Komishanka Doorashooyinka JSL oo Sharraxay Qaabka loo Galayo Doorashada

  Рет қаралды 19,421

Kulmiye Party

Kulmiye Party

7 күн бұрын

Пікірлер: 133
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 5 күн бұрын
Kulmiye waa soo laabanayaaa hanbalyo hanbalyo hanbalyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zakirboss143
@zakirboss143 5 күн бұрын
marka la dhinto ka dib saw maha 😂
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 5 күн бұрын
​@@zakirboss143maasha allah madaxweyne muuse biixi iyo kulmiye wey soo noqonayaan insha allah allaahumaa aamiin❤❤❤❤
@Khadaraxmed-kc7xc
@Khadaraxmed-kc7xc 4 күн бұрын
Eleen adhi daasad kama ilbaxo
@khadrayusuf-if3zn
@khadrayusuf-if3zn 5 күн бұрын
Kulmiye wusoo noqonayaa isha allah
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 5 күн бұрын
Dulmiye......!!!!!!!.waa la yaabbanahay kuwa weli daba-socda ninkaan aan arkayno sidii dawladnimadii iyo dadkii loo dhiibay la ambaday.....!!!!!. Naagaha sacabka utumaa ayaga gartay sababta ay sacabka ugu garaacaan laakiin kuwa halkan wax ku qorayaa waa maxay sababta ay udaba socdaan, I asked....?!!!!!!!!!.
@safiabdilahi
@safiabdilahi 5 күн бұрын
Mashaallah doorasho nabad iyo caano ku dhaamataa ALLAH ka dhigo aamin 😊😊😊😊😊😊😊😊
@naimaali2737
@naimaali2737 5 күн бұрын
Insha allah kulmiye wuu guulaysanay
@user-pp2mj7dl1u
@user-pp2mj7dl1u 5 күн бұрын
Maanshaalaah allow nabad nagu gaadhsii nabadna noogu dhamee nabadana noosii siyaadi amiin inshaalaah ❤❤❤
@abdifatahjarmal7170
@abdifatahjarmal7170 5 күн бұрын
waxaa inoo balan ah:- isbedel midnimo iyo inaan cadowga u quus goyno
@MukhtarIbrahim-jy9sy
@MukhtarIbrahim-jy9sy 5 күн бұрын
Cadawga gudaha ka xun cidwalbo laysma Aamini Karo
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 5 күн бұрын
ID management server-ka cloud dhiga database oo iris recognition and digital detections ku baabiya musuq walo imani kara si cadaalad heer sare oo technologiada waafaqsan !!!!!!!!!! from saylac
@AhmedAbdallah-nm7fm
@AhmedAbdallah-nm7fm 5 күн бұрын
But the question is, the budget is incomplete, and there are talks that have not yet borne fruit, and time is short. Isn’t this a difficult obstruction for the committee first and for the elections second? Thank you.❤
@user-pi5zh5cs4r
@user-pi5zh5cs4r 5 күн бұрын
Masha'Allah! Muuse Xassan Indha Buur wuxuu ka mid ahaa ciyaalkayagii reer Cardiff. Wuu dedaalay wuuna gaarey.
@Ahmedobsiye
@Ahmedobsiye 5 күн бұрын
Hamballyo Hamballyo somaliland ❤ people
@f.warsame1069
@f.warsame1069 5 күн бұрын
Mansha Allah Somaliland Gul AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲💪🏾💚▪️❤️💪🏾
@user-yy7mc6yo7w
@user-yy7mc6yo7w 5 күн бұрын
Manshaa allaah viva somliland guuuuuul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedAbdallah-nm7fm
@AhmedAbdallah-nm7fm 5 күн бұрын
The three most important points are the timely elections, the use of the eye lens system, and ongoing conversations with allies and those who care about the elections in terms of financial support.
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 5 күн бұрын
Eye lens system if it is possible
@AyaanWaano
@AyaanWaano 5 күн бұрын
Guuuuuuul somaliland❤❤❤❤
@alinuromer5876
@alinuromer5876 5 күн бұрын
❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤.
@maxamedibraahim9947
@maxamedibraahim9947 5 күн бұрын
Ilahay sida khayrku ku jiro ha ina waafajiyi gudida ha ka dhigo tii umada cadaalad u horseeda
@user-gb4wv3yg6e
@user-gb4wv3yg6e 5 күн бұрын
Walaha ree woqooyi waxn Lee yahay hambalyo mida kale xamar cadaw in kama soo jiro Horay u socda mhdsanidiin
@yasinismail2733
@yasinismail2733 5 күн бұрын
Dawlada somaliland Hadaad tidhaa ma laf baa ku jabaysa mahadsanid yeelkeedee ❤
@Masdille
@Masdille 5 күн бұрын
Cadownimada laguu sheegayaaba waa inaad qiri kari waydo dowladnimada Jamhuuriyadaayadu ku talaabsatay. Ma Lihin Cadow ka daran qofka xaasidka, Amxaarka kula ganacsanaya ayaa dhaama.
@CaliIbraahim-s6f
@CaliIbraahim-s6f 5 күн бұрын
Manual &automatic maa mid uun laraaco si looga fogado tubun imada waa iga tal
@hananloveandcaring
@hananloveandcaring 5 күн бұрын
❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤good job and great work guuul iyo gobanimo somailand insha allha
@fatoomasomali4665
@fatoomasomali4665 5 күн бұрын
ALA HA IDINKI GUULEEYO AAMIIN
@somaliboyofficial6735
@somaliboyofficial6735 5 күн бұрын
KULMIYE WUU KU DAAYEY WALEEEE INSHA ALLAAH BYE BYE BYE
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 5 күн бұрын
Maansha allaah guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@mohamedyusuf3003
@mohamedyusuf3003 4 күн бұрын
Nin daacada ayuu u eg yahay. Guul
@user-ze3fr6nn9h
@user-ze3fr6nn9h 5 күн бұрын
Guul baan u rajeynayaa gudiga doorashooyinka Ilaahay ha ku garabgalo hawlahaa adag ee ay ummadda u hayaan.waxaan ku la dardaarmayaa Aniga oo ka mid ah dadka aad iyo aad uga walaacsan inay doorashooyinka innoo horseedaan nabadgalyo la,aan ay inaan Ka soo kaban Karin.
@user-ze3fr6nn9h
@user-ze3fr6nn9h 5 күн бұрын
ادا حكمتم بىن الناس فالحكموا بالعدل
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 5 күн бұрын
Doorasho xor iyo xalaala haduu qabto waxba dhicimaayan.
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 5 күн бұрын
Guul muuse bexi guul kulmiye insha allah ❤❤❤
@zakirboss143
@zakirboss143 5 күн бұрын
Maxa lagu guuleysanayaaa 🤔
@ismaciilMustafe
@ismaciilMustafe 5 күн бұрын
Muuse masoo noqonayo
@ahmedyesto3458
@ahmedyesto3458 5 күн бұрын
Allah swt hawgargaaro umada Islamka gar ahaan palestine 🇵🇸 iyo Yemen iyo somaliland iyo inta samaha jecel dhamaan insha Allah guul ayaan urajaynayaa palestine insha Allah
@LightSpark3421
@LightSpark3421 5 күн бұрын
WADANI GUUL 🎉 WADANI GUUL 🎉 WADANI GUUL 🎉
@shadiaelmi-ke1ru
@shadiaelmi-ke1ru 5 күн бұрын
Manshaallah Manshaallah 🎉🎉🎉🎉
@user-eg5vn9bu1n
@user-eg5vn9bu1n 5 күн бұрын
Guul somaliland ilahay khayr haynogu dhameeyo doroshooyinka🤲
@user-xu7qq1gj5t
@user-xu7qq1gj5t 5 күн бұрын
Muuse anigu waxaan ogahay inaanad tahay kii yidhi doorashad madextooyada lagalay hadan yidhi tii ururad horeysa maanta mid aan tijaabadeedii hore u socan wayday
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 5 күн бұрын
Mansh Allah Mansh Allah guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul kulmiye guuuuuul sonoqo kulmiye insh Allah guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤
@abdifaarax1217
@abdifaarax1217 4 күн бұрын
Musuq maasuq aya kadhacaya
@abdallaahmed5686
@abdallaahmed5686 5 күн бұрын
Guuul muusa❤❤❤
@Keysek
@Keysek 5 күн бұрын
Ninka muse guul guul lahow wad ka shallayn . Muwadin qabil inaga daa . Caqliga kashaba la yiri
@nyumbakumi5675
@nyumbakumi5675 5 күн бұрын
Muuse markale
@lemiismaelalin5584
@lemiismaelalin5584 5 күн бұрын
Muuse wuu guleysanaya insha'allah
@macalinfarxaan321
@macalinfarxaan321 5 күн бұрын
Insha maya sxb
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 5 күн бұрын
مشاء الله تبارك الله و بالله التوفيق.
@abdisalanali2321
@abdisalanali2321 5 күн бұрын
Ilahayow mid nabad iyo caano ah nooga dhig
@awilmax1028
@awilmax1028 5 күн бұрын
Indhahan arko kulmiye soonoqoya dalkana uma wanaagsana taasi
@MaxamedcaliMuuse-r7l
@MaxamedcaliMuuse-r7l 5 күн бұрын
Door maxay soo kordinkartaa😅
@IsmailCabdi-y6h
@IsmailCabdi-y6h 5 күн бұрын
Ishaa lagu galayaa hooy ninkii dhicijiray uunbaa dhacaya
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 5 күн бұрын
Kdq keep up the good work going through forward buddy.
@engnour29
@engnour29 4 күн бұрын
Komishankii ma waxa uu noqday kulmiye?
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 5 күн бұрын
و بالله التوفيق والنجاح الدائم.
@moh4127
@moh4127 5 күн бұрын
Kulmiye wuu dhacayaa 💯 naclatulaah
@lemiismaelalin5584
@lemiismaelalin5584 5 күн бұрын
Walahi waliki buna dacen hadad ogtihid sida umad hadashen😂
@ismaciilMustafe
@ismaciilMustafe 5 күн бұрын
iLLAHAY NAGUMASOO CELIYO MUUSE IYO CALOOSHOD U SHAQAYSATADA
@jamaaldhido7001
@jamaaldhido7001 5 күн бұрын
Kulmiye guuuuul
@nurtoabdi7910
@nurtoabdi7910 5 күн бұрын
Amiiiiin ale haydin fududeeyo oo ha idin ku guuleeyo xisbigii iyo qofkii ilaahay u qoreyna alle ha inoo dooro kii danta dalka iyo dadkaba daacad ku hogaamiya somalilandna gaadhsiya horu mar iyo nabadgelyo iyo barwaaqo cadowguna ku jabo ayaan ilaahay idinka rajeynayaa
@OmarAhmed-nw6lr
@OmarAhmed-nw6lr 5 күн бұрын
7.5 million oo dollar aad bay u yartahay sababta loogu yareeyay heyada commitionka Qaranka wa qowda maqashii wax ha u qaban Biometrics ma taqaanaan
@xooshshow6704
@xooshshow6704 5 күн бұрын
🎉Guul Somaliland ❤
@Adler308
@Adler308 4 күн бұрын
Kulmiye wadankii wuu kala diray
@jimcalekayse3978
@jimcalekayse3978 5 күн бұрын
Kii guulaystaba waa keenii😊
@abdirahmanhiiraan4794
@abdirahmanhiiraan4794 5 күн бұрын
Maashaa Allah, Geesi Geesi dhalay allaylehe waakaa shuushkii iyo beentii suuqa lala wareegayey iyo iska horkeenkii dhayda ka caddeeyey. Waar baa suuqa soo geliyey war aan dawladda iyo commission ka midna kasoo bixin.
@zakirboss143
@zakirboss143 5 күн бұрын
Islaanta Qoyta ama Caynaba joogtaa maxay ka garaneysaa nidaamka IBBS adeer Soomaali baad la hadlaysaaye sharaxaad bixi
@KareemHussein-yr3yp
@KareemHussein-yr3yp 5 күн бұрын
Islamaha qoyta & caynaba waxba lama joogaan xaqoodii weligood may arag siyaasi madax dhaqameed dillaal iyo malaal baa utashaday I feel sorry for them..
@zakirboss143
@zakirboss143 5 күн бұрын
@@KareemHussein-yr3yp aad iyo aad
@Hawd74.
@Hawd74. 5 күн бұрын
😂😂😂wadani muxuu uga oooyayay
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 5 күн бұрын
Kaadhadhkii la urursaday sidee laga yeelayaa mudane?
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 5 күн бұрын
Kkkkkkkk
@Mrmjxirsi
@Mrmjxirsi 5 күн бұрын
Kulmiye ayaan ka daawanyaynaa meesye xisibiyadii kake ama ururadii
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 5 күн бұрын
Kulmiye wuu tegayaa insha allah tacala.
@saidyusuf2140
@saidyusuf2140 5 күн бұрын
War fican ayad Sheetal Guddoomiye LAKIN . Arri ta I shall waxa ku dhaartay madax waynaha waliba wuu ku hanjabay si cad. Maxaad ku cadaynaysaa in aanad adigu muuse Amarkiisa u fulinayn oo aad dhexdhexaad saxatahay maadaama aad adiga iyo muuse isku raacdeen Arista isha si ay daddy Idina shakisani u shaki baxaan una aaminaan si cad dhexdhexaad nimada thanks.
@user-cq4vk1zs7x
@user-cq4vk1zs7x 5 күн бұрын
Kumuuraacine xeerka dastuurka kuqoran ayuu muuse ogaa inaan lajabin karin mucaaridkaana sameeyay xeerka bu'da isha sidaasaanu ku ansaxay
@mohamedguunje8330
@mohamedguunje8330 5 күн бұрын
Kulmiye nabaadiino
@madarcali122
@madarcali122 5 күн бұрын
Wax karblayidha maa jiro ee indhaha ayaa lagu galaya
@IsmailCabdi-y6h
@IsmailCabdi-y6h 5 күн бұрын
Ishaa lagugalaa ninkii cicijiray uunbaa dhacaya
@mohamedomer6180
@mohamedomer6180 5 күн бұрын
kulmiye wuu soo noqonyaa
@abdirashiidahmed5382
@abdirashiidahmed5382 5 күн бұрын
ISHA IYO FUTSDABA WAA IN LAGA SAWIRAA KUWAA SOOL KAADHASHA KA SOO URURSADAY EE KIISHASHKA KU SITA KKK
@FarhiyoAbdullahi-rs6ob
@FarhiyoAbdullahi-rs6ob 5 күн бұрын
😂
@ismacil9022
@ismacil9022 5 күн бұрын
Raganimo waanu idinku garabtaganahay waynugulaysanay alla mahadle
@user-rz9im6ji8m
@user-rz9im6ji8m 5 күн бұрын
Isha laga wasayaa kkkkk
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 5 күн бұрын
Muuse usheq nacaas Yahoo
@XasancabdiXasan-rq2wc
@XasancabdiXasan-rq2wc 5 күн бұрын
😂
@axmedmuuminismaciil7082
@axmedmuuminismaciil7082 5 күн бұрын
Aniga waxa baa.igu le komishin somara dalka waa kuu ugu tayo xumaa caruurtani bilee dallka isu guntaan
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 5 күн бұрын
Kulmiye by by
@samirr546
@samirr546 5 күн бұрын
Rooble iyo ninkani isu eekaa!!
@madarcali122
@madarcali122 5 күн бұрын
Giuul kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye
@zakirboss143
@zakirboss143 5 күн бұрын
maxa guuula 😂😂😂😂
@Hawd74.
@Hawd74. 5 күн бұрын
Dalkan wuxuu u baahanyahay in odayaashan retirement la galiyo ardaydii siyaad bare haka fadhiistaan siyaasada dhalinyaro loobaahanyahay daacada
@bashehusien3810
@bashehusien3810 5 күн бұрын
Iris ama ishu waxay soo afjaraysaa tuhun oo dhan , codayn xor ah oo xalaal ah, cidii ka doodaa waa tuug xatooyo rabta .
@abdiyousuf3157
@abdiyousuf3157 4 күн бұрын
Waxay ku qaadanaysa qofka in la hubiyo wakhti dheere waxa laga yaabaa in mararka qaar connectionku tago
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 5 күн бұрын
Hooyadaa ula tag isha aad sheegayso adiga iyo muusaba
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 5 күн бұрын
Waraaboo maxan cuuc kaamaqlay.
@djimalehhaybe5851
@djimalehhaybe5851 5 күн бұрын
masha Allah Somaliland guul muse bixi guul kulmiye guul komoshinka guul
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 5 күн бұрын
Allxamdullilaa waxa hadhay 3 bilood oo qudha baybay kulmiye.
@abdirashiidahmed5382
@abdirashiidahmed5382 5 күн бұрын
Haka yaabin in aanu dalka ku aamino mid cadowga salkan marna gisaar sawir kula soo gala oo kiiyoo hurda laga adeegto
@abdirashiidahmed5382
@abdirashiidahmed5382 5 күн бұрын
Powerfull kulmiye wallee waan nala gaadin
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 5 күн бұрын
Qudhmiye komishinkiina wuu raacay ee waddani hakuquusto. Shalay muuse markuulahaa isha ayaa lagugalayaa waxbuu ogaa ee mucaaridku haday dhawyihiin ee kajooga.
@Masdille
@Masdille 5 күн бұрын
Hhhhh komishanku maaha cid kaliya ee meesha ma dumar baa idinku metala hadaad Reer wadani tihiin miyaydaan ku kalsoonayn metalaadiina?
@captainusopp4395
@captainusopp4395 5 күн бұрын
Inaa la hubiyo kuwa iska soo qadanaya card aan laheen waa waajib 😂 vivi musharax ina hebel 😂😂😂😂😂
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 5 күн бұрын
Waa sidaaan la doonayey huwanta wadani
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 5 күн бұрын
Hoyadadi oromada ahayd u sheeg tanna somalia ayaan ku daraynaa markaan guulaysanno
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 5 күн бұрын
@@abdilahiyusufyusuf3395 waad ku dari lahayd lkn waa hadii aad guulaysan lahaydeen balse xaaraan ayey katahy inaad aragto nin huwanta gudaha ah oo madaxtooyada katalinaya waa mamnuuc
@suberh8985
@suberh8985 5 күн бұрын
Wadaniyoow ku quusta
@iali8540
@iali8540 5 күн бұрын
Meel walba waxa horjoogo looga dhigay dad sitting qaranku lahaa qaawinaya oo KZbin ka soo dhigaya. Sida Doorashada loo galayo maxaad social mediaha ka soo dhigaysaan ma waxaad doonaysaan in cadowgu idinka faaiidaysto.
@bardacad
@bardacad 5 күн бұрын
WAR CID CADOW IDINKU AH MA JIRTEE MARQAANKA ISKA DAA. SOOL IYO SANAAG TAGE. AWDAL IYO JABUUTI LA HESHIIYA OO DADKA CAQLIGA U SAAXIIBKA AH U DOORTA HOGAANKA QAADWALAYAASHA MASIIRKIINA YAYSAN BAABI'INE
@user-ix2jk7yb3y
@user-ix2jk7yb3y 5 күн бұрын
Gabo gabadii Somaliland ayaad ku dhawaaqdeen ee wixii aad ka hesha Cidna wax ha ka siinina
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 5 күн бұрын
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN
@Mr.Hoiwa123
@Mr.Hoiwa123 5 күн бұрын
Hooooyadiiin nacala kuyaal bal mxy uso qadanayan video ga komishanka adr dhex by noo yihin kasara adr
@abobasement346
@abobasement346 5 күн бұрын
I wad shekadah kk war museh oromoh yuh in dhahah idin kah ridin
@Safiirka09
@Safiirka09 5 күн бұрын
Muusa dabadhilif u tihiin tuugyay hadaa muuse u boobtaan wlhi waalagu kala tagaya meeshan yar
@lemiismaelalin5584
@lemiismaelalin5584 5 күн бұрын
Ada iska taqi lol 😂😂 Muuse wuu sonoqonaya insha'allah guul
@Safiirka09
@Safiirka09 3 күн бұрын
@@lemiismaelalin5584 waa la arki qumaney
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 5 күн бұрын
Munaafaq tuug tuug dhalay xishoo beenale nacaas
@MohamoudAbdi-cz2dz
@MohamoudAbdi-cz2dz 5 күн бұрын
Waar beenta ka daaya dadka Oo runta u sheega indinkaa dadka U dhexeeyee cadaalad u ugu adeega dadka
@Adler308
@Adler308 4 күн бұрын
Tuugo baahan ayaa u kulantay dalkii, wax ay ka tageen malaha dalkii abaar ,kulayl iyo wax la aan ayuu u keenay ilaahay umada ha ka qabto oo wax dhaama ha u keeno, Oromo iyo xamashiba waad la doonateen dadkii aaan ka faani jirnay balo idin dagtay
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 5 күн бұрын
Muuse jaahil yaa ku soo faarey xishoo beenale
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 5 күн бұрын
Waayo wuu ina ceebeeyay oo makaftami karo hadan qubaha joogno.
@abdirashiidahmed5382
@abdirashiidahmed5382 5 күн бұрын
Xusbiga wadani waa sisbi cadowgu so dhex maro markaa lama dooranayo waan hubaa
@aishamuuse3003
@aishamuuse3003 5 күн бұрын
muxuu kugu ceebeeyay qurba joogtu qaarkood waa kuwa qabiil dabada saara
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 5 күн бұрын
Waxaasii sidaa dadka u kala qaybinayseen waa waxa layno jebiyay anigu doorkii hore waxaa aad u taageeri jiray kulmiye lkn kaftankii buunaga xidhay kulmiye.
@abdiqadirjahorosman820
@abdiqadirjahorosman820 5 күн бұрын
Waddani guul I.A❤
@ApdyOmar53
@ApdyOmar53 5 күн бұрын
Kulmiye sigo kasta oo ku tageyo waalaga shaqeynayaa 😂😂😂
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 5 күн бұрын
Muuse jaahil uu sheeg beenale Munaafaq muuse ku soo farey
@aducaleali2545
@aducaleali2545 5 күн бұрын
Hhhhhhhhh cabaad wayn futo jilic qaranka kulahaa ilma abaarso beenta iyo maaweelada kadaa dadkaaga murqaan land afkay kaga hadhay snm
@user-rt7tr3zi9e
@user-rt7tr3zi9e 5 күн бұрын
Inshalaah kulmiye by by by
@kaledomar7041
@kaledomar7041 5 күн бұрын
GUUL KULMIYE PARTY ❤❤❤ GUUL MADAXWAYNE MUUSE BIIXI ABDI ❤❤❤
@naimaali2737
@naimaali2737 5 күн бұрын
Illahay muuse marlabad soo noqda ya Allah
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 60 М.
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 14 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 23 МЛН
"Haku Qaado Awrkaagu"  Hees Lagu Karbaashay Somalia
4:05
Kulmiye Party
Рет қаралды 7 М.
HADAALKI KOMISHANKA EE MANTA
1:17:10
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 13 М.
''Sayidku Diin uma Dagaalamayn'' Boqor Buurmadow'' Taariikhda Daraawiishta
45:56
ELSAR MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 18 М.
Sir culus -tacadigii Weriyeyaasha iyo nolosha Xabsiyada Xamar
18:59
Tvwaagacusub
Рет қаралды 108 М.
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН