Sida loo sameeyo animation GIF ah | After Effects - Photoshop

  Рет қаралды 7,090

Artisma Graphics

Artisma Graphics

Күн бұрын

Sida loo sameeyo animation GIF ah | After Effects - Photoshop
Sida muuqaal video ah GIF looga dhigo. Photoshop iyo After effects
Instagram: bit.ly/Artisma...
Channel: bit.ly/Artisma...
Email: artismagraphics@gmail.com

Пікірлер: 19
@Abdirizakmrashid
@Abdirizakmrashid Жыл бұрын
Mashaalah eng hor u soco ano motion graphic dhigo ayaan wax badan ka faaidestay .🤩 keep going
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
Guuleyso sxb🙏🏾
@asadabdullaahi8647
@asadabdullaahi8647 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad .
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
👏🏾
@zakariyezaxardiid
@zakariyezaxardiid Жыл бұрын
Eng we Are waiting Logo Design and it's variation Allaha Kuusoo Fududeeyo ma sahlanee waqti bay rabtaaye
@paarichannel4727
@paarichannel4727 Жыл бұрын
M.a ustaad wxaanjuweydina sida template anlasodagay upadalo Cashir nogasosamee adigo mhadsan
@Yahyeahmedsahal2
@Yahyeahmedsahal2 Жыл бұрын
Wlhi waxaan ku faraxsanahay ustaad inaad dib noogu soo laabatay alxm
@skimoha11345
@skimoha11345 Жыл бұрын
War ustaad quick time waa lasoo dagay sidee ugu shubaa after effects
@Yahyeahmedsahal2
@Yahyeahmedsahal2 Жыл бұрын
Runtii wax badan ayaan kaa faa'iideestay ustaad ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
👏🏾
@alhudasoomaalitv
@alhudasoomaalitv Жыл бұрын
Away logo design
@absatrader1838
@absatrader1838 Жыл бұрын
M.a waad soo noqotay
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
Haa sxb. Mahadsanid
@libankheire143
@libankheire143 Жыл бұрын
Aad iyo aad ayaa umahadsantahay macalin . Lkn waxaa wataa codsi in badan oo dhalinyara ah ey ubaahanyihiin waana programming languages sidaa Editing ka iyo photo shop noo bartay ayaan rabnaa inaa noo barto
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
Programing aad uguma fiicni wili waan baranayaa. Shukran🙏🏾
@caliosmaanaxmed8980
@caliosmaanaxmed8980 Жыл бұрын
Ustaad waxan mar labad ka codsana ina group artisma groupka telegram ah ina sameysid ustaad mahadsanid
@artismagraphics
@artismagraphics Жыл бұрын
👍🏽
@marwodumar
@marwodumar Жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe ii sara💛💓💓
@RaiisAcademy
@RaiisAcademy Жыл бұрын
mahadsanid ustaad 👍
Sida loo sameeyo Logo animation | After Effects
28:46
Artisma Graphics
Рет қаралды 13 М.
Barashada Blender 3D Af soomaali
2:37:13
Artisma Graphics
Рет қаралды 8 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 116 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 32 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 32 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 79 МЛН
Wax iska hubiya marwalba! Hussein Jama vs Somali Cowboy
5:47
Artisma Graphics
Рет қаралды 12 М.
Sida codka loo nadiifiyo | Premiere Pro - Audition
5:01
Artisma Graphics
Рет қаралды 12 М.
After effects animation Soomaali
19:38
Artisma Graphics
Рет қаралды 7 М.
Sida Premiere Pro loogu sameysto Workspace gooni u ah TikTok
9:13
Artisma Graphics
Рет қаралды 3 М.
Quick & Easy Lollipop | Blender Tutorial for Total Beginners 2024
12:10
Blender - Sida loo sameeyo Flash | Flash modeling in #blender
31:16
Artisma Graphics
Рет қаралды 1,9 М.
Sida loo sameeyo Car Animation illustrator - After Effects
13:01
Artisma Graphics
Рет қаралды 16 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 116 МЛН