No video

kitaabka Qur'aanka & Sunadda nabiga waxaan Ahyen uma baahno Somalia" Maryan Qasim

  Рет қаралды 37,740

Daauus Media

Daauus Media

Күн бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 114
@hooyohabiiba2725
@hooyohabiiba2725 6 ай бұрын
Hoyadaan ummadda inay wax badan lahadasho haloo ogalado. Ilahay ha xifdiyo 🌹👍🏽😭
@mrbusy4215
@mrbusy4215 6 ай бұрын
SOOMAALIYEEY AABBE ARAGNAY WUXUU QABTAYE, TALOW HOOYO MAAN FURSAD SIINO BARBAARINTEEDA WANAGSAN ♥
@saaradahi6675
@saaradahi6675 6 ай бұрын
Absolutely we need mother leader.
@MohamedOmar-nl2qn
@MohamedOmar-nl2qn 5 ай бұрын
Meel naga fadhiista. Feminisme iyo qashin aa wadiine
@mrbusy4215
@mrbusy4215 5 ай бұрын
@@MohamedOmar-nl2qn 🤣
@saaradahi6675
@saaradahi6675 5 ай бұрын
@@MohamedOmar-nl2qn what you mean feminist?
@Naalo39
@Naalo39 6 ай бұрын
Waa runtaa hooyo 😢😢😢 laakiin maye dadkii intay warkaaga dhegaystaan qaadan lahaa kuna dhaqmi lahaa Allow na waafaji 😢
@user-un7qb3ex9f
@user-un7qb3ex9f 6 ай бұрын
Man sha alalh Mamadaa Xageen kala xiriiraa Haday leedahay Gabdho waan gursan lahaa Iga Garsiiyaa saxibayaal Waxan Jogaa USA 🇺🇸 Waa mama Duun leh man sha alalh Rabi barakeeyo
@shakuul
@shakuul 6 ай бұрын
Caradeeda ayaba 40jir ka badan ka xisho hoyoyinka 😂
@user-un7qb3ex9f
@user-un7qb3ex9f 5 ай бұрын
​@@shakuul wall Runtii Man sha alalh Mamada waa mamo Duunlee oo aad uu wanag San Wax badan oog Somalia Waxay uu bahan tahay Quran iyo sunada In lagu mamulo Takalee Sodohda wanagsan waa laga agsoo dhawadaa Runtii haday gabdho leedahay waan ka soo ag dhawaan lahaa Hoyana waan ka dhigan lahaa Man sha alalh Ale habarakeeyo mamada ❤ we love you hoyo mcnn
@fardowsasheikhofficial9027
@fardowsasheikhofficial9027 5 ай бұрын
Mamada fekerkeeda wanagsanku taageer ha guurleyne
@SmilingBarnOwl-jm6yy
@SmilingBarnOwl-jm6yy 6 ай бұрын
Ilma aderayal 4.5 wax jira mahan r .kitabka quraanka iyo Sunada (nabiga )halgu mamulo wadanka .demoqoradi iskaga taga .waxa nahay umad somaliyed e ☪️ muslim ah .mahadsanid. Edo .
