No video

"Isku soo baxeenu maantu waa xagjirka la dagaalanka Siyaaasadeed" Xildhibaan Maxamed Abiib.

  Рет қаралды 82,659

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 548
@abdirazakayusuf1152
@abdirazakayusuf1152 Ай бұрын
Mudaaharaad XADAARADEED oo Nabadgelyo. ALLAH HA XAFIDO. SHACABKA HOGAAN WANAAGSANA HA SIIYO.
@sahraj3885
@sahraj3885 Ай бұрын
@@abdirazakayusuf1152 ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@wardanuux123
@wardanuux123 Ай бұрын
5​@@sahraj3885
@user-zf8dl7sb3r
@user-zf8dl7sb3r Ай бұрын
Wixii dhiiglahow kaca isaaq iska qabta
@mustafadahir9852
@mustafadahir9852 Ай бұрын
Maa Shaa Allah waa taageeradii ugu weyneyd nin Xildhibaan ah tolkii u muujiyo.
@mustafeabdu2765
@mustafeabdu2765 Ай бұрын
M.abiib wuxuu so bandhigay oo leeyahy awood shacab
@ibrahimabdalle2088
@ibrahimabdalle2088 Ай бұрын
Reer Awadal waa gob runtii Mohammed Abiib xildhibaan qaranka ♥️🤍💚
@AbdirahmanMahad-hh3yf
@AbdirahmanMahad-hh3yf Ай бұрын
😂😂😂 qaranka maku qasbaysaa hee
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 Ай бұрын
Maxa loogu qasbayaa wey yiihiin reer somaliland dadka wax kale kasuugaayey isha bidhiqda kadhigaaya😂😂
@sahraj3885
@sahraj3885 Ай бұрын
@@fartuunfartuun8784 🤣🤣✅👌
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 Ай бұрын
@@fartuunfartuun8784 Isaaqoow maxaa dareemeeysiin maanta??? Qabiil qabiilkale u qarameeyn karo majiro ee ogaadaa taas. Qaran majiro ilaa Qaranka SOMALIA mooye.
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 Ай бұрын
@@audijooyjoy7976 qofkastaa isagaa meesha u fiican yaqaana reer awdalna iyagaa meeshay rabaan jooga lkn adiga maxaa ku nafa eed haysaa waa digan ku dhex waashay isaaq iyo samaroone
@sahraj3885
@sahraj3885 Ай бұрын
Mohammed Abiib Dhamaan Gudabiirsi dhamaan Salaan gobeed ❤❤🥰❤️ From Dunbuluq Guryasamo Xidigta
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Ай бұрын
Waan kaa qaadnay walaal waad mahadsan tahay
@sahraj3885
@sahraj3885 Ай бұрын
@@nadiamohammed5330 wa Iyaaka Walaalo 🥰
@somalitech102
@somalitech102 Ай бұрын
Waar ninku legend sanaa kusoco ina abiib sunta heego iyo kulmiye kaga ilmaysiisa❤
@jamaliban
@jamaliban Ай бұрын
Heego kursigan waa kugu wareejinaysaaye dufaanad u adkayso waxaad dadka gashato uun filo 5 sano oo wali ah Ku soo dhawow huno hadii labo sano aad dhamaysato warba waa kuu danbeeyayaa
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Ай бұрын
*_somalitech_* Heego manto kale wa malintay busta hoos gali jirtay aay hooyooy ii qari odhan jirtay😂😂😂😂
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
Ina Abiib waa xildhibaan qaran ninkaa hala ogaado ❤
@ra-lk8yv
@ra-lk8yv Ай бұрын
Somalia💙
@wardoonacademy
@wardoonacademy Ай бұрын
Viva awdal state
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
@@TewodrosBethlehem sanaag bari iyo Sool mayna Somaliland aheyn oo xiniinyo looga taagay calankii buluugu ahaa,reer Awdal iyaga waa reer yar laakin hadda somali diyaar in laga dufaaco reerka xabashida xaarka ka maydha ee isaaq ee afka qadhmuun
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Ай бұрын
​@@dalaisacgibril5899hooyadaa baa lawasaa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
@@ra-lk8yv Waa nin Somalilandara
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Ай бұрын
3 qodo ayaa laga fahmy soo dhawaynta Xil. 1. Xadaarada iyo Ilbaxnimada Reer Awdal🙏 2. Xil. Maxamed Abiib inuu shacbiyad haysto 3. In nacabkii Smliland qac iyo ciil qabo caawa
@faxiyayasin2223
@faxiyayasin2223 Ай бұрын
Ilahaw fidno ka badbaadi umadaada waayo dadkan madxwayne iyo xildhibaan waxba umahayaan ee ilahay nabada ha u ilaaliyo
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Ай бұрын
Aamiin yaa rabil caalamiin
@sahraj3885
@sahraj3885 Ай бұрын
@@faxiyayasin2223 Aamin Aamin Aamin yaa Rabb
@nimcoabdullahi9597
@nimcoabdullahi9597 Ай бұрын
Aamiin
@khadaraidid2870
@khadaraidid2870 Ай бұрын
aamiin balse calacalka badan w
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Ай бұрын
@@khadaraidid2870 yaa calaacalay adeer dadbaa ashubmaya ee adiguna kuwaasaad malaha ku jirtaaye ta dhexe qabo
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv Ай бұрын
Mansha allah geesi maxamed abiib nool From Garxajis ❤❤
@HoodoiyoAyaan
@HoodoiyoAyaan Ай бұрын
Mashaa Allah gobti Somalida guul inshaa Allah
@cawaalesahal-dj2sm
@cawaalesahal-dj2sm Ай бұрын
Masha alah
@user-yn1kt6uh9v
@user-yn1kt6uh9v Ай бұрын
Walaahi inagaa waan tagera Maxamed abiib amigo ah reer koofur waa qof dhiig badan manashallah
@abdisalaamqayaad2943
@abdisalaamqayaad2943 Ай бұрын
The legend for always. Welcome to Borama the capital city Awdal.
@user-ii9jg5se7t
@user-ii9jg5se7t Ай бұрын
War ninku mahamed abib waa nin rageed dhulkisii jooga haye away idoorkii kulmiye hôtel kaa kuu dhumanayay sidaas baa la rabaa adeer ama waa muuqdaa ama madasha lama tagoo horey uu socoo keep going abib and the people of borama
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z Ай бұрын
Waa danbilee waala xidhaya waana ku cadahay bea intaas ba mihiom aha caruuryar oo jibaysan ma shaqaynayso walahi . Cilmigu waakee😂😂😂 😂😂😂 Nasiib daro aqoon bila tariikh ah Waaxd tihiin dad somalia jecel halkasa iska khilaafteen haadaba
@getwhatyouwant3879
@getwhatyouwant3879 Ай бұрын
​@@Sharmarke-h1zMuuse inta u jiibisa ka sheeke heegoy
@kaltuunibraahim9781
@kaltuunibraahim9781 Ай бұрын
​@@Sharmarke-h1zciiil ooy dee yahu😂
@user-ii9jg5se7t
@user-ii9jg5se7t Ай бұрын
@@kaltuunibraahim9781 😂😂😂😂cukur oo cankaa dhig
@khadaraidid2870
@khadaraidid2870 Ай бұрын
@@Sharmarke-h1z awoowo ninkan ilaa burcaa looga yimi ha moodin dhayal dhayal legendaha samaroon dhashii somaliland
@astuurmuhammad5748
@astuurmuhammad5748 Ай бұрын
Guul iyo goobniimo soomali oo dhaman maxamed qalbiiga noogtaal Wiilashayad Soomaliyeed Ha iisciiliin cado Iinama heeli waliigin❤
@Fadumaabdirahman22
@Fadumaabdirahman22 Ай бұрын
Mohamed abiib wa nin ka dhashay ragga karti leh dulmiga diiday wiilkodna xaqa u hiiliyey anigo saleeban hg wa ku tageersan xaqa u dirir reer boorme from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@kaltumjama6989
@kaltumjama6989 Ай бұрын
Farxad baaan la ilmeeyay geesi allow u hiili!!!
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z Ай бұрын
Ama ilmee ama qaracan danbi ba ku cad ninkan waala xidhaya ha is diifaco madaxweyene qof dhaqanka leh ma noqdo
@falisa576
@falisa576 Ай бұрын
​@@Sharmarke-h1z Denbiga muuse biixi galin ee Abiib u galay maxay tahay Somalideenu denbiilaha ayey tageran Muuse biixi wa denbiile dilaa ah Xasuuqay umadi u masuulka ka ahaa Ee reer laascaanood
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim Ай бұрын
​@@Sharmarke-h1z walhi waa lasugaya maalinka aad xidhaan waxa idinka raaca ka quuso soomaaliland danbe inaanay jirayn
@Filsanmohamed-w1o
@Filsanmohamed-w1o Ай бұрын
​@@HalumIbrahimwaa balan taasi somalilaan danbe jiri mayso taas maanka ha galiyaaan
@Filsanmohamed-w1o
@Filsanmohamed-w1o Ай бұрын
​user-nw8de5lo4i hhhh calanka awalba anaga samayny mlintaad xidhaana waa mlinta aanu gacantayada ku baabi'in doono lax fooqal lax qudhmis ixtiraamkii hdu tan dhalay waynu isku joognaaa abtiyaal
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 Ай бұрын
Guul xildhibaan Maxamed Abiib iyo gobolka Awdal ✋ #Somaliland❤
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Maxamed abiib we love you from SSC
@Banuhashim237
@Banuhashim237 Ай бұрын
MAXAMAD ABIIB MAGAALADIISII MUU DUMIN MANUU QIXIN MAATADIISII😮 AKHAS DHULBAHANTE AYAA BAABIYAY DHULKIISII😮
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Ай бұрын
War kanbaa wuu tashadey.idoor qarmuun
@Banuhashim237
@Banuhashim237 Ай бұрын
@@fatumaahmed4718NAAG TAKFIIRI AH HOOBEEYOOY KKKK NAAG TAKFIIRI AH HOOBEEYOOY KKKK
@falisa576
@falisa576 Ай бұрын
Shacab taageersan buu haystaa XIldhibaan abiib Allaha xafido Masha Allaah reer awdal ka baxa Gacanta muuse handaraab Xabashida bu u shaqeeyaa somali Uma shaqeeyo reer waqooyina dhulku Lagalay waxna uma qaban balaayo Haku dhacdo muuse biixi wa ibliis
@ahashi7828
@ahashi7828 Ай бұрын
Maasha Allah Mohammed Abiib we love you dhamaan dhalinyarada Somaaliland Burco,Berbera,Ceerigaabo,Oodwayne,Hargeisa,Boorame,Gebiley iyo Laascaanood.
@elmimohamed8730
@elmimohamed8730 Ай бұрын
Marhaba walalo ,waan kaa gundoonay
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 Ай бұрын
Gobtu isma qariso sharaf iyo karaamo 🎉😊
@yusufmohamed5202
@yusufmohamed5202 Ай бұрын
Muuse wuu dhacay maanta khalaas Samaroon waa isbedel doon
@user-jv6pl4lk6k
@user-jv6pl4lk6k Ай бұрын
Muuse. Mahooyadaabaa. Fridays. Kkkk. Adeer. Waxba. Kamatihid. Halkan. Huush yahay. Xun. Ee. Xafajadu. Ka. Daaysaa. Maxaad. Ismooday. Orod. Bal. Soco. Cidaad. Wax. Kuyeesho. Cudur baad. Tihiin. Xun. Oo. Karoone. Fayrasa. Waa. In. Shaqo. Layniga. Qabtaa. Duliyohow
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Ай бұрын
Qarmuun idoor.people choise
@user-jv6pl4lk6k
@user-jv6pl4lk6k Ай бұрын
Haa faqash. Dhmuun. Duli. Iyo. Uskag. Baadtihine. Hhooyadiin. Nacalaa. Kuyaala
@user-jv6pl4lk6k
@user-jv6pl4lk6k Ай бұрын
Faqash. Kurdish. Falastiin. Bilaa. Dhul. Ciilan. Bilaa. Caasimad. Bilaa. Wadan. Wax. Aadtihiin. Male. Reer. Tuulo. Joog. Aabihiin. Iyo. Xaarkaad. Tihiinba. Wasa. Soomaalilan. Soocawrya. Dee. Faqash. Qudhun. Aabihiin. Bilaa. Dhulka. Kawasa.
