*Kooxda Heegan | Haybad waxaad ku leedahay Dhulkaaga Hooyo Original | W/Lyrics CC/Caption

  Рет қаралды 11,820

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

5 жыл бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 33
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Hadaad rabto lyrics heesta click CC ama Caption.
@SalahOsman01
@SalahOsman01 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Abwaan Cabdi Bashiir Indhabuur oo miraha iyo laxankaan quruxda badan ee heestaan sameeyey
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@mohammedh1120
@mohammedh1120 3 жыл бұрын
Waa Erayadii Abwaan Cabdi bashiir indha buur
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 19 күн бұрын
Erayada iyo laxanka abwaan cabdi bashiir indha buur heesaha wadaniga kuwa ugu badan asaa sameyy alla yarxam 😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 19 күн бұрын
Aamin
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 3 жыл бұрын
allow kuu naxariiso kabiirkii kooxdii heegan cabdi bashiir salaad indhabuur
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@yusufahmedhaji9993
@yusufahmedhaji9993 10 ай бұрын
Alle ha nazariisto cabdi bashiir
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 ай бұрын
Aamin
@ahmeddayib8121
@ahmeddayib8121 4 жыл бұрын
Waa hees qiimo bdn dadki hore cajiib ahaayeen
@hoodoali4116
@hoodoali4116 4 жыл бұрын
Waa hees qiimo badan quruxda dhulkeena iyo Bilicdiisa ayayna ina tusaysaa iyo inaysan jirin meel kawacan dhulkeena❤
@caydaruusxasan2232
@caydaruusxasan2232 3 жыл бұрын
Abwaan Cabdi Bashiir Indhabuur
@Wonderer224
@Wonderer224 2 жыл бұрын
”Dowladnimadu waa hiil nacab kaa horjoogee” Soomaali hadday ogaadeen in hadalkaasu run ahaa.
@Abdi_Hajji
@Abdi_Hajji 5 ай бұрын
Calankaagu waa Hadhac Milic kaa hareeyee 😢
@qaasimasahal8426
@qaasimasahal8426 3 жыл бұрын
Caweyska dalmar waxaan u maleynayaa meesha aad tiri calankaagu waa haraadha ciida kaa hareeyee inay tahay: calankaagu waa harac belo kaa hareeyee. tana waxay sax ku tahay : kan hungurigu lumiyee dal shisheeye heenkii hanqalloocsanaayoow. tan kale ee qeybta labaad ku jirta waxay tahay: hanyaraha dalkiisii heydaarta iyo ceeb hambo dhaafsanaayoow. waad mahadsan tahay nooloow
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Waa laga yabaa, mahadsanid, adigana muddan, wayno u baahan nahay heesha wadaniga ah.
@bowsi9
@bowsi9 Жыл бұрын
Fadlan erayada (lyrics) hadaad hayso nala wadaag
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 3 жыл бұрын
I miss u my beloved homeland
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 2 жыл бұрын
You in usa or uk
@ayaanmohamedhassan5400
@ayaanmohamedhassan5400 5 жыл бұрын
Caweyska dalmar wll waxan ka codsaneyna heestan qoraal inaa noga soo dhigto adigo mhdsan🇸🇴🇸🇴
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Walaal waan raadin heesta qoraal keega ama aniga qora markaan wakhti helo. Mahadsanid
@ayaanmohamedhassan5400
@ayaanmohamedhassan5400 5 жыл бұрын
@@caweyskadalmar thanks
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
@@jelani4011 Walaal aad iyo aad baad u mahdsantahay, heestan waa heeshaha aan ilmeeyo markaan maqlo, waayo ma ahi dhalinyarada hada, 1979 baan ka baxay dugsiga sare, waan u soo arkay sidu wadanku ahayn jiray waqooyi iyo koonfur, inkastoo u badnaa waqooyi aan ku dhashay kuna korey, mar labaad mahadsanid walaal. aad baad isku xilqaantay. Thanks
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Walaal waan ku qoray CC ama Caption lyrics, walaalkeen Jeylani baa inoo qoray waa ku mahadsan yahay. Enjoy
@adenismail6487
@adenismail6487 4 жыл бұрын
@@jelani4011 "calankaagu waa harac Cadceed kaa hareeyee " Sidaasaan ufahmay waase mahdsantahy
@jamaltimojilic8321
@jamaltimojilic8321 4 жыл бұрын
alaw ku naxariiso aabo mahamuud iise timajilic
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@Hanadyare34560
@Hanadyare34560 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto tima jilic aabahey saaxibo ahaayeen . Kooxdii heegan intii dhimatay dhaamantood allaha u naxariisto indhabuur , axmed garawe , salaad diirshe , deeqa ahmed hadda waxaa ka nool sugaal abdulle , faadmo duur iyo luul xasan .
@dubatmahamed2792
@dubatmahamed2792 Жыл бұрын
sicìid mire ayaan kadhex dareemaayaa
Haybad Waxaad ku Leedahay Dhulkaaga Hooyo
5:57
Daahir Afloow
Рет қаралды 301 М.
HEES  UMAD YAHAY QABIILKIYO QARANIMADU WAA LABA SNTV
7:44
SNTVLONDON
Рет қаралды 18 М.
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 126 МЛН
Carays ciise kaarshe Lyrics  | maanso | wan iyo waraabe
7:35
AHMeD SaYeD
Рет қаралды 118 М.
Haybad waxaad ku leedahay dalkaaga hooyo
10:02
Hasan Ali
Рет қаралды 268 М.
Cabdi Tahliil Warsame | Heestii Naf Jaceyl
7:21
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 15 М.
Hees Waddani (Heybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo)
6:03
SomalistarTelevision
Рет қаралды 94 М.
1983 Kooxda Heegan Isku duubni.
5:53
LG MEDIA PRO
Рет қаралды 2,5 М.
HEESTII:SHUUSHOW BAX  IYO KOOXDA HIDDO
8:39
ILAYSKA WARARKA.
Рет қаралды 527 М.
え、、、!
0:11
美好秋人
Рет қаралды 17 МЛН
Fun Fun TV short film: 🙏baby save water😍
0:28
Fun Fun TV
Рет қаралды 10 МЛН
СЛЕЗУ РАДИ СЕСТРЫ...
0:57
Тимми Шоу
Рет қаралды 2,4 МЛН