@naciimaqaali6884
@naciimaqaali6884 6 ай бұрын
❤❤❤
@adanabsiye2957
@adanabsiye2957 6 ай бұрын
Wcswb waa salamayaa qofkasta oo muslim dhab ah oo jecel kitaabka iyo sunaha Jizakalahu khayra abaayo Laakiin aaaway ragii garan lahaa intaa aad garatay Ilaahay maalin aad u baahan tahay ha kuu saaro miisaanka xasanaadka
@aminaaden-ox6ke
@aminaaden-ox6ke 6 ай бұрын
اللهم صلي علي نبينا محمد وعلي اله وصحبه وسلم
@user-in1ui1yl2l
@user-in1ui1yl2l 5 ай бұрын
Mash Allah' hoyo mcn runtad ushegaytay xalko was kitaabka quraanka Suni nabi scw❤
@AhmedGeele-bd8hx
@AhmedGeele-bd8hx 6 ай бұрын
Masha alh ilaahy khyr ha ku siiyo janatul fardowsa aamiin aamiin aamiin
@ashaweheliye1319
@ashaweheliye1319 6 ай бұрын
Marshall Allah Maama Maryam Qaasim waa runteed ee ee xaqa Soomaali Allah ha tuso qabiil waxtari maayee
@Abdikadir1984
@Abdikadir1984 6 ай бұрын
Gabadha aan ugu jeclahay ilahaydartiis gabdhan oo kale yaan ubahanahay inay dumarka soomaaliyeed matasho
@saaradahi6675
@saaradahi6675 6 ай бұрын
Uk
@HassanAbdulkadir-wm2fw
@HassanAbdulkadir-wm2fw 5 ай бұрын
Baarakallaahufiik walaasheen waa Runtaa kalmad xaq ah ayaad meesha ka Jeedisay Allaha ka dhigin kuway Anfacdo lila Anaga dhan Mahadsanid Allaha ku Xafido Aamiin
@ruqiyahussein4802
@ruqiyahussein4802 6 ай бұрын
Masha alah runta ayaad u sheegtay ee ilaah hana waafajiyo ilaahow ee y maanta eey qaataan wacdigaaga yaa rabi ilaahow ku hanuuni
@abdulsaeed5540
@abdulsaeed5540 6 ай бұрын
baarakAllaah, Dr Maryam waa aftahan, aqoonyahan, dhaqkhtar iyo weliba ehuludiin. Allaha xafido iyada iyo qoyskeedaba.
@user-qk7bt8kn5m
@user-qk7bt8kn5m 6 ай бұрын
Mansha Allah halyeyad Runta ushegtay somalida. Xalka mel kale majiro iyo melaha kale an karadineno xalka wuxu kujira inan usonoqono kitab Allah iyo sunada Nabegna SAW . Malinka barlaman ladigo kitabka Quranka malinkaa ayan xalka lahili .Asc
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 6 ай бұрын
Maasha alaah drs maryam khasim waa halyaayad hooyo soomaali aqoon iyo cilmigu u dheer yahay aqli iyo karti wadankii uu kuu baahan yahay hooyo soomaali nool caafimaat iigu nooloow aduunyo iyo aaqiro janadii ferdoowso alaha noogu bishaareeyo insha alaah asc
@jaalemaadam5261
@jaalemaadam5261 6 ай бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.
@amalxuseynamalxuseyn
@amalxuseynamalxuseyn 5 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@muhammadsalaam1373
@muhammadsalaam1373 5 ай бұрын
Allah ha xafido Dr.Maryam..
@muhammadsalaam1373
@muhammadsalaam1373 5 ай бұрын
Walee waa run..Somaaliya shareecada islamka Xal aan aheyn uma baahno..Kitaabka Allah iyo sunada nabiga (S.C.W) ayaa xal noo ah.
@qamargedi5831
@qamargedi5831 6 ай бұрын
Manshallah very intelligent , professional mother .
@aarahmed1456
@aarahmed1456 6 ай бұрын
hoyo mcnto Alle haku xafido aduun iyo aqiraba Janada alle haku geliyo dambigaga alle haku dhafo anagane adiga cml Alle ha inaga dhigo
@marwobuni9872
@marwobuni9872 6 ай бұрын
Mashallah La Quwwata illa Billah 😍S.A.W ❤❤❤❤
@abel-pw3dk
@abel-pw3dk 5 ай бұрын
Allah Hanoo dhowro Hoyo Maryan. Dadkeda bay wanaag Lajeceshayhay ee dhagaysta.
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 5 ай бұрын
Machaallah allah yahfidak fil douniya wal akhira
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 5 ай бұрын
Allah ha u naxariisto, janatul firdowsa, Allah ha ka warabiyo
@queensabaNz
@queensabaNz 6 ай бұрын
Eedo maryan Allah kaa raali noqdo ❤
@LonwaboMgweba-io9ql
@LonwaboMgweba-io9ql 5 ай бұрын
Masha Allah Allah akbar I
@farahsaid6913
@farahsaid6913 6 ай бұрын
Masha Allah barakallah hooyo sharaf diin iyo akhlaaqleh
@RuwaydaMahamud-dl3ke
@RuwaydaMahamud-dl3ke 5 ай бұрын
Kitaabka iyo sunada ayaa nagu filan❤❤❤❤❤❤❤
@badr3628
@badr3628 5 ай бұрын
jazakAllahu kheyr
@mohamedhagiaden7946
@mohamedhagiaden7946 6 ай бұрын
Mama Maryam Qaasim. Waa hadal sax ah oo halku dhig u ah firqooyinka badan ee saaxada dacwada Soomaliya ku hertamaaya. Su’aashuse waxay yahay kuweebaa ka tarjumaya fahanka saxda ah ee kitaabka iyo sunnada. Yaa ummaddu u ducaysaa oo naga qabta kuwa kitaabka iyo sunnada sida guracan u fasiraya
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 6 ай бұрын
ADEER MARMARSIINYAHA JOOJI XAQU WAA CAD YAHAY , WAAD OGTAHAY WAXA LAYSKU HAYO OO WAR ILAAHAY AYAA NAGU FIICAN EE KITAABKIISA AAN ISKUXUKUNO IYO MAYEE HADDAANAAN DASTUUR IYO DIMUQRAADIYAD QAADAN OO AANAAN GAALADA RAALLI GALIN WAA BAABA'AYNAA
@mohamedhagiaden7946
@mohamedhagiaden7946 5 ай бұрын
Kuwa badan oo leh Kitaabka iyo Sunnada waxoodu waa af bogaagsi. Firqo walba waxay leedahay annaga uunbaa xaqqa ku taagan. Marka xaqqu uma cadda maatida iyo masaakiinta waana kuwa maskaxdooda lagu ciyaaro
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 5 ай бұрын
@mohamedhagiaden7946 ADEER XAQU WAA CAD YAHAY HADDAAN LAYS INDHA TIRAYNIN, QOLA WALBA WAXAY XAQA UJIRTAA INTAY UJIRAAN CADOWGA ALLAH OO AH GAALADA IYO INTA DHAQANKOODA KU QANACSAN , ILAAHAY AYAAN KUGU DHAARSHAYE WAXAAD TAHAY QOF MUSLIM AH OO BIL RAMADAAN JOOGEE MA WAXAAN SIMIKARNAA RAG MEEL WALBA LATAAGAN GAALADA WAA WALAALAHAYO WAA SAAXIIBADEEN IYO RAG MID WALBA MADIXII MALAAYIIN DOLLAR GAALADU KU RAADINAYSO . ADEER WAAD OGTAHAY HAL KOOX AH OO SOOMAALIDA KA MID AH AYAA MAANTA DIIN IN LAYSKU XUKUMO UDOODDA OO UDAGAALANTA IYAGANA INTAAS AYAA LAGU DILAA OO LOOLA DIRIRAA
@khadiijasuufi6363
@khadiijasuufi6363 6 ай бұрын
Waad asiibtay wasiir Maryam kheer alaha ku siiyo
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 6 ай бұрын
Wlhy waa runtaa waa waxa hada maxkamada shuute kasoconaya oo dadkii ay kadalbanayaan nagadaaya Xarafka D) iyo qodopka 171 Ee nagu xukuma Allah shareecada uu inoozoodajjiyay
@xasanmuhumed3319
@xasanmuhumed3319 6 ай бұрын
Masha Allah, Hooyo Aqoon yahan leh talo fiican
@abdirisaqmohamedhagy8643
@abdirisaqmohamedhagy8643 6 ай бұрын
waxaan filaa inaa hal kaa horeeyay ka tegidii somalia ....Ilaah ayaa mahaleh ku dhaqnka Kitaab ka Alle.
