KOOXDA HIDDO | GUUL AMA GEERI | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

  Рет қаралды 278,833

SomaliSwiss

SomaliSwiss

9 ай бұрын

SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
SomaliSwisstv.com
#SOMALISWISS #HEESO #CUSUB bit.ly/SomaliSwiss

Пікірлер: 68
@zamzammuse7750
@zamzammuse7750 5 ай бұрын
Xoga dalka guuuul iyo gobanimo Dadkeygiii iyo dalkeygaaaaaa❤🎉🎉🎉🎉
@naasirjaama603
@naasirjaama603 9 ай бұрын
Guul cidanka xooga Somalia 🇸🇴 ee cidhibtidhiya argagixisada diin laawayaasha ah wana wajib saaran inaan kacdoonka ladagaanka garab istaagno from hargeisa ❤️🤍💚🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
@IbrahimAbukar-nc3oe
@IbrahimAbukar-nc3oe Ай бұрын
Somalia ha Noolato Amiin GUUL GUUUL GUUL
@mohamursal7843
@mohamursal7843 6 ай бұрын
Wllhi hees wey dhaaftay guul ama Geeri🩸🩸🩸🥰🥰🥰🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡
@ismailsheikh1036
@ismailsheikh1036 8 ай бұрын
Guul ciidankeena iyo dowladeena ❤️🇸🇴
@mohayare3219
@mohayare3219 9 ай бұрын
Maxay hees tahay codka ,laxnka ,music dhamaan jaanqaadka xoog inaba aan caadi aheen 😊masha allh
@Adanhusen-gf6li
@Adanhusen-gf6li 9 ай бұрын
Waxan hees weey dhaaftay wllhi kooxdan allaha idinbarakeeyo
@user-ck9qg7sp9e
@user-ck9qg7sp9e 8 ай бұрын
Hees ta waa mid aad dareen buuxda u leh😢
@MOOLIF00
@MOOLIF00 9 ай бұрын
Waa igu socotaa guul ama geeri
@hodanmahamed2299
@hodanmahamed2299 9 ай бұрын
Alshabab geedsare fuul ama god dheer qodo👊
@abdiqanimohamed6747
@abdiqanimohamed6747 8 ай бұрын
Gunta hoose fadhiso
@user-di4ty1hc7g
@user-di4ty1hc7g 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤ guul ama giire❤❤❤
@kaafiomar381
@kaafiomar381 9 ай бұрын
Soomaaliyeey xooga dalk haka garab istaago 🫡
@IIheekeeychannel143
@IIheekeeychannel143 3 ай бұрын
marka wadanka u xiiso hestaan dareeenka badan leh ayaa wehel ii ah
@xabiibiaxmed1812
@xabiibiaxmed1812 25 күн бұрын
M.a xooga dalkow allaha idin xafido❤❤❤❤
@cabdulahi753
@cabdulahi753 7 ай бұрын
Heesihii kacaanka nasoo xasuusiseen team hidoo guul
@BostowBostow-ci8ih
@BostowBostow-ci8ih 8 ай бұрын
Geeski aad u dhaqaaqdaba gantaalaa ku hor yaalee xagee baad gali doontaa😊🇸🇴💪
@maxmuud317
@maxmuud317 3 ай бұрын
Ama geerida qaayib ama taag qacmahoo qir inaad gafsanaydoo dowladaad usoo gal
@AbdullahiNooh-fy2pb
@AbdullahiNooh-fy2pb 9 ай бұрын
Kooxda aan jeclahay hido iyo abwaan dhuux full respect
@AAA-sx5ej
@AAA-sx5ej 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ somali oo mid ah amin
@ikhlaasabdirahman1074
@ikhlaasabdirahman1074 9 ай бұрын
Guul ama geeri😢✊️
@khaliphsirdique623
@khaliphsirdique623 9 ай бұрын
Guul Ama geeri Soomaaliya oo Xor ah in sha Allah
@nabiilsakariye9658
@nabiilsakariye9658 5 күн бұрын
Cadowga laaya ❤❤❤
@abdisalan9955
@abdisalan9955 8 ай бұрын
Guul guul guul
@yuusufosman791
@yuusufosman791 9 ай бұрын
Madaxweyne dalxureeye
@jamacxusen3240
@jamacxusen3240 Ай бұрын
Guul ama geeri waa guul insha allh ❤
@user-mo2cl3xr7o
@user-mo2cl3xr7o Ай бұрын
Guul 2030 iso qsbto ine shabab baba .een iyo ine jiraan wli
@sucaadoMaxamed-xe7lk
@sucaadoMaxamed-xe7lk Ай бұрын
Walhi aadbaan udhageytaa guul ama geeri🎉🎉❤
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 4 ай бұрын
Beelo waye heestaan wlh inta gabdhaha ay ka qaadayaan ee dambe ayaan saaid ugu heyztaa
@user-er1pb5jw4k
@user-er1pb5jw4k 9 ай бұрын
Guul ama guur full independence 😢😢😢😢😢😢😢😊
@cabdikafiwali1220
@cabdikafiwali1220 28 күн бұрын
Waqtigooda wuu dhamaday walahi gul ama geeri gun baa naheshay oo dunidii naga rebray
@saafiinasalad3676
@saafiinasalad3676 9 ай бұрын
Somali 🇸🇴 iga badan sinjigedu igu filan sumadedo igu dhigan calankedu 🇸🇴I suran
@abdirisakhusseinhassan6276
@abdirisakhusseinhassan6276 9 ай бұрын
Maashaalaah ❤❤❤❤❤❤
@IIheekeeychannel143
@IIheekeeychannel143 7 ай бұрын
