Kinsi Xaaji Aadan Aun Heestii Xareeda laguma wacnado

  Рет қаралды 900,251

Daawad Music Chanel

Daawad Music Chanel

Күн бұрын

Heestii xareeda laguma wacnaado Fanaanadii Kinsi Xaaji Aadan Mirihii Axmed Saleeban Bidde

Пікірлер: 311
@drhassanmedia8337
@drhassanmedia8337 6 жыл бұрын
Alla wuxu qurux badnayda, hablaha somalidi hore wax kale wlhda like ta igu qabo hadad wali 2018 dawanayso kinsi xaaji
@makebravo7133
@makebravo7133 3 жыл бұрын
WIXII KU DHUUSTAY SAWKAMA QURUXBADNAYN SHAME
@abdiwaes7065
@abdiwaes7065 5 жыл бұрын
Wllhi inaan reer waqooyi aynaan ku. Gaadhayn qurux iyo suugaan inta kale maan sheegin
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Inta kalena Allah waa siiyay wax walboo wanaagsan oo lagu faano rabbi swt waa ugu deeqay dadka kalena uga horeeyeen
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 5 ай бұрын
@abdiwaes wll ma rer waqoyiba wlhy ilaa yaraantaydii heseheeda waan jeclaa ilaa imaka meel ay kaso jedo ma aqaan ana rer waqoyi ahay lkn somalinimada iyo fankeeda cajiibka ah baan ku taageraa, sidokale fanaaniin badan oo koonfur iyo waqooyiba kaso kala jeeda ayaan taageraa
@awbustaale5719
@awbustaale5719 8 жыл бұрын
Ilaahay wuxu isugu daray Kinsi Xaaji Aadan laba arrimood oo ay dheerayd hablihii fanka soomaaliyeed: qurux iyo cod macaani. Alla ha u naxariisto.
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 2 жыл бұрын
Qurux Dabeecad iyo Joog intaba wey la Dhimatay Allah u naxaristo Mom Kinsi Xaji 🤲
@shaaficigaradhiin9091
@shaaficigaradhiin9091 5 жыл бұрын
Quruxdii fanka, yaa daawanaya 28.1.2019. Fannaanadii ugu shidneyd fanka ee HY love from our brothers ❤️ Dhulbahante.🙏
@abdidheere7000
@abdidheere7000 4 жыл бұрын
daraawiishta sln naga gaadhsii gobta gobtu dhashay
@thefearlesskibaarka9642
@thefearlesskibaarka9642 10 жыл бұрын
My tolkay HY ayaaga isugu tagay heestan, allow u naxariiso kinsi iyo ahmed gacayte ,
@salimnour
@salimnour 7 жыл бұрын
isaaq kingdom -baashe- hhhhhhhhh HA iyo HJ kuwaasi way dhageystaa , hhhh
@mohamedhamse1061
@mohamedhamse1061 4 жыл бұрын
My tolkay HY allax raxma Raaaximiin eedo kinsi xaaji aadan aw xuseen iyo adeero ahmed gacayste yousuf bahdoon ilaahy naxariistiisa jano ha Idinka waraabiyo
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 5 ай бұрын
Masha alah wll ma hy baa wlhy rer koonfur baan modi jiray waaba abtiyaashay from cg
@dekamohamed831
@dekamohamed831 8 жыл бұрын
masha, allaah kinsi ale ha unaxariisto, janada hageyo kinsi iyada oo fanka joojisay oo she,khada ayay dhimatay kinsi qurux ay udhalatay, rabi siyay waxa u dheera cod aa dad ku isku dayikarin gaara, waxa aan dadka udhawaa ka maqlay inay dadka ixtiraami jiray wsxbadan ayay kaga duwaneed qof kasta oo iska heesa kinsi nuura ale ha nuuro qabriga
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
Aamiin
@siciidcabdulahi103
@siciidcabdulahi103 3 жыл бұрын
Aamiin sxb qof ixtiraam leh ayey ahayd runtii run baad sheegtey
@faysalmohamed2467
@faysalmohamed2467 3 жыл бұрын
🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️ Alluu u naxariisto habar yartee... Habar yonis Kinsi xaaji🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴💙🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Xagaaga markan uciiray...,,, inaad xaska iga baydhaa..,, Xeerkiisa jaceylka maahee..,, Xan iyo Ceebi yey kuraacin💖
@somalistars2294
@somalistars2294 3 жыл бұрын
Hablaha ugu qirxoon Somaliland waa Dhulbahante iyo Garaxajis. Fanaanad qaali ah Kinsi Xaaji. AUN
@MohamedMohamed-qh7cj
@MohamedMohamed-qh7cj 2 жыл бұрын
Hablaha ISAAQ makaladhacaan..sheeko niic aa magaalada kadaa...Fanka Maandeq baa ugu quruxda Badnayd waqtigeeda Seynab Ciige sidookale, hablaha somaalida beelkasta wayleeyihin qurux ❤👌🏽
@mustafeaxmed8807
@mustafeaxmed8807 Жыл бұрын
@@MohamedMohamed-qh7cj saaa cali
@murtimaalshow
@murtimaalshow 5 жыл бұрын
Yaa 2019 Soo Aaday Mucjisadii Habar Yoonis Kinsi Xaaji Aadan Ahmed Saleban Bidde Iyo Farihii Macaanaa Ee Gacayte 🔥🌹👏
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 5 жыл бұрын
Caadi ma ahan heestan qabiiil baa iskugu tagay
@xamsemahadalle839
@xamsemahadalle839 3 жыл бұрын
and Tiranga %%____8a on Friday 99 9yyggghv 9th 999)9)9)998*
@musehussein3093
@musehussein3093 3 жыл бұрын
Alle ha barakeeyo waa tolkeey
@pierrenour2014
@pierrenour2014 4 ай бұрын
laandheereyaal viv hirsi cismaan. hy mahmed salebaan bide kinsi adeerkeed iyo gacayte ku farayareystey laxanka esh calaa hees
@mmmyamaniable
@mmmyamaniable 12 жыл бұрын
Hargeisa ayaan kula kulmay intaanay dhiman waxay ahayd qof Miskiin ah oo aad u afgaaban RIP Aaaaamiiin
@kaafimohamout6302
@kaafimohamout6302 3 жыл бұрын
8 Sano Kadip Ayaan Commentikaaga aKhriyey 🙈 CaJiip Hadaad Noo Hazhey waa Alx wll🥺 hdd dhimateyna alle Haku naxariizto🥺
@usaamemaxamuud21
@usaamemaxamuud21 3 ай бұрын
Ma noo shahay
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 7 жыл бұрын
Xareeda laguma wacnaado abaartana lama xumadoo aduun xunbo maaha gudha yee Haduu kuu xeel furnaadoo xogtiisana ruux kusiiyo xasuusta lagama gooyee xagaaga markaan uciiray inaad xaska iiga baydho xeerkiisa jacaylka maahee xan iyo ceebi yey ku raaciin Aduun waa xeerba xeeroo sidii weeye xabag cadaadoo xil bay adhi jiri wadaagtaa inagaa xidid gun baaroo amase laamaha xubnaha oo xumaan haygu falin waxyeelee xagaaga markaan uciiray inaad xaska iiga baydhaa xeerkiisa jacaylka maahee xan iyo ceebi yey ku raacin plz heestu saasay sax ku tahaye barta soomaliga macnihiisa
@abdifatah-Yare
@abdifatah-Yare 6 жыл бұрын
Hibaaq Saakin si wacan baad udhigtay, heesihii hore waad ku taxantahay, faallooyinka Markaan akhri is idhaahdo ba Waan ku arkaa magacan. Kkk.
@filsanmohamed5695
@filsanmohamed5695 4 жыл бұрын
Allhya cisig qli in badan wad i fahnsisay
@sumayoahmed9268
@sumayoahmed9268 4 жыл бұрын
Xaska maxa laga wadaa?
@filsanmohamed5695
@filsanmohamed5695 4 жыл бұрын
@@sumayoahmed9268 melaha aan la marin ee odaha leh
@AbdallahBotan
@AbdallahBotan 4 жыл бұрын
Sharaf baad ledahay Hibaaq.
@mohamoudjama9860
@mohamoudjama9860 11 жыл бұрын
alle yaa raxma allow fananad legendnad ah ma ahayd waxaan xasuustaa mar aanu iska soo raacnay adis ababa 2004 dhamaadkeedii alle ha u naxariisto
@muhismukhtaar
@muhismukhtaar 5 жыл бұрын
xagaagaa markaan u ciiray inaad xaska iiga baydhaa xeerkiisa jacaylku maahee xan iyo ceebi yay ku raacin ALLE HA KUU NAXARIISTO❤️❤️
@travelchannel5704
@travelchannel5704 3 жыл бұрын
2021/8/10 habeenimo iYo xadka u dhexeYa Norway iYo Sweden. Safar tahribana wan ku jira allow sahal amuraha
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 10 ай бұрын
Xeerkiisa jaceylka maaheeee.. Xan &Ceebi yey ku raacin😍
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said 2 ай бұрын
Kinsi x.Aadan Alle haku naxariisto
@majidmediaproduction1122
@majidmediaproduction1122 Жыл бұрын
Heestan waxa dib uqaaday fanaanada Shaadiyo sharaf Runtii si fiican bay ugu soo baxday
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 5 ай бұрын
Kkkkk meesha naacda kala tag
@nadiifojama9933
@nadiifojama9933 10 жыл бұрын
Qurux badnaydee Kinsi - Alleh sw ha u naxariisto-aamiin
@Mubaarak87
@Mubaarak87 8 ай бұрын
Ahmed Gacayte music 🎼 waa tumay Allah yarahmah Kinsi Haaji iyo asagaba 😢
@ahmedcabdijaaburi1562
@ahmedcabdijaaburi1562 4 жыл бұрын
Heestan waxa anbartay 2010 anoo wiil yara ban dhegaysan jiray meel ladhoho guumays anoo kel kuraaca waqtiga tegayow salaama
@Qofnaba.
@Qofnaba. 2 жыл бұрын
Allah naxarsti jano ha ugu deeqo kinsi xaaji aadan. Imka waxaad mooda in anay dadku ka baqan xanta iyo ceeb inay raacdo, halka dadki hore ka baqan jireen wixi milgahooda dhaawacaya dadki hore inaga wanaagsanaaye.
@fuaadcade1312
@fuaadcade1312 7 жыл бұрын
Habaryonis ba iskugu tagday heesta toLkayga Axmed gaCayte yuusuf Axmed saleeban bidde Kinsi xaaji aadan
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 7 жыл бұрын
Fuaad Cade habar jecelona way dhagaysanaysaa hhhh
@fuaadcade1312
@fuaadcade1312 7 жыл бұрын
Hibaaq Saakin isaaq oo dhan iyo somalida kaleba Lol
@qalanjadaburco5410
@qalanjadaburco5410 6 жыл бұрын
Haaa runtiii. Isaaqi kalana way dhagaysanyan walaaalaheeen
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 6 жыл бұрын
Fuaad Cade habar Yoonis good people
@nonamebeforesuccess1047
@nonamebeforesuccess1047 6 жыл бұрын
Axmed gacayte waa sacad muuse oo makaahiil ah xasan ganay inadeerkii lkn wxaasoo dhn somalinimo karaac