@mahadsayidisack844
@mahadsayidisack844 6 ай бұрын
Masha alaah Alaha kubarakeeyo Wll qlia❤❤❤
@amareto5772
@amareto5772 5 ай бұрын
Weligeey intaan dunida Islaamka wareegaayay, meel diinteena lagu bahdalay oo aan Somalia ahayn ma arag. Tuugii,qabiilistihii, kii wax laaynaayay, waa wada tukanaayaan iyagoo mid kasta og midka kale.
@nurhawa646
@nurhawa646 6 ай бұрын
Maanshallah walaashey cilmiga allaha kuu baraketo.ameen
@saadhussein5466
@saadhussein5466 6 ай бұрын
Mom Maryama big personality mashallah
@Gio19910
@Gio19910 6 ай бұрын
Masha Allah ❤
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 5 ай бұрын
Maanshaa Allaah hooyo mc Ilaahay haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba❤❤❤❤
@user-qg3uf9bv1d
@user-qg3uf9bv1d 6 ай бұрын
Scw scw scw wanlaqaba mamatha wandanka wuxu cadalat cadalat waxalagahela ilahey kutubkisa
@JamaMohamud
@JamaMohamud 5 ай бұрын
Kitaab soomaali ma rabtee kitaab rabbi ee daa dhibtooda haku jireene.
@abdikarinagnedganaye
@abdikarinagnedganaye 6 ай бұрын
Maashaa allh maashaa allh maashaa allh maashaa allh
@SSS78781
@SSS78781 5 ай бұрын
WAR SOMALIYEEY 🇸🇴 DIINTA HA LOO LAABTO MAAMADA WA RUNTEED...❤❤❤❤❤❤
@luulismailgarbie7553
@luulismailgarbie7553 5 ай бұрын
Somalia Allah ha mideyo Aamiin
@user-hj9yd1fq4o
@user-hj9yd1fq4o 5 ай бұрын
Haye maxamed Siyad Barre wax waa qabtay Alle ha u danbi dhaafo inkastoo uu kutaabka Alle uu ku xad gudbay;kuwa maanta xitaa noo taliyo wax ma dhaamaan asaga xaga diinta.....
@gunagado3017
@gunagado3017 6 ай бұрын
Masha allah ilahay hakubarakeeyo Maamo.
@hassanahmedabdi3942
@hassanahmedabdi3942 5 ай бұрын
Allah ha ina garansiiyo xaqiiqda
@hooyomcn2420
@hooyomcn2420 5 ай бұрын
Allaha xafido mamada iyo ehelkeeda wax run ah ayey kahadashey kuwa qaato Allaha naga dhigo
@maryanmuhudin7774
@maryanmuhudin7774 5 ай бұрын
Masha Allah
@cilmiyool8241
@cilmiyool8241 6 ай бұрын
Waxa meesha fadhiya hadalkooda iyo islaantaa hadalkeeda waxa culus ooo caafimaad ku jiraa drs maryan hadalkeeda
@DREAMER__10
@DREAMER__10 6 ай бұрын
Mashalah ❤❤❤❤
@fertunali1007
@fertunali1007 6 ай бұрын
Dadkaan meesha fadhiya ayaa laga ceeshilahayahay war xaqana marabaan quraan iyo sunana maraban
@Mohadeene
@Mohadeene 6 ай бұрын
Wlhi waa xaqiiq maamo❤❤❤
@ju4965
@ju4965 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@halimohmohamed420
@halimohmohamed420 5 ай бұрын
Somaali qof dadka oo dhan u shaqeeyneeyso marabaan waxay rabaan calooshood u shaqeeystayaasha
@RuwaydaMahamud-dl3ke
