Kooshin yare, Kaban Aad Umacaan

  Рет қаралды 648,073

dhexdhexaadmedia

dhexdhexaadmedia

Күн бұрын

Waa Boqorkii Kabanka Kooshin Yare, sponsored by Dhexdhexaad.com

Пікірлер: 132
@abdikarinise
@abdikarinise 5 жыл бұрын
2011 baa igu danbaysay heestan nin aad u jeclaa oo sxp ahay baa heestan dhagaysan jiray oo aan filaya inuu waya badan ka weheshanayay ilaa subax ay taarikhdu tahay 15August Ramadana 15 toban thy la isoo sheegay sxp kay oo sakarada waxa inta la ii raaciyay inuu is daldalay waxan isku dayay inaan dhakhtar dedeg u gaadho maydkisi bn se ugu tegey Inalilahi wa ina ilayhi rajucuun Ma fahmi jirin heesta iyo waxa ay ka hadlayso wakhtiga kadibna Ma dhegaysan xaqiiqtan Mantan ooy tariikhdu marayso 17 April 2019 Ban KZbin ugu soo galay Waxan Leeyahay intu akhiraw diray Ahmed haw danbeeye Ma cid bay ka dedegan thy 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@lovelysamawada2560
@lovelysamawada2560 4 жыл бұрын
Very sorry 😢😢
@abdikarinise
@abdikarinise 4 жыл бұрын
sagal lovely 4june/2020😢 you reminded me
@lovelysamawada2560
@lovelysamawada2560 4 жыл бұрын
@@abdikarinise yep but that information about your friend was very sorry sad AUN
@anisadheman8098
@anisadheman8098 Жыл бұрын
😢😢😢2022
@Kashkaboy608
@Kashkaboy608 Ай бұрын
@@anisadheman8098 2024😢 July 24
@haydar378
@haydar378 6 жыл бұрын
Heestii marxuum Ahmed Mooge alaha u naxariisto waa hees macaaan oo aan jeclahay 20 sano ka bacdi markii iigu horaysay ila imika in aan dhagaysto .. fanaanka Koshin wuu mahadsan yahay inaad noqoto Somali madfax heesaha no ilaaliya.
@axmedaxmed5661
@axmedaxmed5661 3 жыл бұрын
🥰🥰🥰
@updyhakiinibraahim6207
@updyhakiinibraahim6207 3 жыл бұрын
Heestan magaceet bro
@AhmedAhmed-ez6nz
@AhmedAhmed-ez6nz 2 жыл бұрын
@@updyhakiinibraahim6207 heesta magaceedu waxaa la dhahaaa dad hadaad is qabataan
@updyrahmanaaran1790
@updyrahmanaaran1790 2 жыл бұрын
@@updyhakiinibraahim6207 hesta duufan aya la dhaha bro
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 4 жыл бұрын
Heestan waxaan kaduubay koshin 2009 in Toronto. Jamestown allah yarxama
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj Жыл бұрын
Aamiin
@luulmusa4743
@luulmusa4743 5 жыл бұрын
Fanaan qaaaaaliya buu ahaaa allow kuu naxariiso kooshiin yare
@iladaawo3647
@iladaawo3647 4 жыл бұрын
koshin yare wu nolyahay
@riyaa1432
@riyaa1432 4 жыл бұрын
Aaamiin
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
KOOSHIN YARE fanaaniinti ugu codka macaan cod faseex ah ayuu lahaa ninkani
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Hee
@hafzamiredheere6003
@hafzamiredheere6003 5 жыл бұрын
RIB 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Alla ha unaxariisto kooshin yare
@iladaawo3647
@iladaawo3647 4 жыл бұрын
wl koshin yare wu nolyahay canada bu daganyahay
@riyaa1432
@riyaa1432 4 жыл бұрын
Aaamiin
@abdikarimissa9394
@abdikarimissa9394 3 жыл бұрын
Intu ku geriyoday xilima geriyoday fananku?
@bididmako4203
@bididmako4203 2 жыл бұрын
M'y favorite song i like it
@saalax144
@saalax144 12 жыл бұрын
Caadi maahan heestaan, cod iyo kaban macaan.
@Siman-is3ig
@Siman-is3ig 5 жыл бұрын
mnshaa aalllh adeero
@atoorebaadiyo6345
@atoorebaadiyo6345 Жыл бұрын
Yaa Dhageysanay 2022 like ku booba
@wiilqaraami2435
@wiilqaraami2435 2 жыл бұрын
Heestan miraha macaan iyo codka kooshin yare hadaad LA dhacday liketa xunv igu qabo 2022
@luulmusa4743
@luulmusa4743 5 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso ninkeyga iyo aniga miyuu noo samayey💖
@saharamaxamed6770
@saharamaxamed6770 Жыл бұрын
Axmed Mooge aya laha hesta ilahay Ha u wada naxaristo
@mohamudabdi4284
@mohamudabdi4284 8 жыл бұрын
hestan waxaan ku xasusta sxbkey farhan Harare aad u jaclhy markasto dhagey sajiray sxbkey igu qali ah so xasusta
@amalabdiaden9332
@amalabdiaden9332 6 жыл бұрын
Heesta waxn iigu celisay 2009wlhi alla maxa soo dhibatoday
@abdirahmanboodhle8909
@abdirahmanboodhle8909 3 жыл бұрын
Allaw kuu naxariiso adiga iyo axmed moogeba
@fowsiabdiraashid662
@fowsiabdiraashid662 5 жыл бұрын
2019/6/15😢😘
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Hees macaan oo qaliya weji dhibta jacylkana ka hadlaysa💔
@iprahimyoome6631
@iprahimyoome6631 5 жыл бұрын
Intuu daarta aakhiro Ku daboolay cashaqu Hodan haw danbaysee Ma cidbay kadadantay Allaya cizak waa wixiipa dee
@mazatoshi7501
@mazatoshi7501 Жыл бұрын
Kooshin nin weyn rip
@anisadheman8098
@anisadheman8098 3 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto kooshin yare
@saharamaxamed6770
@saharamaxamed6770 Жыл бұрын
Ameen
@ishwaqmohamed593
@ishwaqmohamed593 11 жыл бұрын
I love kooshin yare very nice song
@riyaa1432
@riyaa1432 4 жыл бұрын
♥️
@abdirahman1649
@abdirahman1649 7 жыл бұрын
nice song only if you understand v👍👍👍👍👍👍
@amiin4320
@amiin4320 Жыл бұрын
inaan doono mooye miyan Dibad ka hoydaa🫡Allow ku naxariiso😭❤️❤️
@bicireeyofficial216
@bicireeyofficial216 6 жыл бұрын
Wooow ax yaa song nin weyn koshin yare alaya cisak
@muuqaal
@muuqaal 5 жыл бұрын
Alle ha u Naxariisto kooshin yare
@riyaa1432
@riyaa1432 4 жыл бұрын
Aamin
@sagaalsaeedsamtar7474
@sagaalsaeedsamtar7474 4 жыл бұрын
Wllo maaa dhimaan wuu nolyahay
@jaamacasc4234
@jaamacasc4234 8 жыл бұрын
woof kooshin waankahelay heesta waa dhag dhag
@bagamudo4502
@bagamudo4502 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto....
@kamiilakuwayti4257
@kamiilakuwayti4257 11 жыл бұрын
woooooooooooooooooow macaan.com meeshii i bugtay ayuu iga danqiyay fanaankan
@shiremussa7450
@shiremussa7450 4 жыл бұрын
Maxamed maxamud koshin Adunyoy xalka baa wa"u hoyday aun
@ikramabdirizak7546
@ikramabdirizak7546 7 жыл бұрын
wow so relaxing song
@mohamedfarah1898
@mohamedfarah1898 6 жыл бұрын
wow waa hees xusuu igu leh kooshin axsan yaa faan
@dheemanjag2021
@dheemanjag2021 5 жыл бұрын
aduunyadan wa wax yar qofku bahan waqtigaga sii ninkan nag ayaa u ooyneysey hada wu dhintey adunyo
@cabdiayman580
@cabdiayman580 6 жыл бұрын
11/09/2018 at:2:09east time africa
@AbdifitaxXabiib
@AbdifitaxXabiib 2 ай бұрын
Best for best
@ahmaddkhadarr2825
@ahmaddkhadarr2825 10 жыл бұрын
waa nice songs
@hakeem2297
@hakeem2297 6 жыл бұрын
Dhageysanya 2018
@atoorebaadiyo6345