@nagiibosman6275
@nagiibosman6275 8 жыл бұрын
xareeda laguma wacnaado abaartana lama xumaado aduun xunbo maaha gudhaye haduu kuu xeel furnaado xogtiisa ruux kusiiyo xusuusta lagama gooye xagaaga markaan u ciiray inaad xaska iiga baydhaa xeerkiisa jacaylku maahe xaniyo ceebi yay ku raacin ilaahay haw naxariisto kinsi xaaji aadan
@nimonani120
@nimonani120 8 жыл бұрын
walal qoraalkeda ma igu caawin ma fahmaaye waana jeclahay
@Hdkdljdj
@Hdkdljdj 8 жыл бұрын
nagiib osman nagii u dhamaystir inanta
@khadraaliabdullahi7395
@khadraaliabdullahi7395 7 жыл бұрын
👍
@khadraaliabdullahi7395
@khadraaliabdullahi7395 7 жыл бұрын
👏👏👏👏
@qurboyare2298
@qurboyare2298 6 жыл бұрын
nagiib osman
@dogoblebancade8963
@dogoblebancade8963 12 жыл бұрын
Rabbi Naxariistii Jano haka warabiyo kinsi xaaji aadan aw xussein,,, mar kasta lama kala waayo Axmed saleban bidde iyo axmed gacayte tolow sabab
@fuaadcade1312
@fuaadcade1312 7 жыл бұрын
Dogoble Bancade waa laba nin oo ilmaader ah
@wardawkoronto9738
@wardawkoronto9738 6 жыл бұрын
axxxxxxxxx hadii nof lasocelikaroowan socelilahaa gacetaay iyo dubec my aderadey alo inin naxriisoo anaa xita wey nasugesa dhiimshooo
@wardawkoronto9738
@wardawkoronto9738 6 жыл бұрын
axxxxxxxxx hadii nof lasocelikaroowan socelilahaa gacetaay iyo dubec my aderadey alo inin naxriisoo anaa xita wey nasugesa dhiimshooo
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@fuaadcade1312 😁😁😁 fanku qabiil maleh inder
@kaysexasanBustaale-mq8im
@kaysexasanBustaale-mq8im 11 ай бұрын
Alle yaa arxanu raaximin Alle koley waad is arkaysaan Alle qabriga ha ku wasiciyo
@abdullahiali61
@abdullahiali61 6 жыл бұрын
Hablaha noocaan ugu jeclahay; joog iyo jalaqsani. Ilaahoow kuu naxariiso.
@MohamedMohamed-qh7cj
@MohamedMohamed-qh7cj 2 жыл бұрын
KINSI HAJI AADEN ALLAH haunaxriisto waa fanaanada waqtigeeda style kulahay
@abdiadenamal7920
@abdiadenamal7920 6 жыл бұрын
Heeskan wan maqlay aniga oo yar wlhi wan xusuusta waxan Tagaytay saylac abtigay hada waa dhinta alla uu naxaristo isaga Ku qayilijiray marka ban again fadhisan jirtay Manta oo 11/08/2018 waxn ka fogay xalki lagu dhalay wlhi waa adunyo
@khadarboy5831
@khadarboy5831 Жыл бұрын
Axmed saleban biide abwanka mucjiiso weye heesihisu walw😊
@Mandeq22
@Mandeq22 13 жыл бұрын
Ilaahi u naaxarsitoo Kinsi Xaji Adaan Janadaa Fardowsa ilaahi haa kuu waaribiiyo amiiin amiin amiin
@hibaaqwilzan3566
@hibaaqwilzan3566 5 жыл бұрын
Alleh hownaxariiztoh kinzi xaaji heetay waxay uqaaday Adeerkay xanaz
@Amal8327
@Amal8327 4 жыл бұрын
Qisada nooga sheeke bal inabti axmed saleban bide malin dhawayd l mar la waydiiyay wax kalu ku shegay hestan .