@RuwaydaMahamud-dl3ke 5 ай бұрын
Well sagt madam
@ArahmanHasan32-ub9jw
@ArahmanHasan32-ub9jw 6 ай бұрын
Run
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 6 ай бұрын
WAA SIDAAS ALLAH SWT IYO RASUULKIISA SCW AYAA TAAS CADDEEYEY LAAKIIN WAXAA LOO BAAHAN YAHAY IN LAGU KALSOONAADO OO LAMEEL MARIYO ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA, WAXAA XAQIIQO AH MADAXDA SOOMAALIYEED SHAKI AYEY KA QABAAN IN GUUSHA UMMADDA MUSLIM AH EE SOOMAALIYEED KU JIRTO KU DHAQANKA SHAREECADA ISLAAMKA SIBUUXDA LAGASOO BILAABO 1960 ILAA MAANTA 2024 , WAANA MIDDAAN DHIBAATADA UGU WEYN EE SOOMAALI HAYSATA
@YusufAhmed-tz9ve
@YusufAhmed-tz9ve 6 ай бұрын
Adeer taasi waala ogyahay in xalku ku jiro ku dhaqanka shareecada ufiirso 1993 iyo shaqadi uu qabtey sh.cai dheere iyo qaabka somalidu aheyd waxay mareysay qof nool oo Muslim ah in la yidhaa ku nasiibso aniga sedigey ayaa i tusey halkii lagala baxey macawista weynu in sh.csli dheere gacmaha iyo lugaha jarey yaa diidey waxa kow kuwa isku siyaasinta laba munafiqiin sadex qabiil hadaba arinku inteynu noocaa nahay wax inoo hagaagaya ma leh waayo dad been iskula wareegaya ayeynu nahay dad Muslim sheeganaya xukunkii Allah diidan garanmaayo waxay ku horumarsyaan nin baa naag gubey damiirxumsda kuwa garsoorka wey meraysanayaan gabadhasi Allah ha u naxariisto lkn hadey hawiye ahaan laheyd ka warama warkale ayeynu maqli laheyn waar hoy somaliyey afarta cisho ee leydhu ina mareyso Allah aan ka cabsano dhamaanteen diintena sharafta mudan aynu isku xukuno hadaad diidaan maxkamada Allah ee cadaalada ayaa dambeysa
@saaradahi6675
@saaradahi6675 6 ай бұрын
Brave mother
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 5 ай бұрын
Yemen 🇾🇪 waa dad xigmad iyo eemaanle
@abdikadirhassan4117
@abdikadirhassan4117 6 ай бұрын
Hooyo qibrad iyo diinle waye. Walalyal kitabka Alle anu kuso labano
@user-sh9ll1kt3i
@user-sh9ll1kt3i 5 ай бұрын
Hoyoo maryan waa mamadhi diiday in abdi kareeem qalbi dagax gacanta cadhowga lagaliyo ❤ halyeeyaad waye wlh . Kujecelehe hoyo
@RuwaydaMahamud-dl3ke
@RuwaydaMahamud-dl3ke 5 ай бұрын
Waxan ubaahanahay dastuirka diinta iyo sunaha nabiga scw
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 5 ай бұрын
Sallallaahu calayhi wasalam
@Kadarahmed-ht6wm
@Kadarahmed-ht6wm 5 ай бұрын
Subxanallah
@MohamedHassan-ky3lu
@MohamedHassan-ky3lu 6 ай бұрын
Waxii wanaag ah ee jiray way tageen ee hada daba qabad u sameeya dadka. Waxaa leedahiin waxaan nahay labeentii dadka.
