No video

Koox Golaha WAKIILADA ka mid ah oo Cadowga SL ka Dalbaday DHAQAALE Lagu Badbadiyo Maxamed Abiib🤔.

  Рет қаралды 9,724

Ubaxle Media 24

Ubaxle Media 24

Күн бұрын

Пікірлер: 99
@ahmedyusuf692
@ahmedyusuf692 Ай бұрын
Maa shaa Allah. Afkaaga caano lagu qabay. Halkaa ka wad mujaahid
@Degmociise123
@Degmociise123 Ай бұрын
Jzkhayran Walaal Cabdirahman ubaxle 😍
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Saxaafad ku sheega hargayasa jooga ha waydiiyaan su'aashaa maxamed abiib
@user-qq2ll6zs8h
@user-qq2ll6zs8h Ай бұрын
Dawladu..hauriuriso.dhamaantood.wakiilada
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Ай бұрын
UBAXLE GEESI GEESI DHALAY 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@aishamuuse202
@aishamuuse202 Ай бұрын
Lakala bax mid kastoo cashuurta waddanka ku dhergey dhagarna hoos ka wada allah hayna dhaafiyo guul iyo gobonimo Somaliland mashallah mahasanid ubaxle media sidaad ugu taagan tahay dadkaaga iyo dalkaaga❤❤❤
@user-nb3tz5pr5l
@user-nb3tz5pr5l Ай бұрын
You always talk about the truth
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 Ай бұрын
Barkhad baba saka lasoo kalahay warkaa waa runtaa mahadsanid walalo ubaxle ❤❤🎉🎉🎉soomaliland ha noolato ❤❤❤🎉🎉🎉
@Sumayo987
@Sumayo987 Ай бұрын
Sharkooda illahay haku koobo
@warss11
@warss11 Ай бұрын
Amiin❤
@user-bm8uy7ut4v
@user-bm8uy7ut4v Ай бұрын
Ubaxle Media waan ku salaamaya huruu soco geesi qaraan noolooow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💘💘👏👏👏👏👏👏👏💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍
@sakariyeCabdi-yu6bo
@sakariyeCabdi-yu6bo Ай бұрын
CWS Ubaxle Media 24..Hogamiyaha Argentin ..Cali bacaac baxar war SLANDER ba tihin ❤❤❤❤
@abdihashi9863
@abdihashi9863 Ай бұрын
Waa sax waa sidaad u dhigtay laaxin laga goyn maayo Baxar iyo Ina khaliif ayu wakiil u yahay
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w Ай бұрын
Ha la iska qabto maxamed Abiib iyo kuwa kale Guul somaliland ❤❤❤❤❤
@Qorsho
@Qorsho Ай бұрын
Sax absolutely you right
@nathra7351
@nathra7351 Ай бұрын
Xildhibaanadu haday xilka ka qaadi waaYaan. Ooyaaye Anaka oo shacabkii ah baa dilaayneyna ooyaaye kuwa kalane. Ilaahay baa dili doonaa ishalah
@user-yl4pt7fs6f
@user-yl4pt7fs6f Ай бұрын
Waalahi waarunta illahay hainaqabtow kuwan melbas hatagan guul guul somalilan❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@FadudiGudi
@FadudiGudi Ай бұрын
Ha laka diro mooryaanka i noo fadhiya wakiilad
@ayaanismail4951
@ayaanismail4951 Ай бұрын
Waa runta walhi Geesi
@RashidWabari
@RashidWabari Ай бұрын
Geesi qaran ........ guul somaliland
@Degmociise123
@Degmociise123 Ай бұрын
Kii khiyaama dadkaa masaakiinta ah Cashuurtooda ee cadowga ugu adeega ilaahay xanuun xun ha ku Rido cudur ha ka qaadaan in shaa Allah ilaahay kii uga toobad keenana dadka ha waydiisto CAFIS 😢 💯🤨😰
@IbrahimAhmed-kf3lv
@IbrahimAhmed-kf3lv Ай бұрын
Waa in maalinta khamiista la karbaasha nijaata. Balankeenu waa inoo malinta khamiista.
@user-ng9sb8hz1n
@user-ng9sb8hz1n Ай бұрын
Wixii somaliland dumius kashaynaysa alaha haligo somaliland guul ❤❤❤❤itoobiya our itoobiya our brothers somaliya waa cadawga somaliland
@user-gv3pf5ei6q
@user-gv3pf5ei6q Ай бұрын
Geesi If iyo Aakhiraba liibaan. Somaliland Guul iyo Gobanimo.
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q Ай бұрын
Daarood oo dhan baa sheegayay. Arinkaa ee alle haynaga qabtosharkooda.
@user-zu5qx7ff9n
@user-zu5qx7ff9n Ай бұрын
Dadka mikirifoonada la wareegaya ee dadkan xanuunsanay la hoostaagan dalka halaga qabto
@user-zu5qx7ff9n
@user-zu5qx7ff9n Ай бұрын
Kooxdan maafiyada ah waxba dalka iyo dadka uma qabtaan ee halakal diiro oo sharcigu hashaqeeyo
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t Ай бұрын
Waxaan tageerayaa in shacabku isuguyimaado golaha wakiilada hortiisa aanu waan imansyaa golaha hortiisa
@museabdi6372
@museabdi6372 Ай бұрын
Ubaxloow Madaxweynuhu ma kala diri karaa golaha wakiilada
@user-lh6yk4sy3o
@user-lh6yk4sy3o Ай бұрын
GEESI SOMALILANDER 🟢⚪🔴🇪🇹
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
WAXAANU CODSANAYNAA IN LA KALA DIRO CIYAALKAN I NOO DHEX FADHIYA AQALKII SHARCIDAJINTA
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Ай бұрын
Viva slnd
@mohammadalsomali8500
@mohammadalsomali8500 Ай бұрын
Ubaxle … 👍👍👍👍
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Ай бұрын
The president has the power to shut it down 😢
@anabhassan8361
@anabhassan8361 Ай бұрын
Maxaweynuhu ha Kala diro lacagtana ha laga jaro
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@robleahmed2558
@robleahmed2558 Ай бұрын
Maanta Mujaahid Ubaxle xitaa dirayskiisa militariga waa xidhanyahay.Waa wakhtigii la difaaci lahaa Jamhuuriyada Somaliland.
@user-hs6ro6so6n
@user-hs6ro6so6n Ай бұрын
Madaxweynuhu Ha Kala Diro Waxan Ciyaalka Ah
@maryamali8408
@maryamali8408 Ай бұрын
Noolow ubaxlow, nimangan qarandumiska ha ladiro oo isha halagu hayo
@warss11
@warss11 Ай бұрын
❤❤❤❤
@AsiaGele
@AsiaGele Ай бұрын
Tuuugda xilmaha ha la kala diro
@Halgame334
@Halgame334 Ай бұрын
MAXAMED ABIIB XILKA HALAGA XAYUUBIYO DIBAD WAREEG HA NOQDO XEER ILASLINTA IYO MAXKSMADA SARE MEEL HASARAN MAXAMED ABIIB
@calijama6048
@calijama6048 Ай бұрын
Waa lagukhasaray kuwan, waxay soo kordhiyeen buuq, Lacagtii umada ayay iska gurtaan, maba fahansana wixii loo dortayba
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj Ай бұрын
🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿
@SadoAhmed-mf4xt
@SadoAhmed-mf4xt Ай бұрын
Guuuuuul somaliland anoladu 💚🤍❤️🎉
@ladanladan1718
@ladanladan1718 Ай бұрын
Cadow ayaa dhex fadhiya baarla maankii shacab ku waa in uu idho dheer u yeesho nima kaa dibjirta ah ay shaqo ka qabtaan shacab ku
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Golahan madax waynuhu ha kala diro
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
CALI BAXAR HADALKIISA UU KA DHIGAYO IN MAXAMED ABIIB WAX ISKU OGAAYEEN WUXUU UGA DAN LEEYAHAY IN UU CAMBAAREEYO OO UU KA SHIGO NII LA AHAWAYNAYA AI LOOGU KACO
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Ай бұрын
Waxaan lugooyo ahayn kuma qabno cadaw mushahar qaata weeyi
@hamdaelmi
@hamdaelmi Ай бұрын
Awoowo diyaar Ayaad tahay hhhhhhhhh wad mahadsantahay Sidad udifacayso somaliland alle ha ku barakeeyo
@user-ql6ef8ox5r
@user-ql6ef8ox5r Ай бұрын
Ha ofhanina jahada ee waxaadkusheegtaan hogaamiyaha shuftada
@Daher-o6g
@Daher-o6g Ай бұрын
Everything is well known. Abib went to Djibouti for a mission. He could be a traitor and has to be punished! UNLESS he was spying so-called Awal Movement as a covert for Somaliland.
@saadyisalim2888
@saadyisalim2888 Ай бұрын
Hadal badani mesha mayaalo waa in lakala diraa oo albaabka laysu taagaa furahana laga qaadaa oo weliba albaabkana lagaxidhaa, iimaanka beelooyin, waa gaajo meesha ku ururtay oo aan weligood meel risiq yaalo arag,meeshaba waxay u arkaan xero jaad,
@abdoa7191
@abdoa7191 Ай бұрын
Anigu waxan u arkaa inuu qabo autism ka xarakada badan oo waxad ka arkay daa sidii u boodboodayay, Dareenkiisu inuu wax dhigay uma haysto oo ficiladiisa marka uu joogo golaha oo uu mar kasta kacsanyay randjes wado. Hadaba waxa fiican in caafimaadkiisa la hubssdo
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q Ай бұрын
Ibaxlaw bal kawarran. Ninkan ina batuun ee saaka siduu looyr u yahay shacabka iyo caŕurta xamaasadaysan u sheegaya in mxamed abiib dadka shacabka ah soo doortay.
@Hciid
@Hciid Ай бұрын
Dowlada somalia waa ay gacan. Ka gaysato sidii idoor loogu rari lahaa israel sida aan horay u sheegay in niyukleerka u qarsan yahay falaasha waa kaa soo baxday
@Togdheerman
@Togdheerman Ай бұрын
UBAXLE waxa sibraha ka da’aya xaar iyo kaadi. Waxa ugu wacan fuleynimo. Wuxu siyaasad moodaya isku dirka beelaha Somaliland. Wa afhayeenka ololaha xisbiga Kulmiye iyo Musa Bixi. Alle ku qabey.Beenaale.
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 Ай бұрын
Golaha wakiilada Somaliland, hala kala diro, hadii kale qoomamaa xigi, A/khaliif ayaa meesha xukuma iyo ina xaashi
@tawofiiqabdullahi3820
@tawofiiqabdullahi3820 Ай бұрын
Cali bahal waxba kuma dhex jiraan waa faaruq
@charmarkeabdillahikamil464
@charmarkeabdillahikamil464 Ай бұрын
Mujaahid, kama daalaha danta qaran ka Somaliland, Allah hakuu fudaydiyo xilkaa had isa saartay.
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 Ай бұрын
Mohamed Abiib wuxu cadeeyay in wadanka diirashonka dhacayso uu rabna in biixi ridaan marka waxa ka daba hadlayaya ma xuseeyaan
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
😂😂😂😂😢😅😅😅😊😊
@mohamedabukar3128
@mohamedabukar3128 Ай бұрын
Ninkani mamul siyaasadeed waxaa kamayaqaan
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 Ай бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
Yutubarkan waa doqon ku koray xaqid war boramah mah Adigah leh orodoh burcoh bodh weyn dhisoh bal waxan ku qadnay in aad ku so kobnatan hargaysah iyo burcoh iyo berberah
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 Ай бұрын
Howl aanay gayin baa la gudoonsiiyay dabadeedna way farshoobeen
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu Ай бұрын
RABOOWJABI CADOOWGASOMALILAND
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 Ай бұрын
Odayagani wx badan Ayuu iftiminyaa Wlee xadhkiihii caawgu wa furfurmayaa Wlee 😂
@suldanmaxamuud2556
@suldanmaxamuud2556 Ай бұрын
Waar galgalasho naftiisaa ubaxlow
@AxmedCabdirahman-v1l
@AxmedCabdirahman-v1l Ай бұрын
Wuu ku celceliyey maxamad inuu dalkan u dhaartay
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Ай бұрын
Ugu yar aan 50 sano looma baahna jaahiliintan
@MaxamedXasan-xx2se
@MaxamedXasan-xx2se Ай бұрын
😂SOMALILAND GUUL
@mabrukadirir1398
@mabrukadirir1398 Ай бұрын
Waynu ku khasaaray inamada yer yer ee qanjaha buur buur ee shacabkoow iska qabta
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 Ай бұрын
😂baacaac😂
@mabrukadirir1398
@mabrukadirir1398 Ай бұрын
Waxaan odhan lahaa ha labadalo xidibaano badan oo tuug noqday iyo khayini wadan
@user-nn8si4zy2z
@user-nn8si4zy2z Ай бұрын
Adigaa qalbadu qaxay kaa qabtay ina xaashi
@mabrukadirir1398
@mabrukadirir1398 Ай бұрын
Waynu ogeen wax walba uu maxamed abiib faraha kula jiray markaa waynu eegi doonaa siduu isku difaaco iyo wuxuu yidhahdo inkoo og waxwalba
@anissaabdi8261
@anissaabdi8261 Ай бұрын
2face dhuuni raac somaliland naf uhayn ,cadifad lanool carurtuna wey ogtahay.