@ismailazonto768
@ismailazonto768 7 ай бұрын
Axya cood
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 3 жыл бұрын
wow kinsi yaa salaam AUN inagoo xidid iyo gubooroo ama laamaha xirsi cismaana xumaan haygu falin abiidee
@sumaliagood4833
@sumaliagood4833 4 жыл бұрын
Heestan tik tok sxpadey iiga duben Anigo Greece turub ku cayarayo xasuus bey iithy xarada laguma wacnado
@ibrahimbrody2720
@ibrahimbrody2720 4 ай бұрын
Allah ha u naxariisto
@abdijabartalaqeali5972
@abdijabartalaqeali5972 2 жыл бұрын
Allah mercy and give you His Paradise waan ku tageri jiray. Naxaris Allah ha ku siiyo Aamiin Aamiin Aamiin.
@abdulljama4591
@abdulljama4591 6 жыл бұрын
Waaaaw qurux badanaaa kinsi xaaji adan Ilaahay ha unaxariisto Aaminta raaciya
@mariajama3019
@mariajama3019 6 жыл бұрын
Abdull bulbul amiin yarabi
@istarclaahi
@istarclaahi 8 жыл бұрын
so nice abwanka hestan sameye cdi mahan murti ledahay😍
@gadavi888
@gadavi888 12 жыл бұрын
inaa lilahii waa inaa ileyhi rajucun ilahay janadi fardowsa haka warabiyo
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 4 жыл бұрын
Fanaanadan kinsi wlh ciyaar maha.wan ka hadhay. Mar ay jibuti timiday oy nuur daalac hees macan isla qadeen ayaan xasusta: "Sua'alahan qaaliga Sexeexogu wa inaga. Sidi muliyo xusen Baqeenu wa hay sase Baqeenu wa hay sase".
@Mahad-me2bg
@Mahad-me2bg 8 ай бұрын
❤gobanimo saniba haaji baxasan
@use66666
@use66666 5 жыл бұрын
Alllah ha u naxariisto kinsi xaji Walalayaal marxumada quranka u akhriya wax wayn ayuu u tarayaaye.
@nupian06
@nupian06 7 жыл бұрын
thanks my beautifull eedo kinsi xaji, we had talented people back then. love you somalia
@abdulegudhuu5348
@abdulegudhuu5348 3 жыл бұрын
0lp00pp0ppllllpll
@mohamedmohamud3639
@mohamedmohamud3639 3 жыл бұрын
@@abdulegudhuu5348 Her vocals brought lots of joy to millions around the world bravo oyee
@hamz233
@hamz233 2 жыл бұрын
*Somaliland - where talent resides
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 жыл бұрын
@@hamz233 Somaliland hadda may soo saarto talanted heesa? Waxaad moogtahay in Dowladdii dhexe ay aad uga shaqayn jirtay in fanku horumaro oo ay jirtay wasaaradda Warfaafinta oo tayo leh iyo tiyaatarkii qaranka.
@MissNimo22
@MissNimo22 9 ай бұрын
​@@hamz233 facts
@maxamed7258
@maxamed7258 5 жыл бұрын
Yaa dawanaya November 2019
@alijamanour491
@alijamanour491 7 жыл бұрын
waa hees aan aad u jeclahay 1979-2017 waan xiiseyaa markasta
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 7 жыл бұрын
jaamac cabdi må xiligaaas bay soo baxday
@maxamedcalidafar775
@maxamedcalidafar775 3 жыл бұрын
2021_9-2 kinsi xaji adan fananad an cadi aheen wah wah adun wasidi xabagcadaado
@naimashukri5177
@naimashukri5177 Жыл бұрын
From tiktok to qaraami zhab 😂😂
@WIILWAAL1
@WIILWAAL1 2 жыл бұрын
Wagi Somali ay Somali ahayd... qurux badana. .. .💙💙💙💙💙
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 2 жыл бұрын
One of my favourite artists ilahai ha unaxaristo
@MahmudMilik
@MahmudMilik 2 жыл бұрын
Mahn i wish we had such riwaayads nd watch art being made
@Mahrez7596
@Mahrez7596 Ай бұрын
