Abayo heesaha dhan xaram ma aha diinta islamka music markey lee yihiin ama akhlaaq xumo ka hadlayaan baa xaram ah nabiga scw markey safar aadayaan ama dagaal u socdaan nin saxabada ka mid ah oo waxaa jirey geela u heesi jirey si geelu xoog ugu socdo ileyn xiligas gaari ma jirine marka nabiga ayaa malin ayagoo safar dagaal u socday arkey geelii oo hees loo bilaabey oo xoog u dheeraynaya markas buu weydiiyey saxabada ninkas waa kee waa hebal baa la dhahay magaiciisii baa iga lunsan hadee markas buu nabigu scw ninkaas hebal ah ilahay ha u naxariisto saxabadii waxay garteen ninkan inuu dagalkan loo socdo ku shahiidi doono sidii ayeyna noqotey marka wax xaram ma aha markey wanagsan tahay ama heeso howleed ha noqoto ama heeso carured adi intii wanagsan
@umumahado176622 сағат бұрын
Team sanayar jiniyada la dhahaa
@beautiful142319 сағат бұрын
I love Somali music too😊😊😊
@asadabdi796423 сағат бұрын
Mansha allaah tabaaraka abaayo qaali alle ha ku xiftiyo ❤
Masha allaah 2024waxbadan baan ka faaidey xamdaay❤❤❤
@aaminoomar-hj4ze22 сағат бұрын
Haa wllhi anibo jazaakallah kheyr xamdiyeyyy🎉❤
@Nimco-u8n17 сағат бұрын
Quraank waa aqriin karta abaayo bes ma taban kartid hadi kujoogo calank turki
@Susana-iw8wyСағат бұрын
Manshalh ❤
@naciimowarsame2958Күн бұрын
Xamdi dhib badna naa ma caaydi u xiistay, hada ani ma bilaaba cay. Bisinka alow aana ku cayn ❤❤❤
@yuuuuga1Күн бұрын
Waan tabay abyo 😂😂😂
@beautiful142319 сағат бұрын
I love Somali music too😊😊sangabo is not easy ❤❤❤
@Nora-lq2gtКүн бұрын
Masha’allah walaal qali, ilahay adiga iyo heer kaga ba ha idin xifdiyo❤❤❤ Nora fra Oslo
@yuuuuga1Күн бұрын
@@Nora-lq2gt takk qalbi
@ramlaismail7516Күн бұрын
Mnsha Allah
@Umumaryamchanel-z6oКүн бұрын
Mansha allah cod dahabi ❤😂
@safacarab2116Күн бұрын
Marwaxoy m.a wa jeclahay cadeeska gaduud beerka iyo colour full cream la dhaho
@dahaboosman1228Күн бұрын
Mansha Allah hamdi fanan qarson ❤❤😅
@bishaaromaxamuud1302Күн бұрын
Walee in aad nag nool tahay mnsha Alaah ❤
@nimcoqaniqani8557Күн бұрын
Marwaxooy love you dar alleh ❤
@AyanAhmed-l4z20 сағат бұрын
Like ta wad uqalantaa Hamdi. Masha Allah
@aaminoomar-hj4zeКүн бұрын
Wcs mcnto jazaakallah ❤
@Nasroali-n9k17 сағат бұрын
Naag nool❤
@deeqadagan2113Күн бұрын
M.a abyo horey usoco .
@Ayaano1993Күн бұрын
Brown iyo brown light wll waa colour hada socda ciyaal iyo aqal iyo dad waa waynba
@smile-db6bvКүн бұрын
Allah wuxuu yiri Quruxdiina hamuujinina anaga Quruxdii aa jecelnahy i Inaa is qurcino waa shey ay diinta qabto lkn ayaanan nin janabi kaaa ah ku atkin waye illahy nacafi
Wll adiga choose ka leh lakin madaga tuwaalka waxad ka dhigta cadaysa Brown xiga kaasi bal inay tijaabi waan darbanaya meesha aad so dhigtay
@IkraamaxmadshireКүн бұрын
Dharkaa nocas ah ilaahaw somliya khastan bsoo noo ken
@QueenMuniizaКүн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@feis9082Күн бұрын
Aasc
@Fearless-o1t16 сағат бұрын
burgunder en tidløs og klassisk farge som alltid holder seg relevant, spesielt om høsten og vinteren. Selv om det ikke er utpekt som årets farge. Lurer hvilken interiør og designer linje tok du, da du ikke er ferdig med grunn skole enda😳
@asmafaysal7345Күн бұрын
Xamdi ku jeclnhy hno wax bdn baa ka faiday 🎉
@laylamohamed1144Күн бұрын
Xamdi rajiga isla markiba ma kaa fuqaya marka tukanaysid mise week adan tukan bad marsataa