Ninkaas Aniga ayaa dilay si kas ayaana u dilay dil toogasho hala igu xakumo" eedeysane..

  Рет қаралды 67,130

Daauus Media

Daauus Media

Күн бұрын

kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Пікірлер: 134
@bulshobile2384
@bulshobile2384 11 күн бұрын
Maashaa allaah dilkaan toogashada ah uu dalbaday waaku saxan yahay qofkuna xaqa saaran in lagu xukumo asagoo ku qanacsan
@Ismlre125
@Ismlre125 11 күн бұрын
Illahow dhiig islam haa igusababin, illahow adigoo raali iga ah idil.
@BahjaEithBahja
@BahjaEithBahja 7 күн бұрын
Amiin wll dhamanteenpa 😢
@SudahA_Wahabb
@SudahA_Wahabb 5 күн бұрын
Aamiin yaa Rabbi 😭😭😭😭😭😭😭
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 11 күн бұрын
Ilhyooooow siduu udalbaday xukunka xaqa ah ha ugu dambi dhaafo oona lagu ofiyaa aso niyadiisu qanacsanthy insha Allah Tusaale wanaagsan ayuu umuqdaa masha allah
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 11 күн бұрын
Amiin
@MaidaIbrahim-x7f
@MaidaIbrahim-x7f 11 күн бұрын
Aamiin
@Ahmedkhaiyr
@Ahmedkhaiyr 10 күн бұрын
Allahuma ameen
@NuuroShire-ek9et
@NuuroShire-ek9et 10 күн бұрын
😊😅😊​@@Bintuxaji629
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 8 күн бұрын
Aaamiin yaarabi rabiyoow 🤲
@samatar1142
@samatar1142 11 күн бұрын
Mereexaanka waa geesiyaal waa ninkii labaaad oo ogol in la qisaaso, habargidir nah wax kafuleesan sayid cali ninka xaaskisa dilay
@maxamedahmed2690
@maxamedahmed2690 11 күн бұрын
😂😂
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 11 күн бұрын
😂😂😂😂😂 waa hadal dhaba walaahi
@Randa17
@Randa17 10 күн бұрын
Ina adeer maxaa naga rabta😂Cid naga geesisan majirte adba waa og thyee.
@abdikanikhalif6381
@abdikanikhalif6381 10 күн бұрын
😅😅😅😅😅😅😅
@saadaqnuurgeedi7777
@saadaqnuurgeedi7777 10 күн бұрын
Armaa koronto lagu dhajiyey hhh oo isleeyahy inaa dhimato lagu qatay?
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc 6 күн бұрын
Caruurteenni sidaas ayay u dhamadeen. Markay nolol waayeen ayay jiho wareen. Allahaow mustaqbalka u wanaaji dhallinta somaliyed iyo kuwa islamkaba
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 11 күн бұрын
Xeer ilaaliye TACBAANA oo aan diyaarsaneyn
@haania2495
@haania2495 11 күн бұрын
Familkii ninka hore laga dilay in ay Iska cafiyaaan ayay ahay waa cunug yar hoyo Macaanooow allaha ku fududeeeyo 🥲🥲🥲🥲
@saadaqnuurgeedi7777
@saadaqnuurgeedi7777 10 күн бұрын
marku beri mid kale dilo mala cafinaa hadana?
