Kooxda xarbi : Calankii dhulkeygoow. Video from cawaska dalmar

  Рет қаралды 4,794

amareh adaweh

amareh adaweh

Күн бұрын

Пікірлер: 2
@warsamemohmet5092
@warsamemohmet5092 11 ай бұрын
Fankii somalida jabouti bu jiraa walee horumar wanagsab
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 3 жыл бұрын
LYRICS Calankaygoow Calankii dhulkeygoow War baan kuu cabbiraya Casriga aynu joogniyo Wakhtigan lays cabsiinayoo Gaashaandhig culus Nimaan lahayn cod iyo muruq leh Ma caaneyso dunidiyoo Nafluhu kama cabsoodaan Diyaarado cabaaddoo Cirkiyo samada ceegaagga Kaaraha cidaaddee Dhulkiyo ciidda kala jeexa Maraakiib gantaalo cooba weyn Caadka sare marisaa Ciidan xoog leh baan Dhulkaygoow Ciidan xoog leh baan kuu dhisee Gali calooshaada Cudud xoogan Cilmi iyo garaad Loo carbiyey ciidda Ma cabsade Cidnaba kama baqoow Ciiltiroow geesi Dowladnimo cidday weshatiyoo Cadownimo eedayn Caqli fiican baa Dhulkaygoow Caqli fiican baa kuu tashee Gali calooshaada Meel cadceed leh Cidhifyada dhulka iyo Caynta iyo duurkaa Cadad dhagax leh Cawska iyo geed Carro barwaaqeysan Dhulka meel i celisaa ma jiro Ciidda iyo boodh ee Ciidan xoog leh baan Dhulkaygoow Ciidan xoog leh baan kuu dhisee Gali calooshaada Coomaadi dulal iyoo Camalkii awliyo ee Curuf garab ah leehay iyoo Caado fara badanee Cirka waan u baxaayoo Baddana waan dul cararaa Hooboow heley, Hooboow heley Hooboow heley iyo hoobaloow Ciidan xoog leh baan Dhulkaygoow Ciidan xoog leh baan kuu dhisee Gali calooshaada Hooboow heley, Hooboow heley Hooboow heley iyo hoobaloow
Army OF Djib (Xarbi)
30:33
Dire-dawa
Рет қаралды 94 М.
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,5 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 17 МЛН
Girl, dig gently, or it will leak out soon.#funny #cute #comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 8 МЛН
Kooxdii Xarbi Bishataan Ma June Ba 2023
12:02
Assajog Studio
Рет қаралды 191 М.
Heestii "Dojiye  Kooxda Xarbi
6:36
TV ASKA
Рет қаралды 1 М.
hobalada degaan
8:30
Jabuuti TV
Рет қаралды 142 М.
zafu kiros -anihay- New Ethiopian Afargna music 2019 (Official video)
5:51
Mknay Tube ምቕናይ tube
Рет қаралды 429 М.
Djibouti: Festivités du 41 éme anniversaire au CCO
3:21:52
Assajog Studio
Рет қаралды 69 М.
Daawo : Hees  Qalbiga Umada Soomaliyeed Lushey oo Kooxda Xarbi u Qaden Somaliya
4:52
harbi harbi hablahi qaranka
7:21
NAIMA Toosan
Рет қаралды 158 М.
Geelo - Chanson patriotique - 27 Juin - Djibouti
7:28
ARTA TUBE
Рет қаралды 618 М.
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,5 МЛН