@salah-dd5tw
@salah-dd5tw 6 ай бұрын
Inta eey gabadhan garato haddii eey siyaasiyiintu garanlahaayeen Somaliya waa hagaagi laheeyd
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr 6 ай бұрын
wasiirad maryam kitaabka iyo sunada rasuulka salalaahu caleehi wasalam halugu dhaqmay tiriye kuwa horfadhiyoow maxaad u diidantihiin mise wasiiradu waa shabaab
@mohamudbileyussuf
@mohamudbileyussuf 6 ай бұрын
M.a fikirka an ubahanahay wakas
@ahmedw5
@ahmedw5 6 ай бұрын
Mama wanaagsan oo fansalakhiyiin ag fadhida.
@user-lc7iz7tn9z
@user-lc7iz7tn9z 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Sara_1431
@Sara_1431 5 ай бұрын
Been maaha ❤❤
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 5 ай бұрын
Iyo sunnaha. Kalimaddaas ayaa idishay
@queensabaNz
@queensabaNz 6 ай бұрын
Eedo waa abtirsatay nacam ilaah baa mahad leh oo naga dhaliyey Chimmini duriyadas naga dhigay
@Umulkhyr-gj6ok
@Umulkhyr-gj6ok 6 ай бұрын
Sheer
@barashadahigaaddaiyotajwiidka
@barashadahigaaddaiyotajwiidka 6 ай бұрын
Maamadaan warkeeda siwacan haloo dhagaysto Waxa aan ubaahanahay waxkale ma ahan inagamana maqna
@kabxanley8499
@kabxanley8499 6 ай бұрын
Hooyadan sharafta leh waxay sheegeyso waa dhab laakiin aaway dadkii warka ka dhageysan lahaa. Kuwa hor fadhiya iyo sayidadooda ay u raran yihiin ayaa hortaagan ummadan kaga baxdo dhibka ay ku jirto, dhaqan galinta kitaabka Allah iyo sunnadiisa.
@mohamedmustafe5099
@mohamedmustafe5099 5 ай бұрын
Cadaalad daro ayaa soomaalia halkaaz dhigtay
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 6 ай бұрын
Maxaa ka wanaagsan hadalka aad tiri oo ah ( xalka waxa uu ku jiraa ku dhaqanka kitaabka qur'aanka iyo sunnada nabiga scw). Umadda soomaaliyeed waa jeceshahay kitaabka qur'aanka ah lakin waxaa ay jeceshahay ee weli suura galin yaa ka hor istaagay oo u diidan ku dhaqanka shareecada islaamka ?
@mohamedyusufali7518
@mohamedyusufali7518 6 ай бұрын
Xassan maraba warkaas?
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 6 ай бұрын
Xaqiiq ayaad ka hadashay laakiin soomaalidu madionayso in ay ulaabatu ilaahay iyi rasuulkiisa Waana halka dhibku kahaysto
@ruqia-yl1pk
@ruqia-yl1pk 5 ай бұрын
Hooyo somali ah maranta waa aynasiib badantahay waxwalba oo Jamie ah qaliin raaja inlaqalo hadeey rabo inloofududeeyo
@user-un9kc6jc4f
@user-un9kc6jc4f 5 ай бұрын
Anagateeynamanihinmuwaadinin maxamadsoyaafmarkubaxayoydaybeensheegayasoomaalikahormarkin
@nadiifohussein3815
@nadiifohussein3815 6 ай бұрын
Waxa kuxanuujiyey baa naxanuu jiyey walaale
@YusufAhmed-tz9ve
@YusufAhmed-tz9ve 6 ай бұрын
Lkn maamo somalida dadka aad shegayso la mid maaha iyagoo qoys ah ayaad hadana la yaabeysaa anigu rear awdal ayaan hadana waxan qaraabo la ahey ciise isaaq daarood iyo hawiye kuwa hawiye waxay kasoo jeedan galguduud ceelbuur iya jowhar dhul ahaan inteen isku jirnaa kuwaa daarood waxay Ka jeedan gaalkacyo iyo garoowe markaa qoys ayeynu hadaan somali lkn macal asaf waa dad bilaa damiir indhaha somaliga wuxu arkaa kaliya qabiil aragti kale maleh ogaada nimcada Allah inagu galadeystey waa iimaan iyo islaanimo waana la ina weydiin midna ogaada somaliyey hadeynu dhago iyo indho leenahey beri qiyaamaha leyna weydiin maayo qabiil markaa ninwalbow waxad Allah la hortageyso hada diyaarso
@MurtidaTv
@MurtidaTv 5 ай бұрын
Kkkkk walee kuwaasan kitaab ale qaadan
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 5 ай бұрын
Sheekooy kunacay.