Luuqa wadaniyiinta somaliyeed guul somalia
@hulkayare2608
@hulkayare2608 28 күн бұрын
Vamos Somalia ❤
@aminamohammad4534
@aminamohammad4534 8 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@Halane69
@Halane69 9 ай бұрын
Tani waa taariikh 23/October/2023 isniin Bashir abdinor ali. Heestan waa taariikhda mustaqbalka,
@ismaaciilxasanjaamoow9810
@ismaaciilxasanjaamoow9810 9 ай бұрын
Guul ama geeri. Nabsigiii ummada somaliyed Wakaaa manta nasiinada kuu diidey Baahida Duhurka iyo Haraadka Kuuuna dheerthy dhimbisha kulul ee CXDS
@abdiazizjamame679
@abdiazizjamame679 9 ай бұрын
Waw koxdan wa koox Isla jaan qada Wan jclhy hesaha Isla heli yaqana
@macowcadde625
@macowcadde625 7 ай бұрын
Ilaahow naga dulqaad waa cadawgena kowad iloow nabad nasii rabiyow raxmanow
@falastinahmed3645
@falastinahmed3645 29 күн бұрын
Masha alaah tani hees.weydhafaty
@ShakuurMarees
@ShakuurMarees Ай бұрын
Guul ama geri dalkey gow❤
@aminamohammad4534
@aminamohammad4534 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤guuul ama geeri
@SidroCabdirisaaq-mu3ti
@SidroCabdirisaaq-mu3ti 8 ай бұрын
Guul ama geeri😢
@MustaphaAlii
@MustaphaAlii 9 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@aliabdullahi4237
@aliabdullahi4237 4 ай бұрын
Guul ama geeri
@user-pk3uh1xy3y
@user-pk3uh1xy3y 5 ай бұрын
guul ama geeri dalxureye
@user-wg9ck1zd3w
@user-wg9ck1zd3w 7 ай бұрын
Guuul ama geeri
@user-bd2bx1rm6b
@user-bd2bx1rm6b 6 ай бұрын
Guiuuuuuuuuul
@aadanabshirtahliil2420
@aadanabshirtahliil2420 18 күн бұрын
XDS GUUL
@maryancabdulaahi6144
@maryancabdulaahi6144 8 ай бұрын
Gul ana keri
@omarhusseen9859
@omarhusseen9859 2 ай бұрын
YAA SAMEEYAY HEESTA IYO LAXANKA
@jimcaalewalaal1494
@jimcaalewalaal1494 Ай бұрын
Abwaan nuur dhuux
@abdinuurmohammed5174
@abdinuurmohammed5174 9 ай бұрын
Thank you 😊😊😊
@abdinasirabnaa
@abdinasirabnaa 8 ай бұрын
Guba khawarijta
@user-vn9cq8dm1f
@user-vn9cq8dm1f 9 ай бұрын
Guul ama geri ❤❤❤❤❤❤
@AxmedCabey
@AxmedCabey 3 ай бұрын
Guul xooga dalka
@Hakaar24
@Hakaar24 9 ай бұрын
Masha Allah hees iyo bar oo diwan gali doonto Somaliyaay is raac
@mohamedamiin-jh4pi
@mohamedamiin-jh4pi 9 ай бұрын
what a hees
@King_Ordaye
@King_Ordaye 9 ай бұрын
Heestan Tarikhda gali donta Gobanimo
@user-ry9ef8ts7b
@user-ry9ef8ts7b 5 ай бұрын
Guul iyo gobanimo xoga dalka
@Saluu_moha1
@Saluu_moha1 8 ай бұрын
Gurmada oo ka kaca
@CaliCismaan-gp9cy
@CaliCismaan-gp9cy 7 ай бұрын
Ciidanka xooga dalka guul
@sm.5191
@sm.5191 17 күн бұрын
❤🇸🇴♥️🙌🏽💯🩸♥️♥️♥️
@DaardaarMedia
@DaardaarMedia 2 ай бұрын
Erayada yaa ii sheeg karo ninka sameeye
@mohamedwarsame2835
@mohamedwarsame2835 Ай бұрын
Abwaan abdidhuux
@abdikadirmohamed-bn6vh
@abdikadirmohamed-bn6vh 8 ай бұрын
😂😂😂
KOOXDA HIDDO | GUUSHA MIRA DHALI | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
7:17
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 58 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 29 МЛН
HEESTII / SOKEEYE ILEEN MA DAALO
5:35
RTD WEB TV
Рет қаралды 1,5 МЛН
KOOXDA HIDDO | HEESTII BADDA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:31
SomaliSwiss
Рет қаралды 391 М.
Ilkacase Qays | Heesti Shuweeya official music video 2020 |
3:22
Fahad Abdi
Рет қаралды 12 МЛН
KOOXDA HIDDO HOGAAMIYE OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:07
SomaliSwiss
Рет қаралды 29 М.
Nimcaan Hilaac & Ahmed Rasta | Soomaalinimo | officiall Music Vedio
5:19
Heestii dalkeenu gurmadbuu rabaa iyo kooxda degaan.
7:39
Somali National Television
Рет қаралды 4,6 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 120 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 3,9 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 589 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 597 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН