KOBCI DHAQAALAHAAGA 3 QAAB U MAAREE [Ogaysiis]

  Рет қаралды 24,723

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

4 жыл бұрын

#Horumarsamee

Пікірлер: 153
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 4 жыл бұрын
Soo dhowaada walalayaal, Muuqaalkan 3 Qorshe oo muhiim u ah maaraynta dhaqaalaha. Waxaan sidoo kale soo gaadhau wadanka Turkiga oo hada aan joogo mudo kooban insha'Allah warbixino faa'ido leh aan idiinka soo duubi doono. instagram.com/zakariyecaawiye
@duuliyeofficial4330
@duuliyeofficial4330 4 жыл бұрын
Sxb tel kaag iireb si aan WhatsApp ka kaal soo xiriiro sxb
@zamzammuse8591
@zamzammuse8591 4 жыл бұрын
Asc walaal waxaan rabaa lanbakaaga fadlan
@ckmustafcali5576
@ckmustafcali5576 4 жыл бұрын
Insha Allaha
@ckmustafcali5576
@ckmustafcali5576 4 жыл бұрын
Brnamikada aad ayn uxiseyaa
@ckmustafcali5576
@ckmustafcali5576 4 жыл бұрын
Waxana kamid ahay dadka qurbaha kalsocdo
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 3 жыл бұрын
Aadbaad u mahadsantahay saxib Xaqiiq wax badan baan kaa faaiday. Magarankaro wax aan kuugu abaal gudo. Thnak u
@shaqalemediaproductions
@shaqalemediaproductions 2 жыл бұрын
mashalaah walaalo
@mawliidfarah9294
@mawliidfarah9294 3 жыл бұрын
Msha allh wllo allh cimriga iyo aqoontaba ha ku barkeeyo
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
100k hambalyo✅
@safiyonuur6420
@safiyonuur6420 4 жыл бұрын
Guuleso walaalkee
@cadaanimedia3896
@cadaanimedia3896 4 жыл бұрын
mahsa allha bro guul badan ayaaan noo horseedee al;aha kubarakeeyo waanku xiranahay muuqaaladaada waloow aan mashquul ahay hadana asbuucii kasta waan baaraa war yarkii maxuu sooo duubay baan isdhahaa horey usoco
@fadumocadeysaysugllesalaad1748
@fadumocadeysaysugllesalaad1748 3 жыл бұрын
Masha Allah wll Allah Haku Barakeyo
@abdirisaaqaadan4044
@abdirisaaqaadan4044 4 жыл бұрын
Mhd snd walal, sakariye abdilahi
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 4 жыл бұрын
Wllkey Sakariye.. waxaan kala socda Addis Ababa Ethiopia 🇪🇹 Waxaan uu bahnaa In aad Turkey 🇹🇷 Nooga keentO xog dhanka Ganacsiga😍🙏
@abdallaomar123
@abdallaomar123 4 жыл бұрын
Mashalh wan sugaaye inaan ugaado kirada cuntada nolasha turkey wad mahadsantahay zakariye 🖒🖒🖒
@lullul3875
@lullul3875 3 жыл бұрын
Mansha Allah will thanks
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Shukran abdirisak
@Mohamedcadeye
@Mohamedcadeye 4 жыл бұрын
Jazakallah mahadsanid walal
@zakarieabdi1424
@zakarieabdi1424 4 жыл бұрын
The richest man in bablyon bugaas ayaa si fiican oga hadlaayo arintaan bugaas akhrista sxbyl mhdsnd bro zakaria
@cabdullaahidhafe6553
@cabdullaahidhafe6553 4 жыл бұрын
Waan akhriyay saaxiib waana wehelkayga buugaasi.
@frenchmontana9347
@frenchmontana9347 4 жыл бұрын
Halkeeen ka helayaa sxb
@zakarieabdi1424
@zakarieabdi1424 4 жыл бұрын
@@frenchmontana9347 sxb Google caadi waad oga heleysaa website ka pdf drive ladhahana karaadi
@ahmedmuse8159
@ahmedmuse8159 4 жыл бұрын
Shukran Ustaad Zakariye , One point ayaad kaga duwantay youtuberska kale wana inad talo kasta aad so gudbinayso ay ku dhisanty shareecadena islamka .
@fatimaabdi2746
@fatimaabdi2746 4 жыл бұрын
Asc sakeriya aad baan kuu salasmayaa eedo talooyinkaa qiimaha lehna waad ku mahadsantahay anoo 50 jir ah baa ku daawada oo wax badan kaa faaiiday markaa cid walba way kugu xidhan tahay guulayso khayr alaah ha ku siiyo.