@atoorebaadiyo6345 4 жыл бұрын
yaa dhageysanaya 2019 halkan kaalay
@hodanabdi2112
@hodanabdi2112 7 жыл бұрын
anaa waxan kuxasusta abdiwali wan jeclahay walaha
@abdiwalibahrawi4528
@abdiwalibahrawi4528 4 жыл бұрын
tolow hodayntaydii miyaaa midaaan😢😢 labdii is doortee kala laalmay waaye dani kala lugooyse liqi waayay oontee midkle la aantii kulee leelay dunidee 😢😢😢😢
@50jir
@50jir 5 жыл бұрын
Xasuustii maxamed mooge liiban 1971kii
@rakuubtube4158
@rakuubtube4158 4 жыл бұрын
Maaha waa axmed mooge
@naasirmacruuf1224
@naasirmacruuf1224 5 жыл бұрын
Allow ku naxariiiso
@mahadtohob8791
@mahadtohob8791 8 жыл бұрын
heees macaaan iga dheh xasuuus ee lee dahay
@sabrinanuur8086
@sabrinanuur8086 7 жыл бұрын
Waw Nice Song 👍
@alxamdulilah5493
@alxamdulilah5493 3 жыл бұрын
Lyrics noo keen fadlan
@user-nv8yq3vf1j
@user-nv8yq3vf1j Жыл бұрын
Merci papa que Lebon soit avec et le peuple oui
@faataaale
@faataaale 11 жыл бұрын
nice song
@yusufdubad7023
@yusufdubad7023 3 жыл бұрын
Cabdi the
@farhiaeebow2176
@farhiaeebow2176 8 жыл бұрын
waa hees macan😢
@abdicasiiscali933
@abdicasiiscali933 3 жыл бұрын
2020/12
@habiibmoha3095
@habiibmoha3095 3 ай бұрын
2024🎉
@yahane33
@yahane33 7 жыл бұрын
very nice song
@Siman-is3ig
@Siman-is3ig 5 жыл бұрын
waaaww
@abshirmohamed6775
@abshirmohamed6775 6 жыл бұрын
19/8/2018 yaa ila dawadey farta taag caaadi maaHa
@umeimaabdirahmaan7469
@umeimaabdirahmaan7469 6 жыл бұрын
anaa kula daawanaayo blse heestu iii lyrics garaeey mafahmineee
@cadarus75
@cadarus75 5 жыл бұрын
R.I.P KOOSHIN
@Deganey1
@Deganey1 11 жыл бұрын
nice song kashka
@husnimbr399
@husnimbr399 4 жыл бұрын
golden boy
@user-nf5tq6pp2i
@user-nf5tq6pp2i 9 жыл бұрын
😍😍😍صوتو مواصل والله ماشاءالله بس
@cabdiayman580
@cabdiayman580 6 жыл бұрын
eesh cala heeeeeees 13/09/2018
@libaanjama4059
@libaanjama4059 3 жыл бұрын
2012 yaa illa dhagaystay heestan
@mohammedkhader2548
@mohammedkhader2548 6 жыл бұрын
yaa dhagaysana 2018 like ku xeji
@50jir
@50jir 5 жыл бұрын
ana doorkan waayuhu dareygiisa ma isurey midaan digigixooneyn
@ashkirmuse2212
@ashkirmuse2212 8 жыл бұрын
صديق خاص؟.؟. لأم كلثوم ...
@mohamedfarah1898
@mohamedfarah1898 6 жыл бұрын
relaxing song wow
@hassanmohamudali4612
@hassanmohamudali4612 5 жыл бұрын
16/1/2019 yaa dhageysanayo
@abshiraden4560
@abshiraden4560 6 жыл бұрын
Hees qaliya
@ridwanabdikayd8778
@ridwanabdikayd8778 10 жыл бұрын
Woow
@yusufdubad7023
@yusufdubad7023 3 жыл бұрын
Tarashe
@abdiaziz12moe70
@abdiaziz12moe70 9 жыл бұрын
beautiful song I love this song when I get high
@farhiodananvlogs5185
@farhiodananvlogs5185 8 жыл бұрын
Lool 😂😂😂😂
@abdikafi7696
@abdikafi7696 8 жыл бұрын
salute bruh ..rolling 1 nw
@AhmedAli-mf8wz
@AhmedAli-mf8wz 5 жыл бұрын
If you get high,you don’t admit you do respect yourself first and respect this song because it’s great song you salute when you hear this song you don’t know how luck you are ....
@jeanruggeri8777
@jeanruggeri8777 Жыл бұрын
@@farhiodananvlogs5185 qq
@saedmxmd4840
@saedmxmd4840 9 жыл бұрын
Best
@yrkesarkivet5816
@yrkesarkivet5816 6 жыл бұрын
name of the song plz anyone?
