Wareysi 1/4- Ibraahim Aadan Ibraahim - Sideen uga baxsaday Al shabab habeen madoow

  Рет қаралды 158,838

HANOOLAATO

HANOOLAATO

4 ай бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 217
@daganahmedbolisoficial
@daganahmedbolisoficial 3 ай бұрын
Ilaahaw shabaab bartooda lawaayaa oo magacooda lagu diima oo lais weydiiiya inay jiri jireen iyo inkale🤲 from gedo somalia🇸🇴🇸🇴
@barwakoh1767
@barwakoh1767 2 ай бұрын
Amin
@shijo2055
@shijo2055 4 ай бұрын
اللهم أَرِنا الحق حقاً وارزقنا اتباعه، وأرِنا الباطل باطلاً وارزقنا اجتنابه، ولا تجعلنا يا ربنا ممن قلت فيهم🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🌹🍁
@HANOOLAATOTV
@HANOOLAATOTV 4 ай бұрын
4 qeybood waaye wareysiga ee la socota ia
@easky363
@easky363 4 ай бұрын
Noolow Hanoolaato Ayaanle !!!!! Marixaanku wey ku jecel yihiin, weyna ku sitaan, faqashka mooyee.......ku afuuf faqashka kacaanka oo jebi walaale. Jir oo jog. Majeerteenkana meel gaara uga taalaa, Dhulbahantana waa ku sitaa, warsangelina sidoo kale. Ogaadeen kama warqabo.
@jowharomohamed500
@jowharomohamed500 4 ай бұрын
qabiilka iskadaa walaale waa kan Adunka naga dambesiiyey somaali waa mid
@user-qe9pd9zk8v
@user-qe9pd9zk8v 4 ай бұрын
Ilaa iyo hada kamaadan hadal bada soomaaliyeed ee boobka laladamacsanyahay...tan aan layaabay
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 3 ай бұрын
Wabaaa doqon 😅​@@jowharomohamed500
@abdilatiif5033
@abdilatiif5033 4 ай бұрын
The greatest time in hanoolaaato 🙏
@mahadcaddaan
@mahadcaddaan 4 ай бұрын
Hanoolaato hore usoco ❤
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 4 ай бұрын
Waraysiyada aadka uga helo dadkii usoo joogay maxakiim ilaa alshabab insha allah alshabaab waxa rajaynaya inay sheeko uun noqoto oo la baabiyo somalia ha noolato from somaligalbeed dds
@Neyruus143
@Neyruus143 4 ай бұрын
Insha allaah ilahey kuwaas hanaga dul qaado 😢from muqdisho
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 4 ай бұрын
@@Neyruus143 ameen insha allah
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr 3 ай бұрын
​@@Neyruus143 amiin Allah naga dulqado dhibkooda
@user-sl7zi1mb6m
@user-sl7zi1mb6m 4 ай бұрын
plz part 2
@FM-bh2bx
@FM-bh2bx 4 ай бұрын
Mashallah barnamijio fican a kenta hormar wacan
@fnw8688
@fnw8688 4 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@abdirahmanmohmud703
@abdirahmanmohmud703 4 ай бұрын
He took a good decision to give advices for our generation to avoid that genocides of alshabab and it would be good if we can get more people like him thank you hanolaato and ibraahim for your advice🎉
@sundusjamal2348
@sundusjamal2348 4 ай бұрын
Ninkan qibrad bdn ayaa iiga muuqata ayaanle party 2-3-4-5 nooga so dhig warka noso dhamestir xiiso ayuu leyahay 👌
@hiigsiganoloshachannel9246
@hiigsiganoloshachannel9246 4 ай бұрын
Nin siduu utabinayo ayaa ku garan inuu khabiir yahay
@Tajirow
@Tajirow 4 ай бұрын
Nice
@roobleabdi-pq4hk
@roobleabdi-pq4hk 4 ай бұрын
I’m one🙏🏻
@hassanibrahim9702
@hassanibrahim9702 4 ай бұрын
He is not admitting, the genocide of the Youth. He is explaining more reasonable for the war.
@joshepayuub
@joshepayuub 4 ай бұрын
They will never admit because they were offered jobs and rewarded for what they did.
@abdifatahmohamed515
@abdifatahmohamed515 4 ай бұрын
let's wait the upcoming parts.
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 4 ай бұрын
He is just very young,I can sense a sheer innocence at his age,Somalia lost so much.
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 4 ай бұрын
He is just very young,I can sense a sheer innocence at his age,Somalia lost so much.
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 ай бұрын
Because they kill people for money and see it as a normal job. Alshabaab means evil
@baruudsiidowcagmadhige8701
@baruudsiidowcagmadhige8701 4 ай бұрын
Cimrigaa allh inoo barakeyo saaxipow
@alizebinbule6992
@alizebinbule6992 4 ай бұрын
@user-yn1uz2ku5d
@user-yn1uz2ku5d 4 ай бұрын
أللهم اهد إبراهيم نظر
@jamalahmed7118
@jamalahmed7118 4 ай бұрын
alshapap wa dhiiig miiirato😢😢😢
@swordie6703
@swordie6703 4 ай бұрын
Walal Dhiiga mamiirtan alshabab siduuyahay kucaban macal saxarkiisa
@ugarsadetubechannel9258
@ugarsadetubechannel9258 3 ай бұрын
@@swordie6703😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 4 ай бұрын
Hanoolaato
@wallzaahir2686
@wallzaahir2686 3 ай бұрын
✌️
@user-xz7qt6bc4m
@user-xz7qt6bc4m 4 ай бұрын
12:13
@sadadualeh9324
@sadadualeh9324 4 ай бұрын
Jeesi somaaliyeeed Allah ha ku sharfo
@Cadceed89
@Cadceed89 4 ай бұрын
Danke!
@abdifitahashkir.
@abdifitahashkir. 4 ай бұрын
​@@saboaxmed258 $10 dollar weye
@ibrahimmohamad6153
@ibrahimmohamad6153 3 ай бұрын
Wamaxay waxan
@suhurmaxud7394
@suhurmaxud7394 3 ай бұрын
Lacagta nasii
@akshaale
@akshaale 4 ай бұрын
Joining Alshabaab at a young age was not his fault, like many of our generations, but whats precious is that he realized it was a wrong decision and stand behind his people and his government, I wish all his old friends to come out of that misleading ideas and hidden targets from their leaders 😢
@joshepayuub
@joshepayuub 4 ай бұрын
We are not here to charge him at all..
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 4 ай бұрын
Musiibada somalida ku habsatay waa Carabeynta qorshaha waxaa looso dhiiga kuwa magaca somali nala ah gudahana ina binu salman ah haloomo midoobo carabeynta dadkena ku soco haddii kale ummada jiritankeda baabayay
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 4 ай бұрын
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 4 ай бұрын
Somalia's youth has been prone to violence for as long as I can recall. Even during Siad Barre's time, walking in different neighborhoods meant facing potential attacks and harassment from local kids. If you hailed from a different state and came to Mogadishu, you would be mocked. In places like shineemo Ceelgaab, shineemo Siinaay, …going to the movies could involve people throwing tobacco and spitting, creating a challenging environments. Thanks to Allah I left 30 plus years ago
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 4 ай бұрын
There's no place like home, a mule donkey spent time with horses thinks he is one of them, Somalians saying, waddankaagii kusoo laabo majirto meel ka fiican oo qofku ku noolaan karo oo aan ahayn waddankiisa.......!!!!!!!!!!.
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 4 ай бұрын
@@sahalmohamed3477 I grew up in a good neighborhood in Mogadishu during the Siyaad Barre era. I had the privilege of traveling outside Somalia during school breaks. However, comparing me to a donkey based on my background is not only offensive but also untrue. This harmful generalization doesn't reflect the diversity and achievements of Somalis, both those who are privileged and those who are not. I feel secure in the US, far from the dangers of unexpected explosions and violence that unfortunately plague parts of Somalia. IM PROUD TO BE SOMALI
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 4 ай бұрын
@@HassanAliHassan1960 : if you feel offended because of not understanding my words exactly, i am apologising but remember the people die in America are more likely those who are in Somalia, secondly you have to be more loved from his ancestors place than anyone else as you see almost everyday in your life someone who doesn't belongs any heritage background, i mean (.........)!!!!!!!.
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 4 ай бұрын
@@HassanAliHassan1960agreed 💯 mashallah me too n I'm in the USA 29 yrs
@ahmedgaileh
@ahmedgaileh 4 ай бұрын
⁠​⁠​⁠@@sahalmohamed3477 It is shameful to compare a gentleman like you with a donkey !!!!!!!! The attitude and behaviour of everyone is a reflection of the environment where he has grown up.
@mousamohammed7355
@mousamohammed7355 4 ай бұрын
ayaanle markii hore waxaan ku moodnay nin daacad laakiin maahid nin daacad u ah wadanka waxaa lacag ku qaadatay in aad sucad disho ciidanka somaaliyed waxaad waraysataa oo dhan ama Badi ay yihiin dad aan ilaah ka cabsanin waxaad waraysanaysaa nin cabtoy oo toban jeer la x-ray oo anshax xumo lagu xiray SI aad u magac disho dowladii farmaajo Marka kala baro ciidanka qaranka iyo shaqsi nacayb ama qabiil khaas nacayb waxaad ka mid tahay dadka u baahan in la xisaabiyo maxkamad laguugu Soo taago waxyaabaha aad ku kacayso weriye nimada sidaas maaha Soo baro weriyanimada
@xanangurey4675
@xanangurey4675 4 ай бұрын
Farmaajo majnuun ba maxkamad la so tagaa i adhiman dhimankaas oo rabay wadanka inuu dagaal kaliyo lkn ilaahey naga qabtay lkn wlhi hadaa dagaal bilaabi lha xamar nabad ma oo san uga baxyn maydkiisa sida qadaafi dhulka la jeedi lahaa khawaarijka shaarbaha weyn shiitt
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 4 ай бұрын
Hadalkaagu ma miisaana wuu isku dhex yaacsan yahay. Qof degan uma muuqatid. Farmaajo inaad xambaarsan tahay uun baa lagaa fahmay. Ilahaay ha kaa dajiyo. Caafimaad taam ahna ha ku siiyo
@baruudsiidowcagmadhige8701
@baruudsiidowcagmadhige8701 4 ай бұрын
Ayaanle wllkega
@MulkiMire
@MulkiMire Ай бұрын
Alaaha ilmaaheen somaaliyed iteye naga fiidney
@baruudsiidowcagmadhige8701
@baruudsiidowcagmadhige8701 4 ай бұрын
Allh ku xafido saaxipow
@ahmedharir5863
@ahmedharir5863 4 ай бұрын
Qaybti 2aad??
@MohammedAlfa-sh7ni
@MohammedAlfa-sh7ni 3 ай бұрын
hanoolato tolow madaxda somalia ma dawadan
@ramasridho5261
@ramasridho5261 4 ай бұрын
Idk about yall he might be onto something it’s a loose or win if you let him lead or join the armies!!
@hsndkn1882
@hsndkn1882 4 ай бұрын
Ayaanle waxad wareeysataa Dr Cumar Iiman,xog badan ayaa lagahela karaa o taariikhi ah
@ahmedburhancali
@ahmedburhancali 4 ай бұрын
Sxb wlahi hada kohora kusoqoray yarkan soqabo finally wakentay
@mohazat5009
@mohazat5009 4 ай бұрын
Wax yar oo saxid ah Umu jamiil wa xaaskii abu lahab
@abdeksaid590
@abdeksaid590 4 ай бұрын
👀👀👀
@feysalibrahim08
@feysalibrahim08 4 ай бұрын
Xil hadaa rabto Al shabab ku biir hadana ka soo bax duulada shaqa waad ka hili caadi ah waye qof walbu al shabab ahaa hada dulada ayoo xubin ka yahay😅😅
@AnasYoung
@AnasYoung 4 ай бұрын
Ninkaan Wareysigiisa Markaan Daawaday Waxaa ii Muuqata inuu Wali Fakirka Argagixisada Aaminsan Yahay.
@aweyslibanhassan5872
@aweyslibanhassan5872 4 ай бұрын
Fikir al shabab maxad ka ogtahy adi qofkan ilaa hadda fikirkas ma difacinee sidee ku garaty adi 😮
@salebanawil9993
@salebanawil9993 4 ай бұрын
6 sano alshabaab ahayd meeqa qof baa kugu maqan hanoolaato tan manoo keenteen somalida waa duli waxan oo kale ayey daawananayaa n that means waxa caadi ka dhigeysaan in lagu biiro alshabaab
@JamaalHaaji
@JamaalHaaji 4 ай бұрын
😅😅😅😅
@sadaammukhtarhm8072
@sadaammukhtarhm8072 4 ай бұрын
Hadan dhalinyaro nahay ma rabno kuwaas lkn diinta islaamka in la isku maamulo 🎉
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 4 ай бұрын
Wan rabbnaa
@Haldhaan66
@Haldhaan66 4 ай бұрын
Ma waxaad rabtaa dadkaan dadka gubo​@@AhmendyJully-tx5xe
@Ustaadmaxamad
@Ustaadmaxamad 4 ай бұрын
Nadaara waxan oga asagoo masaajidda ka istaago oo dowladdii Sharif ku sheego riddo . Tolow ma maantuu muslim yahay mase shalay? Ma fahmin laba wajiileyntiisa
@adancabaas8584
@adancabaas8584 4 ай бұрын
Ayaanle ninkan wali shabaab ayuu ushaqeeyaaa.is ilaali.
@inaali8861
@inaali8861 4 ай бұрын
Ayaanle aad umahadsantahay wareysiyadaan waxey iftimineysaa waxbadan kuhoos qarsana koxihi islamiyinta sheganayey wadanka somaray
@sadaammukhtarhm8072
@sadaammukhtarhm8072 4 ай бұрын
Waxay carabtu isticmalan inan isticmalan wax dhib malaha ee waxan jooji wagi hore ninfican
@mohamudabdirahman7117
@mohamudabdirahman7117 4 ай бұрын
Mujahidinta qayishaa 😂😂😂😂😂
@HamzaShariif-mp1nm
@HamzaShariif-mp1nm 11 күн бұрын
Noosobadi waresigiisa marwalbo wan dhagestaa
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 4 ай бұрын
Ladagaalanka Ethiopianka in lala dagaalamo waajib qaran ayuu ahaa, maahan in loo eego inuu ahaa dagaal ama koox gaara gashay, waata maanta hadday Saylac ama Lughaya soo galaan ay waajib tahay in la iska dhiciyo......!!!!!.
@dayibyare9662
@dayibyare9662 4 ай бұрын
Dulmiga ay somalia ka dagi la dahy wa san oo kale 10 sano in ka badan dad dhibate hadana dadka dhiba taynysy maamul
@abdallahmohamed3676
@abdallahmohamed3676 4 ай бұрын
Waa nin khibrad leh halaga faaiideysto
@habraactv3799
@habraactv3799 4 ай бұрын
Ibaarim waxayaabah aan ku taageero waxaa kamidda: nin akhlaaqleh cidda aad necebta in aad ka beensheegto
@abdirahmanesse5246
@abdirahmanesse5246 4 ай бұрын
Hanoolato. Waxad ahayd weriye wanaagsan oo somaaliyeed. Maxaa iska kaa bedeley? Dibaatada soomaliyeed maxaa kugu qasbay beryahan?
@abdihashi3583
@abdihashi3583 4 ай бұрын
Ayaanle yaanladhadheeys
@geeleckariim4362
@geeleckariim4362 4 ай бұрын
ONCE ALSHABAAB ALWAY ALSHABAAB
@shinigami131
@shinigami131 4 ай бұрын
That is garbage
@user-qw6sj5rf9e
@user-qw6sj5rf9e 3 ай бұрын
.
@adamhassanelmi9167
@adamhassanelmi9167 4 ай бұрын
Qiira jabnaanta iyo qababacda waa waxa halkaa ina dhigay.
@nuunehaadi7979
@nuunehaadi7979 2 ай бұрын
Imisa qof ayuu gacantisa kudilay aniga waxa ilaa quman inuu ilahay danbi dhaf waydisto
@heersare3662
@heersare3662 4 ай бұрын
Abdifatah mohamed ali waa abtigay iyo inaderkay eebe hauanaxariisto ruux gob ah af gaaban somali nadiif ah buu ahaa waxaa isaga iyo nin kale lagu qarxiyey buhodle😢
@xasanmaxamed8742
@xasanmaxamed8742 4 ай бұрын
Ninkan qaabka uu u hadlo waa cajiib horaan voa uga dhageystay
@HamzaShariif-mp1nm
@HamzaShariif-mp1nm 11 күн бұрын
Ninkaan waresigiisa nosobadiya si wanagsn ayuu u hadlaa
@WllPilot
@WllPilot 4 ай бұрын
Nio barnaamij yadada maahan kuwa anfaca bulshada Somaliyeed ee dad dadka iyo bulshada Somaliyeed u faa'iidey naya keen
@maryanmohamed431
@maryanmohamed431 4 ай бұрын
Odayaal ayaa dhalintii xaabo ka dhigteen ,waa runtime waqtiguu sheegaaya 17 ayaan jira ,dugsiga sare ayaa gabagabo ii ahaa,wuxuu dhahay waxa uu ka hadlaayey maba fahmin waa runtii nin quraac la a ,Afghanistan muxuu ka og yahay.alsheydhaan ilaahow na dhaafi.
@Handulle02
@Handulle02 4 ай бұрын
Hadii uu ka doobad keenay maxaa ku kalifay waraysiga ileen aduunka mustaqabal ayu ka leeyahay miyaanu waxb fahamin wiilka yar
@MaxamedCabdiqaadir-ds8nz
@MaxamedCabdiqaadir-ds8nz 9 күн бұрын
Mustaqbalka udhiman maxaa waye waddankiisa ayoo ushaqeeya waana intoo rabay waligiis
@mowliidmaxamed1978
@mowliidmaxamed1978 4 ай бұрын
Somalia xitaa kunyo wey leeyihiin lkn kuma badna
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 4 ай бұрын
WAAGAAS BEY AHEYD IN TOOS LOOGA JARO XIDIDADA WAAYO HADEER DHIBKAN KUMA JIRNEEN
@abobasement346
@abobasement346 4 ай бұрын
war moryankan waa moryan lo so diray somaliyah war iskah ilaliyah waxaa u shaqeyah UAE 🇦🇪
@user-qe9pd9zk8v
@user-qe9pd9zk8v 4 ай бұрын
Nabadeenuu iyo hormarkeenu wuxuu kujira in laiskuxukumo kitabka rabigeen iyo sunada nabigena salalahu caleyhi wasalam....cadaalad iyo naxariis asageey dhex ahaatay..
@WllPilot
@WllPilot 4 ай бұрын
Sax laakin maaha kitaab ka aad ka haleso mid dhiigga dadka lagu baneesto laguna gowraco marnaba dooni meyno Kitaab Khawaarij... Kitaabka Alle iyo Sunadi uu Nabi Mohamed noo jideyay uunba kuwada nabad helenaa... Guuleeso😊
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 4 ай бұрын
Maxaa ka qurux badan comment gaaga .
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 4 ай бұрын
​​@@WllPilot Nabi muxamad scw diinkaa marka uu Allah ku soo dajiyay ee risaalada adoomada in uu gaarsiiyo la faray lama soo dhaweyn ee waa lala dagaalamay , dariiqiisa ciddi qaadana sidoo kale xilli kasto oo ay joogto waa lala dagaalamaa si nuurka loo damiyo , umadda ama dadkaa u istaagay hirgalinta shareecadana waxa saaran in ay halgamaan hadii la hor istaago shareecada hirgalinteeda .taasina waa taagnaahee ilaa qiyaamaha .
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 ай бұрын
diinta hala barto guys, in dadku sameestaan dastuur ee isku maamulaan wax danbi ah malahan hadeysan diinta wax u dhimeen,
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 4 ай бұрын
@@sheekadaDahab Yaa ku yiri dhib ma lahan , yaa fasax kuu siiyay inaad qorato dastuur, kitaabka qur'aanka ah amuu kugu filanyahay . Aniga kitaabka qur'aanka ah aa igu filan , ideeqa , asigaas aan ku dhagaa ku dhimanaa , allah na ka baryaa in uu igu dilo aniga oo heysta . قال الله تعالى: ( وان احكم بينهم بما أنزل الله ولا تتبع اهواءهم ......) Nabiga scw waxa la yiri ku kala xukumi (dadka ) diinki allah kugu soo dajiyay , Sidoo kale allah waxa uu aayad kale noo gu sheegay waxa Allah noogu soo dajiyay kitaabka qur'aanka: قال الله تعالى: ( انا أنزلنا إليك الكتاب بالحق لتحكم بين الناس.....) Kitaabka qur'aanka ah waxa aan kugu soo dajinay inaad dadka ku kala saarto .
@ayaanalisahal2615
@ayaanalisahal2615 4 ай бұрын
Salaan sare ayaanle
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 4 ай бұрын
Kan shabab iyo aadan cayrow Waxba Kama oga
@ayanmohamed6558
@ayanmohamed6558 4 ай бұрын
Afgoye aniga xata adan ceyr ayan ku arkay wada ayan is kaga hor imanay o xafadeen ninman siman dhirirka la ega aya la socoda marku idhafay aya lay dhahay adan ceyro waye kadiba cabsaday walhi
@abdiali503
@abdiali503 4 ай бұрын
Benalay
@dalmarabdi877
@dalmarabdi877 4 ай бұрын
Mujahidiinta qayisha
@mohamedmooto-kl2du
@mohamedmooto-kl2du 4 ай бұрын
arga gax kugu dhac aduun iyo aa qiro 3:17 3:22
@mohamedadan2928
@mohamedadan2928 4 ай бұрын
xata Kenyan ka waa isticmalan baba hebal iyo mama hebal
@Mohamedjama-zt7zl
@Mohamedjama-zt7zl 4 ай бұрын
Nadaara nin culus buu ahaa hadaf leh, 2, 2been aanan aqoon. Xitaa wax yaabaha uu Ka Digi jirey dadka oo la iska gaaleysiiyo. Waxa uu aad la jeclaa in dhalanyarada laga dhiso caqiidada
@abdifarit209
@abdifarit209 4 ай бұрын
Dhalinyaro badn oo magaca diin lagu qaldey buu ku jirey igaarkan, lkn maska madixiisa waa godane iyo kuwo lamid ah oo janadii koonfur keeney
@user-kl4fl2br1m
@user-kl4fl2br1m 4 ай бұрын
Wcs walal abiijahal ma aheyn umu Jamil waxa qabay abii lahab
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 4 ай бұрын
Waa runtaa oo wuu halmaamay baa laga yaabaa, laakiin sheekadiisa waxba kama badalayso waayo waxay ahayd naagtii ay ku soo degtay iyada iyo Abu Lahab suuratal Al Massad. Taasina waxay cadaynaysaa waxani inay dhaqan Carbeed tahay ee aanay muslim wax u khaas ah ahayn.
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 4 ай бұрын
Meesha lagu duqeeye markaas o dhobley agteeda aheyd aad baan u garanayaa
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 3 ай бұрын
Sxb waa xagee😂😂 no sheeg
@mohamedadan5120
@mohamedadan5120 4 ай бұрын
Maxaa isku aadiyay Ex Alshabaab la wareesto iyo badii axmaaro qaadatay? Waxaa laga cabsanaa Somalida ineey badoodaw difaacdo , oo sideey axmaaro iskaga celiyeen 2007 ineesan dhicin, oo niyada laga jabiyo, lagu dhaho hadaad qori qaadatid, Alshabaabe baad tahay.
@mohamedmohamudhussein2411
@mohamedmohamudhussein2411 4 ай бұрын
Ninkan Khibrad badan ayaa ka muuqata ee wareysiyadiisa nosoo badi Ayaanlow.
@abdulkadirmohamedagey231
@abdulkadirmohamedagey231 4 ай бұрын
MIDKAAN DULIGA WARIYE ISKA YEELKA OO WAXAN QURUNKA IYO QABYAALADA FIDIYA...
@CaafiTiens
@CaafiTiens 4 ай бұрын
Adikane waxnadaraa dahay
@Abdinasir413
@Abdinasir413 4 ай бұрын
Ayaanle benale
@KingMadar-xh3sk
@KingMadar-xh3sk 4 ай бұрын
Maxaa beeena
@Zulubo-yar90
@Zulubo-yar90 4 ай бұрын
Hanoolato❤
@CaafiTiens
@CaafiTiens 4 ай бұрын
Indhihiisa. Qof wax haleyay buu u egyahay. Dhiiga muslimka easy mahan. Marwalbo wuuka soo baxayaa
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 4 ай бұрын
wuxuu sameeyey wuu ka toobad keenay, ilaahay baana xisaabaya adiga danbi iska ilaali qof aadan hubin ha odhan wax buu dilay.
@Podcast.68
@Podcast.68 4 ай бұрын
Ninkaan wali aragtiyihii shabaab ayaa Ka dhax guuxayo. Wllhi ممكن شباب
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 4 ай бұрын
Wax baro gaar ahaan masaailka caqiidada ama adoo jaahilkaas ah la dhimo wax badan baan kuu kala saarneen wali
@Littlehinbil
@Littlehinbil 4 ай бұрын
Mrka Fikirka ay Alshabaab ku socdaan baa saxan miyaa kk​@@mohamedcabdiwade5036
@hassanibrahim9702
@hassanibrahim9702 4 ай бұрын
That's true.
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 ай бұрын
qofka markuu caqiido ahaan aamino dadkaas fikirkooda weligood xagjir ayeee ahaadaan. mana ahan in lasoo dhaweesto
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare 4 ай бұрын
Carab dhaqankooda ayey wadaan kuwaan wax diin la dhahaayo ma wadaan…… balaayo idin aragtey
@mohamedkeydsanehussein8428
@mohamedkeydsanehussein8428 4 ай бұрын
Qof 6sanno xagjir ahaa haddana lataliye ah Qabiil dhibkaasu leryahay haddana lataliye Reysalwasre iyo ladagaalan xagjir loo magaacabay Yaab
@abdirahmanabdiwahab
@abdirahmanabdiwahab 4 ай бұрын
😂😂Somali wax bo kamajiro😂
@abdiali503
@abdiali503 4 ай бұрын
Imisa qof ayuu dilay pal waydiii
@musemuse1507
@musemuse1507 4 ай бұрын
Waxan oo kale i lawaresto maahan
@JiilkaDahabiga.
@JiilkaDahabiga. 4 ай бұрын
Why is he alive
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 4 ай бұрын
I don't know
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 4 ай бұрын
His free not in jail maybe his qabiil is powerful 😂😂
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p 4 ай бұрын
Now he works for the government
@JiilkaDahabiga.
@JiilkaDahabiga. 4 ай бұрын
@@user-lh1jl1bq7p the goverment or AlShabab?
@dereabdullahi1936
@dereabdullahi1936 2 ай бұрын
Allah ayaa u qorey in uuu noolaado maxaa katarikartaa
@user-op4xz1bt3u
@user-op4xz1bt3u 4 ай бұрын
Aweys xaaji nuur Awes Aar u cod eg yhy
@user-wc3ys9dr7i
@user-wc3ys9dr7i 4 ай бұрын
Qofkani wuxu u eegyahay nin wali la shaqeeya alshabaabtii
@adancabaas8584
@adancabaas8584 4 ай бұрын
Waan kugu raacsanahay
@suad9713
@suad9713 4 ай бұрын
Caruurtii agoomaha noqday ee Alshabab dishay waalidkod waa bilaa shaqo, kuwii dadka laynayay badhna waa madax kuwii kalena wada shaqo hayay haystaan. Yaab Somali ugu kaalay
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 ай бұрын
Ha noolaato waa idaacad argagixiso in talaabo laga qaado ayaa fiicnayd al shabaab la dagaalamayaa hadan madaxada dalka ugu saraysa ay la taliye uyihiin sida mujrimkan waligii in la aamino ma aha nin fikirkaa xag jarka ah soo maray ethoipia way ku saxsanayd in argagixisadii maxaakimta la dagaalanto boqolkiiba boqol ayay ethoipia ku saxsanayd
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 4 ай бұрын
Ayaanle benaale waa lagu bartey
@CaafiTiens
@CaafiTiens 4 ай бұрын
Maxaa u dawanee markaa
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 4 ай бұрын
Ninkaan waraysiyo ka samee waxbaa laga faaiidayaaye
@salebanawil9993
@salebanawil9993 4 ай бұрын
Hanoolaato waa warbaahin aan somalia laga lahayn damqasho iyo dhiig somaliyed xataa makahan ninkan daadihiya arimaha gudaha uun buu ka hadlaa badda itoopia xataa one day kama hadal 😅😅😅😅
@hakimshirwa9023
@hakimshirwa9023 4 ай бұрын
KIR WARXUMO TASIIL
@ahmedabdi2180
@ahmedabdi2180 4 ай бұрын
kunya waa sunno wanaagsan oon carab khaas ku aheyn nabiguna uu sheegay kunyo lala baxo
@alhaji101
@alhaji101 4 ай бұрын
Maxaa daliil u ah iney sunno thy ? Fahankaaga meel dhig, taabiciinta ama culumada looyaqan fadligood ma sameeyen ama dhaheen wa sunno?
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 4 ай бұрын
Wajigaa gubay oo ilaahey ku cadaab.
@hassansaid6889
@hassansaid6889 3 ай бұрын
Oo maxaad u habaarin waryaah dayuusyahow
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 3 ай бұрын
@@hassansaid6889 adaa dayuus ah shuubaa ku dhashee
@user-kg9gr9ww1l
@user-kg9gr9ww1l 4 ай бұрын
Ayanle aad aa umahadsnthy Ninians wax badan uu hayaaa noga soo dhur
@shacbacsalaanshacba6455
@shacbacsalaanshacba6455 4 ай бұрын
Voice of ogaansho cumar inshaar😅😅😅😅😅😊
@mohamed88466
@mohamed88466 4 ай бұрын
Hhhhhhh waa isku deegaan midna waa Ogaden midka kalena marexan
@mohamed88466
@mohamed88466 4 ай бұрын
Hhhhhhh waa isku deegaan midna waa Ogaden midka kalena marexan
WAREYSI #2- WASIIR HADLIYE- LACAG DAABACAN BAA RASEYSAN #SUDAN
27:33
Cute Barbie Gadget 🥰 #gadgets
01:00
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 28 МЛН
it takes two to tango 💃🏻🕺🏻
00:18
Zach King
Рет қаралды 31 МЛН
Ну Лилит))) прода в онк: завидные котики
00:51
Fahad Yaasiin waa Kuma? Prof Samatar ayaa sharaxaya
8:56
Xogmaal Media
Рет қаралды 360 М.
Wareysi gaar ah: Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi
1:03:30
Somali National Television
Рет қаралды 34 М.
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
Cute Barbie Gadget 🥰 #gadgets
01:00
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 28 МЛН