KINSI XAAJI, HEESTII (IGA MAQAN)

  Рет қаралды 293,172

CALANKAmedia

CALANKAmedia

Күн бұрын

Calanka.com ayaa idiin soo gudbinaya

Пікірлер
@adenshire1349
@adenshire1349 8 ай бұрын
ALLAH HAU RAXMADO abwanadi somaliyed iyo fananinti somaliyed e sare U qaadey afka somaliga iyo xikmad iyo murtida af somaliga.
@Sharkou_Nuh
@Sharkou_Nuh 5 жыл бұрын
Iga maqan! Illahow kuu naxariiso Kinzi Somali Legend ayey ahyd😢
@XuseenIbraahim-b3n
@XuseenIbraahim-b3n 9 ай бұрын
Waaw waa hees xasuus medan yaranteyda Alan sooxasuusanaaa
@ghboy2914
@ghboy2914 7 ай бұрын
Masha allah waxaas baa kaa hees ah eshcalaa hees
@abdifatah_bashir
@abdifatah_bashir 10 ай бұрын
Heesaha kaliyeenan aan ka caajisin wakhtigay Soomalidu dawladnimo iyo fanba lahaayeen 😢
@BarecabdiBarecabdi
@BarecabdiBarecabdi 10 ай бұрын
One off the best songs ever ❤
@OsmanKeinan-yr4ie
@OsmanKeinan-yr4ie 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😂❤
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail 4 ай бұрын
Edo Allen SWT ha ku naxariiso. Ameen
@AhmedAli-y7i3h
@AhmedAli-y7i3h 8 ай бұрын
May sister you are not with us but your music still live among us may Allah rest in peace
@abdilahibg8794
@abdilahibg8794 5 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲
@Sheydhan
@Sheydhan 3 ай бұрын
Iga maqan kinsi caashaqeed ana manta caashaqa kinsi sida mayega roobka intu meel biyaha dhigay dhex maquurshay geedaha ayuu qalbiga ii degay kinsiyo saciiro ku jirto ana aduun joogo liyudiluna cani sabiil by Sheydan
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Ай бұрын
Wll maxaa ku hadlaysaa ma adaa og meeshuu alle geeyay 😌 tankale magaca kugu qoran ma adaa ugu talo galay !!
@anissahassan9932
@anissahassan9932 2 ай бұрын
236 millions vieuws Allaya rahma kinsi haji Aden 💜💚💘👍
@HalisTa..22
@HalisTa..22 4 ай бұрын
Iga maqan i moogaa.. Iqaadaa i dhigayaa.. Ilahow kuu naxariiso mommy kinsi❤
@maden7818
@maden7818 10 ай бұрын
Somali old music is the best. Allaha kuu naxariisto aamiin.
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 2 ай бұрын
Alaha unaxristo caqaarta kinsi sharaf from galkacyo Somalia guul
@AdmiringCosmos-lh4kx
@AdmiringCosmos-lh4kx 5 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto kinsi xaaji aadan janadii fardowsa ha ka waraabiyo
@sayidka6911
@sayidka6911 7 ай бұрын
Erayadii maxamuud maxamed qaaqaa. Laxankii jiim shiikh
@w410921
@w410921 5 ай бұрын
My all time favourite singer. My allah grant her Janah
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 7 ай бұрын
Iga maqan I moogaa Mataankaygii geed qariyee Anna maanta caashaqa Sida mayayga roobkoo Intuu meel biyaha dhigay I maquurshay geedaha Mahiigaan jacaylbaa Meel dheer I dhigayaa
@MahmudMilik
@MahmudMilik 3 ай бұрын
Mataankeygiiii ka qariyeee
@abdirahimdalal2909
@abdirahimdalal2909 9 жыл бұрын
faananiti hore waa best ilahow kunaxariiso
@Sheydhan
@Sheydhan 8 ай бұрын
Maharaj waa caashaqi kinzi xaaji aadan
@Sheydhan
@Sheydhan 8 ай бұрын
Soo gal aduun Kinzi
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx 5 ай бұрын
Allahayow unaxariiso
@GufaysMaxamuud
@GufaysMaxamuud 10 ай бұрын
Kinsi x.aadan😢❤
@jabaqsheegmedia9948
@jabaqsheegmedia9948 5 ай бұрын
