعبدون . Alle asaga abure wax walba oo konka dushisa saran
@amiroabshirАй бұрын
😂😂😂
@jihanjamal3564Ай бұрын
Bisinkow number ka iyo sawirka waba isku macno kawaran omaarow nuurka iyo iftinka follow ha iga so celiyan yaac 😮
dhibtaas ayuu leeyahe haduusan aqoon la heyn mid diini ah iyo maadigaba ,omaar malaha waxa aqoon lagu sheego ee waa nin laashin baadiyo ahaan jirey ee hada fanaan lagu sheego somaliyay hala yaabina ragan miyiga laga keeno ee ismooda iney dadka ka horeeyaan ileyn somaali ayaa hore u tiri,faqiir furun heley iyo fadhiid socod barey fooq foofqaaqsi kama roona