Riwaayadii Ahayd isku timiyoo isma taqaano Hal reer oo kaliya ayaa Riwaayadan Dhigay Garhajis Wallee reerkaa Gacan baan u taagay lock baa ugu xidhnaa fanka Guulaysta Gacaliyayaal from Zubeer awaL kollay imikana siyaasadii way Naga xadeen 😅😅 Alle Naxariistii janno haka waraabiyo mammy kinsi 😢 Alla maxay Qurux la dhimataY wllhi si Niyada kuugu duceeyay maMo🤲💔
@abdiazizibrahem9314
@abdiazizibrahem9314 4 жыл бұрын
2020 AYAN DAAWANAYAA KAMANA DAALO QURUX DEEDA IYO HEESTAY QAADAYSOBA WAA CAJIIB😍🌹
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 3 жыл бұрын
2021 Still watching hargeisa Alle ha unaxaristo😓
@farta31
@farta31 12 жыл бұрын
ilahay haa unaxristo kinsi haji
@kaafimohamout6302
@kaafimohamout6302 3 жыл бұрын
Amiiin
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 3 жыл бұрын
Ilaahay naxariis kaga baryaa aamiin
@mahadcarte1262
@mahadcarte1262 2 жыл бұрын
Xasuuso jeceylkaygi Baan xasuusanaya waa aduun waxan ku suganahay malaysia gobolka johor magalada patu pahat. 23/6/2022 12:00 midnight.
@mewww50
@mewww50 13 жыл бұрын
i love kinsi...look how she hoppin and pufing with delight .her dance and voice melts my tender heart :) my allah rest her soul in peace and paradise too...inshallah
@kaafimohamout6302
@kaafimohamout6302 3 жыл бұрын
9Sano Kadip ayaan Akhriyey Commentikaaga Cajiip🙈
@somalinetflix3533
@somalinetflix3533 2 жыл бұрын
Kinsi waxay ku jirtaa 3 gabdhood ee ugu qurux badnaa hablihii soo maray fanka keliya Khadiija Qalanjo iyo Saado cali warsame ayaa laba talaabo ka horeeyay
@abucabaas277
@abucabaas277 10 ай бұрын
Labadaba aad sheegtay aniga ayadaa koow ah
@88Shaqlan
@88Shaqlan 11 жыл бұрын
Alla yarxamuka Masha allah Qurux ayaad eheed Kinsi ma arkin fananad ka qurxoon walahi :(
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 3 жыл бұрын
Yaa.laban quruxda bilaa make upka ah , bal kawaran iyadoo hada nool, ilaahay hakuu naxariisto
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 Жыл бұрын
Walee dumarkiii hore fan keliya maaheee waxay wada ahaayeen kuwo ilaahy dhamays tir kawda dhigay haduu cod ahaan lahaa iyo haday qurux ahaan lahayd iyo haday jooog iyo dheman ahan lahydba
@qodadimuuse5197
@qodadimuuse5197 5 жыл бұрын
ilahay hakuu naxariisto fananad beyku bananeed
@axmed2068
@axmed2068 3 жыл бұрын
Inta 2021 dawanaysa like
@guushamarinkeedahaybso7558
@guushamarinkeedahaybso7558 3 жыл бұрын
Heestan waxaa iigu horaysay 2011 aniguu gaadhi la socda hawd ka yimi ama kilanka shanad qofba siduu u yaqaan
@makebravo7133
@makebravo7133 3 жыл бұрын
Yaa kugu haysta kuye heeestaan waxaa iigu horeysay shame
@mahamedabdiqadir7596
@mahamedabdiqadir7596 5 жыл бұрын
Abaw habar yoonis maxaa waayee fanaaniin camal miyaa
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Mayeee waa reer boqortooyada isaaq kamid ah Waana reerka ay fananada iyo abwaanka heesta sameeeyeey iyo ka Laxanka saarayba kasoo jeedan
@makebravo7133
@makebravo7133 3 жыл бұрын
Haw bixin oromka loma sheego
@makebravo7133
@makebravo7133 3 жыл бұрын
WAA NIN HOBOLADA WAABERI KI JIRI JIREY HADA DHINTAY
@abucabaas277
@abucabaas277 10 ай бұрын
Kay gabadha u dhashay miyaa
@Iamsahal143
@Iamsahal143 12 жыл бұрын
allaah yaa arxamuhaa waa noo raaxaysay alle ha udambi dhaafee marxuumada kinsi uduceeya dhamaantiin markasta ood codkeeda maqashaan
@hassahilowle-nh7nj3ru5s
@hassahilowle-nh7nj3ru5s Жыл бұрын
Archived. inta Somalidaa. Kasoo Qaad inta Afka Somaliga ku Hadasho.
