Never get tired of listening to this beautiful song❤it really touched mi heart❤😘who is still listening to 2020🥰☝️
@footballhighlights16043 жыл бұрын
2021 still listening
@winterfreeze4273 жыл бұрын
Is the Singer from Mogadishu? Or Hargeisa somaliland?
@staticshockk3 жыл бұрын
@@winterfreeze427 idk but I don’t think it matters. It’s a good song for all ethnic Somalis whether they are in Somalia, Somaliland, Djibouti, Jigjiga, kenya or anywhere around the world
@bilaalbask22622 жыл бұрын
2022
@abuubakarjeerow79372 жыл бұрын
Legeny manoshahy sharafy
@mohammedh11204 жыл бұрын
Waa Erayadii Abwaan Cabdi Bashiir indhabuur Abwaankii Kooxdii Heegan Ee ciidanka Booliska SOOMAALIYEED ayaa sameeyay allaha unaxariisto
@shaaficihassan19367 жыл бұрын
hore ayaan umaqli jiray nimaan dhoofin dhaayo maleh wadankaaga iyo wadaniyada qiimaheeda waxaad garanaysaa markaad katagto incha allah dhawaan dhulkaygii waan tagayaa hagar li ina waxbaan ugu qaban doonaa incha allah
@pessofficial-td2zl6 жыл бұрын
waa run wllhi
@NH-lb2tw2 жыл бұрын
Waa runta wallo 14 sana ka maqanahy dalkii
@CerifiedAbdi8 жыл бұрын
Somalia is where the heart is
@amiishabdi46916 жыл бұрын
😭😭😭😭😭walhi wa xaqiqo
@Dj-ct8ev4 жыл бұрын
Is flag
@daheraden50874 жыл бұрын
So why don't you go back it ??
@amoha74227 жыл бұрын
Wa hees wadani ah 🇸🇴 🌷walhi i hope all somali people be like this guy , thanks for this songs. its just bring back my hopes & dreams
@Sharmaarkaha9 жыл бұрын
WHAT A SONG !. Calankaagu waa hibo sharaf kugu hagoogane Ciidaadu waa hodan aad hungo beeshoo Waa haleelo diinoo horweyn kuu Irmaano aad ku hiilaneysee!
@monnadahabo41746 жыл бұрын
Haybad wxd Ku ledahy dhulka hooyo hadad 2019 wali dhagysnyso like saar
@safiyoabdirahim96995 жыл бұрын
Dadka alshabab miya tahay caqli lahaaw
@abdihakimabdinor6263 жыл бұрын
@@safiyoabdirahim9699 like isaar 2022
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu10 ай бұрын
calan ka gu wahibo 2024 4:00 ilahay waxn ka baryaya inu daalkeenu tooso midnimo iyo kaladan bay uyeesho kitabka allana lagu xukumo in sha allah way ino rumabaysa 😊😊❤❤❤
@mohammedh11205 жыл бұрын
Erayadii Abwaan Cabdi Bashiir indhabuur Abwaankii Kooxdii Heegan Ee ciidanka Booliska SOOMAALIYEED ayaa sameeyay allaha unaxariisto
@cabdikarinmahamed91886 жыл бұрын
Waa ilmeeya Marka dhagaystoh heesta. Wadaniga ah I love may land 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ allow waddankayaga nabadee yaa rabi
I use to hate this song when i was youngster that was back in 1980s but when I left somalia I fond myself sing same song for the first week of my little known life of being foriegn land..... It's amazing song which discrips who rich and lovely our country is but unfortunately we somalis ruined that beauty that rich country and made it like hell So my advice to the young somalis is please understand the reason why our country is what it is is because of tribalism and clan past politicians who don't have a vision to make the decisions that our country and our people need to realise that greatness and the potential for the future generations who will inhert the land... So come together and unite To get good future in your own country instead of being foriegn land no matter how good that country is to you there's nothing like your mother or father land How many of you know that we somalis use to give the zakah to the rich arabs of today because back in 1900 they had nothing just living in the desert with few camels Is about time you stand up to your olders and tell them to step aside and take the lead Uinte unite and unite Aan is weheshanoo walaalayaal Aan wada jirnoo walaalayaal Walaalayaalow Wada jirbay laba gacmood Wax ku qaban karaan