@nimahappy8002
@nimahappy8002 4 жыл бұрын
Masha allah jazakallah khayr wax badan banka faiday mhdsnid
@cawaaleroble7571
@cawaaleroble7571 4 жыл бұрын
Mahadsanid bro Turkiga xog dhameystiran Kaken wayo Ani ahan Waxan ka aminsanahay Somalida in ay iska adan Wadan aysan xogo kufilin aysan kaheyn
@ahmedfaahiye
@ahmedfaahiye 4 жыл бұрын
Mahadsanid zakariye masuul.
@bromy5469
@bromy5469 4 жыл бұрын
🤙💯 thanks masuul sare
@muunamohamedyacquub7166
@muunamohamedyacquub7166 4 жыл бұрын
mahadsanid wll jasaakalaahu jasaa alkhayr
@oumelkhair5766
@oumelkhair5766 4 жыл бұрын
Allah haku barakeeyo wallo zakariye
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 4 жыл бұрын
Mahad sanid wll ajar iyo xasanaad allah ha kaa siiyo
@mahamuudmohamed2715
@mahamuudmohamed2715 2 жыл бұрын
Waa mahadsan tahay wll
@hodancabdicasiis182
@hodancabdicasiis182 4 жыл бұрын
Mansha allah wllkey alle ha ku xiftiyo👌👌👌👌
@abdiburaomuvies7746
@abdiburaomuvies7746 4 жыл бұрын
Thanks brother waad itoosisay
@amalabdisamed4367
@amalabdisamed4367 Жыл бұрын
mnshaa allaah mahadsanid
@sabahmohamed9289
@sabahmohamed9289 3 жыл бұрын
Maansha allah habo illahay khayr aan kaa dhamaan haku siiyo aamiin
@abdirashidboqortooyo7286
@abdirashidboqortooyo7286 4 жыл бұрын
Maansha allah wllo ilaahey haka jaza’i siiyo
@diplomacyahmed5484
@diplomacyahmed5484 4 жыл бұрын
Macha Allah Allaha ku dayo caqliga iyo cilmiga Runtii Arin fcn ayaad Soo bandhigtay wlo Markasta wn ku dhegaysaa barnamijyada dhaqalaha Ayan aad uxiseyaa Mhdsanid inbadan halkaa nooga sii wad Ani dadka Cilmiga leh wn jecelahay...............
@umurayaan264
@umurayaan264 4 жыл бұрын
Masha allah wlh fikirkaada quruxda badan aad ayuu ii qanciyay keep going wllkey
@aamiinediter7724
@aamiinediter7724 4 жыл бұрын
Mzha allh mahadsanid pro
@daauudsandhere
@daauudsandhere 4 жыл бұрын
Masha alaah walal waad mahadsantahay
@baarnabukaana2927
@baarnabukaana2927 4 жыл бұрын
mahadsanid in badan wax badan waan kaa FAA iiday Zakariye Abdullahi
@abdihakim5691
@abdihakim5691 4 жыл бұрын
Aad iyo aad bad ugu mahadsan tahay wll Mar kasta waxan ku fakaaraa inan wax cusub la imaado oo aan wadankii kula noqdo inkastoo anan dhaqale buuran hayn lkn manta waxad isiisay talo wanaagsan oo ah inan wax save gareeyo wanan dadaalaya insja allah wll alle haku xafido Horumarka walaalaha ayad jeceshay thanks 😊
@mohamedhussein6289
@mohamedhussein6289 4 жыл бұрын
THANKS ZAk👍🐒🔯
@samaraabdiweli2905
@samaraabdiweli2905 4 жыл бұрын
Thanks wllo u are the best😍😍
@zuuzuumahad3118
@zuuzuumahad3118 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 4 жыл бұрын
Mahadsanid magacygii♥️
@LiibaanPro
@LiibaanPro 4 жыл бұрын
M.a akhii keep going.
@abdirazaksheikh2512
@abdirazaksheikh2512 4 жыл бұрын
Alle ha ku barakeeyo sxb zakaria
@AhmedSaid-hd6vw
@AhmedSaid-hd6vw 4 жыл бұрын
Masha allah sekeriye alla ha ku dhawro wll aad baan ugu taxanahay bartaadan wax badana waan ka faa'iidey.
