Kuma Naco gobaadeey iyo codkii maxamed mooge liibaan with Lyrics

  Рет қаралды 176,038

Dacar pro

Dacar pro

Күн бұрын

Kuma naco gobaadeey by Maxamed mooge liibaan whith Lyrics

Пікірлер: 37
@ShabacKarton
@ShabacKarton Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤Axa axa alle ha unaxaristo amiin amiin amiin amiin amiin ❤
@diirieabdullahi5702
@diirieabdullahi5702 3 ай бұрын
Marna ka caajisi maysid Mooge. Maxay xabaali rag haysaa! Godka lagugu janee, Eebana dabigaaga ha dhaafo.
@mohammedalsomali2726
@mohammedalsomali2726 2 жыл бұрын
Waa erayadii Xaji Gujis aun iyo codkii macaanaa ee M. Mooge aun.
@yousufabdi74
@yousufabdi74 Ай бұрын
Erayadii AHUN Abwaan Xuseen Rooble Xaaji Gujis
@hassanguhad9012
@hassanguhad9012 3 ай бұрын
M.mooge liibaan ahun alla yarxma raaximiin caawa waa aniga oo ah mohamed Ahmed jamac ku dhgysnaya jigjiga kana yimi jamacada qabri dahar University 18/06/2024 I will began Fourth year Academic 11/011/2024
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail 4 ай бұрын
Waxid Ciidagale ah bari is jacayl baa heesta ii qadijaray. Manta suuqa iskaga soo hor baxnay si lam filan ah. Ka diban heestii ugu soo dhacaday.
@MohamedcantobMoha
@MohamedcantobMoha 2 жыл бұрын
Kumanaco gobaadey waligeynakuma nici doono abaayo aamino shiikh xaaskeyga ayaaatna tahay macda
@muniirbidixo9021
@muniirbidixo9021 2 жыл бұрын
Yaad usheegaysaa markaa
@ahmedmawelabdi
@ahmedmawelabdi 16 күн бұрын
Cami Abayo qafiyada kuma jirto. Ina gumeed ina gumeed dhalay. Halkan lagama dheelo abayo
@mohamedabdinour5077
@mohamedabdinour5077 2 жыл бұрын
Gujis iyo maxamed mooge alle haw naxariisto
@sacadbagaase1045
@sacadbagaase1045 3 жыл бұрын
Waa fananka an fananinta ugu jeclahay maxamed mooge
@Walish-px7mq
@Walish-px7mq 2 жыл бұрын
Waayo-waayo iyo guryosamo, may it continue another 31 years for dhulka Soomaaliyeed (SL)
@ahmedmuhamed8871
@ahmedmuhamed8871 Жыл бұрын
Alla hawnaxariisto labadoodaba erayadii xaaji gujis
@addoonalle5141
@addoonalle5141 Жыл бұрын
Kuma gooyo wacadooy Walle anigu gornaba Gardarro garab ma siiyo Guulena wa igu ogsoonsahy
@omaraden6490
@omaraden6490 2 жыл бұрын
Mujahiid maxamed moogue liban.aun. malmihii adka (snm)
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 Жыл бұрын
filosofia rer waqooyi wata somaliya dhaqaaqi la laantod dadkan habayd rabaniya ayay ilhay isiiyay waxaan huuba Somaliland haday aan aqoinsano anay somali dabo oon bahdilin la arkay waa hore ayay qartiid geedka runti lagu yaqaan ku kala tuuri lahaye
@Mubaarak-p11
@Mubaarak-p11 2 ай бұрын
Mahadsanid wll.
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 2 жыл бұрын
Beytka u dambeeeya sidanuu u dhacayaa: GoonyahiinHargeysiyo, Gyryosamo adoo yaal, ama Gala daruuraha, Galabtaasoo Gugii da'ay, adoo Guud ka daawaday, waa wax laguu Guyeystaa, walee anigu Goornaba kuma naco Gobaadeey Daruuruhu waa xaafad Hargeysa ku taala
@suuganiqamar2322
@suuganiqamar2322 2 жыл бұрын
Haa
@mokiyaz9892
@mokiyaz9892 10 ай бұрын
qof reer hargeisa ah uunbaa quruxdaa suuraynkara
@abdulrahmanmhassan2283
@abdulrahmanmhassan2283 2 жыл бұрын
ereyadii xaaji gujis iyo codkii maxamed mooge labadoodba rabbi ha u naxariisto Aamiin Aamiin
@xamsecabdillahi5174
@xamsecabdillahi5174 2 жыл бұрын
Wooow axya sawt AHUN maxamed mooge liiban
@Duulaaye_Lyrics
@Duulaaye_Lyrics 2 жыл бұрын
foolaadki fanka aun maxamed mooge liibaan💞
@amiirnuur6854
@amiirnuur6854 3 жыл бұрын
Gafooy kuma ilaaweee axyaa sawt
@cabdixasan8133
@cabdixasan8133 2 жыл бұрын
waa ereyadii maxamad mooge
@QAAMUUS_PODCAST
@QAAMUUS_PODCAST 2 жыл бұрын
Abwaan Xaaji Gujis baan filayaa adeer.
@abdulrahmanmhassan2283
@abdulrahmanmhassan2283 2 жыл бұрын
ereyada xuseen jaamac rooble xaaji gujis AHN
@AxmedJamac-f2e
@AxmedJamac-f2e Жыл бұрын
Erayadii xaaji gujis
@ShaalekuukeyCali
@ShaalekuukeyCali Ай бұрын
Shale ku
@mohamuudmohamed6926
@mohamuudmohamed6926 Ай бұрын
Waawa
@MukhtarCalidubad
@MukhtarCalidubad Ай бұрын
Kamil
@cabdishakur3700
@cabdishakur3700 2 жыл бұрын
Axyaa qarami
@ifrahabdu8204
@ifrahabdu8204 2 жыл бұрын
Ya salaam
@craxmancali2106
@craxmancali2106 2 жыл бұрын
1244
@QaadiroAadan-tx5hn
@QaadiroAadan-tx5hn Ай бұрын
Er
@QaadiroAadan-tx5hn
@QaadiroAadan-tx5hn Ай бұрын
@ayaanhaashi145
@ayaanhaashi145 2 жыл бұрын
Pzz zzz
Waxba dunida kama ogid | Maxamed Mooge (AHUN) | Hees Qaraami!!
10:04
Baro Afka Hooyo
Рет қаралды 24 М.
Maxamed mooge | heestii | Aduunyooy
9:03
Maadeys Official
Рет қаралды 26 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 31 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
maxamed mooge liibaan ~HEESTII: hasoo socone noqo (LYRICS)
7:06
jibo qaraami media
Рет қаралды 96 М.
kuma naco gobaadeey lyrics by maxamed mooge
6:12
C Y D Media
Рет қаралды 97 М.
Mohamed Mooge liibaan:  Saxarla a fududaan
8:02
somalworld
Рет қаралды 2,2 МЛН
maxamed mooge liibaan HEESTII: caano diid (lyrics kaban)
9:55
jibo qaraami media
Рет қаралды 229 М.
Maxammed Mooge iyo Hibo Nuura. Heestii Carro Eddeg Lyrics.
7:21
Tolla'ay reer hargaysow || maxamed mooge || lyric's
5:21
ciiro warsame
Рет қаралды 561 М.
Adduunyooy Xaalkaa Ba' (Kaban) || Maxamed Mooge Liibaan || HD +Lyrics
9:03
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,5 МЛН
Maxamed Mooge Libaan Dar Allaad u huruddaa with Lyrics
10:16
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 167 М.