@amalidiris9641
@amalidiris9641 Ай бұрын
@@user-jv6pl4lk6k oy gunyay guntu dhashay afka xun..24/7 caytaba o walay dilay qabri canante 33 yrs oyin dhamad lahayn samaron u ka tagaya hargaysa iyo burco ka ku deeqdo hana ilobin gooja cade jidki dhulmahanta ku mariyay ba samaron ku marin gado iyo fardo laysu hayana maxa layskga fani..shalaybad dhulmahante wax ma taro lahayde bal cidankini malkusheeg iyo hubkodi 500 raga o maxabis sanad ka maqan dhulkana walaydinka na difin o galki eThiopian ka ed kanisada uracaysen aya qashinkina lagu turi somali 90% way isracday
@AwilAmin-wy3jn
@AwilAmin-wy3jn Ай бұрын
Wadaani guuuulll Cirro gullll Somaliland guuuulllllll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@farxaangermany2332
@farxaangermany2332 Ай бұрын
Sunta muuse ka ilmaysiisa Xildhiban Maxamed Abiib Yuusuf Allaha ku xafido.
@user-yz7gy5pm8g
@user-yz7gy5pm8g Ай бұрын
Hambalyo xildhibaanku wuu kasoo baxay madawgii oo wuxuu istaagay banaan cad waana in laga dhimo xag xagashada badan oo markii hore wuxuu iila muuqday nin fidmo lkn wuxuu noqday nin qaran waana taynu ubaahanahay in sidaa loo mudaharaado lkn aan wadanka ladumin oo qof waliba uu shucuurtiisa ku muujiyo si nabad galyo ah guul iyo gobonimo
@yayayacin
@yayayacin Ай бұрын
Masha Allah guul guul guul guul guul guul awdal
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Ina Abiib cadawgii buu badhida dhulka ugu dhuftay Somaliland hanoolaato hanoolaao ayuu taageera yaashii badnaa ka dhexyidhi cadawgii wuu jabay cadwgii gudaha iyo kii debeda
@AbdShakurHassan
@AbdShakurHassan Ай бұрын
Living Legend Xildhibaan Maxamed Abiib!
@jamuriyadabarakaysan1858
@jamuriyadabarakaysan1858 Ай бұрын
Massa’allah jamuriyada barakaysan ee Somaliland hora lo soconaya
@user-wg4tz6cd1g
@user-wg4tz6cd1g Ай бұрын
Midnimo
@fadumasheikhmahmuod3082
@fadumasheikhmahmuod3082 Ай бұрын
Xildhiibaanku miyuu ilaabay inuu dadka diinta iyo dalkaba u ducaayo mise soomaali waa wada kursi ku wada suuxdo ❤❤الله المستعان ❤
@Kamaal-304
@Kamaal-304 Ай бұрын
Horey u soco geesigeeniii ❤❤
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Ай бұрын
Riyaale oo kale keena walli waanu dooranay naa Anoo habar awalaa idin lehe Madaxwayi hii aangu ugu jeclayn riyaale
@durdurdikir4021
@durdurdikir4021 Ай бұрын
##AllahuAkbar...Xaqa iyo Runtu Ha Doobiyaan...Guul iyo Gobonimo Reer Awdal🎉 Salaan Kalgacal iyo Duco katimid Gabiley🌽
@FaysalcumarIbrahim
@FaysalcumarIbrahim Ай бұрын
mohamed abiib wuxuu matalaa madaxweyne❤ dhab ah seda lookup banan baxay masha alllaah
@alimahamoudali
@alimahamoudali Ай бұрын
maxamed abiib one like
@aadanfarax4504
@aadanfarax4504 Ай бұрын
Manshallah Xildhiban Maxamed Abiib guul iyo gobonimo from Gobalka Hawd !❤❤🎉gesi ❤❤Qaran
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Ай бұрын
Masha alah maxamed abiib anigu wan taagera wayo wa nin nool oo ruun sheega ninkaso kale iya fiican ina dalka lagu aamino ma aha tuugta dadka isku dira ina la taagero bal ninka eeg walhi hadu reer awdal yidhado qoryo qaata ka waran oo siday xukumad jirta ula dhaqantay uu isna uu dhaqmo walhi meel kasa daba ka kici laha
@salahsalad
@salahsalad Ай бұрын
Mogadisho imow legend madaxweynaha mustaqbalka dhaw ee somalia baa tahaye
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 Ай бұрын
Maa shaa allah guul Iyo gobanimo ina abiiboow
@qureesha9797
@qureesha9797 Ай бұрын
Guuuuuuuul in adeer maxamde abiib 🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇬🇹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤
@user-ee8cl4bs5u
@user-ee8cl4bs5u Ай бұрын
8:23 ❤😂🎉
@abiib531
@abiib531 Ай бұрын
Raganimo hadiinaanad cidna uga tagayn dalkaaga maxamed abiib
@user-fe6kx1ue5m
@user-fe6kx1ue5m Ай бұрын
Maxamed abiib 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪✊💪✊💪✊💪✊💪✌️✌️✌️✌️✌️✊✊✊✊✊✊✊✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️
@jgorgor8604
@jgorgor8604 Ай бұрын
Waa real leader inankan, I would like kuwa Muqdisho jooga inay sidaa u fekeran. Guul reer Borame Somali waxay tusan jiil cusub oo isbedel doon ah mashalah waa in lagu daydo.