@alihassan-ro4cr
@alihassan-ro4cr Ай бұрын
Awdal adiga weykaa wadanisantahay run weeyi taasi
@Keysek
@Keysek Ай бұрын
Munaafaq
@Marin2030
@Marin2030 Ай бұрын
Runta munafaq luguma noqde wax kale ma haysa niiclow?
@KhadraCabdi-ov9gf
@KhadraCabdi-ov9gf Ай бұрын
Asc abaxloow ina baxar waanu ognahay inuu cadow ku yahay jiritanka j/S,LAND.waxase isukay qaban la, magaca idaacadaada iyo fariinta ay gudbinayso tusaale.1,eedaynta ah. golihii wakiiladu waa adeegayal cadow.2.ku baaqista kacdoon shacab. 3,durista awoodda iyo kartida xil gudasho ee waaxda garsoorka . 4, inaad m/waynaha j/s,land ku hiiftay gudashada waajibaadka dastuuriga ah adigoo tilmaamay a in lagu noqdo nidaamkii beelaha.. marka ay sidaa tahay waa maxay farqiga idiin dhexeeya adiga iyo ina baxar bal noo qeex.......
@NatureandQuran887
@NatureandQuran887 Ай бұрын
Waa ninkaani waa in umada lagaa qabtaa Dadka ree somlailand ayaad cadawad kala dhex dhigaysaa
@gudoonawdahir6334
@gudoonawdahir6334 Ай бұрын
Beenaale
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h Ай бұрын
War waxan umada ka fadhiiso yaa yidhaa.. War beenta umada kala fadhiisa wax alla wax cadayn ah oo aad sheegaysa ma jirta ee sheeko munaafaq ayaad umada la hor fadhidaaye.. War umada ka xishooda oo qajila
@user-zu5qx7ff9n
@user-zu5qx7ff9n Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 waxaa la doortay kuwii ugu jahilsanaa ee abid soo marah goolaha oo gaajoonaya oo meeshu cadawgu shilin ugu luulo sida duuqsiga ku dhacaya
@Mahanedgaaxnuud
@Mahanedgaaxnuud Ай бұрын
Ubaxle munaafaq baatay horgala oo muuse biixi ukiraysan ayaad tahay
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k Ай бұрын
Waar ummadda ka xishoodda, aad isku diraysid, meeshan laga yaac, jegaan , jooji qayladda, Garxajis, Dhulbahante, Samaroon, waxay samaysanayaan Dawlad Gaar ah oo xalaal ah No more Jegaan Oromo, Axmaaro, Abaarso, Ka xishoodda ummadda, Cuqdad ayaa ku haysa, Cirro ayaad ka sii qaylinaysaa, Shame on you, Ka waran Qaranka aad sheegayso, Ka Waran Ciidankii Qaranka? Taa ka hadal!
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 Ай бұрын
Faqasheey futawayn xaarka cesho 1960 dabadeed dagnaan maya waa laga waaya arkay waxaa
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Ай бұрын
Cuqdad iyo cudurba aday ku dishoodeen samaroon iyo garxajis a Midna ma tihide orod xanuunka xaafadiina laqabo
@ubaxlemedia
@ubaxlemedia Ай бұрын
Kani waa ibnu Faqash inaga dhex adeeganaya ee ha u bixina
@user-nj4bb2lj2k
@user-nj4bb2lj2k Ай бұрын
Hooyada wadani was ye afqadhmuunka meesha kala tag faqash yahay faqashtu dhashay
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 33 МЛН
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 648 М.
Daawo: Wixii kala Qabsaday Murashax Cirro & Madaxweyne Biixi
11:22
Dhamays Media Production
Рет қаралды 1,9 М.
HAWIYE OO U JAWAABAYA ODAYAASHII HAWIYE
14:13
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,5 М.
CIIDAGALE oo Raali Gelin Ka Bixiyey Hadalkii HUWANTA lagu Raali geliyey
4:36
Naf adaa ududayee afku sawma hadal dayn | 6 September 2024
12:38
Doowlanimo Tv
Рет қаралды 2,8 М.
baroorta  muuse biixi  daawo
14:31
Shacab TV
Рет қаралды 303