@happybeautylifechannel1365
@happybeautylifechannel1365 4 жыл бұрын
Shukran wllkay alaah haku dhawro sida ad noogudadalayso alaah haka abaal mariyo wllo nolow wllo alaah cafimad iyo cibaado suuban ayaan alaah kagabaryaaya wloo
@hooyochannel2964
@hooyochannel2964 4 жыл бұрын
Maanshaaa allah walaalkey qaaliga ahoow allaah ku barakeeyo
@ibrahimsuldanali6082
@ibrahimsuldanali6082 4 жыл бұрын
Yasakallah kheir wll
@mumingacal6676
@mumingacal6676 4 жыл бұрын
msha allh wllaal zaki 🙏🙏🙏
@wiilodahirahmed554
@wiilodahirahmed554 4 жыл бұрын
Masha allah Brother
@aaminagamadiid2693
@aaminagamadiid2693 4 жыл бұрын
Mahdsand wllo 😍
@Gorgor2025
@Gorgor2025 4 жыл бұрын
Thanks zak 🙏
@faaideeye
@faaideeye 4 жыл бұрын
Guuleyso Walaal Sre
@qadiijaali8322
@qadiijaali8322 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal sakariye
@MokhTar_abdi
@MokhTar_abdi 4 жыл бұрын
Jazaakallh bro, zakariye Nin waxbadan og
@mohamedawale3981
@mohamedawale3981 4 жыл бұрын
Wa talo dhaxal gala aad baad umahadsantahay wl Sakariye
@SomaliGlobal
@SomaliGlobal 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@deeganuur6997
@deeganuur6997 2 жыл бұрын
Asc wllo wxn rabaa inan guri 2qola dhisto seen u dhisankaraa wadanka uk bn jogaye burcana wn rabaa inaan ka dhisto inchallah
@adnaanahmed571
@adnaanahmed571 4 жыл бұрын
Keep going wllkie
@braheemmohamed2690
@braheemmohamed2690 4 жыл бұрын
Masha Allah, walal wadku mhdsantahy taloyinka waxtarka leh ee ad nala wadagto.
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 4 жыл бұрын
Mahadsanid waan kaa faa, ideysanay
@mohamedkosar6923
@mohamedkosar6923 4 жыл бұрын
Kheyr alle haku siiyo wll Zakarie sidad caawimada ula garab tagan tahy dhalinyarada
@officialjr2283
@officialjr2283 4 жыл бұрын
Thanks wll
@cabdullaahidhafe6553
@cabdullaahidhafe6553 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll qaali, ilaahay haku sharfo. Hadii aan nahay dhalinyarada ganacsatada ah waanu bogaadinaynaa barnaamij yadaada.
@fadumokayton
@fadumokayton 4 жыл бұрын
Masha Allah wlky jasakkalaah khayr dhirigalintada
@Somali-One
@Somali-One 4 жыл бұрын
Waa xaqiiq in aad qorshe iyo marayn ku noolaatid. 1sano oo shaqeenayay ayaa waxaa macno daro igaga baxay €3500. Ilahay khayr haa ka dhigee hada waan isku soo jeestey.
@SharmarkeAOsman
@SharmarkeAOsman 4 жыл бұрын
Ustad Turkiga waxad kasoo duubtaa muuqaallo badan. Weliba Guryaha Turkiga qiimahooda iyo noocyadooda oo faahfaasan. Sidoo kale warshahadaha kala duwan ee halkaas ku yaal, fursadaha ganacsi, nolosha iyo maciishadda Turkiga, iyo ugu dambeyn sida qof Somalia jooga uu xidhiidh ganacsi ula yeelan karo waddanka Turkiga iyo sida wax loogu soo dhiibi karo . Mahadsanid
@abdallaahmed2377
@abdallaahmed2377 4 жыл бұрын
Mn sh allh wll keep going
@kingaaryan3116
@kingaaryan3116 4 жыл бұрын
thanks wll zakariya
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 4 жыл бұрын
mahadsanid wll
@hibaaqali5083
@hibaaqali5083 4 жыл бұрын
Masha allah
@axmedcali8360
@axmedcali8360 4 жыл бұрын
Walalo Aad iyo aad umahadsantahay
@maxamedsuldaan5330
@maxamedsuldaan5330 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaaal
@sarhayeamedia8802
@sarhayeamedia8802 4 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@hurdaaye8
@hurdaaye8 4 жыл бұрын
B.weyne ayan kala socdaa utaad Guuleyso illah idankii👏
@gulleddaadax1473
@gulleddaadax1473 4 жыл бұрын
Nio aaad baad fursad u haysataa hadii aaad b.weyne joogto aniga ayaa reer b.weyne ahe
@ridwaansiciid3719
@ridwaansiciid3719 4 жыл бұрын
Mansha allah wll sakeriye nolosha heerkad jeceshahay ka gaadh
@yasir_official8483
@yasir_official8483 4 жыл бұрын
Zakariye abdullahi mahadsanid walaalow runtii wuu ianfacaa hadalkaada waana kutaagyersanahay inbadan wax badan waan badali doona
@elmimusa3630
@elmimusa3630 4 жыл бұрын
Thanks brother
@Superman1223-v8j
@Superman1223-v8j 3 жыл бұрын
Sifiicab ayaan kula socda wl aad ayad imahdsanthy🙏💯
@sumayaali2891
@sumayaali2891 3 жыл бұрын
Anoo shaqo la,an iheso aan fiirsanoya yaab
@deekahaarun4092
@deekahaarun4092 3 жыл бұрын
Thank you so much 🤗🤗🤗
@Wehliye-tv
@Wehliye-tv 4 жыл бұрын
Bismilaah masha allah
@DAYMADA
@DAYMADA 4 жыл бұрын
Ustaad muqaladaan cml noso badi Mogadishu ayaan kala socdaa Waa vedio wax tarleh allah ku xafido
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@maxamedcabdi215
@maxamedcabdi215 4 жыл бұрын
Wcs sakareye cabdullah
@mahamuudmohamed2715
@mahamuudmohamed2715 2 жыл бұрын
Basic needs 1-guriga 2- cunada 3-dharka
@getthepoint2277
@getthepoint2277 4 жыл бұрын
Greate!
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 4 жыл бұрын
Mhdsanid zxp ❤
@mohamadibrahim3248
@mohamadibrahim3248 4 жыл бұрын
Thanks waa sedex qorshe oo muhiim ah oo dhaqaale abuur lagu sameen karo 😍 ❤ 😍 🔥💯
@abdihakiincumar7726
@abdihakiincumar7726 Жыл бұрын
Saxib anigu waxn ubahanahay lambarkaga
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 4 жыл бұрын
Gob Gobi dhashay noolow zakariye
@hashifoyaanvlogs527
@hashifoyaanvlogs527 4 жыл бұрын
Aad ban u mahadsantahy wll
@suleimanmohamed7995
@suleimanmohamed7995 4 жыл бұрын
mahadsanid will sakariye
@ganimuhamud7234
@ganimuhamud7234 4 жыл бұрын
asc walaal waan ku baahanahay waxabadan aan ku weyedin lahaa xagee kaan heli kara
@xaawoaadan3528
@xaawoaadan3528 4 жыл бұрын
go forward
@onelovesomalioodhan1770
@onelovesomalioodhan1770 4 жыл бұрын
Wlhy nio zakariye wll mashruucan anoo labereeriga jamacada joogaan diyaarinayay kwrn inaan noloshayda ku dabaro
@sirahanolosha
@sirahanolosha 4 жыл бұрын
Halmar soo booqo Channel-kayga, waan hubaa innaad ka heli doonto insha allah. Soo dhawoow.❤
@saynababdi9005
@saynababdi9005 3 жыл бұрын
EEDO ANIGUBA WAAN KU DAAWADAA WAXAAAN AHAY ABOVE 50
@maxamedmaxamuud5282
@maxamedmaxamuud5282 3 жыл бұрын
Wll telkga hoos iigu reeb
@amiiratulbanaat2574
@amiiratulbanaat2574 4 жыл бұрын
Jazaakallaah wall sakeriye manta chanelkaaga igu horaysa runti waa chnel qiimo badan wall waxan raba inan ganacsi bilaabo waxana jeclahay cloth business kaso hadal wall
@AliOmar-mt6qx
@AliOmar-mt6qx 4 жыл бұрын
Mahadsanid zakariye mudo sanad ah baan dawanayay barnamikaga Wilina masamayn ganacsi mashquljira balse waa lasocda mawducyadada 300 dollar maxay Bilabikara
@sakariyeahmed6779
@sakariyeahmed6779 4 жыл бұрын
Aad iyo aad ayad u mahadsanatahy wll runti barnamujkagu wu isku dhamaystiran yahay
@asmaabubakar6081
@asmaabubakar6081 4 жыл бұрын
Waankugu xiranahay wxna kaa dawadaa Nairobi Kenya guleyso maclinkeena
@faadumomahamed4607
@faadumomahamed4607 3 жыл бұрын
Asc wll ma,igu caawin kartaa shirkad alaabo dibada kakeento alaab ayaa dibada ugu baahnaa aanan dalka laga helin oo si fudud iigu keento dalabkeyga adigoo mahadsan
4 FURSADOOD OO LACAGTAAGU KUUGU SHAQAYN KARTO
11:03
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 35 М.
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 86 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 36 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 16 МЛН
SIRTA GANACSIGA IYO  TALOOYIN AAN IDINLA WADAGAYO
24:00
mama soomaali
Рет қаралды 15 М.
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 125 М.
BARNAMIJKA DHAQALAHA . KAYD MA LEDAHAY ??
12:38
Hamda Home Decor
Рет қаралды 50 М.
Waa Maxay Dhaqaale, Yaase Maamula Dhaqaalaha Soomaaliya?
12:39
Galganacsi
Рет қаралды 5 М.
QAABKA LOO FURTO JIKO GANACSI IYO ONLINE FOOD DELIVERY
11:01
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 21 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 91 М.
5 GANACSI OO 2 KUN DOOLAR LAGU BILAABI KARO
14:27
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 84 М.
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 86 МЛН