@monamandeeq30596 жыл бұрын
Wlhi wa hees meel ka tabanysa qof wlba o wadani ah 😭 alllow qalbigayaga subag isu mari 5 tiii somli Wlee hagar li'i wx waan ugu qaban dooona
@collineest98274 жыл бұрын
Amiin Walal
@collineest98274 жыл бұрын
Somaliya ha nolato From jibuti
@maxamadmakaawi36668 жыл бұрын
marka dhageysto hestan ma aqaano Sida an noqonayo mana tilmaami karo
@showmequick22458 жыл бұрын
acudu bileyso lol
@aminam.sharif89096 жыл бұрын
qofki wadani ahaa micneheda fahmi kro really
@aminadunkal73602 жыл бұрын
Illahayow ummadda soomaaliyeed ka dhig waddaniyiin garta qiimaha uu dhulku leeyahay ciidoodana kuwo aaminana ka dhig yaa Allaah
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Codkii Jaamac Yare Nin qaali ah weeye inta aan magaciisa kor ku arag baan xasuusin!💝
Heybad wxaad ku ledahy dhulkaga hooyo🇸🇴 2022 xamar cadey 🎧
@Taliyejuxa2 жыл бұрын
Its 2022 whos here I love my country
@abdulrahmaanjamal6914 Жыл бұрын
Now2024❤
@Qeysmireali Жыл бұрын
Anoo ku Nool USA Sharci Heysto Wax walbo Helaayo Ayaan u adkeeysan wayay dalkeyga dhibaatada Heysato Somalia Inaan Aado ayaan Go,aan saday Waan imaday dalkeyga kadib Asker ayaan Noqday waxaa iga Go,need Inaan Dalkeyga Dhibaatada ka saaro Xalad walbo ugu samro Waxaan Diyar weli u ahay anoo askeri ah Madaxda dalka wexeysan Qaban Inaan Qabto Waxaan aamin sanahy Hal wadan iska dhaafe anoo Kaligeey ah Inaan Bedeli karo aduunka Oo Dhan Walal Dalka waajib Ayaa naga Saran Dalkaaga xureyso kadib Meshad rabtid Aad please Dalka waa u simanehee Ila difaaca
@Farm_With_Suhaib4 жыл бұрын
CalankagU Waa hibO SharâF kugu hagoogane Ciidadu Waa Hodan aad ku haqab beesHo 🇸🇴💙🙌🙏 One of the best song wadani• 2007 anoo yar ilaa manta Waa mid aanan ka xiiso Go’in 2021 💯 January 6
@bashirjemale6774 Жыл бұрын
Allaha unaxaiisto cabdi basiir indhabuur kooxda heega
@abdinasirmtifow16932 жыл бұрын
The 4,5 makes me so sick
@djeirr90586 жыл бұрын
I LOVE SOMALIA KOR UKACA SOOMAALIYEEY AAN ISWALAASHANO MY DADKEEYGA
Xusus dhulkeygi gar ahn galmudug ceelbuur iyo ceelmeygaag 💗💗💗
@zakiakmtrarrax43205 жыл бұрын
Vamos Somalia 🇸🇴 😍💪🏿
@Shakir.Dahir214 жыл бұрын
Inta 2021 dhegeesanooso like Kama daalo dhageysigeda Ilove somalia so much❤️✅
@mrka66775 жыл бұрын
2020 yaa dhageesanooyo
@rahimfitness29687 жыл бұрын
Haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo💚💭❤
@dr-abdala84034 жыл бұрын
iska dhageysi lee😔
@samiirocabdullahi80048 жыл бұрын
wlhi fanankaan qiirobo kugalinaa cadi maha heestaa wlhi been masheegin hebad waxad kuleedahe dhulkaaga hooyo waa mida had a inaheesato dhamaan qurba joogtaa
@axmedmaxamuud31758 жыл бұрын
Samiiro Cabdullahi haaa wa hes xad dhaqajinayso calankagu wa hibo sharaf kugu hagogane cidadu wa hodan a ku haqa beshe qurbaha markas a nece wlh hah illahow wadanka no hagaji