@abdisalamelmi55
@abdisalamelmi55 Ай бұрын
Mashallah guuuuuuuuuul wadani guuuuiuuiiil Mohamed Abiib Mashallah
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle Ай бұрын
Ilaahow kheyrka waafaji . Wixi umadda wax u qabanaya oo dhanka wanaaga u jiidaya , allow hogaan uga dhig .
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Ай бұрын
Xildhiman Mohamed abib wa halyey somaliyed isku la qabil mayiihi balse waxan ku tageera sida uu ugu hadlo dadka danyarta aqoomaha shacaabka siyaasinta somaliyed na runta wey neceb yihin marka reer awad history ayad sameysen maanta nolada dhamantin from Djibouti 🎆❤️
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 Ай бұрын
Maashaa Allah waa libaax abiib
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 Ай бұрын
Viva reer borame waa nitagerenaah ❤ from SSC iyo somalia kuligeed waa nili tagerayaah kacaa
@MohamedQooje
@MohamedQooje Ай бұрын
Dalkan iyaga leh bro bos kagama banana rer borama somaliland iyga dhistay maxd ka badelaysa
@kg6987
@kg6987 Ай бұрын
Meesha ma lascaanood baa mooday? Dadkan iyaga Somaliland leh
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 Ай бұрын
Waxa aad rabtay in sida laascanood dagaal ka dhaco
@MohamudSaid-ff1vk
@MohamudSaid-ff1vk Ай бұрын
Hhhh idoorkii tii dhulbahate uukaqalqaley coment gooda calaacal kamuuqdo
@user-sg5np8xe9h
@user-sg5np8xe9h Ай бұрын
Kicidooda maxaa kaagalay adigu tuuladaada yar ee abaarta ah ku ekoow
@cabdifataxmahamed5035
@cabdifataxmahamed5035 Ай бұрын
Maasha allaah
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Ай бұрын
Maxamed abii wa tagar walhi wa nin runta an ka gaban Somaliand ma Somali ha ka imatay qof ku marku runta ku naqayo nin kasto cadalyad ka noqotay wa la wad tagaryah
@HabiCade
@HabiCade Ай бұрын
Guul iyo Gobanimo Mr abiib
@najiimosman2963
@najiimosman2963 Ай бұрын
Kugu maalney Xildhibaan Mohamed Abiib waxaad tahay Hogaamiye shacab
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 Ай бұрын
Guulayso xildhibaan Maxamed Abiib from Reer Burco #Somaliland❤
@facalcandi6701
@facalcandi6701 Ай бұрын
Ninkani waa "wonderful leader " helo abib
@abdullahiabday
@abdullahiabday Ай бұрын
doorashadan waxaa ku guuleeysan doona madaxweeyne maxamed abiib inta wadato isoo raaca
@AbwanLilmoney
@AbwanLilmoney Ай бұрын
GEEESI SOMALIYEED DALKA KUU BAAHAN ❤🇸🇴✔
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 Ай бұрын
Waaw maansha alaah tabaaraka laah
@ahmedyuusufgamaadiid6379
@ahmedyuusufgamaadiid6379 Ай бұрын
maxamed abiib waa xildhibaan qaran oo wanaagsan waxaa lagu nacayaa runta uu ka hadlo had iyo jeer viva
@maxamedcabdi9057
@maxamedcabdi9057 Ай бұрын
Wllhi waa nin qaran makaasay lahaayeen waa qaran dumis saw kaa sland hanoolaatole muuse siduu doono hawgu kacsanaadee qaranka marna muudhaawicin m abiib guulayso from hargeisa
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 Ай бұрын
Waa Propaganda Muuse ku shaqaysto markuu ku guul darraystay hoggaankii dalka #Somaliland❤
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Ай бұрын
Viva reer aawdal xaqiina dhacsada from.Garxajis🎉🎉❤
@AnasHashi-xo6zv
@AnasHashi-xo6zv Ай бұрын
xildhibaan maxamed abiib wa kii hogamin laha guud ahaan somaliweyn madaxweynaha mustaqbalka somaaliyeed guuleyso mudane
@NouraMahamoud-if3pj
@NouraMahamoud-if3pj Ай бұрын
Machallah rere borama horey usocda❤❤❤❤❤❤
@abdullahicartan2864
@abdullahicartan2864 Ай бұрын
Maasha allah guuleyso guuleyso weligaa guuleyso xildhiban
@uptownmay9042
@uptownmay9042 Ай бұрын
Maxamed Abiib 🫡 🦁 💪 👏 🎉
@wardoonacademy
@wardoonacademy Ай бұрын
VIVA AWDAL STATE, MOHAMED ABIIB WILL BE THE PRESIDENT OF AWDAL STATE.
@Ahmedabdirashidadan
@Ahmedabdirashidadan Ай бұрын
Guulayso ina abiibow from burco togdheer
@a.bismail6492
@a.bismail6492 Ай бұрын
kuma kalsoona Maxamed Abiib. wuxuu isku dayay inuu kiciyo Borama. waxaan u baahanahay inaan indhahayaga ku hayno Maxamed Abiib. Guul Cidanka Qaranka, GUUL SOMALILAND!
@DaauudJaamac-eh4uf
@DaauudJaamac-eh4uf Ай бұрын
Geesi maxamed abiib ❤13xildhibaan ee reer awdal xaragada iyo stlyka
@laylapretty4964
@laylapretty4964 Ай бұрын
Gobweeye samaroon walaahi iyo dhamaan rer boorao guul
@anabahmed8182
@anabahmed8182 Ай бұрын
Mansha Allah
@kg6987
@kg6987 Ай бұрын
Ina abiib libax libax dhalay, noolow sxb from Burco
@deeqaosman1170
@deeqaosman1170 Ай бұрын
Masha Allah Somaliland guul reer BooraameNabad geelyadu waaqali iilashada waad aaragten Sool
@aliyahhassane8872
@aliyahhassane8872 Ай бұрын
Walee Samaroon Waa gob! Waa dad dhibyar oo cidwalba la noolaan karto! Guulaysta! Maantaa heeryadii tuurteen. Waxaasoo dhalinyara mustaqbal iyo shaqo abuur bay u baahanyihiin.
@abukarxabeebalshareeco4886
@abukarxabeebalshareeco4886 Ай бұрын
Marka aad qab yealato qursigana diido sidasa tolkaadu kuu tageeraaaa guuuuuul reer borama ❤❤❤❤❤❤
@issamouminissa7380
@issamouminissa7380 Ай бұрын
Rer awdal salan gobanimo from besha cisse gobolka sitti
@khadarcasoodofficial5314
@khadarcasoodofficial5314 Ай бұрын
Xildhibaanka umada maxamed Abiib waligaa saree tolkey waa is muujiyeen waxayna tuseen inay wiilkooda hiil iyo hoo ba la garab jogaaan 🥰🙌
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 Ай бұрын
Hoygiii somalia wayn allah idin,xifdiyo
@Shan-Shabeel
@Shan-Shabeel Ай бұрын
Waxaan u jeedaa Adal Empire (Awdal State) iyo bilowgii dib u xorreynta ummadda Somaliyeed.
@user-ku5qk9fi6n
@user-ku5qk9fi6n Ай бұрын
Wll ma cid ayaa ku haysta boram waa yaa mid kaleh yaa laga xoroobayaa
@kg6987
@kg6987 Ай бұрын
Iska hadle
@CaaliAmarekaahin-gx2ce
@CaaliAmarekaahin-gx2ce Ай бұрын
Maasha allah gobanimo reer borama ilbxada
@fadumo6292
@fadumo6292 Ай бұрын
Maashalllah a xildhibaankaxaqa u hiiliyay❤
@axmedcabdi-cv5cd
@axmedcabdi-cv5cd Ай бұрын
MUUSE MUST GO .... HE HAS TO GO.... MUUSE GO... GO MUUSE
@iskaandarahmedali5265
@iskaandarahmedali5265 Ай бұрын
@@axmedcabdi-cv5cd Mr Faqash 😁
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed Ай бұрын
Ree Awdal guul insha allah
@haniabdilahi8720
@haniabdilahi8720 Ай бұрын
anigu wiilasha geedka saaran ayaan ka helay beautifull
@mahamedyarecisman3492
@mahamedyarecisman3492 Ай бұрын
masha allah reer awdal plz naftu malin bey godaa degankiina xor u noqda adinka ledin bahan yahah aqoonti somaliyeed tihin from hiiraaan xawaadle ❤❤❤❤❤❤❤❤
@libanhussein2138
@libanhussein2138 Ай бұрын
Ha dag dagin nasug
@Shuhuura
@Shuhuura Ай бұрын
Masha Allah Reer Awdal waa geesiyaal Aqli iyo Ficil leh guul guul 🌿🌿🌿🌿🌿⭐⭐⭐⭐⭐💙💙💚💚
@mahadhersi9918
@mahadhersi9918 Ай бұрын
Walaalhi waadad wanaagsan oo nabadeed
@wab20
@wab20 Ай бұрын
Ninkani wa muse bixi diid mayine somaliland diid from Djibouti 🇩🇯 *ha dhaco muse*
@yusufmohmoud2902
@yusufmohmoud2902 Ай бұрын
One love❤️❤️❤️
@MaxamedCabdifataax-m7m
@MaxamedCabdifataax-m7m 15 күн бұрын
Nin Tol lahayn baa ciil qaba... Masha Allah🙏
@Bytity35
@Bytity35 Ай бұрын
Ku soco. Gaasdhegoolihii iyo kala geeya yaashii qabyaalada ku dawakhmay ee uu kibirku la galay wallaal nacayb iyo kala rarka isirka soomaali: Buuse Biixi iyo fikirkii qaldanaa ee ay beesha xalaashaa ee reer Sh Isxaaq ay ku shubeen. AWDAL STATE saan qaaday oo socotay waa silsilad aan GO'AYN.
@Fast.money86
@Fast.money86 Ай бұрын
Maxamed abiib sxp waxaan kasosalaamaya mugdisho
@hamzayassin2515
@hamzayassin2515 Ай бұрын
Mahamed abiib is showing off his support 😂 well done 👏🏾 you have send clear message to musse bixi and his regime. I’m very disappointed with you that you forgot to mention the most high profile politician in the history of borama Mr Abdi Hassan Buni
@saditaqueenfouad2409
@saditaqueenfouad2409 Ай бұрын
Reer Djibouti nolow bay kouleyin
@user-zf8dl7sb3r
@user-zf8dl7sb3r Ай бұрын
War is xoreeya o Samaroonow is xoreeya Somaliland waxba ka heli meyaan Awdal state noqda ma isaaq ur badanta I din hooks geeyay WAR REERKU TIRA BADANA mansha allah
@user-tb7nn1ef6b
@user-tb7nn1ef6b Ай бұрын
Masha allh borama guul guul
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw Ай бұрын
Tusa oo dareensiiya Dugaaga hargeysa In uu Ina Abiib dad leeyahay Muuse iyo ina kaahin Waxay rabeen Maanta ayey hayaane Caano ka caba dheh Shacabku hadey kacaan Cid hor istaagi karta male Daan daansi ayagaa deyn waayey Duqeydu. Reer boorama Guuleysta
@Jibriil571
@Jibriil571 Ай бұрын
Clear message to madaxwayne gabalkiisu dhacay ee muuse biixi !!
@SaynabNuur-zu4ib
@SaynabNuur-zu4ib Ай бұрын
Waan idin salaamayreer awdal from hargaysa
@famns-gv3ck3pd8m
@famns-gv3ck3pd8m Ай бұрын
I am from djibouti gobonimo samaroon cisse wa samaroon
@mahdifarah6554
@mahdifarah6554 Ай бұрын
Maashaa alllaah
Kaftanka Siyaasada 518 oo aad u xiisa badan
39:57
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 2 М.
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 4,6 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 15 МЛН
Haween iskugu soo baxay barxadda hore ee dhalinta.
9:53
MM Somali TV
Рет қаралды 121 М.