@kaligiicune9175
@kaligiicune9175 10 күн бұрын
Aqliga kashaqaysii. Midwood bey badbaado utahay
@abdirashiidcali4582
@abdirashiidcali4582 11 күн бұрын
War Aduunka Kama Dhacdo Qof Laso Tagan Qofkan Anaa Dilay Ha La I Dilo Qofka Waa Oran Karaa Dil Anaa Geestay Lakin Ha Ila Dilo Inaa Qof Dhaho Waa Wax Cadi Aheen Qofkan Waxba Ka Siyaa In La Baaro Bay Aheed Intaa La Xukumin Waa Inaa Walan Yahay In Kale
@MaidaIbrahim-x7f
@MaidaIbrahim-x7f 11 күн бұрын
Waxba kama khaldana ee waa nin og inuu mar uun dhiman doono, markaa hadday waqtigiisa tahayna waa la toogan dambigiina waa ka dhacay, hadduu badbaadana waqtigiisa ma iman nolol baa u hadhay, markaa adduunkaad sheegayso nolol dhiman doonta ayey fursad aan jiri doonin u rajaysaa.. Xaqiiqna kuma fadhido
@zahraabdullahi3008
@zahraabdullahi3008 6 күн бұрын
Fulay is ilaali ninkani ma waalna ee dhiigi wllki in laga roguu rabaa
@mohaasifamily7935
@mohaasifamily7935 10 күн бұрын
Mareexaanku walhi wajimalahan wagesiyaal majiro ninkalo sidas dhihikra only mareexaan fc
@hibamsalaad9842
@hibamsalaad9842 3 күн бұрын
Qabiil waa midka saas caruurtena isku leeynayaan ee iska daa qabyalada 34 sano aad ku jirto
@Updirizak-m6b
@Updirizak-m6b 2 күн бұрын
Labadodawa Allah haunaxaristo 😢dalkoda io dintoda baa uu bahned !!
@MaidaIbrahim-x7f
@MaidaIbrahim-x7f 11 күн бұрын
Reer cabuudwaaq rag geesinimo ku sufaysan weeye.. Waa qofkii 2aad ee codsado in qisaas lagu fuliyo.. Dood iyo dacwad midna ma jjrto... Dad xalaal ah ayaa dhalay, markaas buu asaguna xalaal noqday..
@adammohamed5339
@adammohamed5339 10 күн бұрын
الله يرحمهم ويغفر لهم ويسكنهم فسيح جناته اللهم آمين يارب العالمين
@turabiabokar7535
@turabiabokar7535 7 күн бұрын
Allow dhig bin adam adiga kagag magal galney amiin
@superfun1819
@superfun1819 11 күн бұрын
Allaha kubarakeeyo ❤
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 11 күн бұрын
Shiiq ma ahan waa sheydaan shrciga alle ayuu ku daraa qurun la dhoo dhobay
@abdulwarsame4420
@abdulwarsame4420 11 күн бұрын
Adaa shaydaan ahe edeb yeelo.
@ts7152
@ts7152 11 күн бұрын
Quraan la dhoodhoobaa ma jiro ee quaan si qaldan in loo fasiro waa suurtagal qoraalkaan laba dambi baad ku sashay ee dib isku eeg
@Abdulkhaadirahmed
@Abdulkhaadirahmed 3 күн бұрын
Xukunka allah soo dajiyay in xukunkale kulifaqdo waa gaalnimo ma labo ilaah ayaa jira waa sheydaan sheikh ma ahan cidkasta oo xukunka ilaah xukun kale ku lifaqdo waa shirki cad
@unknownperson3532
@unknownperson3532 6 күн бұрын
Ninkas ilahay ha unaxriisto in la dilo waxa ka daran in ilaahay yari qofki qof dila si kas inu cadaabta ku waarayo
@leylahired8809
@leylahired8809 6 күн бұрын
Subxanallah 😱😱
@abdinoordhagane6589
@abdinoordhagane6589 Күн бұрын
War dhalinyaradi waa mid la diley iyo mid wax diley iyo mid tahriibey iyo midd jah wareersan marka ifafaalo ficn ima muuqdo. Qofkasto dhalinyaro ah waxaan talo ku siin lahaa in aad wax barataan xamaalatan aaadna u cibaadeysataan aduunka fidno xad dhaaaf ah ayaaa ka socoto.