Allah unaxaristo kinse xaji adan
@JamaMohamed-cp4gm
@JamaMohamed-cp4gm 2 ай бұрын
Waan.ku.salaamey🎉
@cabdiraxmaangacan
@cabdiraxmaangacan 8 ай бұрын
Axyaa hees
@NoorAbdullahi-x7t
@NoorAbdullahi-x7t Ай бұрын
Sad dad wa dad kii hore😢
@mohamedAli-gv8wv
@mohamedAli-gv8wv 6 ай бұрын
Kinsi Allah kunaxriato
@HaashimAhmedali-fe5yi
@HaashimAhmedali-fe5yi Ай бұрын
Waaw
@Cureji2025
@Cureji2025 10 ай бұрын
Ì conic song for kinsi (Rest in peace) 😢
@JamaMohamed-cp4gm
@JamaMohamed-cp4gm 2 ай бұрын
Madaxbaan.Ah🎉
@faisal-e1x
@faisal-e1x 5 ай бұрын
She was born to entertain
@zahurzahur5337
@zahurzahur5337 9 жыл бұрын
woow maa axlaaa
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 8 ай бұрын
(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed).
@JamaMohamed-cp4gm
@JamaMohamed-cp4gm 6 ай бұрын
WaxaN.kuusheega
@akabdihassan3191
@akabdihassan3191 4 ай бұрын
Habeen axada soogalayso iid arafo saacadi tahay 8:52 pm qayilaya ku raaxaysana codka aadka umacaan ee Kinsi X.aadan AHUN iyo heestan aadka umacaan 15/6/2024
@faisalhaji8670
@faisalhaji8670 4 ай бұрын
Rip I love her she is unique
@abdillahiadanissah9244
@abdillahiadanissah9244 7 ай бұрын
AUN🤲🤲🤲🤲
@Sologamer446
@Sologamer446 Ай бұрын
About money we discust in private
@SaalixIbraahim
@SaalixIbraahim 2 ай бұрын
Horta ruwaayadan jecel waa xigmad miiran oo waxay kuu tilmaamaysaa in jecelku qofku midba meel ka geli karo mid inuu ka gelikaro qof nolosha meel hoose ka ga jira mid inuu ka geli karo mid aan isagaba u jeedin oon ka gureyn Markaad u fiirsato abwaanada ruwaayadooda jaariyadii ninkii lacagta la ayey jeceshay ninkii lacagta lahaana tu kale ayuu jecelyahay tuu jecel yahayna inan yar oo hudheelkiisa ka shaqeeya ayey jeceshay. Ilaa mid aan isagu jecel ayaa i haya aan odhan kareyn isna mid uu jecel yahay isna gabadh ayaa jecel uma muuqatee taa uu jecelyahay ayaa u muuqata abwaanadii hore wada xigmad miiran ayey ahaayeen Abwaan max'ed dacar, axmed saleeban bide Fananada codka macaan ee kinsi x cabdi aadan allah u naxariisto aamiin
@AfnaanDaahir-t4z
@AfnaanDaahir-t4z 9 ай бұрын
0:40
@BarecabdiBarecabdi
@BarecabdiBarecabdi 10 ай бұрын
Lol
@JamaMohamed-cp4gm
@JamaMohamed-cp4gm 2 ай бұрын
Ma.ku.aqqn
@JamaMohamed-cp4gm
@JamaMohamed-cp4gm 2 ай бұрын
Makuleras.qaa no🎉
Cabdi-Jibaar Alkhaliiji
6:31
Tixraac
Рет қаралды 326 М.
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 421 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 25 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 29 МЛН
Kinsi Xaaji Aadan Aun Heestii Xareeda laguma wacnado
4:01
Daawad Music Chanel
Рет қаралды 900 М.
Dareenka Naftayda hees Xasan Aadan Iyo Rooda maash
8:58
Haqabbeel.com Hoyga Aqoonta
Рет қаралды 2,7 МЛН
HEES "IGA MAQAN" WITH LYRICS BY UBAH 2014
6:02
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 108 М.
hees Magool   Dhabtuu Jacaylku Yaalaa Original mpeg2video
5:13
hctvcayto1
Рет қаралды 1,9 МЛН
WAJIYAAL IS XASUUSTA - KINSI X. AADAN & CABDULAAHI XARAGO
7:59
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 606 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 320 М.
Barasho
10:59
Xasan Adan - Topic
Рет қаралды 3 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39