@alisaid2008
@alisaid2008 2 жыл бұрын
Mirihii a.s.bide laxankii a.gaceeyte codka kinsi x.aadan
@abdifatah-Yare
@abdifatah-Yare 6 жыл бұрын
Gabadhu cod macaanaynaydaa ,alle ha kuu naxariisto.
@apdymawel5237
@apdymawel5237 3 жыл бұрын
Kinsi xaji aadan Fananada qudha aanan heesaheeda ka xiiso dhicin Allow godka kuu nuuri.
@amiiryare3067
@amiiryare3067 7 жыл бұрын
Yaa Ila Daawaday Heestan 2017 ismuuji -----
@salimnour
@salimnour 7 жыл бұрын
Amiir Yare me bro
@hiyamabdullahi2991
@hiyamabdullahi2991 7 жыл бұрын
walagula dawanayaa waa heesaha ugu jecelahay kinsi illahay ha u naxaristo
@mohamoudosman9233
@mohamoudosman9233 7 жыл бұрын
hiyam Abdullahi aniga Ayaa kula daawaanaya
@hiyamabdullahi2991
@hiyamabdullahi2991 7 жыл бұрын
ok dadki hore lee wax jiro ah kuwada waa bila xigmad
@Amal8327
@Amal8327 6 жыл бұрын
Ilahay naxariisto jano hakawaraabiye kinsi waan jeclaa
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Kinsi Xaaaji Aadan Xuseen Cod Tolmoon ayuu rabigay ugu deeqaY !
@Amal8327
@Amal8327 6 жыл бұрын
Fanaanad ka quruxbadan kinsi may jirin ilaahay xuruu caynti janada haku daro amiin Allah yarhamaha
@deeqsiwarsame324
@deeqsiwarsame324 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariistee way qurux badnayd Kinsi lkn ha hilmaamin Qaiijo Qalanjo. Qalanjadii hablaha quruxda qaaday. Iyo sidoo kale Alle ha unaxariistee Saado cali warsame oo ahayd xuurarcayn
@afifoxikma5515
@afifoxikma5515 7 жыл бұрын
heesti igu horaysay aan dhagaysto bay ahayd waxbadan ban hada radinaye
@sahalcali4196
@sahalcali4196 6 жыл бұрын
Tolow laxankaa ma Axmed Gacayte ayaa lahaa AUN
@Amal8327
@Amal8327 6 жыл бұрын
Hadaa ma cidkale laxamada axmed gacayte aad bay uqurux badanyihiin
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 6 жыл бұрын
Haa, Gacayte ayaa lahaa laxanka
@aadandahir869
@aadandahir869 6 жыл бұрын
Yaa daawanaya 2018 xusuus hore
@abdikarimmohamed6977
@abdikarimmohamed6977 4 жыл бұрын
Meeshan ay heesta ku qaadayso AUN kinsi waa magaalada dhuuso mareeb mar ay ku dhigayeen riwaayada masiibadu aduunka iyada macalin u ah ee u sameeyay abwaan wayn xasan ganey
@diamondalixusein4219
@diamondalixusein4219 4 жыл бұрын
Dhusamareb meshi laigu dhay fanaanadan mab imatay m a
@abdihakimmohamed7911
@abdihakimmohamed7911 2 жыл бұрын
Kinsi xaaji Aadan Aw xuseen
@mustafeadan6924
@mustafeadan6924 8 ай бұрын
In hargeysa 1982
@fardowsamuhudiin6199
@fardowsamuhudiin6199 3 жыл бұрын
Yaa dawanayo 2021✌😂
@mohamedyusuf4190