@saeedhassan4125
@saeedhassan4125 11 күн бұрын
Waa khalad in dil lagu xukumo qof aan lahubin inuu fiyow yahay, markhastina looma hayo
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 10 күн бұрын
Allahu akabar allahu akabar allahu akabar allahu akabar
@fadumahasan1080
@fadumahasan1080 10 күн бұрын
Wilkan halaso baar Wilka ma Caffimad qabo iyaa kas aan uu dilay ee haley dilo wax baa ku jira Somaliyeey imaha tirka yaan laheeyanin Cafimad majiro wahee ninka muu dhaho hala soo baaro Cafimad kisa wilaka masekiin allah baa weyan
@dahirgedi7018
@dahirgedi7018 10 күн бұрын
Ninkaan waxba ku kalifay inow sidaan uhadlo allh xaqiiqda og aniga waxey ilatahay inow ciilay marxuumka ufiirso marka ow dhahaya waxow udhinto iga qabay mareexanow intaan ogahay waa markii labaad aan arko xal aan dil aheen hala kena kugu dhimay kaa dhimay waa isla somali
@abdikanikhalif6381
@abdikanikhalif6381 10 күн бұрын
Qabiilkaa ku kala bad baadayo qofkii qof kas u dilo mareexaanoow aan dilno waa noo dan
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 11 күн бұрын
Dadka inuu fiyoowyaheey moodaan inta lagudilin iskadil iskula logu dhigaa bilaa saafara
@amnaali8642
@amnaali8642 11 күн бұрын
xasbunallaah war bal wiilasha darooveey u dhamaanayaane fadllan cafiya oo diyo ahalu damku ha qaataan asigana 7sano oo barida diinta islaamka ah hala baro iyo dhaqankeena suuban tafsiirka iyo fasiraada kitaabka hala baro walalayaan dhalin yaradiiba ma fahmayaan odayaashii soomaaliyeed war daroovada halaga mamnuuco dalka wey na dhalin tirtaye caafimaadkiisana wiilkan yar hala baaro fadlan cid toogasho dalbaneysaa ma jirtee weli wuu xanuunsanayaa aadna wuu da, yaryahaye bal hala xiro waqti hana la wacyi galiyo dh/yarada fadlan yaa allaaaah naga soo gaar sidan waanu u dhamaanaye
@abdulwarsame4420
@abdulwarsame4420 11 күн бұрын
Kuwii la cafiyay min shan wiil oo kale ayay dileen ma joogsanayaan.
@sahrakoow288
@sahrakoow288 10 күн бұрын
😢😢😢😢 Allaha u naxariisto samir iyo iimaan
@AmSlm-q9e
@AmSlm-q9e 11 күн бұрын
Marba haduu qirtey waxaan Oran lahaa diyo halaga qaado.
@Abdalamanchester
@Abdalamanchester 11 күн бұрын
Waa in ladilaa si xayawaan kale qof micno daro kudilin
@User-T-c2v
@User-T-c2v 11 күн бұрын
Ma habardigir miya made Mareexan
@fardushurre1668
@fardushurre1668 11 күн бұрын
​@@User-T-c2vcaabudwaaq maxaa habargidir geynaayo 😂 reerka degen waa la yaqaanaa e
@User-T-c2v
@User-T-c2v 11 күн бұрын
@@fardushurre1668 kkkk kuwi waxa u maleyay balan bale dadka maatada ku dilay o habardigir kenen wa cajib
@superfun1819
@superfun1819 11 күн бұрын
Markas xaqaa guuleeysan guul dawladda cabuudwaq Galmudug ❤️🇸🇴
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 6 күн бұрын
SUBHAANALLAH ILAAHAY SOMALI XAQA HA GARAN SIIYO
@abdihassan8244
@abdihassan8244 10 күн бұрын
Illahayaaw adaan kaa magan galay kamaga galnay dhiig iyo dulmi islaam yaa allaahu yaa raabi yaa daljalaali wal ikraami allaahu maa aamiina yaarabal calamiina
@mahamedabdikadirhassen699
@mahamedabdikadirhassen699 11 күн бұрын
Illahow dhiig islaan ayaan kaa magan galay adaa raxmaan ah ee.
@user-zc3ll4zn5p
@user-zc3ll4zn5p 11 күн бұрын
Hala qisaaso Ilaaah ha unaxariisto
@HiboMaxamed-w9f
@HiboMaxamed-w9f 4 күн бұрын
Subxaanalh 😢😢😢😢😢😢alow unaxariiso 😢😢😢😢😢
@FarhanOfficial02
@FarhanOfficial02 11 күн бұрын
Ninkan dhaqtar malageeyey???
@CabdiraxmaanMaxmuud-p7t
@CabdiraxmaanMaxmuud-p7t 22 сағат бұрын
Haa
@mmkkubeerto5248
@mmkkubeerto5248 11 күн бұрын
Masha aallah
@FeysalNuur-n3p
@FeysalNuur-n3p 6 күн бұрын
Wa rag rag dhale alle ha una xaristo lawadoda bo 😢😢
@yaraani2526
@yaraani2526 9 күн бұрын
ALLAAHU AKBAR
@Abdulkhaadirahmed
@Abdulkhaadirahmed 3 күн бұрын
Wiilkaan walba waa ladilaaya waxoow ku dilay ayaa macquul ah wax aan wanagsaneen magac xuma iyo dil labadas inoow isku qaato waxoow ka door biday magac xumadi inoow qariya sideedaba wana ku saxan yahay gadashiis intii ladhihi lahaay nin ayaa wax saas ah ninkale ku dilay
@Zahra-z7r
@Zahra-z7r 11 күн бұрын
Waa geesi waana wiil yar maa diyo laga qaato laska cafiyo
@Hassanabdi-sm9ch
@Hassanabdi-sm9ch 9 күн бұрын
Waa nin geesi ah maadaama xaqii dhiiga uu geystay in laga oofiyo uu dalbaday
@MabaarikmaxamedYuusuf-nv9bq
@MabaarikmaxamedYuusuf-nv9bq 2 күн бұрын
😢😢😢
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey
@Daacad_okiza_wilka_qoraxey 6 күн бұрын
N,GG- meesha xisaab miyaa lagu dhiganayaa 😂😂
@faxiyayasin2223
@faxiyayasin2223 11 күн бұрын
Waa dad isku kalsoon oo qareen iyo qudhun daba socon
@makoahmed7381
@makoahmed7381 11 күн бұрын
Ma sha Allah si cadaalad iyay uxukumeen
@ibnumadaxay1
@ibnumadaxay1 11 күн бұрын
xerilaalinta waaa bedel
@mohamedmuuse-ck5gm
@mohamedmuuse-ck5gm 10 күн бұрын
Maskaxda shaqsigaa hala baaro inta aan la dilin sabatu tahay wax kasta dil ka ka hor ayaa dhinac dhib geeysta baadhif la sameeyaa
@IkriaMoha
@IkriaMoha 4 күн бұрын
😢😥🤲🏻
@rodamahamoud
@rodamahamoud 7 күн бұрын
Allahu Akbar
@dibjir.m
@dibjir.m 7 күн бұрын
Somali o dhan ba jiran o maskaxda laga hayaa !
@deekamohamedabdiqadir8179
@deekamohamedabdiqadir8179 6 күн бұрын
😂😂😂😂xitaa adi waa jiran tahay
@khadarh5022
@khadarh5022 10 күн бұрын
Dad ha leey dilo dhahaayo somaliya dadka goboladaan dhexe yaa laga helaa raganimo dhowr jeer saa noo kale waan arkey.
@abdiaziizgaduudow
@abdiaziizgaduudow 10 күн бұрын
Wiilka hadii 19 sano jir yhya waxaa facanaaleheyey ina diyo laka qaato asigan la wacaya galiyo
@DeckowIbrahim
@DeckowIbrahim 3 күн бұрын
Wuxuu Iga Qawi ayuu u dhinte kulaha 😅😅😅😅
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 11 күн бұрын
war mareexaanoow wiilka iska cafiya walaahay waageesiye war galmudug ma mareexaan uun baa lagu xukumaa horta dilka war wiilka cafiya mareexaanoow walee waa geesiye tolkayoow
@SomaliaYoutube
@SomaliaYoutube 11 күн бұрын
Wlaal inuu geesi yahy waa u jeednaa lkn biri mid baa adigana ku dilaua isaga rajaynaya in la cafiyo, Imotional ka iska yare iyo filimaanta hindida
@anabfarah1178
@anabfarah1178 11 күн бұрын
Ax yaarabi dhiig islaam hana saarin
@sharma-hi3op
@sharma-hi3op 10 күн бұрын
Waxee eheed in la hubiyo caafimadkiisa majiro qof sidaas kale oo dil codanaayo
@degan4
@degan4 11 күн бұрын
Reer galgaduud waa geeiyaal😊😊
@ftshmh4761
@ftshmh4761 11 күн бұрын
War horta raggan ma daroogaa la siiyaaa ?? Waamaxay ha laidiladan waa yaabe😂
@user-ig7so1is1m
@user-ig7so1is1m 10 күн бұрын
Geeezi labo mahan nin ragga ayaa intaas dhihi kara
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr 11 күн бұрын
qodobkiin ba aaway shareecadii Alaah
@user-wg9hl8my5x
@user-wg9hl8my5x 10 күн бұрын
Baaris caafimaad halamariyo kahor dilka
@makoahmed7381
@makoahmed7381 11 күн бұрын
Qalad ma aha qof buka naga daayaa hebel ubuka qof walba waanwaalan ahay buu qof walba ku dili doona qofka commentiga kusoo qoray lamahuba inu waalanyahay uu qirtay inu si kas udilay waa cadaalad
@HassanAhmed-jq3ed
@HassanAhmed-jq3ed 11 күн бұрын
Ninkan wa in Daqtar la geeya si maskax ahan lo hubiyo.
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 11 күн бұрын
Garsoore asaga cabsan
@dauddahir4170
@dauddahir4170 10 күн бұрын
Allow dhiig Islam hagalin
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 11 күн бұрын
Cidaan mareexanka ah maxaa isgu af ka dhigay qiraal iyo hlaga oofiyo waa yaab
@zakiosman4018
@zakiosman4018 5 күн бұрын
siid cali intaan wuuw kari waayay
@RaidMahmoud-mg8lv
@RaidMahmoud-mg8lv 11 күн бұрын
This is not court but mafia house
@ibnuibraahimkilaaas2893
@ibnuibraahimkilaaas2893 10 күн бұрын
Toogasha uun ma ehee qofku cafisna wuu codsan karaa
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w 10 күн бұрын
Asxbaabey dil too kasho igu xumo anigane plz i hate this world 😅
@munajamac1419
@munajamac1419 9 күн бұрын
Geesigaan hadaayan fuley ayaa ladilaa magkaqaata iyo cabsi ciqaabed
@inaedo3217
@inaedo3217 8 күн бұрын
SubhanaAllah, miyaadan xasuusan qolka Alle.
@omarhussien8958
@omarhussien8958 11 күн бұрын
Dadka maskaxda kajiran ayaa maalin kasta somalia lagu dilaa! Daweeya dhallinta oo Ethiopia dagaalkeeda haloo isticmaao! 120,000,000 ayaa naga soo horjeedo....stop killing him we can rehabilitate this young person....!!
@kfh8717
@kfh8717 11 күн бұрын
Xarafka iyo qodho badha iska dhaafa soo muslim aheen
@Galadmohamud2020
@Galadmohamud2020 11 күн бұрын
Dadka ma caafimad qabaan isbitaal geya o daweeya maskax aheen ayaa laga yaaba in aysan u wanaagsanen
@filsansiciid7911
@filsansiciid7911 10 күн бұрын
Geesinimo maahee waa Arina ay looyir ka Isla ogyiin si loo yidhaa qofkani maskaxduu ka jiranyay 😂
@tiktoksomalifuns
@tiktoksomalifuns 11 күн бұрын
Lagend ka cafis u fidiya wllyaal
@aiderusahmed4394
@aiderusahmed4394 9 күн бұрын
Laandeere wakan
@hassanabdi4774
@hassanabdi4774 10 күн бұрын
walhi wuqirtay
@Abdika-z8j
@Abdika-z8j 11 күн бұрын
Somali cadii mahaan la ba ta ka lee lagugu hukumaa😂😂😂
@mohamedabdulle358
@mohamedabdulle358 11 күн бұрын
Bal marka hore muxuu u dilayaaa somali hadii aan nahay kama waantoowno in aan isdilno xataa kama shalaayno oo waxaa arkeysaa qof dilay 10qofood xaq daro hadane raba in uu sii noolaado. Walaalkaan hala iska cafiyo hadii la toogtane labadooda allaha u naxariisto lkn somaaaliyeey caqligu ha shaqeeyo.
@user-kd6nr4hz7n
@user-kd6nr4hz7n 11 күн бұрын
Sow maaha in qofku uu toobo keeno
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 11 күн бұрын
Muxuu ugeystey lama taagno haduuba qirsanyhy halagu oofiyo oo Alle ha unaxariisto
@ahmedw5
@ahmedw5 11 күн бұрын
Waxay isku walaaqeen islaam iyo xeerarka talyaani iyo ingiriis.
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 11 күн бұрын
Wuxuu u dhintuu iga qabay kulaha
@dahaboodaxow
@dahaboodaxow 11 күн бұрын
😂😂 waxu ragsana bisinka
@samowsamale3490
@samowsamale3490 11 күн бұрын
@@dahaboodaxowwaa mujrim indho adag
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 11 күн бұрын
waaruntii hadaay doonto wax xunbuu ku sameeyay inuu hada shoogana ma wacna waa nin rageed walaahay geesiya wiilkaasi
@SahraJimal
@SahraJimal 11 күн бұрын
Wuu saxanyahay xaqa halaga oo fiiyo wayo wuu qirtay
@Dheemankareerali
@Dheemankareerali 11 күн бұрын
Xaalad nafai ah ayaa jirta tolow maad baartaan Billaahicaleykum yarkan halasii daayo familyka marxuumka halagu qanciyo Inay Diyo qaataan War somaliyey ninkan OO kale lama dilo maahan qof da' ah inkastoo uu ku khaldan yahay haddana chance kale lagu badbaadin karo ayaa jira 😢😢😢
@XamdiSheekh-kt9sj
@XamdiSheekh-kt9sj 10 күн бұрын
Ku soo dhawoow barashada quraanka meel kastood dunida ka joogto wixii faah faahin ah igala soo xidhiidh lambarkan EBER , LIX, SADEX, SADEX,SIDEED, HAL, LIX, HAL, EBER, HAL
@Hoyadey
@Hoyadey 11 күн бұрын
Ggg beele kitaabka ilaahey nagu dhaqa isagaa na deqo noona qeer badane
@AhmednuurKaabe-qh6tz
@AhmednuurKaabe-qh6tz 11 күн бұрын
😂😂😂😂😂
@MohamedMohamed-os1kl
@MohamedMohamed-os1kl 11 күн бұрын
hala hubsado, inuu fayoob yahay.
@Galxoor91
@Galxoor91 11 күн бұрын
Mohamed waa saad sheegtay qareenkiisu inuu caafimad kiisa in la'hubsho ama shaki uu galiyay ahayd lakin dadlkeena mental health inuu factor noqon karo bama la'iswaydiiyo
@cartancartan8452
@cartancartan8452 11 күн бұрын
Mxaaa la fufudeedeeyaa mooyaarku ururya isagaa ba qiranayaaa
@Maria28832
@Maria28832 11 күн бұрын
War dhalinyarada ha dilineh cafis sameeya 😅
@samowsamale3490
@samowsamale3490 11 күн бұрын
Allah ayaa baneeyey dilkiisa
@AhmednuurKaabe-qh6tz
@AhmednuurKaabe-qh6tz 11 күн бұрын
Waaa nin rag ah go aan leh hala siidaaayo ayaan qabaaaa
@Subairrr
@Subairrr 11 күн бұрын
النفس بالنفس، dil toogasho ia
@abdallaali8054
@abdallaali8054 11 күн бұрын
Qofka nuucaan u hadlaayo maxaa loo hubim wayay maskidiyan inuu fayoow lyahay dad keenio micna daro u dhamadeen ilahow noo gar gaar.
@Isaali13177
@Isaali13177 11 күн бұрын
Dila deg deg waliba
Maxkamadeynta Askari dilay Sargaal Maxkamadda Ciidamada
18:38
Somali National Television
Рет қаралды 102 М.
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 9 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 16 МЛН
AX! GABADHEYDO KUFSADAY AYADO SAQIR AH XOOG IGAGA HESTA HADA
1:14:23
Ridhwan Issack
Рет қаралды 186 М.
Koox loo diyaarinayey inay Falal argagixisanimo ka geeystaan Goballada Woqooyi ee Somalia.
26:31