@najibsirat6441
@najibsirat6441 Жыл бұрын
Please send me latest songs
@abdisalamdaacad2679
@abdisalamdaacad2679 6 жыл бұрын
dad hada is qabatan waa hees cajib ah
@trifelcotton6658
@trifelcotton6658 9 жыл бұрын
Thank you....Mahadsanid
@aweysmohamed8791
@aweysmohamed8791 7 жыл бұрын
waaaaawo axsan kaban
@sadamsadam9075
@sadamsadam9075 8 жыл бұрын
ax yaa heeh
@qaadirojees
@qaadirojees Жыл бұрын
axyaa kooshin❤❤❤❤❤
@ismailahmed5658
@ismailahmed5658 8 жыл бұрын
Axyaa hees dugaago ku weerara waxba lagula daala
@farhandiiriyeh1480
@farhandiiriyeh1480 11 жыл бұрын
waw koshin ha jiro
@hindamaxamud7895
@hindamaxamud7895 8 жыл бұрын
ma fahmiin aslaan maxu ka hadli
@ahmedosman4365
@ahmedosman4365 12 жыл бұрын
ahmed shinodj kaban ove
@nuurmahamud8861
@nuurmahamud8861 5 жыл бұрын
heeso
@cawke123
@cawke123 12 жыл бұрын
AHMED MOOGE WADA KANTHYA MM
@khadaryare3661
@khadaryare3661 2 жыл бұрын
??
@husnimbr399
@husnimbr399 4 жыл бұрын
bobby Brn
@yusufdubad7023
@yusufdubad7023 3 жыл бұрын
Tarash
@zakkriyejamaruush4973
@zakkriyejamaruush4973 6 жыл бұрын
👍👍👍
@faraxburaale4486
@faraxburaale4486 8 жыл бұрын
axaxaxaxax wlee hees iyo badh
@AbdikadirBishar
@AbdikadirBishar 8 ай бұрын
Mwlld
@ciildumarmuxiyo794
@ciildumarmuxiyo794 10 жыл бұрын
opppp eesh calaa hees
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 6 жыл бұрын
UF ALAMAXAAD KUCIYAARTEY HEESTII
@user-nf5tq6pp2i
@user-nf5tq6pp2i 9 жыл бұрын
ده مش فنان
@liverpool6503
@liverpool6503 8 жыл бұрын
صوته حلوو بس الاغنية مو حقته حقة عيال موقه
@mohalove3464
@mohalove3464 6 жыл бұрын
nice song
@AbdikadirBishar
@AbdikadirBishar 8 ай бұрын
Mwlld
@AbdikadirBishar
@AbdikadirBishar 8 ай бұрын
Mwlid
@aragzen
@aragzen 12 жыл бұрын
nice song
@maxamedadaan7379
@maxamedadaan7379 7 жыл бұрын
waaaw xasuus koshin waayo waayo
Kooshin Yare "Gabagaba"
8:43
Mahamoud Hassan
Рет қаралды 72 М.
Koshin yare iyo ma geel baan kugu dhalay
6:23
Laaleys media
Рет қаралды 56 М.
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 13 МЛН
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 23 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 427 М.
kooshin hees kaban ah
6:17
manly1man
Рет қаралды 262 М.
Fuad Omar - Mays Aroosna
5:45
Mohamed Amin
Рет қаралды 9 МЛН
Mahamoud Amoore iyo Samsam Ali Rooble - Maah Maah. by qardhab
7:46
Khaalid Dhoobo Xasuustii Kuluc Heesta Diiga BulshoTv qaraami
8:25
Bulsho News
Рет қаралды 2,5 МЛН
NEW REMIX CABDIQAADIR JUBA SHIMBIR  2017 HD
8:40
L2 Sharp
Рет қаралды 224 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
Kooshin suleqa
5:41
manly1man
Рет қаралды 199 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Koshin yare
58:34
Moha Go
Рет қаралды 178 М.
Sevinch Ismoilova - Xayollarim (Konsert version)
3:38
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 1,2 МЛН
Sabrina Carpenter - Taste (Official Video)
3:19
SabrinaCarpenterVEVO
Рет қаралды 36 МЛН
Nurzida - Malohat (My5 kanali 10 yilligida)
3:43
Nurzida Isayeva
Рет қаралды 2 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 667 М.
Nursultan Nazirbaev - Сен бе едің (official video) 2024
2:03
Nursultan Nazirbaev
Рет қаралды 217 М.