@user-fc8kb8mv7v
@user-fc8kb8mv7v 6 ай бұрын
Kitaabka waxow reebaa musigada astaanta qaranka loo yaqaanno dumarka xilalka haayo iyo kuwa askarta iyo qudobka ugu muhiimsanoo ah inaad ilaahey raalli giliso oo aduun iyo aakhiraba libaanto iyo inaad reer galbeed really giliso ooaduun iyo aakhiraba khasaarto maanta madaxda islaamka waxaa ufudud iney reer galbeedka really giliyaan sivaduunkaan yahoo dhalanteedka ugu raaxeystaan wiliba makala jecla umadaanoo baabada iyo kurisiga waxaa tusaala kuugu filan falastin ineeyvmaalin walba bohol buqol udhimaneyso
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 5 ай бұрын
Kitaabka quraanka ayaa ilaahay soodejiyey ee wax Sunno layiraahdo masoo dejin.
@faridfarid6561
@faridfarid6561 5 ай бұрын
Ma iyagaa taas ogol. Tankale islaanta siddaas uhadlaysa wadan gaalo ayay kunooshahay oo sharcigooday uhogaansantaa.
@Animx185
@Animx185 5 ай бұрын
Agaaa war illeen ree somalia wey wada rabaan kitaabka quraanka in lagu xukumo Oo talow maxaa loo qasbayaa marka oo dilmuqraadiyada loogu dirqinayaa ?
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 6 ай бұрын
Gaalada diin waa loosoo diray eeddo ee ayagaa diiday diinta carab kaliya looma soo dirin
@adenaden9242
@adenaden9242 6 ай бұрын
Kitaab Quranka iyo sunada uunbaaa ku filan.. Lakin waa dadkeee? . Waa Musliminta kaliyah! Dad ka doodaya kitabk ma qaadanaa mise mise mise.. kuwaas looguma talo gelin kitaab
@aarkamustafe1113
@aarkamustafe1113 5 ай бұрын
Loolan baa jidha, ilaa iyo hadana waxaa sareeya dadka xumaanta uhiiliya.
@hassm7004
@hassm7004 6 ай бұрын
😂
@fardowsasheikhofficial9027
@fardowsasheikhofficial9027 5 ай бұрын
Madaxda Somalia illahey ka baqa oo umada Quranka iyo sunada ku xukuma dastuur haduu wax taraayo 3o iyo dhowr Somalia dagal Kama socdene
@raxiimacabdiwali8273
@raxiimacabdiwali8273 6 ай бұрын
Sacab been ah😢
" Mudaharaad Dhici Kara Ma Jiro ” Xukuumada Somaliland
9:44
Horn Cable Tv
Рет қаралды 114 М.
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 98 МЛН
MASEER PART 88
32:06
Family Sagal Channel
Рет қаралды 179 М.
Sheikh Umul ama sheikh Mustafe ii wac
17:13
Abwaan daauus
Рет қаралды 252 М.
LAFTGAREEN IYO VILLA SOMALIYA 6 September 2024
20:04
Somaliya TV
Рет қаралды 840
Su'aalo iyo Jawaabo Magaalada Barbara Qaybtii 2aad Sheekh  Dirir
21:33
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 2,1 МЛН