@mohamedyusuf4190 5 жыл бұрын
Waayo waayo ilahaw ku naxariisto fananad qaran
@sahra_muhammad
@sahra_muhammad Жыл бұрын
Kinis xaaji Aadan ALLAH yaa raxmo😢
@rayanibrahim152
@rayanibrahim152 2 жыл бұрын
Waxan dhagaysanayaa 2022
@mohammedengabdikarinmohamm5943
@mohammedengabdikarinmohamm5943 3 жыл бұрын
Xareeda laguma wacnado,aabartana lama xumaado. Cawa waxan ku dhagysanaya library ga jamacada Yalle University US.. ani iyo Dr Amla Daniel Wed 30th 2020. SOMALILAND SALANI HANI GADHO, BORAMA,AMOUD UNIVERSITY
@qodadimuuse5197
@qodadimuuse5197 5 жыл бұрын
aduun waa xeerba xeero sidii weeye xabag cadaado xilbeey ari jirin wadaagtaa
@habibintuimraanomar7943
@habibintuimraanomar7943 8 жыл бұрын
inagaa xidid iyo xigaalee amase laamaha xildiidee humaan haygu falin wax yeelee hahaha
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 11 ай бұрын
Old is gold bqorada codka kinsi haji warsame.❤
@FaadumoCabdi1212
@FaadumoCabdi1212 9 ай бұрын
Ana wan nolahay
@ismailadan7345
@ismailadan7345 2 жыл бұрын
I love kinsj my agement
@xumeirah
@xumeirah 4 жыл бұрын
Ilahayow qabriga uwaasici
@XAASIDAA1
@XAASIDAA1 13 жыл бұрын
alaha unaxariisto kitabkeeda midigta alaha kasiiyo kinsi xaaji aadan
@hashimoto2025
@hashimoto2025 4 жыл бұрын
Yaa daawanaayo September 2020
@somalitoday4962
@somalitoday4962 Жыл бұрын
Halkaan Barnaamijkan lagu qabtay waa Dhuusamareeb gaar ahaan xaruntii saraakiisha ee shiirkole oo hada ah xarunta baarlamaanka Galmudug
@MultiMiido
@MultiMiido 12 жыл бұрын
walee fanaanad qaali ah ayay ahyd alle waxaan uga baryaaye inuu u dambi dhaafo janadii fardowsana ka waraaboyo
@hooyo3640
@hooyo3640 Жыл бұрын
Yaa rabi
@ahmednuurhonest8131
@ahmednuurhonest8131 2 жыл бұрын
Allh yaraxma
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 421 М.
KINSI XAAJI, HEESTII (IGA MAQAN)
5:38
CALANKAmedia
Рет қаралды 293 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 558 М.
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 273 М.
Xareeda laguma wacnaado - Kinsi X. Aadan
6:19
Magan Guuleed
Рет қаралды 89 М.
Kinsi Haji Aadan
7:18
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 678 М.
Heestii Balanbaalis Xasan Aadan Samatar ereyadi aun Cali saleeban Bidde
7:05
Daawad Music Chanel
Рет қаралды 300 М.
Kinsi Waan Yaabanee
5:40
LBchannel
Рет қаралды 519 М.
Hibo Nuura Laalays
4:16
Duul Media
Рет қаралды 3,9 МЛН
**Kinsi Xaaji Aden Ahun | Heesta Ana Laanta Ubaxa
7:27
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 64 М.